Тёмный

Tuugii labisnaa! maxaad ka taqaanaa habka ay wax u dhacaan tuugada casriga ah ? 

Burgabo Media
Подписаться 21 тыс.
Просмотров 71 тыс.
50% 1

Tuugii labisnaa! maxaad ka taqaanaa habka ay wax u dhacaan tuugada casriga ah ?

Опубликовано:

 

9 сен 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 30   
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 10 месяцев назад
Masha allaah waa gabdh qaaliya allow idin barakee yaarabalcaallamiin barakallaah jazakumullaah kheyr walalayaaal somalinimo Allaahu ma Ameen 🤲🤲🤲🤲🤲😭💎
@user-jy3mb4di1n
@user-jy3mb4di1n 10 месяцев назад
Mnsha allah gabadha warkeda waa wax loobogo sirdoonka dawladaan nahay bay tiri. Hadii sharable wada sirdoonyihiin qof khaain ihi maguulaysteen halkaa kahaya reer jigjiga tusaale wacan baad tihiin❤
@Dhuuso500
@Dhuuso500 10 месяцев назад
Xariif tuug ma aha ee waa nin reer magaal nimo ku maray way dhacdaa 😂😂😂😂
@souadelmi5470
@souadelmi5470 10 месяцев назад
😅😅😅😅yaab badana runti
@anfacdadkaagaofficial6479
@anfacdadkaagaofficial6479 10 месяцев назад
Tiibay ka qaad dheh wale ma faido tuug😢
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 10 месяцев назад
Mashallaah Allaahu Akbar alxamdulillaahi sidaas baa laydinka rabaa nabad baa naas la nuuga leh yaarabalcaallamiin subxaanallaah ❓ 🌺🌺🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙❤️❤️❤️❤️ somali ❤️💙🇸🇴🌺❓‼️😭⁉️👂👌🕋💎🙏💯🐎❣️🤣💕🦁
@moolcaliyow
@moolcaliyow 10 месяцев назад
Tuugada waxaa lagu CIRIB-TIRI karaa in 3 jeer TUUGII wax xadaa gaar ahaan kuwa jidadka safarka u gala lagu dhufto CIRBADA maahsanaanta. Sidoo kale dadka looga maara-waayo iney QABIIL-QABIIL isu dilaan iyagana lagu dhufto CIRBADA Maahsanaanta!
@awiljama5234
@awiljama5234 10 месяцев назад
😂😂😂
@SKY........63
@SKY........63 10 месяцев назад
Waa afku dablihii reer hargaisa😂😂😂
@sharmaakejama3463
@sharmaakejama3463 10 месяцев назад
Ismaciil buurgabo legen bro
@yasminali5763
@yasminali5763 10 месяцев назад
Bidmilaah tugalabisan😂 waligeey mamaqlin waa dhako cusub walal noosoobadi sheekoyinkan iyo dhadooyinka cajiibkaa pls unbelievable 🤔warbal isilaasha
@sitramohamed595
@sitramohamed595 10 месяцев назад
Fadlan teleefanka uu wato soo dhig
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 10 месяцев назад
Naagahu ayaguna waxey arkaanba haracan oo cunto aa lagaabixinaa yaah
@abdifatahnor1338
@abdifatahnor1338 10 месяцев назад
Kkkk waxaaaa burco 1994 ka baxday wali maydaaaaan reeeer magaaaal noqon
@fatumobarkadle9098
@fatumobarkadle9098 10 месяцев назад
Cajiib Jigjiga jano wax baa nooga dambeeyay
@fadumosaid5170
@fadumosaid5170 10 месяцев назад
subxana allah
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 10 месяцев назад
Lacagta lagu dhiibay inad aaminto ayu rabay
@user-fs6oh2pt6j
@user-fs6oh2pt6j 10 месяцев назад
Bougabo sxb coodka dhibanaha lam maqalayoo
@ayanahmed6193
@ayanahmed6193 10 месяцев назад
Asc waan IDIN salamayaa buur gaabo iyo shacbka meesha ku jiraba tuugaa kebisan magalada iyo gobolkaba ceeb buu u Soo jiidayaa ha la qabto oo weliba wareysi dheer halala yeesho waayo dad badan oo la shaqeeyaa Laga yaabaa inay jiraan kolka ugu danbeysana xabsi daa Ina halaga dhigo bana Oran lahaa calaal fikra saaln sare kuligiinba asc
@Xalimo33
@Xalimo33 10 месяцев назад
Xasbunalaah wanicimal wakiil
@fmg63772
@fmg63772 10 месяцев назад
Illaahay kusooqabay muxuu xaaraan cunay
@abdallahidris3955
@abdallahidris3955 10 месяцев назад
Ii yimaaday af soomaali saxa maaha , wuu i yimi dheh ,afsoomaaliga ha la barto
@sombase2214
@sombase2214 10 месяцев назад
Inantaasi waa waxgarad
@NasraJohor-zd1wk
@NasraJohor-zd1wk 10 месяцев назад
hadeeyto is ilaali
@GuledAhmed-kz5ts
@GuledAhmed-kz5ts 10 месяцев назад
Ogadeen ma iilbaxaandee buudhi baanu ka kirayn jiray War laqabsada aduuyada
@sadaamyare8171
@sadaamyare8171 10 месяцев назад
Ha hilmaamin inaan tanka idinka kiraysano😂
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 10 месяцев назад
Budhi maxaawaaye
@allayaqaan9101
@allayaqaan9101 10 месяцев назад
Subxaana Allaahi! MA tuugonimadii Ayaan Wali ku faani?
@hodandahir8111
@hodandahir8111 10 месяцев назад
Hhhh wllo Ogaden Kal Maha Mal walba waxa ka jiratan Kenya jogah wan ka jiran waxan
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 10 месяцев назад
Ha la yaabina iidoorka wa dad afka Ka nool Wa dad khiyaali Ku noool wa dad bila tariikh ah oo cuqadad qaba Wa laan gaab afka isku weyneeya iidoorka oo sheeko gacan Ku rimis ah oo meel marfash ah lagu sameeya Ka dhigta taariikh
Далее
БАТЯ И ТЁЩА😂#shorts
00:58
Просмотров 2,3 млн
SABABTA MAAHIR LOO QAATAY
30:55
Просмотров 23 тыс.
Jawigii maanta ee golaha Wakiillada Somaliland.
10:51
WEY I AFDUUBEEN, WEYNA I KUFSADEEN ! - SAAFI CUMAR
1:07:19