Тёмный

" Umada waxaad ku Cidhiidhideen inay Xabada Qaatan" Gudoomiye Xuseen Axmed Caydiid 

SAAB TV
Подписаться 499 тыс.
Просмотров 4,6 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

28 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 7   
@abdihayd2924
@abdihayd2924 3 месяца назад
❤❤❤MUJAAHID.XUSEEN CAYDIID ❤. RUNBAAD SHEEGEYSAA. ALE HAKU XAFIDO. ❤GUULEYSO.
@abdihayd2924
@abdihayd2924 3 месяца назад
❤❤❤WAAN SOODHOWEYNAYAA. BEESHAAS. WE6N ❤EE MUUSE ABOKOR EE. BEELWEYNTA. ARAB❤❤. KUSOO DHOWAADA. MEEL LAYDINKA. JECELYAHAY WALAALAYAAL❤ DHAMAQNTIINBA❤. GUUL WADDANI GUUL SLND INSHALAAH
@SaakinSalebaan
@SaakinSalebaan 3 месяца назад
Alle kacabso awooddii ciidanka qaranka waxa dhabar jabiyay mucaaradka walaal
@himilofactory8213
@himilofactory8213 3 месяца назад
Caqligaaga Axmaarka u heesa ayaa noocaas ah, ninka wadani taageera, ee muuse ka soo horjeesta ayaad Faqash u taqaana, waa kii ku xoreeyey, waa kii wadanka soo galay, waa kii wadanka u dhintey, waa ka maalinta ka kaliyaata ee uu diidey dagaalka xaqdarada ah ee laascaanood aaad qaadey ku yidhi waa kugu lama socono, aad sida nink waalan us oo jabtey.. Bal inuun fikira ilma abaagadhe.
@ahmedsulub
@ahmedsulub 3 месяца назад
Adigu Allah ka cabdo, xageed ku arkaysay micaarid yidhi hubka qaata , mucaarid yidhi ciidanka halala dagaalo. Ma mucaarid baa loo doortay Somaliland mise Madaxweyne muuse iyo xisbiga kulmiye. Yaa xilka iyo maamulka qaranka loo dhaariyay. Adoon caqligaagu ka korin qabiil iyo qof nacayb faalo ha bixinin ileen qof xor ah ma tihide lahaystow.
@ahmedsulub
@ahmedsulub 3 месяца назад
Adigu Allah ka cabdo, xageed ku arkaysay micaarid yidhi hubka qaata , mucaarid yidhi ciidanka halala dagaalo. Ma mucaarid baa loo doortay Somaliland mise Madaxweyne muuse iyo xisbiga kulmiye. Yaa xilka iyo maamulka qaranka loo dhaariyay. Adoon caqligaagu ka korin qabiil iyo qof nacayb faalo ha bixinin ileen qof xor ah ma tihide lahaystow.
@himilofactory8213
@himilofactory8213 3 месяца назад
Kulmiye, waa xisbigii qaranka somaliland xuduudiisii keenay OOG, all maxaa tacab khasaar aanu gashaney xisbiga Kulmiye iyo gaar ahaan Muuse biixi cabdi
Далее
Дикий Бармалей разозлил всех!
01:00