Тёмный

Ustaad Abdisiciid ayaa ka waramaya Buuggiisa cusub iyo waayihiisi fikir 

Bogga Maandoon
Подписаться 3,6 тыс.
Просмотров 8 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

23 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 54   
@fitahnz
@fitahnz 3 года назад
A great thinker whose books I enjoy! I can’t wait to read his new book!
@Shahraztaani
@Shahraztaani 11 месяцев назад
😅😅😅
@mohamudmohamud2534
@mohamudmohamud2534 3 года назад
Ina adeer aniga ima qaldi kartid sababtuna waa inaan arkey buugaagii (Xadka Ridada) markaa raali iga ahow
@Jiimka
@Jiimka 3 года назад
Waa mowduuc si weyn loogu baahan yahay in bulshada lagu baraarujiyo, mahadsanid Ustaad.
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 3 года назад
Maasha Allaah waa Mufakir wax badan ka badalay itijaaha dhalinta soomaalida isuna miisaamay diinta iyo nolosha.
@Shahraztaani
@Shahraztaani 11 месяцев назад
Wallahi aduunka waxba kama ogid iyo waxa buuga ku qoran
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 3 года назад
Wax badan baa ka run ah hadalkiisa........Xaggee ka heli karaa Buuggaan......I caawi wll.
@DAACAD383
@DAACAD383 Год назад
Ballan waxaa ku qaadey in somalia ay sii ahaan doonin sidan dadkan saas sameynysa aan ka qaban dooono qalbigyegu waxa uu ugubnaya sida in surka middi la iga saaray waan fahansahy sirtaada iyo waxa aad damacnsanthy waxaan akhristay dhowr buug oo aad adigu qorty waxaana caddeynya inaa gaal cad tahay oo aad rabto bulshada soomaliyeed inaa brainwash ku sameyso intooda aan wax garadka ahayn i.a hadduu Alle idmo wax weyn waa iska bedeli doonna 2030 zomalia oo kutubka lagu dhaqi doono inidhiina ku arki doontaan waxa naga xiga waa 6 years
@ismailyoung1639
@ismailyoung1639 3 года назад
Ustaad Cabdi saciid waxan Kaaga mahad celineynaa Sida waqtigaada qaaliga ah iyo juhdi farabadan aad u galisay Qorista buugaag Afkeena Hooyo ah aadna u xiisa badan waxbadan aan Ka faaidnay Mar kale waan Kaaga mahadcelinaa ustaad
@omarabdinasirmohamed7590
@omarabdinasirmohamed7590 3 года назад
mahadsanid ustaaad cilmi baad burqanaysaa barakow mudane
@abdikfilabile270
@abdikfilabile270 3 года назад
Ustaad abdi waxad tahay shaqsi aqoontiisa maanta aysan Somali badan Fahmikarin Lkn waxaa xaqiiq ah in kumaanan dhalinayra in Aad manka Iyo caqliga ufurtay qofkasta oo akhriya buugtaada waxaan huba in Uu wax badan kafaiidi doono waxaan akhrintisa buuga siyaasad Aan Sixir lahayn walahi page-kasta oo Aan rago waxan dareema in Qayb miskaxdayda xirnayd ii furanto mahadi hakaagarto' 2sano kahor markaan xadka ridada akhriyay ayaan ogaaday in Aad tahay qof somalidu ubahantahy
@maxamedcali2259
@maxamedcali2259 3 года назад
Waxbadan ayaan kaa bartay waa ilaahay mahadii, run ahaantii 2 buug oo horay aan kaaga akhriyay ayaay gabi ahaanba ibedelay, ilaahay caqliga iyo cilmigaba hakuu barakeeyo
@saadaqmohamed1346
@saadaqmohamed1346 3 года назад
ما شاء الله.أتمنى أن تعيش طويلا
@Sakixaashi1
@Sakixaashi1 3 года назад
Aad iyo aad baan kuugu mahadniyaa sida quruxda badan eed noogu hagar baxday, waxaan kaa codsanayaa inaad qoraalladaada wixii buug kasoo hadha -sida maqaallada, gorfaynaha, aragtiyaha iwm - aad nagula wadaagto boggaaga Facebook. Mahadsanid ustaad
@faysalayanle8624
@faysalayanle8624 3 года назад
Saacad iyo dheeraad ayaad hadleysid, dood wax laga garto oo aad dawlad Islaam ku diidan tahay, oo aan ahayn in kooxo diini ahi jiraana, maad sheegin. Kooxaha diiniga ah iyo Dawlad islaam ah sida la isu waafajinayo waxaad waydiisaa dadka aqoonta u leh siyaasadda Islaamka.
@madar9587
@madar9587 Год назад
Cl Siciid Cl Ismaaciil الوحيد والفريد من نوعه
@ibrahimhufana149
@ibrahimhufana149 3 года назад
Mahadsanid Ustaad.
@farhiobarkhad1615
@farhiobarkhad1615 21 день назад
Mulxid weyn ayaa tahay ilaahay ummada hakaa qabto
@abdilahihirad4673
@abdilahihirad4673 3 года назад
Qofku markuu aqoon iyo akhris badan isku darsado wax badan baa laga guntaa. Ustaad Cabdi Siciid wax badan baan muuqaalkan ka faa'iiday.
@techwizissa7247
@techwizissa7247 2 года назад
Mashallah Ustad Cabdisaciid. Mahadsaniid
@mohamedarashiid2203
@mohamedarashiid2203 3 года назад
Mahad badan ustaad.
@jayseshidane8377
@jayseshidane8377 3 года назад
Mahadsanid Jaalle
@kamkam22100
@kamkam22100 3 года назад
Ustaad abdisicid waxaan kaa codsanenaa inaad afkaartada iyo cilmigagaba aad youtube iyadu guuban nala wadaagted ama facbook , wax aqrinta waa muhim qofga qoraaka ahna waxbadan ayu caberi karaa qoraal lakiin ardadaadu daafaha aduunka kala juuga muxaadaro waqti kuuban ah aye jeclaan lahayeen inay ka hilaan adu mahad san
@WaberisaadMoussa
@WaberisaadMoussa 2 месяца назад
Ilahay u tobad keen inataad Forsand haysato))): Bugani wa galnimo caad Cilmi diineed ma lihiid
@jamacjees4277
@jamacjees4277 3 года назад
Mufakir cadiim cabdisiciid ismail
@nihilist.niiniile
@nihilist.niiniile 3 года назад
Mahadi ha kaa gaarto,ustaad.
@saadaqmohamed1346
@saadaqmohamed1346 3 года назад
لقد غيرتني ، أشياء كثيرة خاطئة
@naajaxofficialchannel125
@naajaxofficialchannel125 Год назад
Waar dadka somalida ah ma qaldi kartid wanu baranay adigiyo kuwa meeshan ku midoobay ee kufaarta ah.
@abdirashiidmuhumed4405
@abdirashiidmuhumed4405 3 года назад
Waad ku mahadsantahay faallada hordhaca ah. In buuggii oo aan soo bixin laga hordhaco oo la iska fallanqeeyo waa fududaydka iyo wacyiga hooseeya ee Soomaalida. Waaba ceeb in buug aanad akhriyin ka faalooto. Mahadsanid in badan.
@saadaqmohamed1346
@saadaqmohamed1346 3 года назад
Thank you so much, مدرس حقيقي
@Dacwahmedia
@Dacwahmedia 3 года назад
sxb buugan ma heysaaa?
@galoose
@galoose 3 года назад
Masha allah al ustaad cabdisiciid kutubtada isbadal xaqiiqa ah bay keeni doonan waadna kumahadsantahay dadaalkaga 🥰😍
@yousufhassan1567
@yousufhassan1567 3 года назад
Waa mowduuc wanaagsan mahad sanid ustaat Hambayo hambalyo ayaa leeyahay Xaflada buuga
@cabdilaahiwarsameaaluwarsa8572
@cabdilaahiwarsameaaluwarsa8572 9 месяцев назад
Haddaad ogaan lahayd xaqiiqda iyo budhcad diimeedkii diidanta majahabaabiyay doodaadu way kuu toosi lahad Subxaanallaah
@abdirahman4684
@abdirahman4684 3 года назад
Sheekh abu-acla almawduudi kutubtiitiisu mamnuuc ayey ahaayeen waa arin adag in kitaabkaas lagu iibiyo makrabad furan . Dhamaan kutubta soo gelaysa wadanka faafreeb ayey mari jirtay . Bal arintaas dib ugu noqo
@cadnaanstudio
@cadnaanstudio 3 года назад
Buugaas waa inaan akhriyo, mahadsanid Ustaad
@DhimbilAgent
@DhimbilAgent 2 месяца назад
Waxaad tahay Gaal daaci ah Allaha kusoo hanuuniyo
@WaberisaadMoussa
@WaberisaadMoussa 2 месяца назад
Hadalkani wa galnimo caad Ilahay uu tobad keen 🙄🙄🙄
@ayuubcabdi2636
@ayuubcabdi2636 3 года назад
Dhallinyarow Ka Digtoonaada Fitamkaan. Ka jooga! Ka jooga!. Gaalnimo huwan khiyaano muslim ku gabbasho ah ayaad ku marin habaabin da'yarta xaqiiqdii waa ayaan darro in aad dhallaanka habaabinayso. Eebbahaa u noqo Cabdiyow adeer gacaliye waa shaqsi jecel in aad ka dhowrsatid dab.
@Amin-gw5yh
@Amin-gw5yh 3 года назад
Nin aabahaa leeg baad niicda ka hoos haysaa. Adeeroy comment dhawr sanno kadib waad arki doontaa, doqonimadaadana waad ku qosli doontaa.
@talkpsg5589
@talkpsg5589 3 года назад
Kalsooni ma qabtid aqoonna ma lihid waana calaacalee
@maxamedcali2259
@maxamedcali2259 3 года назад
Kuwa ugu aqoonta yar leh ayaa ugu qaylo badan, wahaabibaa kaa dhex hadlayee iska soo saar
@mohamudmohamud2534
@mohamudmohamud2534 3 года назад
Ayuub Cabdi Ma waxaad akhridey buugiisii hore ee Xadka ridada) aad uga feejignahay Cabdisiciid
@ruwaydaomarabdi5945
@ruwaydaomarabdi5945 2 года назад
اترك الفلسفة التي تخالف الكتاب والسنة وخذ من حيث اخذو وخير الهدي هدي محمد وقدوتنا بعد النبي ابو بكر وعمر وعثمان وعلي وغيرهم من الصحابة هداك الله الي الصواب وجعلك ممن يقتدون بالسلف الصالح ولا احب ان اسميك عبد سعيد لان تعبيد الاسم لغير الله لا يجوز
@TubtatoganTV
@TubtatoganTV 3 года назад
hadalka oo kooban muhiimadaada waa in shareecada laga guuro oo dimoiqraadiyad la qaato baa aaminsantahay soo maaha shaki malahan walaahi gaal baa tahay lacnatulaahi calayk cabdisaciid cabdi ismailk
@Abdalla02
@Abdalla02 Год назад
Kan bookga uu qoray book maahaa ee waa gaaalnimo wllhi 😡😡😡😡 miiska aamineysaan
@abdulog8461
@abdulog8461 3 года назад
Maanta waxaa loo baahanyahay in ayno fahano macanaha diinta islaamka saxada ah,oo ayno ka tagno islaamka ganacsatada
@muscabaxmed2100
@muscabaxmed2100 3 года назад
Aqoonyahan weyn. Waan aqrisan doona buugaas. Faraj fowda heena.
@saacidsamatar2807
@saacidsamatar2807 4 месяца назад
Alle ku soo qabay been badanaa
@mustafaadikadir4758
@mustafaadikadir4758 3 года назад
Hadda waxaa I hor yaal laba buug Mid waxaa qoray adbisiciid midna waa waa hadalke eebaha qaxa ah ee aan aaminsanahy labada mid wuxuu I leeyahay diin iyo dowlad wax iska galay ma jiro Midka kalana wuxuu I leeyahay xukun iyo nidaam lagu dhaqmo wuxuu u sugnaaday islamka iyo diinti uu alle soo dejiyay Mid waa hadalki alle SWT Midna waa hadalki abdisiciid
@maxamedcali2259
@maxamedcali2259 3 года назад
Kan ustaad cabdisaciid wuxu ka hadlayaa waaqican aad joogto quraankuna wuxu ka hadlayaa waqtii nabiga scw iyo asaxaabadiisa, wax aan islahayn ha isla doonan
@abdimohamed8640
@abdimohamed8640 Год назад
Beenaale aan wax aqoonin
Далее
Faafintii fikriga wahaabiga
43:19
Просмотров 1,5 тыс.
повтори звуки животного 😱
00:52
БЕЛКА РОДИЛА КОТЯТ#cat
00:20
Просмотров 860 тыс.
DR ABDIWAHAAB WAXAA LEYGA AFDUUBAY BARTAMAHA #NAIROBI
1:05:34
Sicirbararka Fatwada: Falanqayn (1)
55:16
Просмотров 9 тыс.
Jamal Osman - Waxay isku diyaarinayaan dowladdnimo!
1:26:19
повтори звуки животного 😱
00:52