Тёмный

UGU DANBEEN GURIGEENA CUSUB SIDUU KU SOO BAXAY 

IFRAH QALIIF
Подписаться 253 тыс.
Просмотров 127 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 365   
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 8 месяцев назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋😢
@Adam..7...
@Adam..7... 8 месяцев назад
Scw scw scw
@feizul.feisal
@feizul.feisal 8 месяцев назад
Scw
@mariaadow9704
@mariaadow9704 8 месяцев назад
scw scw ❤❤
@user-yw4dr5nc9d
@user-yw4dr5nc9d 8 месяцев назад
Scw scw
@user-wh5mq5ng2p
@user-wh5mq5ng2p 8 месяцев назад
Sallahu Caleyhiim Wasalam ❤
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 8 месяцев назад
Xasuusta Alle Waa Muhiim Mar Walba ❤
@boqoradacadar
@boqoradacadar 8 месяцев назад
Tuuney waa boqorad fartun happy ayadaa caawin jirtayy hadana ifraax khaliif bay caawinaysaa masha allaah xogaaga allha ku barakeeyo tuuma cadeey Ifraax barakooba adi iyo muuse Codsi qolka jiifka ha iska so duubin dadku mawada wanaagsana
@raxmataali8598
@raxmataali8598 8 месяцев назад
Aaaaamiiiin
@Hiildumarchnel
@Hiildumarchnel 8 месяцев назад
kusaliya xabibkena maxamed scw ❤❤
@ayang7089
@ayang7089 8 месяцев назад
Tuuma masha Allah wey ku hagar baxday ilahay guri farxad iyo barwaqo leh hakaga dhigo insha Allah
@Qu681
@Qu681 8 месяцев назад
Masha Allah ilahey guuri barakadisa wata ha idinka dhigo farxad iyo barwaqo ad ku darentan insha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉
@farahrooblefarahrooble2464
@farahrooblefarahrooble2464 8 месяцев назад
Mashallah mashallah alle haisukiin barkeeyo cimri dheer iyo cafimad
@manaalosman7176
@manaalosman7176 8 месяцев назад
Maashaalah allah gurugaaga hakubarakeyo wxan sugnaaba wa routine quracda xaajiga 😂😂
@boqoradacadar
@boqoradacadar 8 месяцев назад
Kkkkk hor Maris
@Gaaloneceb
@Gaaloneceb 8 месяцев назад
Hhhhh
@ayanmuhumed3488
@ayanmuhumed3488 8 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂howl bdn oo talo aros ciyar ma ahan diyari dheh quracda
@asiaabdi7777
@asiaabdi7777 8 месяцев назад
M.a Hamplyo abyo Ifraax io Duma Muuse isku waara civil eyes allh haniga qabto aamin 🎉🎉🎉
@suleekhacismaan5662
@suleekhacismaan5662 8 месяцев назад
Masha Allah qaali walhi wnku farxay sidaa aa gurigiina u qurux sateen illahy qalbiyadiina haysugukiin qurxiyo Oo ubad khyr qaba haydin siiyo🥰🥰🥰
@raxmataali8598
@raxmataali8598 8 месяцев назад
Mashallah aad ayeey gabadhah kugu hagar baxeen Tuunay iyo walasheed waxaas alagaa dhaha gab wallatiimo Waxa aad heshay gabar kuu hagar baxaday(tuunay mashallah)❤❤❤❤
@Najma12-o8e
@Najma12-o8e 8 месяцев назад
Asc isoo booqo walal sabiskaraayb igu sharaf thanks
@salmacabdilaahi2186
@salmacabdilaahi2186 8 месяцев назад
Mansha allah gurigii malaysia ugu shidnaa ayaa goglatay wlahi allow kuu barakee xbti guri Aad ku dagto risiq dad iyo mid duubyaba alle haydin siiyo
@maryama7918
@maryama7918 8 месяцев назад
Masha allah tabaarakallaah gabadheyda ifrax guri qurux badan waa dhisateene nolol qurux badan oo raagta allaha idin siiyo ❤❤❤❤
@umanajmo6684
@umanajmo6684 8 месяцев назад
Amiin❤❤❤
@asiaabdi7777
@asiaabdi7777 8 месяцев назад
Aamin
@Deeqayuusuf-rc6mg
@Deeqayuusuf-rc6mg 8 месяцев назад
Congratulation muuse iyo ifraax Waad naga farxiseen Arooskiina waan sugaynay wiil iyo caano gabadh iyo caano❤
@fmahammed7569
@fmahammed7569 8 месяцев назад
Hambalyo maashaallah tabaarakaallah guur kiina guur wacan inshaallah qeyr
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 8 месяцев назад
Manshaallah😍 Guri iyo roos kheyr badan alah ka dhigo weel iyo gabar guulow ka yeel amiin ❤❤
@HadiyaMaxamuud-ty6lq
@HadiyaMaxamuud-ty6lq 8 месяцев назад
M.a alle haydinka dhigo gurigi lagu lante lagu nagado🎉❤😊
@NasraAli-t3k
@NasraAli-t3k 8 месяцев назад
Mansha allah tabarakala hambalyo hambalyo ifrax iyo muuse alle haydinka dhigo labadii isku waara ubad khayrqabana kala hela alabtina way idinka maraysa qurux mansha allah kaliya daahyada ayad midab dahabiya ka dhig i lahaydeen waayo fadhiga iyo daahyada way isku eegyihiin way is daminayan midab so waara fadliga quruxbdn
@ayanmuhumed3488
@ayanmuhumed3488 8 месяцев назад
Mash allah 🎉❤isku wara ifrax muse ubad qeyr qaba kala hela Amin inshlah alow isku barakeey mabrook kuweygi ❤️ ada igu faraxay arosken malin un midban fatuna gbr wngsan ❤🎉
@Mucaweya
@Mucaweya 8 месяцев назад
MashaAlllaha ha balyo MashaAlllaha habalyo habalyo aywe as ku wara allaha an kadhega
@ayaanabdullahi1
@ayaanabdullahi1 8 месяцев назад
MaashaAllaah, allahumma mubaarik abaayo ifraah.❤
@Haadiyo
@Haadiyo 8 месяцев назад
Masha Allah tabarakalaah guurkiina gur kkhayr gurigiina guri nagi allaha ka dhigo
@azhaapd
@azhaapd 8 месяцев назад
Alaa anaa u hoey waa inaa ley abal marshaa hablyo lamanaheyga guleysta ❤❤❤❤❤
@damacibrahimducali2942
@damacibrahimducali2942 8 месяцев назад
masha allaah hambalyo hambalyo farxad iyo barwaqo kunolaada ubad bariyaalana allaha idinsiiyo aamiin ❤❤❤❤❤❤❤❤
@Najma12-o8e
@Najma12-o8e 8 месяцев назад
Asc sabiskaraayb igu sharaf walal thanks
@hothoebrahimabdi1136
@hothoebrahimabdi1136 8 месяцев назад
MashaaAllah reerkii lagu naztee lagunagaado my queen 👸and her king🤴
@user-vq1ds5be8c
@user-vq1ds5be8c 8 месяцев назад
Mashllh wallo qali sidan kuugu hambalyeeyo ma aqaano wallhi wallo wan Ku taageraa wallo waxan Ku leeyahay gurigiina guru khayr leh
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 8 месяцев назад
Ayyyyyyy msha allh ifraax iyo seygeeda allha idin barakeeyo
@fadumohassan2425
@fadumohassan2425 8 месяцев назад
Mashaa Allah very simple and beautiful ma jecli guriga meel kasta wax lugu xiro alle hakuu barakeeyo abaaayo
@FardowsaMohamed-d8e
@FardowsaMohamed-d8e 4 дня назад
Hlkaan aynu joogno ilaa Ceelpuur ilaa Galhareeri Hampalyaa kaaga timid❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@zamzamosman607
@zamzamosman607 8 месяцев назад
M.a m.a kun iyo kowjeer ❤ iskuwaara abid
@user-dc6gx1oz6e
@user-dc6gx1oz6e 8 месяцев назад
Ma alaha waa niwataa isku saamra midka kale ha usamro kuri saas ayuu kuragaa yaan fudeed niqadiin waa nijeclahay ❤
@DekzanHussein
@DekzanHussein 8 месяцев назад
Mcllh gurigii lagu nasto lagu nagaado alleh ha kaga dhigo dumashi ifraah quruxey❤❤❤
@nurtofarax6584
@nurtofarax6584 8 месяцев назад
hambalyo Hambalyo isku waara waligiin oo ubad kheyr qaba kalahela muuse iyo ifrax ❤❤❤❤❤
@qurayshocaliaadan3292
@qurayshocaliaadan3292 8 месяцев назад
Masha allah rerkena cusub dhismo dhaqma
@xamdacali4644
@xamdacali4644 8 месяцев назад
Mansha Allah wllo ifarxa guuri khaayr qaba Allae hakaga dhiigo
@deeqodagan7932
@deeqodagan7932 8 месяцев назад
Woww masha allh abyo allh ku barakeyo gurigaga iyo sowjkada hamplyo aros wacn ❤🎉🎉
@halimamahamud7431
@halimamahamud7431 8 месяцев назад
Maasha Allah gurigiina ilaahey ha idiin barakeeyo insha Allah Aamiin yaarabi ❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@abdifatahkassai8347
@abdifatahkassai8347 7 месяцев назад
M.a may Allah bless it
@aishaadanyacqub7071
@aishaadanyacqub7071 8 месяцев назад
Maasha allaah Hambalyo.hambalyo hambalyo wiil iyo caano gabar iyo caano ayaan idinleeyahay
@HamdiWarsame-c4i
@HamdiWarsame-c4i 8 месяцев назад
Mashaa allah illahay haidiin barakeeyo midaka kale waa iga talo walal hadad isgyrsaten naga daya dagaalka beebta ah oo aad marwalba natustan ❤❤❤💕🌺🌹
@adenamiiroali303
@adenamiiroali303 8 месяцев назад
Maasha-Allaah tabaaraka-Allaah ❤❤❤. Aad baa u mahadsan tihiin caawinta aad reer Arooska ah caawiseen Jzka-Allaahu khayran ❤❤❤.
@sahraabdow
@sahraabdow 8 месяцев назад
Abaaya magaaladee joogtiin Mabruuk ilaahey. Qeer haidinkaga dhigo Aamiin Aamiin yaarabi
@MounaKhadar-xu1xj
@MounaKhadar-xu1xj 8 месяцев назад
Allah yabarik barakallah loukamaa waa barakallah 3aleikouma mashallah sister 🎉🎉😍😍😍😍😍🤩🤩🤩🤩
@fardowsoali4647
@fardowsoali4647 8 месяцев назад
M.a hambalyo bambalyo🎉❤ aniga ahaa dahmanka ila qaldan aday ahn lahayn gold qurux❤
@amaarakorhaan9922
@amaarakorhaan9922 8 месяцев назад
Hambalyo reerkiii jira oo isku waara allaha idinka dhigo awlaaad qeyr qabta oo baariyaal ah allaha idiin siiyo
@marwosaalax9303
@marwosaalax9303 8 месяцев назад
M,a alph mapruk ifrax & muse qurux waye lkn decuration derpiga aya ka dhiman🥳🥳❤️💍
@DeeqaCabdi-zx7hk
@DeeqaCabdi-zx7hk 8 месяцев назад
masha allha allah ha isku kiin barakeyo
@HadiyaCismaanAli-ex5fu
@HadiyaCismaanAli-ex5fu 8 месяцев назад
M.a wll ilahhy ha idin barakeeyo wlhi inbadan ayan islaha ma is gursadan alx hadafkayga iyo kiinuna hal mid buu aha ug danbya nin iyo xaaskiisa noqoteen❤hambalyo hamblyo wll vidogan iyo kasii qurux badana waan sugayna wll
@ShacbanNmouse-lp4vk
@ShacbanNmouse-lp4vk 8 месяцев назад
Masha allah allhumma baarik 🎉🎉🎉🎉 fadhiga iyo rogaga decorationka qurx xoga kurasta aya yara yaryar
@NasraMohamed-yj7jc
@NasraMohamed-yj7jc 8 месяцев назад
Inchallah plein de bonheur a vous ❤❤❤❤🎉🎉🎉
@Najma12-o8e
@Najma12-o8e 8 месяцев назад
Asc isoo booqo walal sabiskaraayb igu sharaf thanks
@xarakoladan3079
@xarakoladan3079 8 месяцев назад
Masha allah alle haku barakeyo abyo
@aaminaindho3742
@aaminaindho3742 8 месяцев назад
Mashallaah qurux weeye dhisma o dhaqma ❤💍
@Xamsecabdilaahi-vx9qu
@Xamsecabdilaahi-vx9qu 8 месяцев назад
Allah cimrigaaga hadheeryo wll macn ❤
@habikhadar8410
@habikhadar8410 8 месяцев назад
Maasha allaah ifraah iyo muuse alle ha isku kiin barakeeyo noqda reerkii isku waara ubad khayr leh kala hel
@NafiisaApdulkaadir
@NafiisaApdulkaadir 8 месяцев назад
Mnshalah tabarakalah ilhy isku kiin barkeeyo❤
@Sacadiyasiman-uw4wh
@Sacadiyasiman-uw4wh 8 месяцев назад
Hanbaliyo hanbaliyo hanbaliyo hanbaliyo hanbaliyo hanbaliyo hanbaliyo hanbaliyo arose wacn isku wara ♥️♥️♥️♥️
@cabdisalaanjama6077
@cabdisalaanjama6077 8 месяцев назад
Masha allah allhuma barik
@Najax-tp4uw
@Najax-tp4uw 8 месяцев назад
Masha Allah. Reer. Ubad. Khayr. Qaba kala. Hela
@Hiis3299
@Hiis3299 8 месяцев назад
Gurigii lagu nastee lagu nagaado illhyow ka yeel🤲🤲❤❤❤
@zinabnoor1748
@zinabnoor1748 8 месяцев назад
الف مبروك تستاهلو كل خير انتي واخي موسى❤
@user-oo2tf3ji3v
@user-oo2tf3ji3v 8 месяцев назад
Maasha Allah allahumma mubaarik abaayo inaba caadi maaha najiib xaaskii aay gaabo ani camal soo dhawoow ❤❤❤❤❤
@igranali4413
@igranali4413 8 месяцев назад
Masha allah Habo mcn guul iyo gobonimo 💙🥹🥺🥰♥️
@azuumalapo3694
@azuumalapo3694 8 месяцев назад
Mash allah tabarakalah dhismo dhiqma wllo si uu gurigino guri barwaqo uu khayrle unoqdo reerka quraan ku bilaabo
@umanajmo6684
@umanajmo6684 8 месяцев назад
Alle ha kuxifdiyo❤❤❤
@caabishataa6612
@caabishataa6612 8 месяцев назад
M.allh wllhi hami aroos baaba igalay caawa❤❤❤
@FartuunCadey-xn6mk
@FartuunCadey-xn6mk 8 месяцев назад
Masha allah alfa mabruuk ifrax iyo muse wadajire nabad gala❤❤❤❤❤
@aaminasaalax5087
@aaminasaalax5087 8 месяцев назад
Mansha Allah tabaarka Raxmaan dumshi bah Ku jecel kuso biir from duriyad❤
@user-zs2rh5xj4j
@user-zs2rh5xj4j 8 месяцев назад
Hambalyo ❤guur qayr qabo adiga allah kadhigo midi rerkeda usamirtay
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry 8 месяцев назад
Masha Allah Tabaarka Allah ❤❤ Hambalayo 🎉❤❤ you are the only ones in Malaysia. Her dating was not. Fuse on RU-vid only good job. 🥰
@najmo2679
@najmo2679 8 месяцев назад
Hamplyo hamplyo aroos wacan kiilagu nagaado Allah kadhigo m.a❤❤
@farxiyamaandeeq6022
@farxiyamaandeeq6022 8 месяцев назад
Macha Allah dad aan isla jeclaa Alle haysku kiin barakeeyo
@KhadraMahamed-yk2jb
@KhadraMahamed-yk2jb 8 месяцев назад
Masha allah kuwii isku waara ubad khyr leh kala hela 🎉❤
@msssafa
@msssafa 8 месяцев назад
m.a gabadhan tuuney ladhaho wa gabar fican m.a wll alha ku dayo wanag badaneyyy♥♥
@hodhannoor3751
@hodhannoor3751 8 месяцев назад
Masah Allah mcnto 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤😘😘😘😘😘😘👏👏👏👏
@yasinahmed6493
@yasinahmed6493 8 месяцев назад
Woow isku waara oo caruur kala hela❤inch allah
@khadrauk
@khadrauk 8 месяцев назад
Manshallaha beautiful waxaa kale👌
@xigmaisse5595
@xigmaisse5595 8 месяцев назад
msha allh wiilyo cano gabadh iyo cano🎉🎉🎉🎉
@lulaa1113
@lulaa1113 8 месяцев назад
Masha allaah reerkii lagu nasto oo lagu nagaado daaha ka badala ıfraax dowlo
@nimoabdullahi4264
@nimoabdullahi4264 8 месяцев назад
Masha allah tabarakallah ❤
@ayanomar3962
@ayanomar3962 8 месяцев назад
Masha Allah dooq aad iyi aad u qurxoon ayaad ledahay beautiful😍
@user-fz4cg4fb5k
@user-fz4cg4fb5k 8 месяцев назад
Mansha alahu hambalyo ifrax cadey iyo musey
@IkranMohamedDahir
@IkranMohamedDahir 8 месяцев назад
Masha allh allh ubarkeeyo guurka cusub ❤❤❤🎉
@Najma12-o8e
@Najma12-o8e 8 месяцев назад
Asc sabiskaraayb igu sharaf walal thanks
@haboonofficial3101
@haboonofficial3101 8 месяцев назад
Mchlah tabarakallah isku waraa wllo❤
@safiaabdikadir7420
@safiaabdikadir7420 8 месяцев назад
Congratulations, am happy to see this at long last
@haboonmowliid1573
@haboonmowliid1573 8 месяцев назад
Masha allaha hamblyo hamblyo باك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير 💯💯💯♥️♥️♥️🤲🤲🤲🙏👌♥️♥️♥️♥️
@umuayman8363
@umuayman8363 8 месяцев назад
Masha allah home qurux badan waye ilahay ha idin barakeyo
@mushtaqahmed7904
@mushtaqahmed7904 8 месяцев назад
Masha Allah alle ha idin barakeeyo❤🎉
@amalomar380
@amalomar380 8 месяцев назад
Masha Allah Baraka kheer qabto
@deqadalka9953
@deqadalka9953 8 месяцев назад
Mashaa alah qurux ❤❤ gurigaada alaha kuu barakeeyo ❤❤🎉🎉🎉🎉
@shamsomuuse9777
@shamsomuuse9777 8 месяцев назад
.ifaraxa Amiino away abayo waan isuku kiinjacalahaya❤❤❤❤
@suususharaf7353
@suususharaf7353 8 месяцев назад
Masha alaah habalyo isku waara ubad khayrlena kala hela🎉🎉🎉🎉 ❤❤❤❤
@nafiso7343
@nafiso7343 8 месяцев назад
Waxyaroo qurxoon anan jaam ahayn mashalh alaha isku kiin barakeeyo
@user-mp8zr9ng4r
@user-mp8zr9ng4r 8 месяцев назад
Maanshalah Allah haydinbarakeeyo ifrax iyo muuse gurigiinu guri negi guurkiinu guurkhayrleh❤❤
@user-ni4uz4bp7w
@user-ni4uz4bp7w 8 месяцев назад
Masha Allah xppti Alle hakubarkeeyo routin nosgali hadeed
@falastinfalastin6916
@falastinfalastin6916 8 месяцев назад
Igu dameyn routing kagaga sugeynaaa 🎉❤❤
@youngman1919
@youngman1919 8 месяцев назад
MaashaAlah gabadhan dharka madoow dhoolacadeynteeda ayaanba iska jeclahay.
@Zuleymaan-bi9cu
@Zuleymaan-bi9cu 8 месяцев назад
M.a tabaakarallah illahow isku barake❤ lkn arooska goormu dhacaya qofki ugu horeyay oo caan ah oo an atooskisa daawada noqonaya ifraah❤
@Memoo-farah
@Memoo-farah 8 месяцев назад
Masha Allah Xppti Allah hku brakeyo gurigaga cusub
@MaryanQurux-kf7ru
@MaryanQurux-kf7ru 8 месяцев назад
Mashallah tabaarakalaah allha sidaan maxaan wax bdn sugay ilahayoow iskubarakeey oo ubad qeeer qabo Kala sii❤
@user-xm7fi8vs9m
@user-xm7fi8vs9m 8 месяцев назад
masha.alaaah.bayutifuul.ubaxmanka.uu.xogaa.medebleh.kusodadr❤❤❤
@munaabdiazi
@munaabdiazi 8 месяцев назад
Ilaahay ha isu kiin barakeeyo
Далее
LAYAAB AYEE ILA NOQOTAY ARAGTIDIISA LAMA FILAAN😱😱
10:48
Презентация iPhone 16 за 4 минуты
04:00
Grocery Shopping 🛍️ In Dubai | Alyna Vlogs
17:22
GURIGEYGA CUSUB KUSOO DHAWAADA
13:53
Просмотров 191 тыс.
ROUTINE KEYGA MAANTA IYO HOWSHA GURIGA FULL ROUTINE
9:15