Тёмный

Ubixii geerida 😭😭😭 || Qiso xanuun badan 

ILEYS
Подписаться 149 тыс.
Просмотров 41 тыс.
50% 1

CONTACT ME:
INSTAGRAM👇👇
...
For copyright Problems please contact me: iamifiye1@gmail.com

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 291   
@ILEYSCHANNEL1
@ILEYSCHANNEL1 6 месяцев назад
Sxbayaal instagramka 10k ma igaarsiin kartaan?👇 instagram.com/ifiyenuur?igsh=dWw4MTQ3a2Nld3Z2
@Ikraamabukar
@Ikraamabukar 6 месяцев назад
Katanga ka daa haa🎉❤😊
@user-tk8og8li3n
@user-tk8og8li3n 4 месяца назад
Haa wll mcn ❤❤🎉
@user-dh6jc7ke4i
@user-dh6jc7ke4i 6 месяцев назад
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 6 месяцев назад
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Adoontiialle950
@Adoontiialle950 6 месяцев назад
Ku Sali nabiga scw😊😊
@AmiiroadanAnwar13
@AmiiroadanAnwar13 Месяц назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw
@Xamdi_xilkas
@Xamdi_xilkas 6 месяцев назад
Qisoyinkaga runti casharo nololed ayan ka qata mahdsanid waxyabo badan ka faidestay
@HooyomcnInacabdele
@HooyomcnInacabdele Месяц назад
sxpi soo badi jcelk iyo rooxnta qisyoyink ❤😊😊
@S.A.H.R.A_0
@S.A.H.R.A_0 6 месяцев назад
Dambigaas o dhan ninka qaba ka masula😅👍🏼
@Hanna13717
@Hanna13717 6 месяцев назад
Qof Alle ku xeran wllhi xumaantaz kuma soo dhacaayo😢 Nafatada ayaa naar ku horsedyo
@SurprisedBeachChairs-pe9ks
@SurprisedBeachChairs-pe9ks 6 месяцев назад
May lkn waxas dhan waa wax lagu sixre ubaxa moho😢
@FatxiOsman-r7f
@FatxiOsman-r7f 28 дней назад
Been maaha 😂❤
@zuhaipa.rahman6432
@zuhaipa.rahman6432 6 месяцев назад
Allahu akbar😢😮
@suhaybdhamal2612
@suhaybdhamal2612 3 месяца назад
Wallhi anoo maqal ayaan qiyaastay wiilkeeda waxay ku samaynayso
@yurubjiiqale1936
@yurubjiiqale1936 3 месяца назад
Salamaad minkuli afaad iska jira ubaxa gabdhow waa yaab may iska imansato kii qabay
@Itssnura753
@Itssnura753 6 месяцев назад
waxbo ano ciyarin ee meel naga fadhiso aa igu daran😂😂😅iifey is legend 😊
@faaizacusmaanaadam7128
@faaizacusmaanaadam7128 6 месяцев назад
😂😂😂
@BulshoXuseen
@BulshoXuseen 6 месяцев назад
Aniga belwad ayaan leeyahy taasoo ah inaan qisooyinka ifiyey aad ugu waasho hadaan waayona aan dareemo caajis aan dhamaad laheen ilaa intay soo dhacyso tan xigtaa bal hanaga tegin weligaa ileen balwad ayaad na bartee😅
@ifrahabi4834
@ifrahabi4834 3 месяца назад
Kkkkkkk❤, aniguuba bus driver baan ahay, Waan ku haysta qisoyiingaan macaan. Sidi qofbelwad leh cml ayaan noqdey ee waanu belwadeesanahay la soo daqsada huno. Waxaan kale oo aad u dawaada Fatuma muna Chanel, caadi ma aha. It’s the best Manshaallah. ❤❤❤❤❤
@FatxiOsman-r7f
@FatxiOsman-r7f 28 дней назад
​@@ifrahabi4834anakana gabdho baannahay jikada io howsha baan qabsnaa hdaanan dhageesan hoowsha caajis bay nagu qabsan😢❤😂
@user-dd1vr3ip9o
@user-dd1vr3ip9o 6 месяцев назад
Best story teller ❤❤
@FaisaXaajimaxaad
@FaisaXaajimaxaad Месяц назад
Imanka bel
@Xaadqabaaze
@Xaadqabaaze 6 месяцев назад
Waa sugaayey qiso noocan aha huno mahadsanid Wad iga qoslisay ninka loo ciyaaraa kulahaa😂
@FaadumoAhmed-jn4hi
@FaadumoAhmed-jn4hi 26 дней назад
Maadadaas somaliya malaga helaa😮
@kuseylamohammed2379
@kuseylamohammed2379 6 месяцев назад
Hhhh Alla saan ujclhy sheekada mrkad wax naga weydiiso sida "see u aragtaan sidaas, wxba hanoo ciyaarina meel naga fariista " 😂😂😂love it 😉 wlle horay usoco
@maxamedjaamac150
@maxamedjaamac150 6 месяцев назад
waxan ahay qofki ugu horeuey iso qabo
@maxamedjaamac150
@maxamedjaamac150 6 месяцев назад
mhdsnidin
@paariijnhgkk
@paariijnhgkk 6 месяцев назад
😢
@paariijnhgkk
@paariijnhgkk 6 месяцев назад
Waan ku jacelahy❤
@user-jz5lv2py1w
@user-jz5lv2py1w Месяц назад
حسبي الله ونعم الوكيل 😢😢
@Cqaadirxaashimxmd
@Cqaadirxaashimxmd 6 месяцев назад
Masha Allah RU-vid la.annta abarr our brother ileyyss keep going 🥰👑❤️
@hodanhusien6764
@hodanhusien6764 2 месяца назад
Apowe anaga jikada waan ku galnaa balze maka sarno maskaxdena❤
@FatxiOsman-r7f
@FatxiOsman-r7f 28 дней назад
Iskumi baanahay mcney😢😂❤
@user-ex2ke3jf4b
@user-ex2ke3jf4b 6 месяцев назад
Kusaliya xabiikena scw ❤❤
@user-bf1lb8li2p
@user-bf1lb8li2p 6 месяцев назад
Ninka xaliimo qaba asaga ayaa ah dambiilaha qisada ugu weyn wiilkiisana asaga ayaa dilay wiilkiisa😢😢😢😢😢😢😢😢
@ifrahabi4834
@ifrahabi4834 3 месяца назад
Waan ruunta oo kuugu racsanahay. Xasskiisa oo u bahaan ayu daayacay, haddi ay iska dhaali lahayd caruur, taas ayeey iskaaga mashquuli lahayd. .
@FaisaXaajimaxaad
@FaisaXaajimaxaad Месяц назад
Rago dumarkina ilashta
@aishaciise6346
@aishaciise6346 6 месяцев назад
Masha Allah Allaha kubarakeeyo wallkey ifiye
@muna607
@muna607 6 месяцев назад
Al wan saara huno ano saarin mabab dhaafo bal no wad qiso labaay leh nowadaaye❤👏
@sunrise4459
@sunrise4459 6 месяцев назад
Aniga dhar ayaan ku tolaa sheekada
@kuseylamohammed2379
@kuseylamohammed2379 6 месяцев назад
Horay usoco
@SafiyaIsxaaq-vk1uj
@SafiyaIsxaaq-vk1uj 3 месяца назад
Asc
@manoyarow
@manoyarow 29 дней назад
Subxanallaah😢
@NimcoCnuur
@NimcoCnuur 6 месяцев назад
Shiikhow alaha kuusharfo sidaad noosharaf tay🫡👍🫵🫶🏻
@Butuceyyy
@Butuceyyy 6 месяцев назад
Jacaylkaga ifiye😢😂
@hawoabdirahman543
@hawoabdirahman543 6 месяцев назад
جسبن الله ونعم الوكيل
@naruurohassan6043
@naruurohassan6043 4 месяца назад
Saas waaye mar hadaa danbi weyn gashid mid kle inaa gashid waxba kulama ahan waayo sheydaanka ayaa wuxuu kaa dhaadhicinaa laba goorba laguma cafinaayo ee toos danbi ga u gal Allaah na xafido
@FatxiOsman-r7f
@FatxiOsman-r7f 28 дней назад
Wll ifiye iska xaaskaga haiskudayacin hayeey Asxabta ifiyana hdaanaha adinkana waa idin digaa😅😅😅😅
@sudiaanush9684
@sudiaanush9684 6 месяцев назад
Ilyes wxan ka mid ahay tagerayashada kuwa ugu horeya wn ku tagera ila marka janalka marka furtay guuleyzo bro❤
@JH-ec7tv
@JH-ec7tv 2 месяца назад
Ya Allah 😭😭😭😭😭😭😭🤔
@HooyomcnInacabdele
@HooyomcnInacabdele Месяц назад
YA Allah lkn mx ku dhcyi😊
@mss_zu7184
@mss_zu7184 6 месяцев назад
حسبي الله ونعم الوكيل 😢
@Nastexo8027
@Nastexo8027 3 месяца назад
🎉❤
@qaqaaaxmedaxmed
@qaqaaaxmedaxmed Месяц назад
😢😢😢😢
@hamze-mahamud2002
@hamze-mahamud2002 6 месяцев назад
Waar like ugu horeynba waan saaraa
@tofoos22
@tofoos22 6 месяцев назад
Asc ❤
@maxamedjaamac150
@maxamedjaamac150 6 месяцев назад
ifiye sxb sare sare horay u soco sxb ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@queenali3603
@queenali3603 6 месяцев назад
Mrka howl qaban rbo la’anta mba qaban kroh is nta dhago gashto kgu qabsadaa THNKZ IFIYE💜shaqada an qabanayo xta ma dremo la’anta xnuuuun😭💜😂
@bisharoabdulqadir466
@bisharoabdulqadir466 6 месяцев назад
subxaanallah illahow ceebteena astur 😢😢
@Nastexo8027
@Nastexo8027 3 месяца назад
Guul
@anfacmaxmuud
@anfacmaxmuud 6 месяцев назад
❤❤wcs wll
@marizhalpi
@marizhalpi 6 месяцев назад
Wcs wll😊
@jannoduniya5931
@jannoduniya5931 6 месяцев назад
Subxanalaah taas macnaheedu waa raggu in aanay dayacin dumarka ka war qaab xaaskaga mar walba😢
@zafaquen8976
@zafaquen8976 6 месяцев назад
Kan shaxaari waaye 😅😅😅😅
@ubahdhool8158
@ubahdhool8158 6 месяцев назад
Waan saaray wllo❤
@AswanMustafe
@AswanMustafe 6 месяцев назад
Shekadii ugu bila akhlaqsaned😮😂😂
@FatxiOsman-r7f
@FatxiOsman-r7f 28 дней назад
Shaqada safiican mauqabsaty 😂markaa dhageesatey cunta fcn manoo karisay waasoosocdaaye
@Dhibleyyy
@Dhibleyyy 6 месяцев назад
Anaa u horeeya 😂❤
@hallayusuf-tz6gb
@hallayusuf-tz6gb 6 месяцев назад
woow keep going l love you
@hallayusuf-tz6gb
@hallayusuf-tz6gb 6 месяцев назад
😂😂😂
@MaidoYusuf-ev2uo
@MaidoYusuf-ev2uo 6 месяцев назад
Noso badi wl❤
@user-pq7ox8cd1e
@user-pq7ox8cd1e 5 месяцев назад
Xanun badana😭
@user-hs9hz5pj1e
@user-hs9hz5pj1e 6 месяцев назад
Muqaladan leee noo soo badi ❤❤
@user-vz3ec1ki4d
@user-vz3ec1ki4d 6 месяцев назад
Wd iga haysaa hory usoco😎
@amranomar3972
@amranomar3972 6 месяцев назад
Allah Akbar
@amalmohamed962
@amalmohamed962 6 месяцев назад
Allahuma barik
@Nimcaanyaasiin9097
@Nimcaanyaasiin9097 6 месяцев назад
Subxaanallaah dumarku cadowsanaa 😢💔
@xafsamaxamadsalaad9881
@xafsamaxamadsalaad9881 6 месяцев назад
Qofka cabsn waa loo cabsdaa ifiyow
@falisibrahim2452
@falisibrahim2452 6 месяцев назад
Mahadsanid allaha ku xafido❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@user-jc9nj3ik1p
@user-jc9nj3ik1p 2 месяца назад
Asc😮😢😊
@shukriafdhub6847
@shukriafdhub6847 6 месяцев назад
Midkle ifiyow balwada ayad naga wanise ogow gandhaha qob ka ciyaro ineysan diin ficn lahyn o carabta gabdhohoda alhulu dinka waxa layira ansaru sunah mana kasurtowdo waxaan
@user-pu1qb6qh2t
@user-pu1qb6qh2t 5 месяцев назад
Fadhisanmyo 😂😂😂😂
@user-dh6jc7ke4i
@user-dh6jc7ke4i 6 месяцев назад
Wcs 🤝 ifiye
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 6 месяцев назад
Aar maanta heestiisi ahaa sida ubax dhalal badan😂
@khadrahaji3161
@khadrahaji3161 6 месяцев назад
Subxaanallah it is a very painful story😭😭
@AliaHasancilmi
@AliaHasancilmi 6 месяцев назад
bes waye ifiyow ubax danbe farax kama qadayo😂💔
@FarxiyoFarxiyo-ix9vm
@FarxiyoFarxiyo-ix9vm 6 месяцев назад
Sedaa baa inoobalana😂
@UmuMucad-zw1et
@UmuMucad-zw1et 16 дней назад
Weey ficantahay ciyarka lkn raga ayaa reebadiyo ah😅😅😅
@Xalimaa-qx9pz
@Xalimaa-qx9pz Месяц назад
cuwaxu 😂😂😂 macarafbadnah caraf malahan😂😂anaa uriyay mida lawaad ruutinka oo caajiska ah waa ibliis naclatulaahi waaye oku😮😮 waa fahmay
@FatxiOsman-r7f
@FatxiOsman-r7f 28 дней назад
Wlahi caadi matihid ar adaa😂😂😂
@SacidoA-ku1cs
@SacidoA-ku1cs 6 месяцев назад
Wll noso badi qiso yinka carabta❤❤❤❤
@INA_MOHAMED4
@INA_MOHAMED4 6 месяцев назад
Jazaka allah😊
@cabdirizaaqaxmed9701
@cabdirizaaqaxmed9701 6 месяцев назад
Wcs
@cabdiraxmaangeediaadangaca8915
@cabdiraxmaangeediaadangaca8915 6 месяцев назад
Sxb mcn intarneedka madow ka soo hadal ❤❤❤
@user-gm7gg2tp2m
@user-gm7gg2tp2m 6 месяцев назад
Qofkii Ugu Horeyey m.a
@Salma-5i
@Salma-5i 6 месяцев назад
Kani waa xarabo hadlkisu waxba hanu ciyarine naga fadhista mel ku laha yaba idin ciyari kara marka hore 😅😅😅😅
@kiinhassan278
@kiinhassan278 6 месяцев назад
waa qisa ciil iyo naxdin badan runti😢 lkn labadii nin ine fakadaan waaka xumahay
@Nimcaanyaasiin9097
@Nimcaanyaasiin9097 6 месяцев назад
Specially sayid in si xun loo dilo baan sugayey wallaahi but way baxsadeen shayaadiintu! 😢
@khadramohamud9184
@khadramohamud9184 6 месяцев назад
Insha Allaaah. Allaah waxba kama baxsadaan kamana qarsoomaan one day waa la heli doonaa😢😢😢
@kiinhassan278
@kiinhassan278 6 месяцев назад
@@khadramohamud9184 laa shaki adunka ciqaab weyku arkayan saqirkas e ciqaben
@kiinhassan278
@kiinhassan278 6 месяцев назад
@@Nimcaanyaasiin9097 haa anbo wa sugyay 😭 marku guriga ka baxsaday ayaba xanaqay ayago 2nin ah inu ka cararay , ine guriga ku xertan aheed halkasne police ka ku wacaan😫 lkn ma dhicin
@Nimcaanyaasiin9097
@Nimcaanyaasiin9097 6 месяцев назад
​@@kiinhassan278Daaqaduu ka booday mindhaa ILLAAHOW hana ceebayn. Ameen. Xumaan baa routine u ahayd naagta iyo midkaas sheydanka! Subxaanallah yaahuu 😂😂😂😂
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 5 месяцев назад
Bajaajyada naga dhaafe gawaarida aad
@Mohamed-Abdalla70
@Mohamed-Abdalla70 6 месяцев назад
Number one ifiyow😊
@ugbaadmohamed8718
@ugbaadmohamed8718 6 месяцев назад
ooooop hno lagu sugayey❤q
@adnaaadanali5253
@adnaaadanali5253 6 месяцев назад
Alla xanuun badanaaa ❤❤❤❤❤
@user-wy8eq9hc1i
@user-wy8eq9hc1i 6 месяцев назад
Aniga hAdaa dhageesan Rabaa xanuun miyaa mise qatar😢
@user-tw6gq1ye1e
@user-tw6gq1ye1e 19 дней назад
Will ka dil
@nasrocumardhoodi-vh7yw
@nasrocumardhoodi-vh7yw 5 месяцев назад
❤❤
@ubahfahma379
@ubahfahma379 6 месяцев назад
wn ku salamay ilays❤
@zahrosman297
@zahrosman297 5 месяцев назад
subxaanalah aniga xita aad ula yabey qisdaan 😢😢😢 ad aya umahaddin thy😊
@hanefa283
@hanefa283 6 месяцев назад
Sc ifiye nuur guuleyso inshaa ALLAH ❤😊
@BulshoXuseen
@BulshoXuseen 6 месяцев назад
Qisooyinkaagag waa kuwo aad u macn laguna cibro qaadan karo walhy😢
@xaalicabdi-vc7sz
@xaalicabdi-vc7sz 6 месяцев назад
Qiso haccer noogusoo dhex tuur dhowrkii qiso ee carab ahba pro
@fatimaduale7068
@fatimaduale7068 6 месяцев назад
Acuudu bikali maatilaahi taamati minshari maakhalaq subxaanalaah tani hooyo ma ahayn subxaanalaah
@israatosh8053
@israatosh8053 5 месяцев назад
Wlhi ifiyow waxaaan noqon rabaaaaba loyar sidaan udhagaysanaayey qisoyinkaaga
@user-jc9nj3ik1p
@user-jc9nj3ik1p 2 месяца назад
Asc😮😢😂😊
@anfacdadkaagaofficial6479
@anfacdadkaagaofficial6479 6 месяцев назад
Ifiye allah ku barakeyo Wll mcn
@QadroIsmail-gt9pr
@QadroIsmail-gt9pr 6 месяцев назад
Walaalkey ❤
@FathiaNour-nf2ic
@FathiaNour-nf2ic 5 месяцев назад
Macan😔😒
@FatxiOsman-r7f
@FatxiOsman-r7f 28 дней назад
Samidaydi maxaa kuhelag😂❤
@daganiitadolar3516
@daganiitadolar3516 6 месяцев назад
Ifiyow walal anigu saan chanelkaga u baraty balwad buu ii noqday
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 6 месяцев назад
Waa run oo diiniyan waaridka looma qasaasikaro ilmihiisa laakiin ilmaha waaloo dilaa hadey waaridka dilaan dhaxalna kumalahan
@user-nb1yh8ul3q
@user-nb1yh8ul3q 3 месяца назад
Xaaa tiri qoob ka ciyar aa 😂
@abdimahfudgelle968
@abdimahfudgelle968 6 месяцев назад
Anigu wan jecley gabadh ii ciyaarta oo qoobka coyaarka taqan ❤
@user-wy8eq9hc1i
@user-wy8eq9hc1i 6 месяцев назад
Af somaliga iska sax😂😂
@alhajiabdalla3820
@alhajiabdalla3820 6 месяцев назад
ifiyow qisooyinka abaal gudka ah noo soo shid ayaatan
@sumayayusuf4478
@sumayayusuf4478 6 месяцев назад
Ifiyow ha naga cabsin hda ubaxa ma iska ilalina aniga ubax marka laysiyo sanka la aada 😮
@QadaafiSuudle-rs3fe
@QadaafiSuudle-rs3fe 5 месяцев назад
😂😂
Далее
Qalbiyo kala irdhoobey 😭 || Qiso xanuun badan
1:14:07
▼ЮТУБ ВСЁ, Я НА ЗАВОД 🚧⛔
30:49
Просмотров 291 тыс.
Dumar || Qiso cajiib ah
55:10
Просмотров 18 тыс.
SIXIRKII AAN SAXIIBTEYDII  full #qiso
47:08
Просмотров 95 тыс.
رواية خادم الطلسم - علاء محمود
3:48:55
Damaca sheydaanka || Qiso layaab leh
42:01
Просмотров 8 тыс.
Xanuunka jaceylka 💔😭 || Qiso xanuun badan
1:12:11