Тёмный
No video :(

Midow Cusub | Hurgufkii ugu Dambeeyay Faransiiska Galbeedka Afrika | 

OGAANSHO
Подписаться 1,1 млн
Просмотров 80 тыс.
50% 1

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Опубликовано:

 

22 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 240   
@User7654suy
@User7654suy Месяц назад
﴿وَلَقَد كَرَّمنا بَنى ءادَمَ وَحَمَلنٰهُم فِى البَرِّ وَالبَحرِ وَرَزَقنٰهُم مِنَ الطَّيِّبٰتِ وَفَضَّلنٰهُم عَلىٰ كَثيرٍ مِمَّن خَلَقنا تَفضيلًا﴾ [الإسراء: 70 - 70]
@MustafaMaQribi47
@MustafaMaQribi47 Месяц назад
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد و على آله وصحبه أجمعين ❤️❤️❤️❤️
@User7654suy
@User7654suy Месяц назад
﴿وَمِن ءايٰتِهِ خَلقُ السَّمٰوٰتِ وَالأَرضِ وَاختِلٰفُ أَلسِنَتِكُم وَأَلوٰنِكُم إِنَّ فى ذٰلِكَ لَءايٰتٍ لِلعٰلِمينَ﴾ [الروم: 22 - 22]
@SaadaqDuraan7
@SaadaqDuraan7 Месяц назад
Majeceshahy nabiga scw scw scw ❤❤
@khaaliddayib3354
@khaaliddayib3354 Месяц назад
nabiga waa lawada jecelyahay lkn adigu like baad kuraad sanaysaa saqajaan
@Maamaan1
@Maamaan1 Месяц назад
scw
@FardussYussuf
@FardussYussuf Месяц назад
Haa ALLAH noo siyaadiyo jecelka NABI MAXAMED SCW
@user-le9lk5fw4y
@user-le9lk5fw4y Месяц назад
سللاه عليه وسلم
@mohamedqoslaaye4782
@mohamedqoslaaye4782 Месяц назад
Adi nabiga hada jeceshahay Timaha qabkisa ujaro Ficil laga Raba sxb Af lama Rabo
@ABDIRASHIID2001
@ABDIRASHIID2001 Месяц назад
Cumar inshaar Wxbadan ayaad Noo iftimisay brother thanks mrkle
@zaxaneofficial1775
@zaxaneofficial1775 Месяц назад
Ma aqaano qofka qoraalkeyga akhrin doona balse ilaahey janada ha inawada galiyo ❤
@YAASIIN17171
@YAASIIN17171 Месяц назад
AAMIIN❤❤❤
@samatarabdoali4553
@samatarabdoali4553 Месяц назад
Amin wlal💯
@maxamedcabdikariin3610
@maxamedcabdikariin3610 Месяц назад
Aamin aamin aamin
@Iqra_Abdullahi47
@Iqra_Abdullahi47 Месяц назад
Aamin yarabi Jazzaka Allah
@user-hd3ok3uy7i
@user-hd3ok3uy7i Месяц назад
Amiin amiin❤
@abo.ase.1071
@abo.ase.1071 Месяц назад
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱🤍
@HOREUSOCO
@HOREUSOCO Месяц назад
Sadexdaan Oo Kale allaha noo sahlo aamin
@FaadumoCraxiin-mr7zn
@FaadumoCraxiin-mr7zn Месяц назад
Gor dhaw i.a wan helynaaa
@HamdanAden
@HamdanAden Месяц назад
صلي الله عليه وسلم ❤
@macmuusle
@macmuusle Месяц назад
Salalahu caleehi Salaatu wasalam❤
@JaamacCabdulaahi-du3ns
@JaamacCabdulaahi-du3ns 28 дней назад
هو النبي خلق خير النبي محمد صلى الله عليه وسلم على نبينا
@XudayfiCabdiwaxid
@XudayfiCabdiwaxid Месяц назад
Ma jeceshay islaamka❤
@najmahussein3502
@najmahussein3502 Месяц назад
صلى لله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 Месяц назад
Faderaalku hana dhaafo, Wuxuu kamid yahay waxa kowaad ee Hortaagan midnimada Soomaliyeed(Somaliweyn), Dowlad Diinta kudhaqanta ilaahay hana waafajiyo. Allow Dalka Barakeysan oo Mideysan Diinta kudhaqmaya ayaanu kuweydisanay Rabiyow.
@Ahmedzayit29
@Ahmedzayit29 Месяц назад
Somali mid ah insha allah
@0name530
@0name530 Месяц назад
Faderalka waa uu tagayaa hadii la helo cadalad wngsn
@0name530
@0name530 Месяц назад
​@@Ahmedzayit29somali mid ah shaqo bay rabtaa
@Ahmedzayit29
@Ahmedzayit29 Месяц назад
@@0name530 shaqadaa diyar ma u thy adigu sxp ?
@Amiir_Naaji
@Amiir_Naaji Месяц назад
Kala dambeeytu waa guul
@Ismaacil-f4l
@Ismaacil-f4l Месяц назад
أول من شاهد
@CiidKhalif
@CiidKhalif Месяц назад
Somalia nabad oo xorka ah shisheeye insha alha🇸🇴✊️💙
@AbdihakinabdillaahiFarah
@AbdihakinabdillaahiFarah Месяц назад
maxaad ka sheekaynaysaa😂
@CiidKhalif
@CiidKhalif Месяц назад
@@AbdihakinabdillaahiFarah kuma fahmin🤔
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 Месяц назад
Amiin😢
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 Месяц назад
Amiin😢
@FardussYussuf
@FardussYussuf Месяц назад
Manasha ALLAH wadamada muslimka ah ee iska xoreyay gaalki dulmiga badan hamalyo ayan leyahay si fiican bay sameyaan Manasha ALLAH ALLAH xifdiyo
@NimcoMaxamuud-gf9lt
@NimcoMaxamuud-gf9lt Месяц назад
OGAASHO WAKU TAGERAA🎉🎉🎉🎉
@faaraxsheeko3669
@faaraxsheeko3669 Месяц назад
Wall cumar inshaar alle haku xafiido ❤❤❤
@maxamedcabdulahi7099
@maxamedcabdulahi7099 Месяц назад
Aad baab kugu mahadcelinyaa cumar inshaar.. Guul ama geeri..
@SHUAIB-AHMET
@SHUAIB-AHMET Месяц назад
😂😂😅
@ox134
@ox134 Месяц назад
Ogaansho big legend
@Hassan_moha
@Hassan_moha Месяц назад
Omar inshaad RU-vidr ka kaliya aan Somalia ka taageero keep going pro ❤
@user-vz4jg2rb9h
@user-vz4jg2rb9h Месяц назад
Ilaahay hakaa ajar siiyo
@EngAbdiazizMohaAbdallaGelle
@EngAbdiazizMohaAbdallaGelle Месяц назад
Walaalkay Cumar inshaaroow Macduur tahay Ibraahim Taroowri iyo ragiisa adiga xaarkooda makaa yaqaanaan , war niyahoow somaalida hawaalin
@laamaha
@laamaha Месяц назад
Videos Ka AA kagalay sxb halabyaabin ninka kawareji 😂😂
@CaafimaadkaRagga
@CaafimaadkaRagga Месяц назад
Yagu muhiim maaha Ee Muslimiinta dalalkaa Kurnool baanoo muhiima Mawduucana maad fahmin
@Xogahachannel
@Xogahachannel Месяц назад
Wll cumar inshaar
@deeqqumana5340
@deeqqumana5340 Месяц назад
Mashaallah west africa wey istushatay
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 Месяц назад
Well explained the difference between the federalism and confederation. We Somalia would understand that way.
@ABDALAMAHAMUD.
@ABDALAMAHAMUD. Месяц назад
𝐦.𝐚 𝐰𝐥𝐥 𝐚𝐥𝐥𝐚𝐚𝐡 𝐡𝐚𝐤𝐮 𝐬𝐡𝐚𝐫𝐟𝐨
@mohammadduraan-qd6cu
@mohammadduraan-qd6cu Месяц назад
Jumca wanaagsan/galab wanaagsan Omar inshar
@Isniin_podcast
@Isniin_podcast Месяц назад
Firts comment ❤
@user-yw6oi3pf4h
@user-yw6oi3pf4h Месяц назад
Mahadsanid cumar inshar waa muqaal.xiso badan
@CabdirisaqNuur-fx7hj
@CabdirisaqNuur-fx7hj Месяц назад
Madaxda galbeedka afrika kaligiis talisnimada waxay ugu badbaadee Karaan in ay dadka kutaabka alle ku xukumaan
@iimaanmaxamed-jy5lb
@iimaanmaxamed-jy5lb Месяц назад
هُوَ ٱلَّذِى خَلَقَكُم مِّن طِينٍ ثُمَّ قَضَىٰٓ أَجَلًا ۖ وَأَجَلٌ مُّسَمًّى عِندَهُۥ ۖ ثُمَّ أَنتُمْ تَمْتَرُونَ, Eebe waa kan idinka Abuuray Dhoobo Markaas Xukumay Ajal (Muddo) Ajal Magacaaban Yaana Agtiisa ah, idinkuse Gaalooy waad Shakisantihiin
@MohamednoorsheikhadanMoh-zz5wb
@MohamednoorsheikhadanMoh-zz5wb Месяц назад
We need that in somalia
@engineercavani5870
@engineercavani5870 Месяц назад
Farmajo alah kino
@abduwahabhasan
@abduwahabhasan Месяц назад
​@@engineercavani5870acuudubilaah siyaasiyiinta Somalida isma dhaamaan
@DaaahircabdiCabdinuur
@DaaahircabdiCabdinuur Месяц назад
Masha Allah wansuganay muqaladada quruxda badan❤❤
@XudayfiCabdiwaxid
@XudayfiCabdiwaxid Месяц назад
Wlhy waanku dhaaran karaa inaan ugu hor daawaday❤❤🎉
@ayanahmed7310
@ayanahmed7310 Месяц назад
Jumco Mubarak
@samatarabdoali4553
@samatarabdoali4553 Месяц назад
Number 1😅 dawasho iyo qoralba?😇🇵🇸🇸🇴
@calisalad6301
@calisalad6301 Месяц назад
Gaalkacyo magaalada 3aad ee soomaaliya ugu weyn weeye dhanka baaxada ee ha u gafin cumarow intaadan hadalka iska dhihin bal sifiican wax usoo ogoow
@jamalportal73
@jamalportal73 Месяц назад
Igad Somalia aragtida lahayd waxaa la sameeyey 1980. Isja sax.
@Kheyr_show
@Kheyr_show Месяц назад
Isbedel cusub wa loo bahan sida loga baxa dhibka aan dhammadka laheyn hormar laheyn oo xur u aheyn danta da guud gacanta shisheyye ku jira haddii somali nahnay xal wa loo bahan yhy sida igu baxna dhaqan xumada dowlada ku dhisan fikir shisheye
@user-vz4jg2rb9h
@user-vz4jg2rb9h Месяц назад
Jazakalaah khayr cumar ii shaar
@ahmedkeyse949
@ahmedkeyse949 Месяц назад
OGAANSHO CHANNEL 👏👏🇸🇴❤️
@Abdinaasir836
@Abdinaasir836 Месяц назад
Qofkii ugu horeeyay 😂
@XamzeCali-u8y
@XamzeCali-u8y Месяц назад
Masha Allah wll cumar ❤
@mustafasaalax1290
@mustafasaalax1290 Месяц назад
Mahadsanid ishaat
@CADEMUUSE-me6oq
@CADEMUUSE-me6oq Месяц назад
Ogaansho legend
@mascuudhashi6414
@mascuudhashi6414 Месяц назад
❤❤❤❤❤
@Abdulahi22222
@Abdulahi22222 Месяц назад
Xaysiis qofkaan rabin ha isoo raaco app bilaa xaysiis jira
@maxamedcabdikariin3610
@maxamedcabdikariin3610 Месяц назад
Waa fakar fiican Cumar inshaar aad baad umahadsantahay inta aad reer galbeedka kaladoraneysid waaxad ku jirtaa gumeeysi sax❤❤❤
@cabdirahman2233
@cabdirahman2233 Месяц назад
Maansha allah ustaad waxaan nasiib u yeeshay inaan noqday qofkii ugu horeeyay comment kabixya horey usoco
@YAASIIN17171
@YAASIIN17171 Месяц назад
Waar malaha waalagaa horeeyey😂😂
@abdisoomaane3034
@abdisoomaane3034 21 день назад
Ayago 1 milyan ah bey is xoreyen Somalia oo 20 milyon kwrn cajib
@seed3966
@seed3966 Месяц назад
Asc cumar inshaaar salaaan sare dheh
@user-ry6fb2ni9q
@user-ry6fb2ni9q Месяц назад
Allowigadhigmadaxweynahaafrika😅😅😅😅beenwaaye
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 Месяц назад
Amiin
@user-ry6fb2ni9q
@user-ry6fb2ni9q Месяц назад
Adigaraysalwsaarekaadhigi😮😮😮
@Sooyalka
@Sooyalka Месяц назад
"Malin jimco ah, cumar iishaar wanku salamy shp"
@toosiye3032
@toosiye3032 Месяц назад
One of best somali youtube
@CwaaxidRabiic
@CwaaxidRabiic Месяц назад
Mahadsanid wll waxbadan baa iifaaidayse
@bedweeyn
@bedweeyn Месяц назад
Siyaad bare maad tusaale u soo qaadatid
@abdirashidabdullah4764
@abdirashidabdullah4764 Месяц назад
12,07,2024 💪inshaa Allah guul
@user-nl1yn1bo7f
@user-nl1yn1bo7f Месяц назад
Nabiga_kusali ❤❤❤❤
@najibalva3903
@najibalva3903 Месяц назад
Nio ama laiskudiraa oo lakala jabiya
@AxmedXasan-oi3js
@AxmedXasan-oi3js Месяц назад
Guulayso zxp
@warkaibrahin
@warkaibrahin Месяц назад
First comment ogaansho❤🎉
@CakashYare
@CakashYare Месяц назад
Ogansho legend❤❤
@saidabdi73
@saidabdi73 Месяц назад
War hedhe ma fikradihii galbeedka ayad nooso gudbinaysa . Waxa la yidhi bur kutirsanow ama bur ahow
@Cabdixakiimmuusecige17
@Cabdixakiimmuusecige17 Месяц назад
IFAHMA OO IDAREEMA 1K ❤❤❤ Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye
@XudayfiCabdiwaxid
@XudayfiCabdiwaxid Месяц назад
Wllo😢
@Cabdixakiimmuusecige17
@Cabdixakiimmuusecige17 Месяц назад
@@XudayfiCabdiwaxid Jazaakallahu Khayr Wall Mahadsanid
@umubarakatalcumri3298
@umubarakatalcumri3298 Месяц назад
Wali laba page oo quran maa akhrisaa saa horay noogu sheegtay😊
@AbdiAziizMohamed-dh6pm
@AbdiAziizMohamed-dh6pm Месяц назад
🙌🏿Omer InShaaR 🤴🏾🇸🇴
@user-rf2wb9xk7j
@user-rf2wb9xk7j Месяц назад
allow somali xor ka dhig
@ju4965
@ju4965 Месяц назад
Mhadsanid walaal❤
@faarahlamaane1423
@faarahlamaane1423 Месяц назад
Cumar Inshaar Guulayso Akhii❤
@kiinaheeste3441
@kiinaheeste3441 Месяц назад
Epow waxaa ku qance wixii aan kaxanaaqi jire xayeesiinta🤣🤣🤣🤣
@user-eu2iv1zd3f
@user-eu2iv1zd3f Месяц назад
Igad waa uurur ethiopia ay ledahay balsa waxaa kaqaldan kuwa kubiraya
@user-fe2jr7pu6d
@user-fe2jr7pu6d Месяц назад
First 🎉❤
@becolla10
@becolla10 Месяц назад
ان شاء الله الصومال كمان راح تخرج من استعمار امريكا والغرب 🇸🇴عاشت الصومال
@user-vz4jg2rb9h
@user-vz4jg2rb9h Месяц назад
Waa walaal jooga uk janalkaan ku xiran runtii umada wax badan ayaad u haysaa
@Siciid-z7f
@Siciid-z7f Месяц назад
CuMar Wa Runta zhp ilahay CaQliga fasixa haku barakeYo
@waryamidiya3143
@waryamidiya3143 Месяц назад
asc shaqsi ahan tayda rajoyin ayan qaba waxa kamida sadexda wadan ee isbahaystay siday iskaga xoreyen ayan rajaynaya in islamku iskaga xoreyo gaal oodhan islamkuna soonoolaado kabacdina shareecadu xukunto insha allaah
@zakirboss143
@zakirboss143 Месяц назад
Su aashan qabayba waad tilmaantay Oo ahayd Waa Saddex Nin Oo Militery ah Kolkaa Midowgoodaasi Hadhow Ma Laga Yabaa inu isku Bedelo Mid Dictatory ah.
@CadirasaaqcabdulahiCadirasaaq
@CadirasaaqcabdulahiCadirasaaq Месяц назад
Gold voce in the world
@user-th7zj8yk1q
@user-th7zj8yk1q Месяц назад
Dowlada ridada iyo kooxda khawaarijta wuxu wada hadal uga socda dalka qadar casimada dooha😂
@870mx
@870mx Месяц назад
Waxaad tidhi cumarow ruushku wuxuu maanta kacabanayaa taran yaraan hadaba waxaan rabaa inaan kuwaydiiyo sobabta ilaahay ragga muslimiinta ah uu ugu baneeyay afar dumara ? Se maanta muslimiinta dhexdooda makuu muuqataa in lagala dagaalamayo fahanka in laguursado afar dumara
@user-qs5vp1qn6s
@user-qs5vp1qn6s Месяц назад
Thanks
@findheofficial621
@findheofficial621 Месяц назад
Adaan ku waydiine reer galbeedka iyo ruushka danta shucuubta islaamka xaggee ayey kujirtaa bal noosheeg labbaduba hadday cadow yihiin waan xaqiiq inay gaalo wada yihiin
@cabdifitaax9850
@cabdifitaax9850 Месяц назад
Asc
@deeqxasan191
@deeqxasan191 Месяц назад
Diyaar ayaan u nahay ato cumar sxb aan jeclahay oo kuxiranahay xaysiiska diyaar
@xanafixaaji1257
@xanafixaaji1257 Месяц назад
Lkn Omaroow inaga waxa marayna manta oo jimca Ah July 12 2024 in Askari cidan inta wata saldhig dhan Ee dagma iska xerta kadib-na ku micneeya in Anan lalatashan isaga marka laso magacabayay taliyaha saldhigaas......hhh Allah ku dhartee inta Somalia odayaal utalinayaan waligeed hagagi mayso...
@AliAbdukadir-x1n
@AliAbdukadir-x1n Месяц назад
Marnaba macquul in africa hormarto ogaansho mowduucyo kale oo waxtarleh soo diyaari wll
@MohamedDeeq-lr3pe
@MohamedDeeq-lr3pe Месяц назад
Walaal waxaan kasuugaya buugaagtii Aad soogalin jiratay😅
@mohamedahmednur9420
@mohamedahmednur9420 Месяц назад
Gumaystaha halkuu ina gaadhsiiyay Far la taago ☝️ayaa Somali laysku xidhayaa 😢
@elcapitanoxaaji7025
@elcapitanoxaaji7025 Месяц назад
Firt one🎉
@Zakariya0070
@Zakariya0070 Месяц назад
Mahelo doona dad sidan oo kale dalkoda iyo dadkooda u damqanaayo
@mohagurey2214
@mohagurey2214 Месяц назад
Cumar siden private kula so xiriiri karna fadlan
@Almuxibi
@Almuxibi Месяц назад
Sxp omar mudo 3sano ayaa kuula socda mugaala waa shidaal ka kaliya aan xormar wacan aan kugaarey Alaah kubarakeyo Mugaal adiga soo fasaxdey mamoodo ilaa waan dhameys taa, Dad aniga okale eh waa jiraan sidaa aan moodayo mhsn xal abuuraha somaaliyeed, uma maley nayo fariin taan in aad arigi doonto, Mar ka guul iyo gowinimo aduuyo iyo Aakhiro بفضل الله وبفضلك أنا مصمم وصانع المحتوى في الصومال
@NuurNr
@NuurNr Месяц назад
😊
@MucaadDaahir-ru3dw
@MucaadDaahir-ru3dw Месяц назад
Zxp aadbaaan kuugu baahanahee numberkaaga halkeen ka helaaa😢
@halimabeledi5102
@halimabeledi5102 Месяц назад
haa sax halqofbaa aduundhan badali karaa ikn awway bhlbhlbhlbhlbhlbhl
@user-fd9tz5vv5n
@user-fd9tz5vv5n Месяц назад
Reer Galkacyo qac ayaa ka yeer siisay,
@Ahmed-jk6go
@Ahmed-jk6go Месяц назад
Hplyo
@elmisaidhussein4100
@elmisaidhussein4100 Месяц назад
Waxaa aad i gaftay magalada Gaalkacayo waaxaase suurta gal ah in aadna wali tagin marka aad leedahay ma so galayso 5 magalo ee ugu waayn somaalia, bal ma is wudisay baxada Gaalkacayo
@user-so2em9ei1r
@user-so2em9ei1r Месяц назад
{ 𝐙𝐇𝐏 𝐌𝐀 𝐉𝐈𝐑𝐀𝐀 𝐀𝐏𝐏 𝐋𝐀𝐆𝐀 𝐒𝐀𝐌𝐄𝐄𝐄𝐘𝐎 𝐋𝐀𝐂𝐀𝐆 } 🙏🫶
@mohamudnour8023
@mohamudnour8023 Месяц назад
Ilmaha hadii latara biyeyn waayo siduu doono udhaqmayaa omar lknse somalia iyadaba puntland baa dhistaye kee ladhalay marka🤔
@NuurNr
@NuurNr Месяц назад
Далее
💀СЛОМАЛ Айфон за 5 СЕКУНД😱
00:26
Suldaanka Soomaaliya 2030 🙂 | Mowduuc Dheeeeeer .
42:58
Sirta Ilaahay ee Xalka Dhibaatooyinka oo Dhan .
15:44
Просмотров 115 тыс.