Тёмный

Awrtii baan dhaamiyey saakay🥰 

dhaqan kaaba
Подписаться 225 тыс.
Просмотров 810 тыс.
50% 1

Instagram dhaqankaaba
pCPI3OqnnY... 👈
Facebook pege dhaqankaaba👈
Facebook dhaqankaaba👈
tiktok dhaqankaaba👈
Hadii aad doonayso mawduuc inaad igala hadasho oo aaladaha aan isticmaalo aad igalasoo xariirto asc kaliya hasooqirin ee sooraaci mawduuca sigoo dhamaystiran
waan iidinjeclahay soomaali maxamed❤🥰
fadlan subscribe saar Channalkaan
• aamusnaan 👈

Развлечения

Опубликовано:

 

4 июн 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1 тыс.   
@qarnigacusub1550
@qarnigacusub1550 3 года назад
wax la dhaqdo geel baa ugu fcn haddaad igu raacday dhac ku sii like
@mohamedabdicate4943
@mohamedabdicate4943 3 года назад
Aad iyoaad
@daudibrahim4373
@daudibrahim4373 3 года назад
Mashaaaaalh war ghabadan dhedal umu yaroo
@bisharoguuni6846
@bisharoguuni6846 3 года назад
v6tvv6v6vv6vvv6v vy6vv66vvvt6vyv6vt
@fadumaomar9092
@fadumaomar9092 2 года назад
Ma sha Alah everything soo nice
@mustafali11
@mustafali11 3 года назад
Horay usoco Runti wxd youtuber-da ugu fican uguna Howl fcn 😍😍😍
@walaalqanciye4624
@walaalqanciye4624 3 года назад
Rara miyaa ula jeediin dharkaan mase hugsiimo
@abdishakurhalane9046
@abdishakurhalane9046 3 года назад
Alla maxan raray intee hada kahor soo rartat love sari wall
@sahroali9056
@sahroali9056 3 года назад
Wlhi waligey ma rarin lkn hadaan rabaa inaan baadiye aado
@xaliimoxajjinuur2331
@xaliimoxajjinuur2331 3 года назад
Walhi waa alab washaqa culus
@hawaluul4446
@hawaluul4446 3 года назад
Anoo 10jir inta laso raray lay dhibay hayso xasusin
@farxiyofarxiyo9519
@farxiyofarxiyo9519 3 года назад
Nmnmnlll
@bisharoguuni6846
@bisharoguuni6846 3 года назад
@@sahroali9056 y6 v v6 v 6y
@shukrihasan5765
@shukrihasan5765 3 года назад
Walalayal abaayo like u sara 10k baa dawaday 1000 besa like ta u sartay away geeleydii iyo inta ani camal ah oo iska dawato dhulka quruxdiisa Allaah noo barakeeyo dadkeena iyo dhulkena Allaahuma Aamiin 🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴❤️
@mahamadomar4993
@mahamadomar4993 3 года назад
Aamiin walaal Shukri. From Brussels.
@dvmabdimaaliksalaadmohamed7773
@dvmabdimaaliksalaadmohamed7773 3 года назад
Channelka kliyaha marka aan daawanaayo note aan soo qato oo wax bdan ka faaido.. thankuu queen....🥰
@faizayusuf1282
@faizayusuf1282 3 года назад
1k
@amigos8552
@amigos8552 3 года назад
Gabdhan kalsooni iyo iimaan ayay isku darsatay bal fiiriya asturnaanta iyo qanaacda kamuuqata Allahu Akbar allow adaa boqoree bilcaantas balaayada baal mari 🤲🏽
@ummuhamdi8413
@ummuhamdi8413 3 года назад
Amin yarabii
@sucadcalideek4875
@sucadcalideek4875 3 года назад
Maashalaah wanarkay Gagadh isgukolson
@mohamoudsheikh8917
@mohamoudsheikh8917 2 года назад
Masha allaah
@mohamoudsheikh8917
@mohamoudsheikh8917 2 года назад
Waa gabdha aan ilaahay weydiisto
@cadnaaniqra3040
@cadnaaniqra3040 3 года назад
Allow Gabar caano heel Ku kortay gashaatin Iyo waliba xilligeeda joogta ion baraf Iyo jalaato cunin horaadadeedana haroobka kiisa yar la mooda dhacayna abid igu beeg aamiin igu kaalmeeya liketana dhac iigu siiya
@cadnaaniqra3040
@cadnaaniqra3040 3 года назад
Maashaa allh
@muxammad2777
@muxammad2777 3 года назад
War channelkaan caadi maahan channelkaan wuxuu noqonayaa mid soomaalida anfaca, gabdhaan walaasheen waa qof caqli badan ilaah hanoo daayo, taariikhda somalida saas ayay baal dahab ah kaga gashay inshaa allaah taariikhda way ku xusi doontaa 💪🌹❤️
@Ruun533
@Ruun533 5 месяцев назад
Beenta ma ahn Masha Allah tabaraka Allah aniga waligey badiyo matagin waa jeclhy waa iska dawada ❤
@Mohammed-wt6bd
@Mohammed-wt6bd 2 года назад
ماشاء الله تبارك الرحمن الريف الصومالي جميل وشعب محافظ وطيب اللهم الصومال من كل شرومكروه وانشر الامن والأمان في جميع ربوعها.
@daahiroffical1311
@daahiroffical1311 3 года назад
masha allah walahi maxan san urari jiri, wakhti deer aya igudambeysi, hormar wacan marwalba walashey macan, ilxun kumaegto.
@absentminded1527
@absentminded1527 3 года назад
Walaal adigoo mahadsan shaykasta soomaaligiisa soo xus oo magacaaw waliba Alaabta guriga iyo wiliba rarka geela🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@abdimaalikmohamuud725
@abdimaalikmohamuud725 3 года назад
Aduunyadan aan jogno wixi nola aburay hadeynan ilaalin islamnimadii away😍 Gabayga video gooni ah nogu so samee
@fatumavision8252
@fatumavision8252 3 года назад
❤❤❤❤❤❤❤💪💪💪
@ummuhamdi8413
@ummuhamdi8413 3 года назад
Mshalaah
@abdullahiali6093
@abdullahiali6093 3 месяца назад
Yaa tirshay walaal
@ibrahimaadanjimcale2693
@ibrahimaadanjimcale2693 3 года назад
Masha allah youtube ka aan sugaye hadan helay wax dhaqanka somalida iyo miga kashekeyo wa rabay alx llh shukran wlshy
@ducaysanemohamed6627
@ducaysanemohamed6627 3 года назад
mashallah gabadhaan waxay ka micno fiican tahay youtubers badan oo magaalooyin waaween jooga abaayadis horey u soco
@MadaniCabaas
@MadaniCabaas 4 месяца назад
Dhiiragalin shacab iyo dhaqankii aynu gaarka ulahayn ee aabayaasheen aynu ilownay dhirigalinta dhalin yarada iyo waliba waa yeelka xasuusin hore ayaa loo yidhi ((geelaba xasuus ayaa lugu xero geeyaaa))) xasuus igu gaamurtay ayaad ixasuusay allaah hakaa farxiyo aaamiin aamiin Allaah katimada khayr ha inugu khatimo aamiin aamiin aamiin
@ummuhamdi8413
@ummuhamdi8413 3 года назад
Mashalaah walashy digrika cotka mcn ayaan aadbaan ukuhelay mahadashit abaayo qurux badan ale hanookadayo wankujeclahy xabiibiti darale kujecelahy
@geedquruxchenel3808
@geedquruxchenel3808 3 года назад
Dhaqankii dhulka hooyo waxad nootahay ururiyaha taariikhdii dhulkeena MRS Ubax ❤❤👏👏👏
@khadarhiiliye612
@khadarhiiliye612 3 года назад
Codka qooleyda baan u ooyay wallhi waqti baan soo xasuustay
@darmaanismaan6817
@darmaanismaan6817 3 года назад
Allahu Akbar Hidaha Iyo Dhaqankeena Macaanaa.
@warsamejamal9828
@warsamejamal9828 3 года назад
Maanshalaah dhaqankaaba aad ayaad u mahadsan tahay wllo
@zakimohas
@zakimohas 3 года назад
Video laduubaa ladhaby suit soo xirtay wlh kaas waa ani cml😂😂😂 cid rabto malaha iyadoo dansan inladuuuno keep going waan uxiisay badiyana.
@sagaleymohamed2703
@sagaleymohamed2703 3 года назад
Masha Allah jawi degan oo bilaaa buq ah🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🐪
@shukrihasan5765
@shukrihasan5765 3 года назад
Masha Allaah abaayo Ilaahey SWT haku fududeeyo shaqo wanagasan baa nohaysahe aniga waxan iska dawada quruda dhulkena iyo dadkeena Allaah noo barakeeyo Allaahuma Aamiin
@nasraismail2791
@nasraismail2791 3 года назад
Alla maxaan soo raray in aan hada kadib rarana waan rajaynayaa insha allah inkasoo waqti badan kasoo wareegay waxaan ubalayn inaan rari doono insha allah
@nimcomaxamed864
@nimcomaxamed864 2 года назад
abayo geela dawadiisa wasaq malaga dhaqo miyaa🙉😂
@saacidsoomaali9382
@saacidsoomaali9382 3 года назад
M.A wallh ma aqaano erayo an kugu amano kuguna dhiirigeliyo Shaqada ad isu xilqantayna wa mid aniga niyadeyda kaguxeysay inbadan lkn an ku dhiira wayy hase ahate adigu aad isu taagtay noona qabatay m.A Ilahay haku xafido wall ❤❤👏👏👌👌👍🏻👍🏻
@AA1237
@AA1237 2 года назад
Maashaa allaah walaal kheyr allaah haku siiyo. Aad baan uga helay chanel kaaga. Keep up the good work
@HassanAhmed-pj2gv
@HassanAhmed-pj2gv 3 года назад
Awrta sida loo raraayo iyo sidii galgaduud looga rarto ismalahane ratiga xooga leh waxa rabay in labo horaad iyo labo danbeed aa laraby mida kale caynka sida loogu xiraayo ismalahan labadii kabaalna uma jeedo masha llah horay usoco wll qli
@mudugchannel1413
@mudugchannel1413 3 года назад
Huru usoco dad baddan ayaan aqoon howsha aad qabaneysid qiimaha ay somali weyn ufadhido
@shankarooncadow8645
@shankarooncadow8645 3 года назад
Masha allh abaaayo asturnaaanta ayaan kugu jeclahay ❤❤❤❤❤
@amranaxmed9694
@amranaxmed9694 2 года назад
M.a dhaqanke quroxda badan baad noso gudbisay abayo allah ajar halasiyo
@xafsocanshuur2377
@xafsocanshuur2377 3 года назад
Waaw m.a alle ha ku xafido abayo dhaqan kabo ifka hibo ku nolow aakhiro janatii
@kabaxaay7231
@kabaxaay7231 3 года назад
Mashaallah you are good example for our ladies ❤❤❤
@leilaasturan5895
@leilaasturan5895 3 года назад
Www maa shaa Allah inkasto ani ana ku sokorin gelka la raranaa wa dhaqankenaa alle ha xafido
@shamsomanshaalahmohamed5770
@shamsomanshaalahmohamed5770 3 года назад
Wlhi wan jeclahay dhaqanka badiyo insha alah wanso adii inkastonan wadanka jogin
@Adil-mg1we
@Adil-mg1we 3 года назад
Maashaa alaah shaqo mihiimah Ayaand Hasaa horo usoco guuleyso
@Hawd
@Hawd 3 года назад
Mashallah the Somali language remains the same across that vast land
@speakialmawliid9735
@speakialmawliid9735 2 года назад
Qli
@aderaabdiaderaaderaabdiade6439
@aderaabdiaderaaderaabdiade6439 3 года назад
Nice video keep goin my sister .........🙏🙏
@maxamuudoomaar1396
@maxamuudoomaar1396 3 года назад
Masha Allah tabarakallaah alle ha ku xiftiyo aduun iyo aakhiroba amiin shaqo fiican Laba ama sadex karbaash iyo Abjeď iyo Koore weeye heeryadu
@hoodoiyonasiib9861
@hoodoiyonasiib9861 3 года назад
Maasha Allaah. Aad baad noogu dadaadashaaye Kheyr Allaha ku siiyo qaali👏🏾👏🏾
@ayanyusuf121
@ayanyusuf121 3 года назад
Mansha Allah dhaqankeeni qurux badanaa caanaha reer miyigu markay cid cabta waayaan waligodba way qubaan
@sahrujahaji6058
@sahrujahaji6058 3 года назад
اللهم صل على سيدنا محمد وعلى ءاله وصحبه وسلم ❤️🌷
@nasronuur7921
@nasronuur7921 3 года назад
Scw Scw Scw
@abdinurabdinur7982
@abdinurabdinur7982 2 года назад
U8utt4
@abdinurabdinur7982
@abdinurabdinur7982 2 года назад
Flåt
@zakariasharifmohamedfrance5754
@zakariasharifmohamedfrance5754 2 года назад
اللهم صل على محمد وال محمد
@awwadbaishen5874
@awwadbaishen5874 2 года назад
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم آمين آمين آمين
@AbdiwaliAdenDirie
@AbdiwaliAdenDirie Год назад
ma.a baadiyuhu wuu qurux badan yahay sheekh C/laahina waa saaratay digriguu akhriyay ma.a isagana alaha barakeeyo Kolay waan arkaayoo meesha xoday baakaxay waxaan umalaynayaa wardheer agaga gaarkeda weeye hidaanan khaldanayn
@ifraaxgalbed9793
@ifraaxgalbed9793 3 года назад
Masha allah qali hore usoco mcnto❤❤❤❤👍👍👍
@kiinhassan3708
@kiinhassan3708 3 года назад
Qofka ugu horeya inan noqdo ayan zaaid ujecla alxm wn noqdee
@bashirarooryoofficial7844
@bashirarooryoofficial7844 3 года назад
Walal guulayso inbadan xusuus Baan galay, badanaa inta aan ka dhaamiyey barkad ama baraag yaraantii baadiyaha waxan ku gaadhay ilaa 14 jir waxay ahayd nolol dhan ka adag dhanna ka wacan, baadiyuhu wuxuu fiicanyahay joogintaankiisu xilliga barwaaqada
@m4ysv1be33
@m4ysv1be33 3 года назад
Masha allaah tabaaraka llaah hambalyo geesiyada soomaaliyeed horay u soco
@deqadirie5919
@deqadirie5919 3 года назад
Masha Allah walaahi geesiyad ayaa tahay abayo be careful❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍👍👍👍👍👍
@xasanmoallim
@xasanmoallim 3 года назад
Fadlan ila wadaag halka aan kahelikaro codka bilowga ah "Farriimii ilaahay......."
@wiloshop2770
@wiloshop2770 3 года назад
Walal codka dikriga mayaa kawadaa walagu hayaa Asagoo dhamastiran
@abdourahman8231
@abdourahman8231 3 года назад
@@wiloshop2770 halkeen ka hela ciwankiisa isi wll
@wiloshop2770
@wiloshop2770 3 года назад
@@abdourahman8231 adunyadan anjoono RU-vid ka wuu kuso baxayaa walal
@xasanmoallim
@xasanmoallim 3 года назад
@@wiloshop2770 haa wllo
@Kingnasser7
@Kingnasser7 3 года назад
Wa wareey gabadhan gacana u tage masha alh❤️👋🏽
@ayanayana8699
@ayanayana8699 3 года назад
Hdaan been laysu shegayn inta bdan dadka somalida reer miyi wey soo mareen koley anigu 8sano jirey marki miyiga layga so kaxeyey hdana alx jamacad dhigta like hdad miye kuso barbaartay
@alkadirsuge2391
@alkadirsuge2391 3 года назад
Masha Allah dhaqankaaba Hami sare iyo han toosan
@abdullahisuudi4303
@abdullahisuudi4303 3 года назад
M.a gabadha kaliya ee qarnigan xarig nin xiray furi karto ubax iga dheh arey usoco wllo
@sacadmawliid7459
@sacadmawliid7459 3 года назад
Dadka soomaaliyeed kaalaya dhulkiina oo dadkiina wx la qabsada kuwa dibada joogana waxaan leeyahay kaalaya maal gashada dhulkiina oo is nacaybka iyo qabiilka aan dhaafno madaxdeenana aan ka reebno gaalkan godwalba uu galo aan ka daba galayno
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 3 года назад
WAR HEEDHE!! WAXAN DHIHI LAHABA GUURTIDA MADASHAN KU TAXAN BA TIRI!! MAANDHEY XUURALXEYN NEBIGA SCW KHAMRA JANAD LA CABTA ALLA KA DHIG!!👏👏👏👏👏👏👏👍👍
@rayaanmohamed9969
@rayaanmohamed9969 3 года назад
M.a wlshY Rabbi hkula Garab galo Howsha adag aad haysid ♥️🥺🥰
@SICIIDGAALERI
@SICIIDGAALERI 3 года назад
WLAHSYDA DHAQAN KAA BA WAX BADAN AYAAN KA BARAN DONAA✔
@fadumoabdulkadirshekh5737
@fadumoabdulkadirshekh5737 2 года назад
Asc Mashaa Allaah Tabaarka Laah Aduunyo Iyo Aakhiro Tama Allha Ku Siiyo Inshaa Allaah Amiin
@suxufisalmaan7524
@suxufisalmaan7524 3 года назад
Mahadsanid codsigaygi waad i tixgelisay aadbaad u mahadsan tahay alle haku xafido
@somict1277
@somict1277 3 года назад
Ereyada la xidhiidh awrta iyo raridooda 1. Hoggaan 2. Seeto 3. Keeno 4. Cayn 5. Bayd 6. Yeel 7. Daba-gelis 8. Koore 9. Abjid 10. Karbaash 11. Qarqarsi 12. Dheeli 13. Dheelitir 14. Faruur-xidh 15. Fan-dambeed 16. Fan-horaad 17. Dhoomo 18. Haamo 19. Xidhiidhin 20. Saab 21. Gadaw 22. Lingax 23. Hilay Iyo kuwo kaloo badan. Wixii aan khalday #dhaqankaaba ayaa saxaysa
@cabdishukuur1407
@cabdishukuur1407 2 года назад
Mahadsanid walaal
@mustafemaxamed6085
@mustafemaxamed6085 2 года назад
Wixii loo isticmaali jirey oodhanba waad soo bandhigtee, kooruhu fardahuu ahaa
@AbdiwaliAdenDirie
@AbdiwaliAdenDirie Год назад
ma.a ala muxuu yaqaanaa
@AbdiwaliAdenDirie
@AbdiwaliAdenDirie Год назад
abjid walaal boqtol ayaa unaqaanaa
@nuurbukhaari7139
@nuurbukhaari7139 3 года назад
M.a wllshey Muuqaalkaan Aad iyo aad ii soo jiite Allah Ku Xifdiyo wllshey
@Manka2123
@Manka2123 3 года назад
Maa shaa Allah ilaahoow barakee dadkeena iyo dalkeena waxa fiican ayaad nabartay waan maqli jiray dhaan aroor laakiin wax muuqaal ah kama haysan Allah ku barakeeyo
@Sahan12341
@Sahan12341 3 года назад
Wallee dhaqan kaabo way iga qoslisay siday hawsha ubaratay Masha allaah guulayso hbo 🥰
@fartunaden1279
@fartunaden1279 3 года назад
Masha allah hure usoo walal qali
@cismaankacomedy4631
@cismaankacomedy4631 3 года назад
Mxaa ka qrx bdan daawashada dhqnkaaga... hilow iyo xiiso nagu beerty m.a.🥰😍
@ciisemohamedmohamuudjj2517
@ciisemohamedmohamuudjj2517 3 года назад
Masha allah Alle haku barakeeyo walashey dhaqan qaaba Lkn owrta waxba ka kala dhiman xarakadoda waayo kalihii qurxijiray ma uga jeedo 😂😂❤❤❤
@npnadiiramohamed4265
@npnadiiramohamed4265 3 года назад
Mansha allah dhulkeena hodanka ah baan ladhacay iyo caanaha ladaadinayo meeshaan caano shisheeya magaalaada ku qasanayno alla maxaan qashin cabaynaa
@farhiyaissa9334
@farhiyaissa9334 3 года назад
Masha Allah abaayo horey usoco❤❤❤
@darwiishali7631
@darwiishali7631 3 года назад
Faariid inaadeer waxaad tahay mid fariid ah ilaahay kuma qaadp.tolow ma la qabaa
@abdullahiali3122
@abdullahiali3122 3 года назад
Mash llah walshey wan aminsantahy sad u asturantahy ayaan kugu jecladay iyo dhanqankeenii ilaahey haku xafido abyo
@dekaabdisalan268
@dekaabdisalan268 3 года назад
Masha allah dhaqankaaba waa geesiyad. Rati qooqan bay garka kabsatay. Ais ilaali quruxeey masha allah qof dhaqankeeda iyo diinteda ku dhagan Allah kugu xiftiyo
@abdulqadirhusenali8146
@abdulqadirhusenali8146 3 года назад
Xasuus kasii xasuus xaqiiqatan tedakli gabdhahayna inkastoy ay wada fiicanyihiin hadana umalayn mayo gabdho 10:30 lugaykarto inay kubadanyihiin dhaqankaaba cimaamadada lamahaysankaro allha ku xafido wllshey horay moyee no gadaal ❤❤🙏
@cilmimaxamed9572
@cilmimaxamed9572 3 года назад
alaha idin xifdiyo adi io familkaga🥰
@habiibabdibotan4676
@habiibabdibotan4676 3 года назад
Mashallah wll wlhy waa dhaqankii saxda ahaa ee Somalida keep going wlshy ❤️
@maryanhasan3069
@maryanhasan3069 3 года назад
Masha Allaah Geela is beautiful, Allaahow akbar Allaahay baa mahad is kale
@mohamedaliahmed7971
@mohamedaliahmed7971 3 года назад
Masha allaha
@caca-io6gx
@caca-io6gx 2 года назад
ماشاء الله تبارك الرحمن اعجبني هذا الفيديو💗 والله تمنيت أن أرجع إلى دولتي الغالية 😘 الحمدلله انك بينتي لنا أن الصومال رائعه شكرا لكي اختي الغالية 😃
@filsanibraahin3532
@filsanibraahin3532 2 года назад
9ii
@axmedjaamaccabdullahi282
@axmedjaamaccabdullahi282 2 года назад
هل أنت غائب عن الوطن
@abdullahifarah10
@abdullahifarah10 3 года назад
MASHA ALLAH. Dhaqan kaaba waad ku mahadaantahay muuqalada qurxuda badan ee noo soo gudbisay mar walaba. Awarta markii la rarayo waxaa loo qaadi jiray heeso hawleed. Hada see waa la iska raraa heeso hawleed male. Waxaan oran jiray. Labada dheesimo mid nah dhafimaye kaan soo kaan dhaan biday. Mahadaa har kii galayoo hadal keeni lahayaa juuw. Sas baa lagu heesi jiray.
@axyaawadani8751
@axyaawadani8751 3 года назад
Masha allaah waan ku nastaa barnaamijyadaada wll mcn dhaqankii baan u hiilisay wlh maanta waxaan social media ku aragno wax qiimo inagu soo kordhinaayo uma badno masha allaah halkaas ka haay aad baan kuu taageersanahay anigoo ka soo jeedo dhulkas quruxda badan ee galgaduud 😍❤❤
@user-sp2jh9qv8e
@user-sp2jh9qv8e 3 года назад
ماشاالله تبارك شكرا أختي
@bardehanad4919
@bardehanad4919 3 года назад
Awrta markaad hageyso aad ayey u qurux badan tahay. Waa youtubeka ugu qurux badan, imisa ayaad u socotaan meesha biyaha laga doonayo? digiriga aad ku kor duubtayna wax loo dhigaba maleh. walee dhaqan Somali waa soo badhigtay quruxdiisa.
@shankaroonsh6964
@shankaroonsh6964 3 года назад
Adbaa ugu helay digriga
@hassankafi3783
@hassankafi3783 3 года назад
Masha Allah dhaqankaaba guuleeyso walaal
@maankashire2867
@maankashire2867 3 года назад
allah waxaan soo xasuustay shinbirkaas qii qururug leh an soo xasuusta🥰🥰
@AutumnHarvest24
@AutumnHarvest24 3 года назад
Maa shaa Allah
@leylaibrahim6976
@leylaibrahim6976 3 года назад
Asc abaayo Mashallah Mashallah
@muhammedsaedhassan2914
@muhammedsaedhassan2914 3 года назад
Manshaalaaah wll wlhy sidaan ugu xasilay miyaa wxn xasuusty waayo waayo alle haka abaal mariyo wll hore usoco
@abdiasis1999
@abdiasis1999 3 года назад
Mnshllah wlshy runti wax bdn baan ka faaiday nasiib uuman yeelan inaa badiyo ku dasho ama waqti kusoo qaato runti dhaqanka cajiib iyo sida loo ra,ro oorta iyo loo dhamiye aad nosoo ban dhigeeso waan kaga mahad celinaa allh ku sharfo walalo mcn
@aragsaninajaamac8279
@aragsaninajaamac8279 3 года назад
Masha.Allah
@abdaleisak6323
@abdaleisak6323 3 года назад
Masha Allah
@abdirahmanahmed3599
@abdirahmanahmed3599 3 года назад
Maashaa Allah reer baadiye waa ilbaxay laakiin kuwa aan arkay ratiba marar taan gaari bay ku guuraan reer kani weli dhaqankii hore bay haystaan
@fadumoabdi6864
@fadumoabdi6864 3 года назад
Mansha allaah asc wll allaah ha idin amaasado waa khatar ratigan khooqan iyo maski jadka aad aragten salaamaad alle hadin nabadyeelo
@juuyare7665
@juuyare7665 3 года назад
Intad dunida joogto mr waliba wax aadan ogen ayad oganaysaa geel milix lasiinaayo io koow wlhi🧐
@ayanayana8699
@ayanayana8699 3 года назад
Haa geed daran ladhaho lasiya xoolaha miyiga puntland ku arkay hdikle xolaha geedaha kucayili mayan markan malaha geedkas kama baxo meshaas
@cabdisalaamfaysal9264
@cabdisalaamfaysal9264 3 года назад
Walaalo waa sheekhii binka iigu qabo aankuu duceeyee asxaabtaadana iigu sheeg haysaaraan SABSCRIPTA
@hanimahamudhussein2285
@hanimahamudhussein2285 3 года назад
masha allah illaahay dartii baan kuu jclhy abyo illaahy sharaftaada hakuu ziyaadiyo baraha bulshada waligaa adigoo qaawan ha isa soo dhigin waankula dardaarmay xbbti Allaha ku barakeeyo mcnt
@darwiishdigeed7804
@darwiishdigeed7804 3 года назад
Mansha allah wallo wad ku mahad san tahay muqalada qurxoon aad noso bandhigto guulayso wall
@suxufisalmaan7524
@suxufisalmaan7524 3 года назад
Lkin awrka ma seetadiiba lagu hogaanshey oo hogaanshey
@naimosulaiman8881
@naimosulaiman8881 3 года назад
Huunow ilaa intee Kilo mitter ayaad so socoteyn marka? Mida kale maxaa layku difaacayaa hadii cadaw lala kulmo ama habar dugaag lala kulmo?
@abdifatahhashi405
@abdifatahhashi405 3 месяца назад
Masha Allah waa barnaamijyada inaan daawado aan in badan ku raaxaysto Waan jeclahay my dhulkaygii iyo Dadkiisa
@sacdiyojaxaf7352
@sacdiyojaxaf7352 3 года назад
Masha allah abyo Vidoe kii ugu quruxda badnaa Allah yaxfidka HapiptiH 🤩😘
@aliiskudays1730
@aliiskudays1730 3 года назад
Gabar adag🖤🦾🦾🦾🦾🦾
Далее
УРА! Я КУПИЛ МЕЧТУ 😃
00:11
Просмотров 1 млн
Farax Badel  Gabadha Geela Hodanka Ku Ah
19:59
Просмотров 548 тыс.
Aroos baadiye OO qurux badan ❤️
9:45
Просмотров 977
Aqalada sanaag iyo sida loodhiso🥰
20:59
Просмотров 101 тыс.
Aroos baadiyaha g/sanaag
21:38
Просмотров 314 тыс.
Reerka anigaa saaka gabar u ah🥰
12:05
Просмотров 358 тыс.
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
0:37
Просмотров 7 млн