Тёмный

TURJUMID: Abiy Axmed oo cabsi ka qaba Afgambiga xukunka looga tuuro, digniinaha Mareykanka 

Gaylan Media
Подписаться 322 тыс.
Просмотров 53 тыс.
50% 1

Abiy Axmed oo cabsi ka qaba Afgambiga xukunka looga tuuro, digniinaha soo baxaya, hadaljeedintiisa welwelka abuurtay & dhawaaqaha Mareykanka

Опубликовано:

 

9 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 155   
@mahdibahdoon9742
@mahdibahdoon9742 25 дней назад
Amxaaro hadii ay Aby u sheegen in sy dhaxal kii ahoow yadood raadinyaan itoobiya way kala taktay. Masha Allah 🤲🤲🤲🤲
@user-xp2yx5hr1s
@user-xp2yx5hr1s 25 дней назад
Hooyda was xasidyow 😅😅😅
@mahdibahdoon9742
@mahdibahdoon9742 25 дней назад
@@user-xp2yx5hr1s Maxaad igu caayaysa oo kaa galay itoobiya ? Mise waxaad idoor kii aanu hubka dhigis ku samaynay ee bilaa nasabiyada aha .
@wwewokeup8917
@wwewokeup8917 23 дня назад
​@@mahdibahdoon9742maya waa amxaar bartay afkeena
@liibaanibrahim2507
@liibaanibrahim2507 25 дней назад
Amxaaro iyo inta raacsan ha isku holcaan 🔥👏. / Guul Somalia 🇸🇴💪/
@elias2559
@elias2559 25 дней назад
Wallee waa xaaladii ay Somalia ku jirtay 1991 ee jabhadaha meel walba ka furmeen, mid la mida ayay ku jirtaa Ethiopia. Allaha ugu wado mashaqadaas .
@MaanHersi
@MaanHersi 25 дней назад
Itoobiya Allah ha Burburiyo
@AbdirahmanMohamed-hm8nd
@AbdirahmanMohamed-hm8nd 25 дней назад
Silkaga uuraya nadifi dhilo
@abdihashi3062
@abdihashi3062 25 дней назад
⁠@@AbdirahmanMohamed-hm8ndAlle ka cabso🙅🏻👆🏻🤲🏻😭😆
@sahraismail2230
@sahraismail2230 25 дней назад
Ameen yaa raabi illahay ha duumiyo
@mahdibahdoon9742
@mahdibahdoon9742 25 дней назад
​@@AbdirahmanMohamed-hm8ndidoor bilaa tarbiyad oo bilaa nasaba iyaad tahaye maxaad ku caday Gabadha ? Itoobiya way burburaysa isaaqna waala buufin doona ee taa ku biyo caba .
@AbdirahmanMohamed-hm8nd
@AbdirahmanMohamed-hm8nd 25 дней назад
@@sahraismail2230 ader habar kuu silkaga maa dhafo ethiopia waa daal doceesan
@ahmedfarah5848
@ahmedfarah5848 25 дней назад
Allah ha burburiyo ethopia, abiy iyo ki yimaadaba waa iskugu mid umada soomaaliyeed
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 25 дней назад
Inshallah ilaaheey ithopia ha isku waalato dhibkeey nala rabaan ilaaheey haku rido ayaga
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 25 дней назад
Aamiin, shartooda iyo dhibaatadooda ilaahay hanagarab mariyo
@Sumadeena
@Sumadeena 25 дней назад
Nin waashay baryootan iyo hanjabaad wada socda. Fulay harkiisa ka baqanaya.
@DAYAXMEDIANEWS
@DAYAXMEDIANEWS 25 дней назад
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين عدد ما خلقت في الأرض وما في السما و ما بينهما
@YamaniMaxamed-j9s
@YamaniMaxamed-j9s 25 дней назад
Toog toog dhalay bada soomaaliya raba dalkiisa baa guba naya
@AbdirahmanMohamed-hm8nd
@AbdirahmanMohamed-hm8nd 25 дней назад
Baac Baac
@ahmedali8509
@ahmedali8509 25 дней назад
​@@AbdirahmanMohamed-hm8nd Itiboa Waa Burburtay Kuwa Daba Dhilifka Woqoyi Waa Lamid
@CabdikhadarIsmaaciil-e4u
@CabdikhadarIsmaaciil-e4u 25 дней назад
Cabdulqaadir Gaylan aqoon yahan melkista wax ka turjimikaro zxp horay usoco
@muktarhussein7162
@muktarhussein7162 25 дней назад
Maamshaa Allah
@fathihasan4565
@fathihasan4565 25 дней назад
Farxan wariye Caalami ah
@user-gt4fz4bd5z
@user-gt4fz4bd5z 24 дня назад
Burburka Éthiopie wa Hurumarka Somalia ❤❤❤❤
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 25 дней назад
abiy axmed wuu soomaali faraha ulaso galay wuxu iskudeyay inu itoobiya kumideeyo oo kacdoonka iskaga demiyo laakin runti ba indhaha kudhufatay oo itoobiya wa burburtay
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 25 дней назад
Abiye Ahmed Ali wallaahi hadalkiisa waa quus markii aan dhadhansaday calaacal badan oo ah aan wadahadalo weeya nuxurkiisu.
@casalasal6466
@casalasal6466 25 дней назад
Asc wlle Geylan long time Abiye lagu af gambi idam allah oo inkaar kugu dhacday
@user-hp7cd2iz1m
@user-hp7cd2iz1m 25 дней назад
Guleyso zxp
@geeleisse4406
@geeleisse4406 25 дней назад
Alle ha u siyaadsho
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 25 дней назад
Somali way ka aqli badan yihiin, dalkooda way jecelyihiin.
@XuseenSiciid-zr3o
@XuseenSiciid-zr3o 25 дней назад
HADAYNU NAHAY SOOMAALI MAXAYNU SUGAYNAA WAA JAANIS yaa igu raacsan
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c 21 день назад
Way bur buraysa cadowga umada somaliyed insha Allah illahay ha bur buriyo
@AbdicasiisXuseen-ec4vk
@AbdicasiisXuseen-ec4vk 25 дней назад
Asc mudane ❤
@FuadMahmoud-fd7tn
@FuadMahmoud-fd7tn 25 дней назад
War ninkan waa fulay dhiiran lkn wax awood uu leeyhy ma jri😅😅😅
@ShaahbanMohammed
@ShaahbanMohammed 25 дней назад
Asalam aleykum bro MCN 🙏♥️
@aminadam2572
@aminadam2572 25 дней назад
Good news
@IbraahimMahamud
@IbraahimMahamud 25 дней назад
Ilahay ha isku diro gaaladaas aamin
@abdirizakabdallah2672
@abdirizakabdallah2672 25 дней назад
Abiy Axmed dad iyo dal wuxuu ka hayaa Bada Soomaaliya
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q 25 дней назад
😂😂
@yuusufSiyad-yc7qy
@yuusufSiyad-yc7qy 25 дней назад
Waad iga qoslisay, nin qaawan baynu ka baqanaynaa. Waar ninku waa cagocadyee aynu iska celino
@abdirizakabdallah2672
@abdirizakabdallah2672 25 дней назад
@@yuusufSiyad-yc7qy walaahi Abiy Axmed maanta maalin uu ka Jilin San yahay majirta ee anagiyaa laka firirsan oo aan ka faaiidasaneyn
@MohammedHassan-jt5mb
@MohammedHassan-jt5mb 25 дней назад
Ilaahey kan harido😂
@CabdikhadarIsmaaciil-e4u
@CabdikhadarIsmaaciil-e4u 25 дней назад
Koley Abay hadu xunka kadago wlhi waa walac kale
@musharafapdalla7348
@musharafapdalla7348 25 дней назад
Alhamdulilah inta muslimiinta ilaahey haka badbaadsho intakale qoorta ilahey haisku kalsho
@abdullahiabdi1332
@abdullahiabdi1332 25 дней назад
Amiin
@IsmailAhmed-ti5uf
@IsmailAhmed-ti5uf 25 дней назад
Hala soo af jaro oronka ee daa
@MoEl-z7j
@MoEl-z7j 25 дней назад
Alxamdullilah❤😂😂
@muslimlivinglife9341
@muslimlivinglife9341 25 дней назад
Itoobiya soo kaban meyso wey burburi rabtaa waanan kufaxsanahey anigu😂😂😂
@CiidKhalif
@CiidKhalif 25 дней назад
Alle ha isku diro waa cadawgene😬
@maftuuxcali353
@maftuuxcali353 25 дней назад
Alle haku rido dhibkay nala raban
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 25 дней назад
Nin isagaba qaawan oo aan waxba gacanta ugu jirin oo dalkiisa dhinac walba dagaal ka socdo aya doonaya inu dalkeena kala qeybiyo badeena na qaato…. Caku somali 💔💔
@AbdirahmanMohamed-hm8nd
@AbdirahmanMohamed-hm8nd 25 дней назад
Adiga uu haysta ethiopia waa nabade iyu beenta doorode ayd isku mawelisa
@Zakariya0070
@Zakariya0070 24 дня назад
​@@AbdirahmanMohamed-hm8nd Ethiopia waku deysay ee ka sabar xabashi yahey
@AbdirahmanMohamed-hm8nd
@AbdirahmanMohamed-hm8nd 23 дня назад
@@Zakariya0070 kkkk adiga uu haysta aan eegno
@user-zm4co6re5k
@user-zm4co6re5k 25 дней назад
Anigoo Ethiopia kunoool ayan hadane sinjigeyga inkireynin Am Somaaali brother cidna waxba igama qaadeyso intuu magac somaali nool yahy cabsan maayo abti
@mahamedmaalinahmed1244
@mahamedmaalinahmed1244 25 дней назад
Itoobiya kuma nool mana daganid ee dhulkaaga hooyo ayaad ku noshahay dagantahayna lahaansha dhulkaga cid kale hasiin laakiin waa laga haysta dhulkaga waana lagumaysta soomaali galbeed waa dhul soomaaleed ee maaha mid itoobiya maalin uun insha'alah waa ka xoroobi
@rich-g-gamer
@rich-g-gamer 25 дней назад
Siday somali u burburtay Allah idiin burburiyo waliba si ka xun aad ku kala tagtaan
@user-wu5ml8rn4s
@user-wu5ml8rn4s 25 дней назад
Ithopia allaha burburiyo
@NounareDj-qo2sq
@NounareDj-qo2sq 25 дней назад
Waxba naka magalin hadey bur burto wadankeena aan ilashanno sida anba isku difaaci laheyn Iinsha Allah guul fcn aya noo soo socoto allow noo rumey wadankena Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴cadowkane allah jabiyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 kii kaxunne Allah jabiyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴guul guul Somalia 🇸🇴
@abdullahiabdi1332
@abdullahiabdi1332 25 дней назад
Allah burburiyo xabashi wa gumeysi asaskisi lagu dhisey in lagu kala dhantalo ummada somaliyed
@ahmedkhaliif2488
@ahmedkhaliif2488 25 дней назад
Hadalkisa waxaan soo xasuustay tigere markey radin jireen onlf shuftanoow
@FARXAANIITO
@FARXAANIITO 25 дней назад
Ka burburto waa ku farxaynaaa ilaahay ka baabiiyo cadowgeena
@abusultan011
@abusultan011 25 дней назад
Kani caqligiisaan arkaa waa kii Ethiopia Kala didin lahaaaaa
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q 25 дней назад
Warka i anfacaaya waa kaas abye wa cadowga insaanka hala maxkamedeeyo
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 25 дней назад
Ilaahyow ka tuur xilka isaga iyo muuseba waa labo orom e
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 25 дней назад
Aawey Taliskii Muse Biixi ee Yiri Somalia Amxaara Iiga Dhow Wakaa Ninkii Heshiiska Aad lasoo Gasheen Sidaan U Cataabayo Seedareemee Intee Maroosaa Muse Juudaan
@dualeibrahim4033
@dualeibrahim4033 25 дней назад
Waad mahad santahay saaxiib war tafar tiran oo xaqiiqaka uugu imoow gaylan media
@AbdirahmanMohamed-hm8nd
@AbdirahmanMohamed-hm8nd 25 дней назад
Adiga uu haysta iyu been ayd isku maweliso
@dualeibrahim4033
@dualeibrahim4033 25 дней назад
@@AbdirahmanMohamed-hm8nd adiguba soowdiga dawaday?
@HH-lo1kn
@HH-lo1kn 25 дней назад
Wuu waashay
@nimcaancabdi6505
@nimcaancabdi6505 25 дней назад
Allaha rido
@AsiyaFarax
@AsiyaFarax 25 дней назад
Asc Asc Asc allow dalka dadka dadka iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@AbdiJuke
@AbdiJuke 25 дней назад
Fadlan maaha wixuu kahadlayo afgambi ee waa kahooda dawlada Ethiopia inaysan gobalna usuutta galayn
@MawlidRashid-rn5xc
@MawlidRashid-rn5xc 25 дней назад
Abiye waa nin fiican waa ninka midayn doona somali Ethiopia kala diri doona
@fuadhaji1132
@fuadhaji1132 25 дней назад
War
@cabdulahikhalif5402
@cabdulahikhalif5402 25 дней назад
Ilahay ha bur buriyo itobiyo midh you kaharin waa cadawga somaliya
@hossainechaji6158
@hossainechaji6158 25 дней назад
Ethiopia waa jiraysaa ilaahayna waa bad baadinayaa lkn adigu ciilkaaga iyo habaarku xamar nabad haka dhigo
@user-mo2cl3xr7o
@user-mo2cl3xr7o 25 дней назад
Ilshow burburi Ethiopia 🇪🇹
@user-kc2vw2pi7h
@user-kc2vw2pi7h 25 дней назад
Waana gabayadii laguwaaninaayay cali dhuux aadan ninka waaninaayaana waa nin inadadeerkii ah oo dhulmahanta ah waa soimaalidii garta cadaalada ah qaadijirtay from awdal
@user-hv6wg5ge6x
@user-hv6wg5ge6x 25 дней назад
Illaahay idin burbiri
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 25 дней назад
Maryka ka iyo ABBEY ismuma fiicnaa sababta oo ah chine saxiibkiisa kowaad ah
@adanadan3998
@adanadan3998 25 дней назад
What goes around comes around. Weli wada ku banan waceloow ad ku carartiid
@Nothing...8375
@Nothing...8375 25 дней назад
Ya ii shega ethiopia doorasho ka dhacayso ma arage side ma kaligii taliya siduuse xukunka ku yimid abi ?
@cabdoaadan4524
@cabdoaadan4524 25 дней назад
Wa rafadki u danbeeyey casimada ayu ka baqaya in la qabsado
@FatumaAmina-ow4kj
@FatumaAmina-ow4kj 25 дней назад
Isku madha Alle idankii
@ursadxasan
@ursadxasan 25 дней назад
Horta Ethiopia waa siisocotaa ee somaali galbeed xagee kagajiraan khilaafka mise wali cidbaa adeegsata oydabasocdaan
@tahirugaselmi6992
@tahirugaselmi6992 22 дня назад
Ethiopia afgambi inuu ka dhaca Aad beey u adagtahay
@rahiidrahka8862
@rahiidrahka8862 25 дней назад
Amxaara meesha ku jirto weligeena ka hadhi mayso ilaa aay ka takhalusto ugu danbayina ninkan waa la dilaya ama waa la inqilaabaya
@cigaalyare8114
@cigaalyare8114 25 дней назад
Ilaahow isku jeedi rabiyow...soomaliyana wey degaysa.... soomali galbeedna way xorooobi
@MohamedQooje
@MohamedQooje 25 дней назад
Ha dunto somalia tasa ka dhaw Ethiopia in ay dunto
@ursadxasan
@ursadxasan 25 дней назад
Hadalkan waa calaacal Halkii udanbaysay wajigiisana mooraal xumo ayaa kamuuqata ee farahay kabaxdee ha is casilo oo raga dhaxalkada hasiiyo
@IssackHassan-qr2ij
@IssackHassan-qr2ij 25 дней назад
Ethiopia waa dalkeena hooyo ilahay ha no barakeyo soomalinimadu waa dhalasho dhiiigeena laakiin wadanka aan ku dhalaney waa Itoobiya
@adanabdi5249
@adanabdi5249 25 дней назад
N iyo N
@cabdicagagaab725
@cabdicagagaab725 25 дней назад
Walle waa hadal qiima leh , oo Somalidu ay tahay inay waxbadan ka fahanto " dab huruntiisa iyo damintiisu maaha isku mid" waa fududahay inaa colaad hurisid lkn xittaa haddii aa xallisid waa goor dad badan dhinteen" " haddii aa wax dishid , haddii lagu dilo maaha xasuuq , xalku waa in dilka lajoojiya " waa murti ay tahay in lagu dhaqmo.
@user-kc2vw2pi7h
@user-kc2vw2pi7h 25 дней назад
Waxa uu sooxigtay gabaygii guba kujiray ee ahaa dunidhanaygubtaa qarafyar oo duurlagaliyaa waa gabaygii guba qabkamida
@sheqsadeq9987
@sheqsadeq9987 25 дней назад
😅😅😅
@MegagCise
@MegagCise 24 дня назад
Kkkk
@da8660
@da8660 25 дней назад
Nin daad qaaday xumbo cuskay...way ku cadaad abiye nin waalan
@sakariyeabdijamac5105
@sakariyeabdijamac5105 25 дней назад
Bur bur allaanu kuu barinay ethoopia waata dalkayaga burburisay ilaa hada fara galinta ku haysa iyaduna dhibka bur burku leeyahay ha aragto idam alle
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 25 дней назад
Itoobiya afgambi iyo afgambi la.aanba itoobiya waa itoobiya sidaana Kuma burburto
@Redspittingcobra
@Redspittingcobra 25 дней назад
U jeedada dhan ee damaca Itoobiya kadambeeyaa waxaa weeye badda Soomaaliya anigaa ilaalinayo ee halaygu soo wareejiyo. Hadda dawladda Soomaaliya waatan arinka fahantay ee Turkiga heshiiska ciidan badeena lagu dhisayo la gashay. Waar Soomaaliyeey Itoobiya waxba idinma ogola
@jamayasin2155
@jamayasin2155 25 дней назад
Hala Afgambiyo Nijaaska
@HRU20209
@HRU20209 25 дней назад
NINKAAS QUUSTA TAAGAN BEY QAARNA NAF MOODEEN...
@abdiali4626
@abdiali4626 25 дней назад
waar madaxda dalka itobiya way yaqaanaan sida dal kooda ay u maamulaan🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹👍👍👍👍
@MohamedyussufAbdi
@MohamedyussufAbdi 25 дней назад
Abiy Ahmed ma ahan nin goan leh wayo malinkasta wuxu kuhala afaf kalasuduwan
@AbdirahmanMohamed-hm8nd
@AbdirahmanMohamed-hm8nd 25 дней назад
Abiy ahmed waa geesi haadaf goan ley cabsi kama qaboo
@Mash_huurMohamed
@Mash_huurMohamed 25 дней назад
- Bal Sawiro Ethiopia oo kala Caratay muuse Biixi wajigiisa!?
@DrrashkaSheikhyusuf
@DrrashkaSheikhyusuf 25 дней назад
Sudanta labaad mafahmin
@user-pm8st7un6p
@user-pm8st7un6p 25 дней назад
Hhhh wale qof ki somali faraha.lasogala.wu.ba.ay.
@maxamedmawliid8659
@maxamedmawliid8659 22 дня назад
Beenaalaha bariga afrika ee gaylan
@CabdiqaniRoorshe
@CabdiqaniRoorshe 22 дня назад
Kolayba danta noogu jirta inay islaayaan oo is qabsadaan waa in ogadenia ay noo xorowdo oo kali ah
@muxumedmacalin9217
@muxumedmacalin9217 22 дня назад
Soomaaligalbeed maxaa uqoesheysan waan ujeednaa buteur ka itoobiyee ????
@user-dv4cg2us6s
@user-dv4cg2us6s 25 дней назад
Waxa laga hadlaayo waa 100milion oo itoopiyan eh markan kudhahayo waa waraapeyaan😂😂😂 somali ugu dhow mesha uso qalab qadanayan hayuuy 😅😅😅😅
@zakiyare1675
@zakiyare1675 25 дней назад
Eey eey dhalaaay oo oromo ah adigaa iyo muse mdaxa ayaan ka jareeyna iska suug mujahidinta ashbb intaay dalka lawareegayan insha allah
@endoferagoat2393
@endoferagoat2393 25 дней назад
Niyaw xasan munaafaq maad soo qabataan
@zakiyare1675
@zakiyare1675 25 дней назад
@@endoferagoat2393 dowlada ridada ah galaadu eey dhisteen dhulkaan ku daraayna mardhoow iska suug wll
@user-gh7rk5fq6t
@user-gh7rk5fq6t 25 дней назад
Waxaan ku riyooday nimanki tigreyga oo oo dhulka intee soo qotaan addisababa ku qabsan doono abiye kadib maxbuus loo qabsan doono waa 6 million tigrey 2 sano hadee dagaladii laga joojiye 400 killometer addis ababa ujiraan hadee qodaan sidii hamaas godadka dhadher walee xukunkiisa mid sii waarayo uma eka war abiye iga gaarsiiya god hasii qoto oo uu ugusi dhuuman somalia 😂😂😂😅😅 bal comment iyo like ha ila dhqafina hadee lacale dhacdo😅
@SharmoFarah1
@SharmoFarah1 25 дней назад
Hadalada ah waxay leeyihiin dhaxalkii aabayaashood ban raadinayaa iyo afganbi ma dhici karo , iyo suurto gal maaha , waxaa sanadkii 2023 bishii koowaad ku hadlay taliye mahad caanbaashe oo sool lascanod u qaabilsanaa somaliland waa hadal muujinaya jab hhhh
@cabdallealiorshe3334
@cabdallealiorshe3334 25 дней назад
Dalka sidaas ah ayuu Xasan MUNAAFAQ daba fadhiya dal ba 'ayow yaa ku leh
@FarxaanFaarax-m7h
@FarxaanFaarax-m7h 25 дней назад
Itoobiya iney iyadu isku jeensto baan jeclan laha inkasto sogarikarto dhibatada somalida DDss.
@Khadarbaashe2024
@Khadarbaashe2024 25 дней назад
Ma afkiina ayaad ku afganbitikartaa?
@mahamedabshirmustafmuhumed1170
@mahamedabshirmustafmuhumed1170 25 дней назад
Burbur dictator ayaa dhamo
@mohamutmohamet4249
@mohamutmohamet4249 25 дней назад
Runtu waxay tahay Ethiopia haday aqoonsato somaliland dawladaha deriska la ah oo dhan eretria jabuuti iyo Somalia waxay aqoonsandoonaan tigrey iyo amxaarada
@prosl11
@prosl11 25 дней назад
Huu haa ,somaliland waa laa aqoonsaniya
@AbdirahmanMohamed-hm8nd
@AbdirahmanMohamed-hm8nd 25 дней назад
Ader filmka hindika iska dawoo ee manta kaah soocoda xafda daroode kaah
@user-hl2vc4qz5d
@user-hl2vc4qz5d 25 дней назад
Salo​@@prosl11
@abdullahiabdi1332
@abdullahiabdi1332 25 дней назад
Xabashi waxba ma aqoonsan karto
@mohamedcadceed2864
@mohamedcadceed2864 25 дней назад
Gaylan media madaxa been abuurka
Далее
Gabdhihii Jamhadda SSDF - Faadumo Cumaar Dheere
25:03