Тёмный

Video gaan waa original caadiya masoobadiya muqalo sidan ah 

Hodan Leeyli Media
Подписаться 8 тыс.
Просмотров 261 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 189   
@maryanruunshnuur.4516
@maryanruunshnuur.4516 4 месяца назад
Qurux Qurux maba laga sheekeyn karo ilaahey dadka iyo duunyadaba iyo deegaankaba ha inoo ilaaliyo❤❤❤❤❤
@Kheerto-un5cy
@Kheerto-un5cy 4 месяца назад
Amiin yaa rabi
@Liiloowe
@Liiloowe 4 месяца назад
DAAWADA LUGU DURO WAXEY YAREYNEYSAA DHALMADA IYO TARANKA XITAA CAANAHA LAGAMA HELI DOONO WAA DAAWO XOOLAHA SOMAALIYA LOOGU TALO GALAY.
@AhmedAhmed-xw1fz
@AhmedAhmed-xw1fz 3 месяца назад
أجمل بلاد بلدكم
@કટુભાઈવસૈયા
AA😊​@@Kheerto-un5cy
@Dreamy-M
@Dreamy-M 4 месяца назад
MashaAllah dhulku aadbuu u cagaaran yahay una qurux badanyahay😍
@lyavu
@lyavu 2 месяца назад
❤❤❤❤❤
@nasreenwhatdowedohavali1425
@nasreenwhatdowedohavali1425 4 месяца назад
Soo badi waa muuqaal qurux badan jizaka laah
@boosteeyorooble5287
@boosteeyorooble5287 4 месяца назад
Hodaney, ina'adeer shirkiga iska illaali dheh "Yaa Rabbi"
@abdulwahidmohamud9408
@abdulwahidmohamud9408 4 месяца назад
Meesha sanam cid ku caabidaysa ma aragno
@villagefarmer5110
@villagefarmer5110 2 месяца назад
Like saya suka dengan cara peternakan seperti ini .
@rodahassan929
@rodahassan929 4 месяца назад
Asc masha Allah. Waad mahadsantahay muuqaal cajaayib ah .lakiin somali waxa haysta dabar go anay fahmayn xataa kuwa comments qoraya kuma bararugsana. Xoolaha barwaqadaa Allah ugu deeqay sababata loo mudayo waxa lagu mudayo maxay tahay maydinkaa samaystay .maxay kasamaysantahay ma ogtihiin .jawaabtu waa maya boqolkiiba boqol waa sun idinka iyo xoolihina laydin ku dabar jarayo waana wax somalida loogu talagalay waayo waxa la ogyahay dowlad somaliyeed oo badhaysa in aanay jirin. Dadkiina caqligii ay ku fekeri lahayeen malaha. Waxan idinka codsanaya kadaaya sunta aad xoola kumudaysaan wallahay waa laydin dhamaynaya caqligiinu hasheqeeyo weligeen xoolay somalidu lahayd lama mudi jirin..geedaha baa daawo iyo caafimaadba Allah u geliyey. Wiil aan ilmadeer nahay oo kudhashay uk hooyadiina cadaan tahay wuxu bartay sida loo baadho tayada dawooyinka. Somaliyuu aaday markii ugu horaysay wuxu qaatay qalabkii wax lagu baadhayey. Farmasiiyaduu tegey wuxu baadhay dawooyinkii yaalay wallahay wuu ooyey xataa xayawaanka looguma talagelin buuyiri waxa dadka lasiinayo qaarna way dheceen oo dhayd cusubaa lagu qoray. Waakanaxay waxa lagu mudaayo xoolo barwaaqo jooga yab dadkeeni caqliga lagaa may dhamadeen.
@malakaaay
@malakaaay 4 месяца назад
balaayada aa daawada moodeysaan aaa xoolaha isaga dureysaan kadaaya ⚠️ daawo maaha waa sun waana sababta dadka hilibka iyo caanaha kaliya cunaa cudurku ugu wada dhacay😢😢😢 somalidu waa cawaan 😢😢 ma oga waxba 😢
@LUISFIGO-tr5pw
@LUISFIGO-tr5pw 4 месяца назад
Diimaale xasan yac quub hadaan maqlay obakar gaabane ixasuusisayaaaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ziizii iyo lafwayn kaa soo goobin
@Gt-nc9nr
@Gt-nc9nr Месяц назад
So badi walashay waa u xiisay noloshii miyiga
@MedaliGire
@MedaliGire 4 месяца назад
Wa dhul barwaqo ah MASHA ALLAH Wadanki Somaliya
@keyseabdi7416
@keyseabdi7416 4 месяца назад
Darmuuska iska dhaq dhusuq cml daaradana xaaq
@RinaLum
@RinaLum 3 месяца назад
I'm brother from Eritrea Mashallah Allah bless you ❤❤❤
@cayuuniali7127
@cayuuniali7127 4 месяца назад
WAXAN SOOMALI KALA YAABEY WAR XOOLAHA LEYSKA DURO XOOLAHA MAXAAD KA OGTIHIIN IN TARANKA DHEEFKA BUBURINEYSO OON LOOGU TALA GALIN IN AY SANATKA LABAMAR DHALAN XOLAHAAS. ASIGA WAX SODUBAYO DAWADAAS KASOBAARA DADKAAS JOOGO XOOLALEYDA AMA BARALEYDA WAA MASAKIIN WAXKASTA WAA LOOGEYA AYADO LAGA HUBININ.ALLAHA XAFIDO.
@Sas-ly5gk
@Sas-ly5gk 3 месяца назад
ماشاءالله مره حلو 💐💐💐💐
@SahroFarah-fj4bv
@SahroFarah-fj4bv 4 месяца назад
Barwaaqo m.sh
@GoldiMum-mw4jx
@GoldiMum-mw4jx 4 месяца назад
Maanshaa allaah soobadiqurux
@hassanolad7129
@hassanolad7129 4 месяца назад
Masha Allah
@SikoSalo-qb5ed
@SikoSalo-qb5ed 3 месяца назад
በጣም ያምራል ማሻአላህ እመጣለሁ እኔ ኢትዮጵያን ነኝ እወዳችሗለሁ
@fatimarashid3481
@fatimarashid3481 3 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ዋውውውው
@CrAbukar-fc8yb
@CrAbukar-fc8yb 4 месяца назад
Muuqaalka saara like ❤
@hawoali-kf4cj
@hawoali-kf4cj 2 месяца назад
waa xagee meeshaan
@dahirwarsame7528
@dahirwarsame7528 4 месяца назад
Yaa amaa waxarahal wax lasiihaa
@sjg87
@sjg87 4 месяца назад
Soo badi wall masha alaah❤❤❤
@maxamadxasan-ep1pc
@maxamadxasan-ep1pc 4 месяца назад
Keep going
@Mohamedciise2021
@Mohamedciise2021 4 месяца назад
Haa wll waa vedio gi ugu wanaag sana ee aan arko
@AhmedGaan
@AhmedGaan 4 месяца назад
Maasha alaah aloo barakee
@LUISFIGO-tr5pw
@LUISFIGO-tr5pw 4 месяца назад
Miirtuugo dheh❤❤❤❤❤ Taqwomataslee
@abdikadirOmar-i7o
@abdikadirOmar-i7o 4 месяца назад
Wiikaa waa xujoobay gabar lamasiinayo
@siedmeash515
@siedmeash515 3 месяца назад
Mansha allah waa halkee wall waaban jeclaaday maasha iyo inantabA
@fatimamohamud42
@fatimamohamud42 4 месяца назад
Masha Allah qurux waye
@GuledAhmed-kz5ts
@GuledAhmed-kz5ts 3 месяца назад
Waamaxay nimankan riyaha lisayaaa
@LUISFIGO-tr5pw
@LUISFIGO-tr5pw 4 месяца назад
XBTII XAFADA MALA DAGAN YAHAY
@xamdakaafiya3423
@xamdakaafiya3423 4 месяца назад
Hore usoco
@Aminamohamed2464
@Aminamohamed2464 4 месяца назад
Haaa baayo soo badi
@AhmedMohamed-rq6hr
@AhmedMohamed-rq6hr 4 месяца назад
Aricadka ceesaantii waa meeqa dollar
@IbrahimHiddig-dc5db
@IbrahimHiddig-dc5db 3 месяца назад
Soo badi walaal nuucaadoo kale allaha badiyee
@fadumoali7402
@fadumoali7402 4 месяца назад
Xoolaha socodka iyo kaxaynta badan wuu ku caatoobayaa ee ka daya. Dhulku waa cagaare ha iska daaqo.🇸🇴🍀🐐
@CumarSalad-sw1xf
@CumarSalad-sw1xf 3 месяца назад
Badiyo waa uxiisay
@habibpkvlog
@habibpkvlog 2 месяца назад
Great vlog Amezing world
@gadoodqaran1585
@gadoodqaran1585 4 месяца назад
Soobadi maashaa allaah dalka Isha aan ku nuursanne
@mariaahmed9018
@mariaahmed9018 3 месяца назад
❤❤waa nolosha runte somalida soo badi
@amalh3268
@amalh3268 4 месяца назад
maanshallah tabarkallah, aadbaan uga helay muuqaalkan..allow dalka iyo dadkaba noo barakee
@hornafricanfarmingtv4
@hornafricanfarmingtv4 3 месяца назад
Soo badi
@Jama3131
@Jama3131 4 месяца назад
Ma sha Allah soo badi muqaalada noocaan.
@abdirisakmohammed7293
@abdirisakmohammed7293 4 месяца назад
M.ALLAAH QURUXDA DALKEENA IYO XOOLAHEENA ALLOW NOO BARAKEE
@xamdakaafiya3423
@xamdakaafiya3423 4 месяца назад
Soobadi qali
@LUISFIGO-tr5pw
@LUISFIGO-tr5pw 4 месяца назад
Abaayo Agmar maxaa madhahaaa❤❤❤❤❤❤❤ noo jilci fadlan
@zahrahassan523
@zahrahassan523 3 месяца назад
❤❤❤❤ QATAR❤❤ SO BADI❤ SHAQEYS O❤❤❤❤❤❤
@dr_safa512
@dr_safa512 3 месяца назад
Abayo macanto wlahi waxa tahy qof Ad uganagsan horay usoco
@ShukriAxmad-s4d
@ShukriAxmad-s4d 4 месяца назад
M.a haanoosoobadi qurxadhulkaandaawaheenay iyo dooga❤
@jamiilajay2046
@jamiilajay2046 4 месяца назад
Masha allaah keep going sister ❤❤
@abdihassan5146
@abdihassan5146 4 месяца назад
Dameeralay dad la taw maahan
@kafiyaabdulkadir6973
@kafiyaabdulkadir6973 3 месяца назад
Haa soo badi naadiyaha aad ayaan u jeclahay
@yayayacin
@yayayacin 3 месяца назад
Haa sobadi
@khadrayusuf2300
@khadrayusuf2300 4 месяца назад
Mìyaanay dhiishu gubanaynin
@Abdifitax77
@Abdifitax77 4 месяца назад
Abayo Ari Uur Leh Kaabsool Mala Siin Karaa neh😮
@nuuramuuse7497
@nuuramuuse7497 4 месяца назад
Daaqa u cunayo iyo sidu caato u yahay isma laha ariga
@sahraabdi8364
@sahraabdi8364 4 месяца назад
Asc yes absolutely nice and beautiful my country I miss 😢so much I love ❤️
@sadiqf7683
@sadiqf7683 4 месяца назад
huuno Hodan videogaaga wuu isoo gaadhay minneapolis maashaallah
@AxmadDhuudhuu
@AxmadDhuudhuu 4 месяца назад
Haasoobadisxp❤❤
@rooblemuusecabdidable
@rooblemuusecabdidable 4 месяца назад
Masha allaah soo badi wll waa wax aad uqurux badane
@aishasaleban982
@aishasaleban982 4 месяца назад
Maasha allaah haa walaal noosoobadi
@AbshiroAli-xm3ke
@AbshiroAli-xm3ke 4 месяца назад
masha allaah inbadan waan ilaaliyay
@dr_safa512
@dr_safa512 3 месяца назад
Ma'sh Alaha alaha idinbarakeyo xolaha
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc 4 месяца назад
Gabdhuhu GAAR AYAAN kuwa miyiga surwaal dheer . dheerIyo garan ama toob gacmo dheer
@WaaoVillageanimalbilli
@WaaoVillageanimalbilli 2 месяца назад
MASHA ALLAH ❤ from @WaaoVillageanimalbilli
@ahmednaasir
@ahmednaasir 4 месяца назад
Haa soo badi hunadayeey
@blackisbeauty4127
@blackisbeauty4127 3 месяца назад
Mashallah ❤❤ markaan yaraa waxaan tagey baadiyah Dollo dulkaa iyo Danood. ❤❤
@madashawanaga6577
@madashawanaga6577 4 месяца назад
alla somali sonkor jecel waax koob sonkora shaah ku darsada somali baa jira bay may caanaha isaga cabaan intay sonkor ka buuxinayaan
@AKELLOSARAH-po9ib
@AKELLOSARAH-po9ib 4 месяца назад
Abgaal iyo dameeer maxaa kala haysta bahalka iska cayriya wa dhuuso badan yahey wallhi .hodaney ciyaarta jooji.
@Khadra-e8w
@Khadra-e8w 4 месяца назад
Dameerka hada abgaal cismaan waa looga badan yahay hada waa nimca ilaaha nagu deeqay ee aflagaadada jooji
@DanDan-Dannn
@DanDan-Dannn 4 месяца назад
Waa Ceeb Adhiga Ragu Ma lisaan
@AliHassan-zd8ts
@AliHassan-zd8ts 3 месяца назад
Please make more video about our noble people. I admire village live
@munamohamedchannal807
@munamohamedchannal807 3 месяца назад
Wllhi wadanka kansar ku so batay xolihii daawo aan la,aqonin ayaa laduraa
@Abdiwahidmohamedosman-sg9tk
@Abdiwahidmohamedosman-sg9tk 3 месяца назад
Xusus baad igalisay waayo waayo ayaan dib uxasuustay
@SeynabXuseen-k9s
@SeynabXuseen-k9s 4 месяца назад
masha ala ilahow.barakeyiriga
@sagalaxmed4374
@sagalaxmed4374 4 месяца назад
mansh alllh beyto jamiil ❤
@AbdullahApshir-gb1wi
@AbdullahApshir-gb1wi 4 месяца назад
Masha Allah abayo mcnto
@abdallahmohamed1562
@abdallahmohamed1562 4 месяца назад
masha allah dhaqankenii ❤
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc 4 месяца назад
Xoolaha kadaaya durista iyo dawada
@shukrimohamed5886
@shukrimohamed5886 4 месяца назад
Asc biimaal mataxay
@somaliyasomaliya-fe8kw
@somaliyasomaliya-fe8kw 3 месяца назад
ok balse lisida ariga dumar udaa!
@CumarSalad-sw1xf
@CumarSalad-sw1xf 3 месяца назад
Abayo noosobadi badiyo waxaa iigu danbeyday 2023
@siciidkayse5488
@siciidkayse5488 3 месяца назад
Mahadsanid wll 8 bishan juun waxan ka Dawamayaa burco Xxafada Hodan Qaylo wa Muqaal aad u qurux badan🎉
@ROYALPRIMARYSCHOOL
@ROYALPRIMARYSCHOOL 4 месяца назад
Mashaa allaah baarakallaah
@GANI-shabbel
@GANI-shabbel 4 месяца назад
ina adeerey koob shah ah oo caanuhu kubadanyiin iidhiib
@RudwaànIbrahim
@RudwaànIbrahim 4 месяца назад
M a djabuuti ayan kadawanyaa❤
@abdirahman6614
@abdirahman6614 4 месяца назад
Hodan leeyli haa noo Soo badi
@mohamedibra9432
@mohamedibra9432 4 месяца назад
Haa soo badi maashaa Allah
@foosshiikh9711
@foosshiikh9711 4 месяца назад
M.a wa meel naq ah❤
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 4 месяца назад
Kitliga dhaq ❓
@حمود-ك2ق
@حمود-ك2ق 3 месяца назад
مشا الله الصومال بلد جميل❤❤❤
@abdullahiabdirahman7115
@abdullahiabdirahman7115 4 месяца назад
Xasuus waye wlhy
@Abdinur-s2n
@Abdinur-s2n 4 месяца назад
Wiil ari lisaya waa ceeb xageena
@fuwaascabdala9068
@fuwaascabdala9068 4 месяца назад
Somlida dhan xagoda waa ku ceeb lakin dadka hda waa yar ilbxay cadi u arkan balse somli dhanba gabdhaha lisa hallo qabil qabil ka ficn ma jiro
@fuwaascabdala9068
@fuwaascabdala9068 4 месяца назад
Sister ariga waxn la yabay qaybta ilmha marka soo daysay say walidkod ku kala aqonsaden ku cibra qata ciomiga alle siyy waye
@Kheerto-un5cy
@Kheerto-un5cy 4 месяца назад
Asc anigaba waalla tacajabay cilmiga hooyooyin isku wada eg rabigeey qayaas mallaaha cilmigiisa subxaana llaah alloow adaa mahad leh
@user-rs6cx2yp6m
@user-rs6cx2yp6m 4 месяца назад
sobadi gell kusodar
@abel-pw3dk
@abel-pw3dk 4 месяца назад
MashaAllah
@dr_safa512
@dr_safa512 3 месяца назад
Masha Allah hodan is not 🚫 easy
@AbdinasirYusufcise
@AbdinasirYusufcise 3 месяца назад
Maxaa waaye magacyada. Badalka ka dhaafa. Asalka ayey ku qurux badan yihiin mirtuuga dheh taariiqda ey ku baxday hadhumin
@SikoSalo-qb5ed
@SikoSalo-qb5ed 3 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ماشا الله حلو انا يوثبيا
@NUURUALYAQIIN
@NUURUALYAQIIN 4 месяца назад
Walaahi Tani waa noolashii saxda ahayd❤
@حسيناحمد-س6ت4ل
@حسيناحمد-س6ت4ل 3 месяца назад
مرحبا ياهند
@menhee7408
@menhee7408 4 месяца назад
Gabadha waa areebo may jalmada iska dhaqdo 😂😂😂
@Fartun-k4b
@Fartun-k4b 4 месяца назад
Jalamad baadiyo kormalaga dhaqo
@boosteeyorooble5287
@boosteeyorooble5287 4 месяца назад
Qiiqa qoryaha baa sidaa yeelaya !!
@sucaadcabdisucaadcabdi7079
@sucaadcabdisucaadcabdi7079 4 месяца назад
Qoryaba lagu kariye se u cadanesa jalmada
Далее
Igarre oo Maanta Geela Raacay iyo Muuqallo Cajiib ah
21:40
Awrtii baan dhaamiyey saakay🥰
19:48
Просмотров 872 тыс.
НЕ БУДИТЕ КОТЯТ#cat
00:21
Просмотров 638 тыс.
🎙Пою РЕТРО Песни💃
3:05:57
Просмотров 1,3 млн
WIL AYAN DHALAY  |Short Film  | Film Qosol Badan Daawo
14:23
Subscribe like hanaga hilmamin dawade
9:00
Просмотров 2,7 тыс.