Тёмный

Ustaad Asad - Wareysi 1/2 - Taariikhda Shiddadda  

HANOOLAATO
Подписаться 486 тыс.
Просмотров 27 тыс.
50% 1

Hanoolaato Media Network
I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato....
Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 101   
@waliyowmataan7843
@waliyowmataan7843 3 месяца назад
Ustaadka waa shaqsi Taarikhda yaqaan cilmi diini ah na ku darsaday allah ku xafido Ustaad.. Wana taariikh badanaa Dadkeena wax ma aqriyaan waxey Dhageyystaan un'... Thanks to Ayaanle Cabdi badanaaba aad dad macqul ah LA hadashid.
@ismailbinmohamedbinmahdi
@ismailbinmohamedbinmahdi 2 месяца назад
Ustaad asad wa nin taariqyahan, aqoonyahan, haldoor dhan walbo ka dhameystiran , waxaaan jeclaaa lahaa in ustaadka laga qoro bugag waxgal ah si jiilka danbe ugu faa'ideytaan jiilkas, runtii aqontiis, maadi iyo diini wa nin dhan qalbo ka dhameystirn alle ha u siyaadiyo soomalidu siiba dhalinyarada iney ka faa'ideystaaan jeclaan lahaa , ayaanle thanks usatad Assad wareysigiisa no so badi waxbadan ayaa ka faaidnay walahi ,
@Adamplayz195
@Adamplayz195 3 месяца назад
Ustaad asad cajiib wayey sida wanagsan taariqda uu sida fudud u sharaxay, mahadsanid wariye Ayaanle iyo ustaad asad
@user-nj7vj8yx9p
@user-nj7vj8yx9p 3 месяца назад
Maashallah Ustaad Asad Wehliye
@Abdighani_Alinor
@Abdighani_Alinor 3 месяца назад
Masha Allah thanks
@heerqaran580
@heerqaran580 3 месяца назад
Ninkaan waa nin taariiq badan haayo sababtoo ah hadalka ah in Yuhuuda lagu badbaadiyay dhulalaka muslimiinta baadari yuhuudi ah ayaa hadda ka sheekeynaayay asagoo la safnaay mudahaaraad yadda lagu taagaaraayay Falistiin ayagaa na magan galiyeen ayuu leeyahay markii yurub nalagu xasuuqaayay
@xasaninhodestevano820
@xasaninhodestevano820 3 месяца назад
First 😂❤nacalaa sheydaan ku yaalee like
@Aybmhm
@Aybmhm 3 месяца назад
Meesha ma barkin baa kuu taalay😂
@bukhaarixasancali8349
@bukhaarixasancali8349 3 месяца назад
Ustaad asad waan bogaadinayaa sida cajiibka ah ee aad u bixisay sharaxaadda waafiga ah balse marka aad sheegeyso xabiibkeena muxammad scw ha ugu dhawaaqin kaliya magaciisa oo qalalan wayo allihii abuurayna uguma dhawaaqin sidaas mahadsanid.
@ahmeddahir6224
@ahmeddahir6224 3 месяца назад
Masha Allah ustaad Asad Iyo Ayaanle ❤
@ayubsheq3860
@ayubsheq3860 3 месяца назад
أرض شام أرض ألا سلام
@mohamedsodalabshiir
@mohamedsodalabshiir 3 месяца назад
Fadlan ha isku qaldin diinteeyda barakeysan ee islaamka iyo hab dhaqanka carabta ee ku dhisan jahawareerka
@fnw8688
@fnw8688 3 месяца назад
Hanoolaato ❤
@user-wh7kj5tj6k
@user-wh7kj5tj6k 3 месяца назад
Manshallah ❤
@abdikariimmohamed7871
@abdikariimmohamed7871 3 месяца назад
Ustaad asad
@hussenhukun9938
@hussenhukun9938 3 месяца назад
Waa arin loo bahnaa tariikhaha noocan oo kale ah wan soo dhawaynayaa noo soo badi sxp
@abdulkadiryousuf7395
@abdulkadiryousuf7395 3 месяца назад
Muuse Masar Haruun Masar Muxamed Scw Maka
@geediga.hayaanka
@geediga.hayaanka 3 месяца назад
asc walaalayaal carab qiyaanada lagu sameeyey iyagaa kow ka ah oo fududeeyey ninkaan natanyaahuu la dhaho waa boolan magaciisa runtaa natanyaahuu ma ah waa la qatinaa ilmaheygaa ii sheegay taariikhdiisa ayey soo qufeen boolan magaciisa runtaa waa magac boolish markuu falastiin yimid ayuu la baxay natanyaahuu waana bug dadkaan meesha lageeyey bariga yurub ayaa laga soo aruuriyey
@alifarah24channel82
@alifarah24channel82 3 месяца назад
Asad dhere rer qoryooley dhalin yaradooda dhan waa muracalamiin salan sare iga gudoon adiga iyo wariye sare ayaanle libanta in aad ku labatid dadka wax bartid waa ku sugeysaa asad dhere
@abdullahabaw6922
@abdullahabaw6922 3 месяца назад
Dhulka jasiirada carabta maleheen central government sidaas ayaa loo doortey nebiga csw meel an nidaam ka jirin USA
@AliMohamud-qb3rs
@AliMohamud-qb3rs 2 месяца назад
Illahow guuley falaastin guuley dhamaan dhulkaada
@Ma_Ogtahay24
@Ma_Ogtahay24 3 месяца назад
Ustaad ka iyo Ayaanle aad u mahadsan tihiin!
@somaliaoutlet
@somaliaoutlet 3 месяца назад
Asad waa legend waliba malin hire Iran sidu ifahamsiyay ku jecladay legendkan wa wataa ee noo soo badi.
@HUSSEIN10764
@HUSSEIN10764 2 месяца назад
Aayada ah reer bini israaiil aduunka ayaan in fadli yeelay waxaa weeye walaal ilaahay samada ayuu ugu soo dejin jiray wax walba ay rabaan oo diyaar ah cunto dhar iyo waxyaabaha uduga marka way iska diideen oo waxay yiraahdeen anagaa beeranayno oo sameesanayo wax walba marka fadligii meshaa buu ku dhamaaday 😅
@warsameahmed9871
@warsameahmed9871 3 месяца назад
Ustaadku waxuusan sheegin doorkii ay ku lahayd dowladda sacuudiga abuuridii iyo maamulka yahuuda ilaa iyo maantadaan la joogo.
@mohamedsodalabshiir
@mohamedsodalabshiir 3 месяца назад
Carab waa cadawga kowaad ee dalka yaga somaliya balse waa farxadeeda in carab jilbaha dhulka loo dhigo
@armyboy8205
@armyboy8205 3 месяца назад
Asc. Maxamed Soodalabshiir maxaa kaa qaldan walasl? Oo qof Muslim ma tihid hadana Israaiil taageereysid. Subxaanallaah!!
@xassancade8032
@xassancade8032 2 месяца назад
Dhalasha ahaan nuux aan ku abtirsanaa marka nabiyallahu aadam laga soo taga
@queensheba007.
@queensheba007. 3 месяца назад
Dahashiil maxaa ka galay diinta iyo tariuqada lacagta iyo guriyahaya dhaca dilka ku suganadaan diin faraha lasoo galin taasi waxay ku qasaarayaan wax walbo aya aruuriyeen
@DeeqSheekh-yn2ch
@DeeqSheekh-yn2ch 3 месяца назад
Ibraahiim iyo ismaaciil dheh
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 3 месяца назад
Ducadda yaan laga baqiilin walaalaheen Falestiin
@imanhaji7166
@imanhaji7166 3 месяца назад
Nabi Ismaaciil(csalaam) waxaa dhalay Haajira (radiyallahu canha)waxaa ka farcamay Carabta,Saar(Radiyallahu Canhaa) waxaa ay dhashay nabi ISxaaq oo dhalay Nabi Yacquub oo loo yaqaan( Israel) oo la mid ah Cabdullahi,Carabta iyo israel waa walaalo oo waxaa dhalay labadaba Nabi Ibraahiim(Csalaam) balse laaakiin xaasidnimo iyo Allah caasi baa maanta allah aduunku ku ciqaabay waana wax socon doona ilaa iyo Yawma diin.
@abdallah22abdi78
@abdallah22abdi78 3 месяца назад
Ingiriis aabaha qiyaanada siduu carabta ukaladilay ayaaba caadi ba ahyn
@SharmaakeMaxamed-ci4kq
@SharmaakeMaxamed-ci4kq 2 месяца назад
How much did Israel give you
@ahmedabdulahi-fg1iz
@ahmedabdulahi-fg1iz 3 месяца назад
Isqaaq saara dhashay, haajarana waxay dhashay ismaaciil
@khalidhussein6551
@khalidhussein6551 3 месяца назад
ustad maryama yahuid maysan ahayn
@Marshalfrance
@Marshalfrance 3 месяца назад
laobo jaahil oo been iskugu camiraaya lakin somalida jaahilinta ba waxan run moodaya anigu wan ku qosla un🤣😂🤣 ayanleh wa doqon lo jeedo wa qof isago fadhiya xurda u firsada indhihiisa
@Kadam-HA
@Kadam-HA 3 месяца назад
Nabi Ibraahiim wiilkiisa waa Ismaciil .. not Isxaaq. Europe marka lajoogo Shaam waxeey ku beegan tahay Koonfur
@mohamedsodalabshiir
@mohamedsodalabshiir 3 месяца назад
Somaliya ha nolaato balse madaxa ayeeynu ka togan donaa cida carab u hiilisa
@yuusufSiyad-yc7qy
@yuusufSiyad-yc7qy 3 месяца назад
Inaga waa isku keen mid, carab iyo yuhud waa tol, balse inaga way ina taageen iyagaynu u heeryaysannahay.
@Aybmhm
@Aybmhm 3 месяца назад
Sug aan koob shaaxa oo cadays ah soo qaatee🥴
@queensheba007.
@queensheba007. 3 месяца назад
Badiyo ha lo caliyo ninkaan caruurta somalida tariq been yuu barin melaha lugu dalin hada askar intii laga dhigo ayaa qatar iyo dubia laga ibinoyaa ilahay ka baqo wiilkan xata shanab qabin ayaa taariq ka hadlooyaa
@N.O.A.R-rz3kr
@N.O.A.R-rz3kr 3 месяца назад
Cisa cs iyo yaxya cs; ameey ilma habreed ahaayeen?!!
@abdulkadiryousuf7395
@abdulkadiryousuf7395 3 месяца назад
Waa ilmo Aayo
@N.O.A.R-rz3kr
@N.O.A.R-rz3kr 3 месяца назад
10:31 dhageyso Waxoo leeyahy yaxya cs abti oo u yahay cisa cs.
@mohamedsodalabshiir
@mohamedsodalabshiir 3 месяца назад
Israel 🇮🇱 has the right to defend itself, because everyone has the right to live in happiness and peace
@alimahamed2717
@alimahamed2717 3 месяца назад
Who can tell me....they killing people...
@yusufabdihagi7829
@yusufabdihagi7829 3 месяца назад
Israel dhamaantood hakukufsadaan adiga iyo familygaada oo dhan. Doqon
@user-gh7rk5fq6t
@user-gh7rk5fq6t 3 месяца назад
Qoomka yahuuda maad katirsantahay ey baatahay baacow😮
@farxaanaadan4237
@farxaanaadan4237 3 месяца назад
Adi iyo yahuuda maxa farqi ah oo idiin dhaxeeyo wa siman tihiin.
@khada917
@khada917 3 месяца назад
Nafahooda haku difaacdaan dalalkii laga soo aruuriyay ee jarmalka bariga yurub iyo ruushka falastiin maaha dhul ay shaqo ku leeyihiin wuuna gaba gaboobi doona mashruuca guumaystaha ingiriis cunuga wacalka ah uu ku beeray meel uusan ku waari doonin.
@mohamedsodalabshiir
@mohamedsodalabshiir 3 месяца назад
I love you Israel 🇮🇱
@mohazat5009
@mohazat5009 3 месяца назад
Abaha iyo waxaa tahay was farakh
@ayubabdurehman10
@ayubabdurehman10 3 месяца назад
Allaha kuso hadesyo
@muktardiyad93
@muktardiyad93 2 месяца назад
😂😂 you missed a single person to subscribe and watch your channel that's the sadness you have and support Isreal who killed their own uncle and brothers. What of you they can do to you? surely they will pearl this like skin feather you have. Support Isreal or not we don't mind your poor utter, poor son sorry.
Далее
Аруси Точики ❤️❤️❤️
00:13
Просмотров 367 тыс.
when you have plan B 😂
00:11
Просмотров 21 млн