Тёмный

urur dhalin yaro ah isku baheestay inay kashifaan dadka qurbaha ku nool beentooda 

nasriin Official
Подписаться 39 тыс.
Просмотров 15 тыс.
50% 1

Subscreib Like and Share

Опубликовано:

 

16 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 88   
@halwoali5532
@halwoali5532 7 дней назад
Dadkaasi ragsanaa alla ilaahow qeyr idin sii kuwii kuwaas naga qabtay dhalinyaradaas allow kheyr idin siii
@HodanAhmed-hs1we
@HodanAhmed-hs1we 5 дней назад
Allaaaah saan ufarxay illhey hayni barkeyo tan ajar baa ka helysaan walhi
@user-xr2qb7jm1v
@user-xr2qb7jm1v 6 дней назад
Allah qabto wixii dalka iyo dadka dhib ku haayo
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 5 дней назад
Hadii sicadaalada wax looga qabto oo aan halqof iyo halqolo la ataa gayn waa goodjob
@kafiyahabdihakim3070
@kafiyahabdihakim3070 6 дней назад
Ilahay hanaga qabto qabyaaladaystayaasha🇸🇴❤🇸🇴
@siradm
@siradm 7 дней назад
Liil baliil waa wattaa aniga, sow qabyaaladda u neceb yahay darteed iyo fekkerkiisa saliimka ah, waa rabnaa wax la dagaalama kuwaas, siiba kabtanka kan la dhoho, isku dirka iyo qabyaaladda leen ku nacay. Dowladda iyo maamulka Puntland xittaa waa isku diray
@faadumomaxamudmaxamed3223
@faadumomaxamudmaxamed3223 4 дня назад
Masha alaah kusocda daalimiinta dal iyo dadba kadagiwaayeen
@khadijac9841
@khadijac9841 5 дней назад
Maanshallah tabarakallah please please please do something if you can walaahi bilaahi we are sick and tired of these people 😢😢
@user-he9hz2uw1g
@user-he9hz2uw1g 5 дней назад
Maashaallah kheyr allaha siiyo dhalin yaradaan
@AmalMohamud-u7l
@AmalMohamud-u7l 14 часов назад
Walaahi waa ooyay war dhalinyarow noo kaca oo naga qabta dadka qabiilka noo kala soocayo waxaa nahY dad isku dhiig ah isku diin ah isku dhaqan ah wiil iyo abtigiis maansha alaah joojiya qabilaytaha😢😢😢
@haldhaa804
@haldhaa804 4 дня назад
Good job
@fartunkhalif2037
@fartunkhalif2037 6 дней назад
Wilashas is abaabulay gusha allaha siiyo waaba la waay dad umada ka qabto halaku celiyo Somaaliya
@namanahmed2601
@namanahmed2601 День назад
‏ما شاء الله waad ku saxan tihiin qabta Mujrimiinta dhiiga daadinaya ee dibad galka ah
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 5 дней назад
Good jop Mida kale dadkaasi waxay halkan ku joogaan qabiilo kale iyo bug intooda bdani
@ubahubah333
@ubahubah333 7 дней назад
Walaahi waa arin wanaagsan dadkan wadamada kale qaxootiga u ah hadaan wax laga qaban way ka sii darayaan
@rahmanuur4145
@rahmanuur4145 5 дней назад
Masha Allah Allah xifdiyo dhalinyarada
@Princesszoya-p2k
@Princesszoya-p2k 5 дней назад
Kkkkk good job shaqo fcn ba qabaynaysin hadad saas samaysan qabiil ba inta naga reebay wada shaqada
@Bambelmo
@Bambelmo 3 дня назад
I wish inay sheekadaan run ahaan lahayd.
@faisaldeqow6360
@faisaldeqow6360 3 дня назад
Thank you may allah help you
@SadioWarsame-rq6ql
@SadioWarsame-rq6ql 6 дней назад
Run aheentii toobiyahaan dhalinyada waxaan leeyahay hore u socda dadkii dhibka ku soo olaliyaa hadana baasiin iyo kabriid u dira soomssliya Please dadkaan kheyr Allah idinsiiyee naga qabta in ay edab yeeshaan ama suntooda dadka laga qabto (Mahadsanidiin
@hassanabadid2477
@hassanabadid2477 5 дней назад
Kabtan Ayub Dahir calasow iyo dhamaan kuwaa lamid dhulkii halagaa shuboo
@ahmedabdulkadir1358
@ahmedabdulkadir1358 4 дня назад
Waa arin wanaagsan waa in lagu dhaqaaqaa .
@aminafarah1457
@aminafarah1457 День назад
alxamdulilaah waa waxaann 30plus in doweled xoogleh aan noqon wayno waa qabiil waan ku duqowney qurbo iyo qabow please and please kuwa nakala qaybiyo halaga hortago 😭
@somali_shorts-m
@somali_shorts-m 7 дней назад
Mansha allah abaayo mcn ❤❤❤
@عبدوحد-ح9خ
@عبدوحد-ح9خ 5 дней назад
Waa Arin lugu farxo waalhe umda allaah ka qabto
@BashirCade-ct1fr
@BashirCade-ct1fr 7 дней назад
Waad mahadsantahay keepgoin
@lulmohamed181
@lulmohamed181 День назад
U gudbiya dhalinyarada liiska haku soo dareen Yacquub siyaad Germany ayuu joogaa wuxuu kahadlaa qabyaalada iyo qalalaasaha ,isku shacabka ,barakicinta.ninkaas umada ha laga qabto.youtubekiisa hala dacweeyo.
@waasugeguuremedia8115
@waasugeguuremedia8115 5 дней назад
Waa howl fcn hala hirgiliyo
@captainpilot2673
@captainpilot2673 5 дней назад
maasha allaaaah waa wax wanaagsan laguna faano
@deqadalka9953
@deqadalka9953 7 дней назад
Saas in layeelo fiicanaa wlh somalida qurbaha joogto edeb in loo yeelo fiicanaa❤ qabiil qabiil no
@MohamedFarah-nu7eb
@MohamedFarah-nu7eb День назад
Qabiilka ha waro wax somalinimo ladho majirto
@farahsaid6913
@farahsaid6913 5 дней назад
Qabyaaliistayaasha in lala dagaalamo aadbaan usoo dhawaynayaa lkn qurba joog iyo guri joog siiba madaxda dadka kala qaybiya halaladagaalamo guul umada soomaaliyeed ee dulman
@hibaakMohamet-zr5yk
@hibaakMohamet-zr5yk 6 дней назад
Waanku❤taageer saneey wlhi qabiil iyo qudhiin ayey dadki kuu kala geeyeen
@DekoMohamud-x8i
@DekoMohamud-x8i 7 дней назад
Maashaa allaah waa dhalinyaro caqli leh Fidno dhan hada waxaa wada kuwa qurbaha cayrta ku qaata
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 5 дней назад
Halkaaa ka wada dhalinyarooy wan Tageersnahy Waxa ay samaynayaan Kii ciic dhahaba no soo dira anaga naqane
@aslidhaladali2573
@aslidhaladali2573 5 дней назад
Waa fikir wanaagsan inaga qabta qudhunka inagu dhexjira
@bilicdawadanka4199
@bilicdawadanka4199 6 дней назад
Mashalaaaaaaaaaaaaaah Tabarakalaaaaaaaaaaaaaaaaah waan ku tageersanhay wllhi🎉 haba isiya dumar land
@anabhusseun6502
@anabhusseun6502 7 дней назад
Amazing sis ❤
@sabariinnuuraxmed8898
@sabariinnuuraxmed8898 6 дней назад
Good❤❤❤
@qumanhorusocod6177
@qumanhorusocod6177 4 дня назад
Ninkaaga miyaa abaayo oo aad rabto inaa soo caan bixiso
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 5 дней назад
That's good 😂😂😂😂
@faadumoali117
@faadumoali117 2 дня назад
Dadka ma adinkaa baasaboorada siiyey markaad leedihiin waa laga qaadayaa war cusub
@Samawade25
@Samawade25 5 дней назад
Badankoodu waxay qaataan lacagta ceyrta sidoo kale lacagta ay ka helaan RU-vid kuma daaraan income kooda intaas kaliya ayaa denbi ah, qabiilkooda oo ay beenkasheegeen markii ay nabadgalyada dalbanayeen
@Neshremy
@Neshremy 12 часов назад
Asc
@kayfmohamed565
@kayfmohamed565 4 дня назад
War naga qabta oo dacweeya dadka qurbaha jooga waa nacnay wayo iyagaa dadka kala dilaya intaas cay iyo qudhun bay wadaan
@user-gs8ly3ed1i
@user-gs8ly3ed1i 7 дней назад
Nasrina abaayo wn ku salamay❤
@Matildaschannel-kx8rz
@Matildaschannel-kx8rz 5 дней назад
Kuwaan waa isku lahjad yaa balanshay?.
@user-jb5ce6nm7j
@user-jb5ce6nm7j 5 дней назад
Soomaali waa intay fahamto.
@hassanabadid2477
@hassanabadid2477 5 дней назад
Runti arin wngsn
@maslah345
@maslah345 5 дней назад
Wixii dhib wada waa inla sooqabtaa waayo bulshada ayla noolyihiin ayey qatar kuyihiin
@Zusan15
@Zusan15 7 дней назад
Walhi dhlin yardan ilhab noso diiray walhi siidan uu nacay qabiil
@omarabdi4179
@omarabdi4179 5 дней назад
waan tagersanahay Kuwa dadka Somaliyed iskudiro inlaqabta😅
@maslah345
@maslah345 5 дней назад
Runtuu kahadlay
@AsmoAbdirazack
@AsmoAbdirazack 7 дней назад
Wixii umada dhib kuwada Allah so qabto
@HodanAhmed-hs1we
@HodanAhmed-hs1we 5 дней назад
Lkn idiris ppe wax iskuma diree dahir muu dhaho
@user-xe3hq6uh2o
@user-xe3hq6uh2o 7 дней назад
Asc nasriiney
@nasriinofficial
@nasriinofficial 7 дней назад
Wcs abaayo mcn
@safaali1579
@safaali1579 7 дней назад
5:27 soomliya hadiilagasoorido waa la iska qabnayaa walee ee umada alle dadkii madaxa iskugaliyey badankood waa qurba joog ee dacweeya meelee glaan hawaayaane inkaar qabyaal waaye dhamaantood mid alle yaqaan kumajiro allaw nagaqabo ubadii bey madax madax isugu gliyeen
@ifoonghauri4046
@ifoonghauri4046 6 дней назад
USA no one above the law! waan ka duwanahay Yurub haddan umada khalkhal galiso jail iyo in lagaa qaado sharciga u diyaar noqo. Waxan dhawaaqaya ee booteenayo waa la turjumaa iyadoo bini aadin u baahan . codkaaga ayaa la duubayaa oo u bedelaya english la socda.
@ainanshedayr7569
@ainanshedayr7569 День назад
Soo tarxiila daanyeerta dadka kala qaybisa. Its called incitement crime and its punishable by law. These primitive maniac are causing in our country genocide and instability.
@SamiyaCumar-u6v
@SamiyaCumar-u6v 5 дней назад
Arin fican waaye lakin dadkaan dad cunka hadii wadankii loo celiyo masakiinta yaa u Muslim ah tan kale qofkaan dacweeye madenaayaan dadkiisna ma deenayaan see la yeelaa
@kayfmohamed565
@kayfmohamed565 4 дня назад
😂😂 Waa iga qoslisay waa dad cun caadiya kkkkk mida kale wax ba ka qaadi maayaan wayo waa loojeedaa inay dad xun ahaayeen
@MohamedNoormohamed-lc4rg
@MohamedNoormohamed-lc4rg 5 дней назад
Xoritul qowl baa kajiro
@Hidanhuda
@Hidanhuda 7 дней назад
Halo diro qof walbo umada madaxa isku galineso weyba kuyar thy intaas xabsi hala dhigi dhihi laha marka umada madaxa isku galineso mad ilahey kacabsatid oo aaqiro mad xasuusatid marka qabiil isku direso
@Maria28832
@Maria28832 7 дней назад
WARYA QURBAHA JAAJUUSNIMO LAMA OGOLA QOF BRIVAT LIFE GIISA KAMA HADLI KARTID ADAA XIRMEYSID CIYAAL SUUQIIN BAA TIHIIN BEENTA KALA TAGA MEESHA DAWLADA QAABISHAY OO QAXOOTINIMO U OGALATEY MARKA SOMALIDA QURBAHA WAA LOO SIMAN YAHAY QABIL WALBA MEEL BUU DAGAA KIR BEENAALE
@QamarAmir-l3m
@QamarAmir-l3m 7 дней назад
Mash Allah abayo macaan ❤❤🎉🎉
@fadumocali1407
@fadumocali1407 5 дней назад
Baga baga sooo qabqabta iyo lacaga reeraha loo diro
@user-lf5qf3gn6b
@user-lf5qf3gn6b 7 дней назад
Waa sax kuwaa umada allaah haka qabto
@user-yt8xc2kr8x
@user-yt8xc2kr8x 7 дней назад
Dalkoodi bey qabiil tartiis kudumiyeen hadane wadamadii kale ayey kubilaabeen edebdaro
@QamarQm-u5v
@QamarQm-u5v 7 дней назад
Raga uu sheegy qaybtood qaxooti kumaysan imaan ee haku khasaarina
@farjanotvso
@farjanotvso 5 дней назад
Maxay ku yimadeen xitaa haday naag keentay nagta keenta qaxooti isku dhiibtay asna waa qaxooti yurub ma Nairobi baad mooday in la iska dagi karo laba mid ayaad ku dagi karta qaxooti iyo inaad milyaneer tahay guri ka gadato ama inaad doowlad u shaqeeyso sida safiir ama qussul tahay oo aad dowlad ka socoto
@QamarQm-u5v
@QamarQm-u5v 5 дней назад
@@farjanotvso intaasba ayagoon midna ahayn bay baasaboorka somaligaa ku tgaeen kuna joogaane isdaji dhinacaad yurub ka fahantay kaliya maahee
@Samawade25
@Samawade25 5 дней назад
Passborka somaliga visa dal kujoog Uma baahna miyaa, xattaa haddii qofku haysto dhalashada dalkaas waa lagala noqon karaa haddii uu been kasheegay markii uu isdhiibayay qabiilkiisa sidoo kale haddii uu been kasheego incomeka kasoo galo RU-vid ka iyo tax return ka.
@QamarQm-u5v
@QamarQm-u5v 5 дней назад
@@Samawade25 maba fahansanidiin nimanka waxay rabaan inay dadka ku dacweeyaan dadyahow wareersan
@f.o847
@f.o847 6 дней назад
kuwa xumaanta faafiya goorma uu tiim u soo bixi
@FutoXar
@FutoXar 5 дней назад
Haawiye hadba buun buun bay keenan😂😂sheekada waxaa loo socdaa in mamul gobeleedada lagula dagaalamo waxaas waxa futada qaawan oo mamul usuurtoobi waayey baa wada
@kayfmohamed565
@kayfmohamed565 4 дня назад
Maamul goboleed marabno adeer daarood ka sheegayso baa kula ahay mana rabno maamul goboleed soomaalia maamul goboleed bay ka dhismi wayday
@FutoXar
@FutoXar 4 дня назад
@@kayfmohamed565 Daaroodka qaarbaa wax ma tarayaal ah sida haawiyaha loo joojin maayo
@kayfmohamed565
@kayfmohamed565 3 дня назад
@@FutoXar reer puntland baa ahay marka marka maamul goboleed waxaa dhaana dawlad wayn
@FutoXar
@FutoXar 3 дня назад
@@kayfmohamed565 dowladu masoo gaari jirin gobalada xamar uun baa noola ,way inoo socon wayday cashar baynu ku qaadanay,2 Raga somalidu way jecelyihiin kursiga dalkunu gacantuu ugali karaa dictator mamul gobeleed taasi masuurto gali karto3 somali tartan bay ku koraan dalka kobaciisa iyo waxtarkiisa ayey kujirtaa mamulo in loo sameeyo4 somalidu waa qabiilo dagaal kadhamaan maayo mamulku wuxuu kahortagayaa dalka oodhan oo dab qabsado sidii dagaalkii 1991
@FutoXar
@FutoXar 3 дня назад
@@kayfmohamed565 haawiye iyagoo qqurbaha jooga ayey lacag uga socotaa dowlada soomaliya lacagtaas oo loogu deeqay gobolada aan gaarin ,oo ay danahooda goonida kufushudaan,mamuladii ay barakiciyeen oo lacagtodi cunen hadana ay qurbaha qaxooti kulayihiin madaxda noocaas raaliga ka ah wax ma lawaadaagi lahayd?
@Halimo-et9zs
@Halimo-et9zs 6 дней назад
Magacahajiro
@bulohus8548
@bulohus8548 6 дней назад
Ninka Qaawan muxuu Qaban - Karaa!!?
@user-yt8xc2kr8x
@user-yt8xc2kr8x 7 дней назад
Waaridaadna kudar
@sadiafarah5021
@sadiafarah5021 6 дней назад
Shaarub waaba kan uxun
@MohamedNoormohamed-lc4rg
@MohamedNoormohamed-lc4rg 5 дней назад
Stop intimidation this is democratic world nonses jahilin batihiin
Далее