Тёмный

UGU DANBEEN SIDA AAN KA DHIGAYA GURIKEGA CUSUB BY IFAH QALIIF 

IFRAH QALIIF
Подписаться 251 тыс.
Просмотров 27 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

3 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 95   
@xafsoxasan4544
@xafsoxasan4544 2 месяца назад
fadhigadi hore Design hore aya qurxana kan wa folxumo yaila qabo manurayo
@user-wc5kx2es7h
@user-wc5kx2es7h 2 месяца назад
Maazh allah tabirka raxman ilahay haydi barkeeyo ❤
@aishoabufay118
@aishoabufay118 2 месяца назад
Wlh abyo wuquxu badanyayh laki ki hore magaro cadan iyo goldiga ayaa qurux badna❤
@nafiso7343
@nafiso7343 2 месяца назад
Fadhiyaro mcna dhigatay mashalh guri qurxon waye o yar tv korkisa wax yar kudhaji iyo kaso horjedkisa kursiga ❤
@Qu681
@Qu681 2 месяца назад
Masha Allah wu qurux badan yahay sidi hore haduba kasi shidan yahay ilahey haku barakeyo abyo mcn ❤❤❤❤❤❤❤
@rumanabahada7053
@rumanabahada7053 2 месяца назад
maasha Allah habibti qurux alaah I din barakeyo
@mariaabdallah6298
@mariaabdallah6298 2 месяца назад
Abaayo Gurigaaga ilaahay hakuu barakeeyo iyo sawjkaagaba❤ teeda kale haduu Gurigu markii hore ka qurxoon yahay masha allah ❤
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 2 месяца назад
Manshaallah beautiful 10&10 😍🤩
@ayaanyuusuf4505
@ayaanyuusuf4505 2 месяца назад
Design kaan baa qurxoon mansha allah tabaarakallah allahumabaarik ❤❤❤
@maryamah1412
@maryamah1412 2 месяца назад
msha allah qurux wye hda
@user-jp1fe3sh2g
@user-jp1fe3sh2g 2 месяца назад
Abaayo daha labaxaboo balaag kadhig dhex da neh cadaa kadib guriga wuu soobaxaa Ada neh waa Masha Allah ❤
@AaBb-by3hj
@AaBb-by3hj 2 месяца назад
Masha alaah waqurax madowga iyo alaabta wey isku sobaxeen Masha alaah
@astaahilhussein7623
@astaahilhussein7623 2 месяца назад
Guriga wankahelay❤❤
@kadra9957
@kadra9957 2 месяца назад
Masha Allah beautiful 👏 ❤❤❤ Black and white top design 👌 👏 Keep going Ifrah 👏 ❤❤
@sahroabdullahi9935
@sahroabdullahi9935 2 месяца назад
Waaaww kan aya kurxan runti mashallh ❤❤❤❤❤allha kibarakeyo abyo
@haboonmowliid1573
@haboonmowliid1573 2 месяца назад
www qurux waye xabibti allaha ku barakeeyo ❤❤
@itssabiriina9056
@itssabiriina9056 2 месяца назад
Mnshalh tabarkalaah qurx ilh ha idn dhowro awlaad bari ah ilh ha idn kla siiyo❤
@Happ147
@Happ147 2 месяца назад
Mashallah ani guri hore aa ila qurxana
@user-fj3db2nc7s
@user-fj3db2nc7s 2 месяца назад
💋💋💋 walhi mcn
@CaaishoCabdiqdir
@CaaishoCabdiqdir 2 месяца назад
Masha alah lkin mcney inte naga aday wan kuwayny wlhi I miss you mnto❤❤❤❤
@SagalBashir-kz2sk
@SagalBashir-kz2sk 2 месяца назад
Tumo wa gabdhan wanagsan ruuntii ❤❤
@Maryamaruun-ls2wp
@Maryamaruun-ls2wp 2 месяца назад
Saanaa qurxan m.a❤
@user-qi6je5gl1f
@user-qi6je5gl1f 2 месяца назад
ما شاء الله ما شاء الله تبارك الله
@sahraabdulkadiribrahim14
@sahraabdulkadiribrahim14 2 месяца назад
Mashallah qurux waye sharafeey 🥰
@user-lh6lp2hh4j
@user-lh6lp2hh4j 2 месяца назад
Masha allah ani ahaanteyda diseenkii hore io diseenkaan aa qurux badan guriga sanadkaan aa qurxise hore usoco abayo mcn ilaahee hakuu fududeeyo ❤❤❤
@Farhia_ali
@Farhia_ali 2 месяца назад
MAASHA ALAAH XOOGAADA ILAAH. KUUBARAKEEYO QURUX. KADHIGTEY. ABAAYO WELCOME NEW HOME. WAAYE❤❤
@aayishaabdow3856
@aayishaabdow3856 2 месяца назад
Woooiw madowga aya qurux ah guuriga kan aya qurux ah
@user-pc7zk3so6z
@user-pc7zk3so6z 2 месяца назад
M. Abayo qurux❤
@muneiraguzel7212
@muneiraguzel7212 2 месяца назад
Masha Allah dumaashi ❤❤farxad ku noolaada
@NeyruuzNalka
@NeyruuzNalka 2 месяца назад
Fadhiga mesha TV yal ka soo jedi abayo markaso qurux ku soo baxaya
@MaryamaAbdirashid-xd4si
@MaryamaAbdirashid-xd4si 2 месяца назад
Masha allah disenkan ayaa qurx badn ifraxey❤❤❤
@user-rr3cv1qr3c
@user-rr3cv1qr3c 2 месяца назад
Macha Allah Kan ayaa Ka design qurux badan lkn daaha madaw kadhig
@farhiaaadanmohamed2900
@farhiaaadanmohamed2900 2 месяца назад
Masha allah 10/10 siinaya❤
@laloofficial4913
@laloofficial4913 2 месяца назад
Masha Allah tabarakallah
@Sumayo987
@Sumayo987 2 месяца назад
Qofka jiifka mala arkikaro waa masha Allah
@user-dz8le4jt6t
@user-dz8le4jt6t 2 месяца назад
M.a abyo sidana kahele whi m.a qurux abyo💋 hore usoco ina khaliiifey
@AmaalApdisalam
@AmaalApdisalam 2 месяца назад
M.a Queeen allha ku barkeeyo
@ladnafarxanbintu2129
@ladnafarxanbintu2129 2 месяца назад
Qurux wlhie abyo masha allh gacan dahab
@user-ge7dj7zq3c
@user-ge7dj7zq3c 2 месяца назад
❤❤❤
@farhiaaadanmohamed2900
@farhiaaadanmohamed2900 2 месяца назад
Allah ku caafiyo abyo insha allah ❤
@nadiiromoha4064
@nadiiromoha4064 2 месяца назад
M.a gurigana shidan❤
@LuulshaMohamed-qm9nv27
@LuulshaMohamed-qm9nv27 2 месяца назад
Abyo hadana maleeziiya imado oo aan dakano aniga iyo carateeda iyo xajiga in sha allha waxa dageena guriga hada aadakateye ayaakuhesata walhi❤❤❤
@ikranabdulahi281
@ikranabdulahi281 2 месяца назад
Maashaa allaah qurux waaye
@suhanabea124
@suhanabea124 2 месяца назад
Wixi dhan madowa ka dhigtay
@aaminaindho3742
@aaminaindho3742 2 месяца назад
M.a qurux weye ❤
@user-xx7fz8ny9s
@user-xx7fz8ny9s 2 месяца назад
So beautiful 😍 m.a ifraxey
@zeytunabdullahi2503
@zeytunabdullahi2503 2 месяца назад
Mashaallah ❤
@canabqardho7963
@canabqardho7963 2 месяца назад
Wwww mnsha allah wye wad ayuu yu qurux badan yhy abayo ❤
@foziyomaxamed1358
@foziyomaxamed1358 2 месяца назад
M.a waye lkn miska inad cadan kadhiktid ayey ahed madaama uu rooga madowyhy wey isku sobixilahayen ❤hada lkn miska madow ubaxyada madow rooga madow 😂 intee nowadaaa Ifka 😂 don't worry my quen doqaga waaye
@sumayosiman9810
@sumayosiman9810 2 месяца назад
Wllhi beentaa ma ahn mxaa qaldn is dhahaaye illeen halks baa laga hystaa😂
@mariamjego9016
@mariamjego9016 2 месяца назад
Qurux Saaid ayuuu usoo baxay guriga siiba madowga❤
@Prettysukaynah-co2dh
@Prettysukaynah-co2dh 2 месяца назад
M.a ❤😊 Allh idn barakeyo ♥️
@MunoManka-kk6mr
@MunoManka-kk6mr 2 месяца назад
M.a allaah ku xafido rerka anakane allaah no xafido sister❤
@hayataden6499
@hayataden6499 2 месяца назад
Kii horee aya igalaa qurux badaan wllll🎉🎉kana maa xumoo lkin.dookhayga mahiin
@yasmiinashini3353
@yasmiinashini3353 2 месяца назад
ماشاءالله
@ifraaxifka9164
@ifraaxifka9164 2 месяца назад
Waaw msh alah sidan baqurux bdan ifraxee
@sacdiyocabdulaahi1174
@sacdiyocabdulaahi1174 2 месяца назад
Masha allaah
@Ayan-zi1bg
@Ayan-zi1bg 2 месяца назад
Maashallah
@NajahAhmed-rg4zx
@NajahAhmed-rg4zx 2 месяца назад
Masha allaah aadbu uquruxbdanyahay lkn waxa igala quruxbadan dahabigagi
@mariamjego9016
@mariamjego9016 2 месяца назад
Lkn daaha inaa madow kadhigto ayaa kasii qurux badneed but any way dhibmlhn
@user-xt3kp7hv3u
@user-xt3kp7hv3u 2 месяца назад
M.a.kan.quruxu❤❤❤.ha
@ambiyonoor65
@ambiyonoor65 2 месяца назад
Wlhi miskadii hore ayaa qurxonaa
@Kawsy-me2xp
@Kawsy-me2xp 2 месяца назад
Haduuba ila shidanyahy machaAlla
@LuulshaMohamed-qm9nv27
@LuulshaMohamed-qm9nv27 2 месяца назад
Qoftana oo barakiimada galagaliyoso ma aqanee magaceedeye xabata oo kalakacasan halooradiyo hadee qabato neh allha udesato
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 2 месяца назад
Tuma oo laga wado fartun
@HoodoKaappa-fk2dn
@HoodoKaappa-fk2dn 2 месяца назад
M.a dumashi bilaneyy❤❤
@NajaxHani-cn1tc
@NajaxHani-cn1tc 2 месяца назад
Owowowowowowoowwoowowowowowowowwoowowowowowowowoowowoowowowowowowowowowowowow ifrax kan qurux badan wahi masha allha wahi woowowowowowowowowoowowowowow🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@malkiabintishurie6372
@malkiabintishurie6372 2 месяца назад
M.a qurux abayomcn❤❤❤
@naciimacadey8794
@naciimacadey8794 2 месяца назад
Miis madow sidee ubax madow loogu decoration gareeyaa weey isla dameen
@user-pm8be4pd8q
@user-pm8be4pd8q 2 месяца назад
Maashaiiah
@user-pm8be4pd8q
@user-pm8be4pd8q 2 месяца назад
Weyabayo
@user-lu4wj3pc5g
@user-lu4wj3pc5g 2 месяца назад
Asc wll ifraaxeey kiihoraa ilafiicnaa
@AnisoCabdi-cf1we
@AnisoCabdi-cf1we 2 месяца назад
M.a abaayo ❤
@user-vx7qw7uv1q
@user-vx7qw7uv1q 2 месяца назад
Woww
@laylaahmed7318
@laylaahmed7318 2 месяца назад
Kii hore ani ahantayda ila qurux badan
@user-bp8jq7ez8p
@user-bp8jq7ez8p 2 месяца назад
Mashalah my sister but iful
@saynabcali-es4bc
@saynabcali-es4bc 2 месяца назад
kiihore qurxanaa
@sihaamomarqaanax4989
@sihaamomarqaanax4989 2 месяца назад
Aniga ahaan kii hore ila qurxan white and gold
@user-le5yr2tx2s
@user-le5yr2tx2s 2 месяца назад
Kii hore ayaaa qurxana wlh
@SiraadSaalax-jw9qq
@SiraadSaalax-jw9qq 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Halimayyyyyyyy
@Halimayyyyyyyy 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤
@user-ou1gc1wo6k
@user-ou1gc1wo6k 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤
@nafisanafta9555
@nafisanafta9555 2 месяца назад
Away muuse
@user-sw3no4br4x
@user-sw3no4br4x 2 месяца назад
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@MaryanHuseen-dl7ql
@MaryanHuseen-dl7ql 2 месяца назад
Guriga barsada bas miyaa abaayo😂😂😂😂😂 show us more
@user-gh6mw2ib1g
@user-gh6mw2ib1g 2 месяца назад
❤❤
@user-sy9jx2mk1c
@user-sy9jx2mk1c 2 месяца назад
@AnisoCabdi-cf1we
@AnisoCabdi-cf1we 2 месяца назад
❤❤❤❤🎉
@Anfac25
@Anfac25 2 месяца назад
M.a ❤❤❤ abayo waxan rabi lahay inad iga cawisan RU-vid ayan raba inan furti garab isiya abayo adiga io dumashigey jwp
@aayishaabdow3856
@aayishaabdow3856 2 месяца назад
Ma alah
@user-hi1hq4nb7r
@user-hi1hq4nb7r 2 месяца назад
Horta abayo goldiga qurxana lkn kana ma xuma in gurigan labedbedelo way fcntahy inkasto cadan iyo madaw laga baxay wayadi hire laxisayn jiry lkn mansha alah waxaanse ku darsan lahaaa roga iyo miska wada madaw way isla dameen midkood cadaan kadhig markasay so baxayaaan hada isla madobaadeen ilahay hay idin barakeeyo
@user-wm1rf8ih4b
@user-wm1rf8ih4b 2 месяца назад
Arman parnki kusosamey
@user-hf3zx7nt8l
@user-hf3zx7nt8l 2 месяца назад
Birta daaha badal madowga birta maqurxoono madowna maqurxoono
@foziaomar2581
@foziaomar2581 2 месяца назад
Kii hore fcna to much black 😮
Далее
Behind The Scenes | HA IS DISHO NIN LA'AAN MIYAA JIRTO
13:39
Мухочирон эхтиёт бошед!
01:31
Просмотров 115 тыс.
FRIDGE ORGANIZATION & RESTOCK//MEAL PREP
41:02
Просмотров 99 тыс.
Day in my life | My daily routine as mother of 5
25:25
Просмотров 3,2 тыс.
HIRGAL HAMBALYO FURO WAREJIN 🙏🙏
5:29
Просмотров 12 тыс.
UGU DANBEEN GURIGEENA CUSUB SIDUU KU SOO BAXAY
11:27
Просмотров 127 тыс.
SUBAX NIMADA ISNIINTA IYO JADWALKEYGA MALINLAHA AH
8:01
Мухочирон эхтиёт бошед!
01:31
Просмотров 115 тыс.