Тёмный

Turkiga iyo Griiga | Sirta colaadeed ee labadan dal.. 

Waaberi Media
Подписаться 570 тыс.
Просмотров 104 тыс.
50% 1

Waaberi Media Hoyga Aqoonta iyo Garashada...
-------------------------------------
Nagala soo xiriir:
Email: waaberi2030@gmail.com
Facebook: www.facebook.c...
Twitter: / waberi2030
Instagram: www.instagram....

Опубликовано:

 

14 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 215   
@Waaberi-Media
@Waaberi-Media 4 года назад
Sixid: Qusdandiiniyah taariikhda la furtay wan isdaba mariyay 1453 ayaa la furtay ma ahan 1435tii.. Mahadsanidiin
@abdirisaq123yuusuf3
@abdirisaq123yuusuf3 4 года назад
Wcdi
@teestoofficial7068
@teestoofficial7068 3 года назад
Macne maleh wll
@bermuda4404
@bermuda4404 3 года назад
Haa wwaa sax✅ istanbul gortas ayaa lafurte 1453🔛
@apollojustice6988
@apollojustice6988 3 года назад
i know im asking randomly but does someone know a trick to get back into an instagram account? I somehow lost the password. I appreciate any tips you can give me.
@Indheey420
@Indheey420 3 года назад
O
@axmedgalad4519
@axmedgalad4519 4 года назад
Horte turkida🇹🇷 ma ogyihiin inan taageerno oo mararka qaar aan moodno dowlad somaliyed🇸🇴 Turkiga Allaha guuleeyo🤚🖖
@yaasirmaxamed4656
@yaasirmaxamed4656 4 года назад
Haa ayaan dhawayd ayuu ordagan sheegayay siday shacabka Somalia utaageeraan
@caawalemasul6324
@caawalemasul6324 4 года назад
Haaa wayo turkey waa walalka kaliye sii dhaba u taageera somalida
@yaasirmaxamed4656
@yaasirmaxamed4656 4 года назад
@@caawalemasul6324 thank you darwish from lascanid
@suheibabdullahi5727
@suheibabdullahi5727 4 года назад
channel sxbow maxaa lagu garab istaagaa waayo madaxdaadu haday caado qaato yihiin taageero maxay kuu taree
@hamdahassan1360
@hamdahassan1360 4 года назад
Turkey waxaan ku taageernay diinta inaga dhaxaysa iyo geesinama aan wax loo yeedhin Karin sida dalalka carbeed taasina waa waajib
@khadarmohamed1435
@khadarmohamed1435 4 года назад
Mgcygu wa craxman cumar Halkanina wa waaberi media Kuso dhawaada dawadayal Muqalkena maanta💯💯💯💯😍😍
@mohamedabdikadir1144
@mohamedabdikadir1144 4 года назад
✌✌✌👏💕💞
@abdiaziizabdullahi7913
@abdiaziizabdullahi7913 4 года назад
In aan aqriyo intaaan ayaaan u soo galay hhhhhhh
@HawaAdem-l2f
@HawaAdem-l2f 8 месяцев назад
1:21 😅
@djmaankachannel2231
@djmaankachannel2231 4 года назад
Turkiga guul insha allah🇹🇷❣️❣️❣️🇹🇷❣️✌️ Carabta France iyo greece guul daro insha allah
@user-kp3gx9vf7z
@user-kp3gx9vf7z 4 года назад
Insha allah
@mohamedtahir6
@mohamedtahir6 4 года назад
Insh allH🌩
@AidarosHassan
@AidarosHassan 4 года назад
Insha allah Turikaga Ay Ka Gulaysan Doonah Gariiga Magacaygu waa Abdirahman Omar halkanina waa Waberi media 👌
@noorsedar5106
@noorsedar5106 4 года назад
No kaftan saxipow
@mascuudjaamac4214
@mascuudjaamac4214 4 года назад
M.a thanks teacher keep going 👍👍👍👍👍
@maxamuudibrahim8873
@maxamuudibrahim8873 4 года назад
Yasiin maxad kaxuntahay berber hakaxuma
@mustafabdisalam9119
@mustafabdisalam9119 4 года назад
dhiirigeliyaha noloshayda tahay. rajo badan iga galiyey hawlo badan oo hadda ii qabsoomay. mawduuc qurux iyo qaaye leh weeye wakhti iyo juhdina uu galay. mahadsanid macalin
@mfaris8738
@mfaris8738 4 года назад
Mancha allah, Abdirahman omar wakaa mowducii aanu kaa sugaynay todobaadkan iyo xiisada ka taagan bada mediteriyanka. Mahadsanid wllo Abdirahman, horey u soco waxaana kaa sugnaa inaad nosoo gudbisid wixii ku soo biira xaaladaas. Haben wacan ❤️❤️
@salmahassan6998
@salmahassan6998 4 года назад
I'm always with you🇹🇷❤
@sundusmohammed8030
@sundusmohammed8030 4 года назад
Allaah haburburiyo dulmiga reer galbelka Greece wixiisu waa gardaro allaah hakurido dulmiga uuwado greece
@mfaris8738
@mfaris8738 4 года назад
Vive la République islamic turc. 🇹🇷🇹🇷🇹🇷
@maazimkiintoofficial4504
@maazimkiintoofficial4504 4 года назад
Alloow Quwada islaamka kor u Qaad Aamiin Aamiin
@greanchannel7485
@greanchannel7485 4 года назад
Aamin
@cabdullahicabdicisman2714
@cabdullahicabdicisman2714 4 года назад
Mahadsanid Waaberi Media Ilamaha Aha Turkey iyo Griiga In Qilaafkoda Dhamanato Waayo Labada Dal Waxey Kala Ma Talan Labo Diimod Oo Aad U Weyn Oo Dunidan Ka Jirta
@salmahassan6998
@salmahassan6998 4 года назад
Waa run waligood ma hishiinayan ilaa maalinka maxamed fatix istanbul qabsaday ilaa maanta uqdad xun ayee garica u haysaa
@adawetech2433
@adawetech2433 4 года назад
Turkiga guul u rajeynayaa insha allah🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷
@caawalemasul6324
@caawalemasul6324 4 года назад
Mahadsanid waberi media waxan kala socda barnamijyo qiimo badan
@MiiraaleShow
@MiiraaleShow 4 года назад
cabdi-raxmaan cumar hore u soco libaax ayaadtahaye
@salmaanabdirahman3930
@salmaanabdirahman3930 4 года назад
Mansha Allah horay u soco wllo
@akrammaanaf8748
@akrammaanaf8748 4 года назад
Wlhi hadaa 100 like ku saari karo waakui saari lahaa codka dagan jawi dagan ayaa kugu daawadaa keep going wllka 🙏🙏♥️
@hamse33muhumed79
@hamse33muhumed79 4 года назад
Allaha dawlada turkiga 🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷 xiftiyo wax badan bay inoo qabteen ka soomaali ahaan
@Shamz28-s4e
@Shamz28-s4e Год назад
Turkiga guul Insha allah🇹🇷❤❤❤
@hoodocali421
@hoodocali421 4 года назад
mahadsanid wlo sida aad aqoonta noogu biirisey
@alihamud9726
@alihamud9726 4 года назад
Turki gul.isha allah
@saidahmed2544
@saidahmed2544 4 года назад
Thank u walaal
@mohammetothman518
@mohammetothman518 4 года назад
@ogaansho @ sahanka xogaha @waberi media Dhamaantiin wxaa ii thiin jmcd aan wax ku barto❤️🤞🏻
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 4 года назад
Mahadsanid sxb
@c.raxmancali6250
@c.raxmancali6250 4 года назад
Ok teacher mahadsnid
@awyl-gamer
@awyl-gamer 4 года назад
Wax badan ayaa iiga iftiimay mahadsanid Abdirahman waberi
@saedabdirisak5952
@saedabdirisak5952 4 года назад
Mahadsanid bro
@xamzeaxmed4232
@xamzeaxmed4232 4 года назад
Hore U soco my teacher Abdirahmam _waberi
@A04G
@A04G 4 года назад
Marnaba Dagaal Toosi Ma dhex Marayo Turkiga iyo Greec Sbbtuu Ah Iski Awood Maaha Labo Isku Awooda ayaa Is Laaya
@hamdahassan1360
@hamdahassan1360 4 года назад
Sawtan iyaga laga fadhiyi waayay ee europe oo dhani usoo qoslayso Turkey siday meesha timiri uga soo horrayso wallahi taariikh ayaa qormaysa mulinka dhintay ayuu Allah kusoo nolayn doonaa daandaansiga gaaladu dabada kawado Greece nacaladi ha hadhaysee
@hamdahassan1360
@hamdahassan1360 4 года назад
Nacam walle nin aan shantaadu kaa Reebin sharci kaama reebee waxa qormaysa taariikh farxadleh oo markale yididiilo iyo rajo galindoonta Islamka Allow ragga noo barakee oo nooga dhig geesiyo cadawgooda og oo gaalada hurdada u diida
@nuradinmboss4721
@nuradinmboss4721 4 года назад
Abdirahman Omar sxb sharafi korkaaga ha ahaato.
@mahamudmahamed2571
@mahamudmahamed2571 4 года назад
Sxb turket lee ka hadal saasan kaa raban we love erdogan🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷
@maxamedhassan8935
@maxamedhassan8935 4 года назад
Lpx horay usocod wanaag san kuu rijeenaa yaa waan ku wataa c/rax maan cumar lpx kusoco
@khadra5217
@khadra5217 4 года назад
Mashallaah walal Thanks sida mar walba aat barnaamijyada qiimaha leh nola wadageysit.1453 ayey ahyt furashadii Constantinople ama Istanbul ✊🇹🇷
@tatihero5047
@tatihero5047 4 года назад
Maal ma ahan waan ku wwanay wll caajis
@ahmednuuryusuf8010
@ahmednuuryusuf8010 4 года назад
Guul turkiga isha Allah 🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷
@suleimansaid9259
@suleimansaid9259 4 года назад
Aaad ayan u jeclhy wabeeri media
@abdillahistudio7259
@abdillahistudio7259 4 года назад
Thanks a lot my brother Abdirahman omar waxan mar walba waxan ujoka inan tawado muqalada ee waxan kuku odhanya no so badi dhanka dhirigalinada
@abdifatahabdalla8428
@abdifatahabdalla8428 4 года назад
2 mouths ban ka maqna 66k ayuu gaaray wllkey inta ku faraxsan ✌💖
@abdiaziizmoalim6043
@abdiaziizmoalim6043 4 года назад
Guul turki in sha allha
@khadarcade5322
@khadarcade5322 4 года назад
Azc magacaygu waa cabdiraxmaan omar halkanina wa waaberi media kuso dhawaada daawadayaal muuqaalkeena maanta intro cajiib ah
@somalimidaysan7874
@somalimidaysan7874 2 года назад
muuqalo faaiido leh ayaad soogudbisaa mahadsanid
@ismaaciiladam5040
@ismaaciiladam5040 4 года назад
Thanks my teacher
@maxameddeeq9121
@maxameddeeq9121 4 года назад
Turkigu waa Guul inshaa Allah
@ahmedbishasarhaye8228
@ahmedbishasarhaye8228 4 года назад
hore usoco wl cabdiraxmaan cumar
@mohamedyare519
@mohamedyare519 4 года назад
M.a waan Rajeenaaye inaad kahadlayso Mowduucaan.
@engabdihussein6258
@engabdihussein6258 4 года назад
Thanks WM .waxa igu dhalatey caawa inaan dib u milicsado barnaamijyadii tegey ee WM, si aan qiimeyn ugu sameeyo xogta iyo gudbinta channel-kan bi'idniLLaah.
@waa_tacab_noloshu
@waa_tacab_noloshu 4 года назад
Turkey ❤❤❤❤❤
@axmadhadaadi9657
@axmadhadaadi9657 4 года назад
Masha allah wllo
@mohamedabdulkadirali8487
@mohamedabdulkadirali8487 4 года назад
Turkey guul insha allh
@usaliofficial1839
@usaliofficial1839 4 года назад
Aaad iyo aad aad u mahad san tahay Waana Kula soconaa mar walba wll qali ah Lkn waxaan jec laan laheen dheeli inaa nooga dhigto soo gud bintaada Adi iyo # xuseen gurdi allaha idin xifdiyo
@hafsahabiib9555
@hafsahabiib9555 4 года назад
Qustandiiniya ayan anba u.aqan mesha halyayeda muslimiinta dhulkoodii❤❤❤💯
@kimo828
@kimo828 4 года назад
I love this channel
@Mustwach
@Mustwach 4 года назад
Sxb channnlkaga mnta kusoo biiray , midakale ilaahba cod fasiixa kusiiyay Masha allh 👏🏾
@asiyaahmed5182
@asiyaahmed5182 4 года назад
Turkiga gerab kiizana hey✌❤😘
@mushtaqali9318
@mushtaqali9318 4 года назад
Thanks bro
@cabdulaahisuldaan
@cabdulaahisuldaan Год назад
kumahadsanid tebintaada taariiqda Dunida sxb cabdirxman horay u soco
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 4 года назад
Guulayso turkiga
@kaltoumhoussein8395
@kaltoumhoussein8395 4 года назад
Allahuakbarr wallilahi hamdah illahayo kalada jabi
@mooyaasiin7852
@mooyaasiin7852 4 года назад
Horay usoco walaal💗
@Channel-vk2pg
@Channel-vk2pg 4 года назад
Pro ayamahan wat Naga gabisay umalenaa maraka Ino so badi
@anzalbella48
@anzalbella48 4 года назад
Guul inshaallah Turkiya 🇹🇷✊✊✊✊
@salaamchannel7420
@salaamchannel7420 4 года назад
Mahadsanid
@brkay_oz
@brkay_oz 4 года назад
I don't understand what is the title of this video but greetings from Turkey🇹🇷 Turkiga iyo Soomaaliya walaal 🇹🇷🇸🇴
@dahirahmed572
@dahirahmed572 4 года назад
The title is what the long-standing relationship between turkey and greek . We somalis sacrifice you our turkey 🇹🇷 brothers. 🙏🙏🙏
@Somalimedia0
@Somalimedia0 4 года назад
Ku mahadsanid soo gudbintaada qurxan
@tafojr942
@tafojr942 4 года назад
Hore usoco wll
@dailyxiin
@dailyxiin 4 года назад
Soomalidu dad ama dal ay ugu jacaYl badan yihiin turkiga iyo dadkoda maanan arag Kamana jirto aduunka dad sidas u jecel dad kale... Waa dawlad islaama wax badano wanaagana uqabtay umada somaliyed Wixi danbe ale og Mahadsanid walaaL Waabari media
@abdiqanifaarax9677
@abdiqanifaarax9677 2 года назад
Alle wayne ayaa og insha alaah
@ckomar9412
@ckomar9412 4 года назад
Masha allh wax badan ayaa inoo faaideyse mahdsnid sxb
@Shamz28-s4e
@Shamz28-s4e Год назад
Magacygu waa cabdiraxmaan cumar Halkanina waa waaber media Muqalkena maanta😮😊
@muhanadmohamed9895
@muhanadmohamed9895 4 года назад
Noo soo badi wll
@baazuukeofficial6047
@baazuukeofficial6047 4 года назад
Walaal mcn hore usoco
@himiloteam1757
@himiloteam1757 4 года назад
Msh allh ilhy hakusharfo bro siwcn bad udiyarisay keep going
@mohamedbainahnaafic8279
@mohamedbainahnaafic8279 4 года назад
Waw inta ila mida ee wax faiday mahad naqa haka ilawina
@abdihamiidali3929
@abdihamiidali3929 2 года назад
M.a Guulayso wll ,Horey usoco .
@mohammedapdillah1742
@mohammedapdillah1742 4 года назад
Thankz
@dalmar7161
@dalmar7161 4 года назад
Ma niyadjabaan kuwo taariikhda akhriyaa, insha-allah safxadaha taariikhda ayaa dib isu qori doona✍
@Awesome-ww7zj
@Awesome-ww7zj 4 года назад
Thanks pro
@suleimansaid9259
@suleimansaid9259 4 года назад
Waberiyoow link you tube mad isarto
@zakariaahmed993
@zakariaahmed993 4 года назад
Masalha
@moreadyofficial3063
@moreadyofficial3063 4 года назад
Macalin ayaamahn kuma aragee asc
@kaatimaabdullahi7443
@kaatimaabdullahi7443 4 года назад
Western countrys Ayaa daba kariixayaan gariiga Lakin waxa ee kahelaan ayee leeyihiin. We will win insha Allah guul turkey guul turkey guul turkey
@somalistudio8350
@somalistudio8350 4 года назад
Wllhi in badan ayaan naawilayay barnaamijkan
@natureworld2301
@natureworld2301 4 года назад
Keep going bro tagero kuu hayaa wlhi💯💯💯
@umalqueen1247
@umalqueen1247 4 года назад
Insha allah turkey 🇹🇷 ga ayaa guulaysan dooonah Inkastoon nahay dad iyagubah faciif ah oon meelna kutiirsanayn meelna kasoo jeedin hdanah duco iyo dhanwalbah waxan garab taaganahay dawladeenh an walalaha nahay eee turkey gah Allahayoow soomalidu miyay dawlad sida turkey ga ah ahaaato walahi dhamaan cadawgeenh mid midban ula xisaabtami lahayn dawlad islaamna burburkeeda maanan ogolaaanen Lkn maanta anagabah cadaw walbah hoos marsan oo cadaw na baabiyay walahi walinah waanu hurudnaa oo manaan toosinbah
@Abdullaziiz27
@Abdullaziiz27 4 года назад
Wll c.raxmaan channelka jadwab asbuule noogu samee
@ibrahimfure7090
@ibrahimfure7090 4 года назад
Waaberi media
@Abdinajib11
@Abdinajib11 4 года назад
Aniga sanadkaan secondary last level ayaan ahay buugeena historiga waxuu kasheekeeyaa intabadan dawladii ottomaniyiinta marka noosoo badi zxp
@apdirahmanrakatic2719
@apdirahmanrakatic2719 4 года назад
We love bro keep going 🔥❣❣
@AliOmar-pt9hb
@AliOmar-pt9hb Год назад
macha allah 👍👍👍👍
@bulshawimedia455
@bulshawimedia455 4 года назад
mhdsnd zhp abdirman omer waxan ka codsan lahaa inad ka so hadasho dadkii guulaha gaadhay
@ahmadbadar8968
@ahmadbadar8968 4 года назад
Sxib kasohadal tariikhda cumar Al mukhtar 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@mucjizo195
@mucjizo195 4 года назад
Sxb sida aat wax udit garayso waaashalah software kee isticmaashaa
@inrabiicoffishal9232
@inrabiicoffishal9232 4 года назад
Mashalah wll kay
@mohammedomarismael2733
@mohammedomarismael2733 4 года назад
Waad mahad santahay
@baazuukeofficial6047
@baazuukeofficial6047 4 года назад
First comment
@ramlamohamed3220
@ramlamohamed3220 3 года назад
Turkiya ✊👊😍😍😍🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷
@kaatimaabdullahi7443
@kaatimaabdullahi7443 4 года назад
Victory belongs to turkey
@waayahaaduun4183
@waayahaaduun4183 4 года назад
Mach Allah
@deksocdaal1984
@deksocdaal1984 4 года назад
Turkeyga iyo Giriiga Inay Heshiyaan Ayaan Rajaynayaa Colaad Wax Fiican Mahee
Далее
Kashmiir | Gobolka ugu halista badan aduunka!
10:41
Просмотров 76 тыс.
Sirta Guusha dalka Vietnam | Sidee umad lagu dhisaa?
10:05
Language Review: Arabic
21:44
Просмотров 425 тыс.
Saylac | Magaalo cajiib ah | Masjidka Qiblataynka :
20:06