Тёмный

Vlogg & macmacan kale 

Zacki & Amal
Подписаться 242 тыс.
Просмотров 223 тыс.
50% 1

Развлечения

Опубликовано:

 

18 июл 2020

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 935   
@abdihakimyussuf4081
@abdihakimyussuf4081 4 года назад
Yaa iska jecel inuu fiirsatho ZACKI and AMAL like Saar 👇🏻
@ghazmeenandi3722
@ghazmeenandi3722 4 года назад
Halkiid joogta amal qurux
@aishahassan7528
@aishahassan7528 4 года назад
@@ghazmeenandi3722 Sweden wall
@yaasmiinyurubofficial6383
@yaasmiinyurubofficial6383 4 года назад
Keep going walshy asxpta like isaara blz and blz
@umaymoqueen_____umaymo2827
@umaymoqueen_____umaymo2827 4 года назад
Sidoo kale qurux eey
@ghazmeenandi3722
@ghazmeenandi3722 4 года назад
Aniga
@Shankaroon_991
@Shankaroon_991 4 года назад
I'm really jealous right now 😩because Amaal you have wonderful sister like amran mansha allah 🥺🥺❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@sagalaftax2826
@sagalaftax2826 4 года назад
Subscriber igu sharaf wll
@mohazmaanka5634
@mohazmaanka5634 4 года назад
Amaley walaashaa Ma igu qabatidoo yaaqay waan ka helee Anayway Frxd ku nolada❤️
@quenshamusquenshaima584
@quenshamusquenshaima584 4 года назад
Wardhiigley love ❤️ dhac ku soo siiya ❤️ Reer wardhiigley
@khadijahassan7130
@khadijahassan7130 4 года назад
🙋🏾‍♀️❤❤❤
@quenshamusquenshaima584
@quenshamusquenshaima584 4 года назад
Khadija Hassan ❤️
@khadijahassan7130
@khadijahassan7130 4 года назад
@@quenshamusquenshaima584 💕💕💕
@ramaas5896
@ramaas5896 3 года назад
🖐
@shushushushu4045
@shushushushu4045 4 года назад
Team amaal sidetihin xappti wan idinsalamayi 💙💙💙
@user-di9jm4cw1n
@user-di9jm4cw1n 4 года назад
wana kasbaten wlee ilahey ha idin xafido🙏
@ayaangeelsugestyle4294
@ayaangeelsugestyle4294 4 года назад
Mashaa allah keep goin gabdhaheena amaal abyo kaarka bank boorso kurido amaran waa fariid runti team amran laketa igusharfa 😘😘😘
@sagalaftax2826
@sagalaftax2826 4 года назад
Subscriber igu sharaf wll iso bookho
@SamsJourney
@SamsJourney 4 года назад
Mash'Allah vlogg!!! 😍❤️
@norabeauty6533
@norabeauty6533 4 года назад
Masha Allah😋insha allah wa samena😍😍
@suniyahassan7056
@suniyahassan7056 4 года назад
First view😍😍 Amal and her husband aad baan adin tageera horey usocda.
@foziafouler8857
@foziafouler8857 4 года назад
Machallah wa Allah somali très bien 🤗🤗🤗🤗🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤
@qadraahmedbarre6485
@qadraahmedbarre6485 4 года назад
Masha allah abaya yashay hore u socda👏
@sagalaftax2826
@sagalaftax2826 4 года назад
Subscriber igu sharaf wll
@foosmohammed9519
@foosmohammed9519 4 года назад
Ani amran wa iska jclhy quruxda iyo daganaanta masha.allah❤♥️ Amal❤❤❤❤
@fofoanwar7848
@fofoanwar7848 4 года назад
owh shibis wa dagmo shidn yaa ila mqly iney dagmo shibis dhhdy🌷😍
@theosantana7750
@theosantana7750 4 года назад
Ani markaan weynado Amran Cadey aan soo doonana 🤣🤣🤣... hadi ilahay ku idmayo. Amal iyo Zaki waan idin salamaay .. ❤ta igu Sharfa yakhee 🤣🤣🤣
@maryansaeed1698
@maryansaeed1698 4 года назад
Mansha Allah family qurux badan keep going waan xiisi Amal Zack iyo amraani wlhy ilaahay dardartiisa ayaan idinku jecelahe
@simrancaddey3962
@simrancaddey3962 4 года назад
keep going abyo tageera buuxa ku ahy one ❤zacki &Amal
@farxiyoahmed5613
@farxiyoahmed5613 4 года назад
Amran waa gabadh bashaashada mash allah ❤️
@ruqiyaguled1263
@ruqiyaguled1263 4 года назад
Mashaa Allah Gacantaada Allaha kuu barakeeyo Waanka helay runtii Waana isku dayaa inaa sameeyo Inshaa Allah ❤️🙏🏼
@xamdaqali6991
@xamdaqali6991 4 года назад
Mnsha Allah family qaaliya jiro joga💞💕
@ilwaadhassan3090
@ilwaadhassan3090 4 года назад
Qofki ugo horeyay like dhac
@user-gt4lb7xy4f
@user-gt4lb7xy4f 4 года назад
Family qurux badan horay usocda Masha Allah viva
@sagalaftax2826
@sagalaftax2826 4 года назад
Subscriber igu sharaf wll
@xamdawardhere3922
@xamdawardhere3922 4 года назад
Masha Allha xbbti Amraney waa ku jaclahay 💖💖❤❤🔥🔥🙏🙏⚘⚘💕💕
@iky9815
@iky9815 4 года назад
Amaal waku farxaa wlh markay vedio cusub soo galiso i love you qaaaliyey😘❤
@rahmoabduwali1550
@rahmoabduwali1550 4 года назад
Intuu iga dhamooyaa😋Amran iyo Amal thnkz noso badiya❤️
@fardowzabdy5921
@fardowzabdy5921 4 года назад
Amal zack N Amran farxadiina allaha idin siYadiYo masha allah ❤💯
@ismail.5g644
@ismail.5g644 4 года назад
Masha Allah Walaalaha Aan jeclahay Keep Going
@beeloahmed4964
@beeloahmed4964 4 года назад
Beautiful sisters 👯‍♀️ Masha’allh ❤️✅
@khadraomar6366
@khadraomar6366 4 года назад
Masha Allah my beautiful sisters alle haysukiin daayo Queens wan idin jecelanahay ⚘❤💋
@c.salaanaadan8839
@c.salaanaadan8839 4 года назад
Masha allah amran is the best
@shakradaacadofficiall2050
@shakradaacadofficiall2050 4 года назад
the fast one ayaan ahay love ka igu qabo
@prettynas6902
@prettynas6902 4 года назад
Aad ugu helay, Thank you girls.😍👏
@princessaamina6552
@princessaamina6552 4 года назад
Welcome back my RU-vid channel Amal Amiira Dad lo xiisy😍
@zalmoupdi6477
@zalmoupdi6477 4 года назад
shukalata qaado soo xuzurey inta lmid ka ah likta😂😂
@princesszamuabdullprincess506
@princesszamuabdullprincess506 4 года назад
Masha Allah keep going Guy's
@rahmacumar5598
@rahmacumar5598 4 года назад
Masha Allah siz♥️❤️❤️💯
@naagmudug1647
@naagmudug1647 4 года назад
Wan sameyna anina Thank you Amran 💋❤️
@iamondluulinahmed6847
@iamondluulinahmed6847 4 года назад
Masha allah allaha idin barakeyo my queens
@sagalaftax2826
@sagalaftax2826 4 года назад
Subscriber igu sharaf wll iso bookho
@maryancadey8502
@maryancadey8502 4 года назад
Maashaa allha wlhi xaladan I love you ayan kuhaye ❤️❤️❤️❤️cafimad ieku unaa
@aminamohamed9220
@aminamohamed9220 4 года назад
M.a wlldy horey usocda full respect ✊
@queenblack478
@queenblack478 4 года назад
Amal and sacki wlhi lamano aan tagero alle Haysku kiin daayo funy tihiin
@athnaanaarka3747
@athnaanaarka3747 4 года назад
Waan Idin JeceLaY HablahaYga Funny Baad TiHiin
@sagalaftax2826
@sagalaftax2826 4 года назад
Subscriber igu sharaf wll
@aaliyaatisa7025
@aaliyaatisa7025 4 года назад
Omg cant wait for that youtube channel ❤️❤️ 100 k gaarsiiyaa guys walalaheena
@najwaofficial4690
@najwaofficial4690 4 года назад
Www masha allh abyda cook👩‍🍳 wyn wye❤️❤️❤️
@adnayusufahmad9270
@adnayusufahmad9270 4 года назад
Wa idin jclhy wlhi my family♥️🇸🇴
@loveyourselffirst7560
@loveyourselffirst7560 4 года назад
Amaal abayo amran waxaad I weydisa subaga eyku dartay ki cusbada lahaa miya mise kaa kan cusbo la, aanta ah
@salmaibrahim9673
@salmaibrahim9673 4 года назад
kan cusbo la, aanta waye
@aswaaanmohamoud2375
@aswaaanmohamoud2375 4 года назад
Masha Allah my beautiful team keep going guys💋💋💋
@Ramla617
@Ramla617 4 года назад
From Somalia insha allah wansamesana shukran xappti 🙏🙏
@motivemat
@motivemat 4 года назад
Mash Allah My sisters Amal is a happy person Mash Allah Alle haku ziyadiyo farxadada adi Iyo reerkaga
@munamoalim6736
@munamoalim6736 4 года назад
Zack and amal in the RU-vid😂💚
@samiraaliahmed2750
@samiraaliahmed2750 4 года назад
Masha Allah Amaal keep going xppti Aad ban ku tageer Allah ku xifdiyo amran igu salma 🙋‍♀️😍❤
@nadiimchannel9747
@nadiimchannel9747 4 года назад
Masha Allaah abayo Amran Gacanta Allaah ku barakeyo 🥀🥰💯
@umumanalixtiraamcaruurta4236
@umumanalixtiraamcaruurta4236 4 года назад
Amran quruxleey mash Allah aniga wanba iska Ka jeclahay wlhi Mash Allah Hortaa gabdhaha qur qurxan jikada iyo cunta karinta mexe u jecelyihin Illahey gacantada haku barakeeyo Masha Allah horayna wan Ku dhahay Amraniita Facebook iga aqbal Magaceyga waa nasta
@shadiabashir7666
@shadiabashir7666 4 года назад
Imtixaan ku maqnaa but I missed u walhi🥺❤
@ayaanbintuhassan1956
@ayaanbintuhassan1956 4 года назад
Wllo adna ma ila mid bad yahay
@shamislula6721
@shamislula6721 4 года назад
Illah idin fudueeeyo lkn abyo aalada iska ilaawa ee examka lee diyaariya
@anabmoha3103
@anabmoha3103 4 года назад
@@shamislula6721 that is really true wallahi illahi ha idinfududeyo abyo macanto
@GymGeniusChannel
@GymGeniusChannel 4 года назад
MashaAllah sis that look so delicious 😋
@fatushfatush5736
@fatushfatush5736 4 года назад
Woooow guyz! Maqlaawaha noosogaliye we all need it plz ....... Thanks
@xamoymuhomed8372
@xamoymuhomed8372 4 года назад
M.a Amal iyo amaran huray osucdha 🙏❤❤🌹🔥💋
@deqalul1096
@deqalul1096 4 года назад
*Masha Allah xabibti amal iyo amran idin jclhy❣❣❤❤❤❤*
@sagalaftax2826
@sagalaftax2826 4 года назад
Subscriber igu sharaf wll iso bookho
@mohamedmuuse24
@mohamedmuuse24 4 года назад
Masha allh abyo mcn 😍
@ranomaxamed3572
@ranomaxamed3572 4 года назад
مشالله امال و ابرن الله يحفظكم و ما يحرمكم من بعض😍💖
@hanankaifofficial4271
@hanankaifofficial4271 4 года назад
Baqlawe no soo galiya amal io amran love you❤❤
@bilandahir9854
@bilandahir9854 4 года назад
Amran qurux masha allah ❤❤
@amsamohamoud1838
@amsamohamoud1838 4 года назад
mnsha Allah tabarakalah sisters farxad igu waar 💋💋
@dekhabilaney2079
@dekhabilaney2079 4 года назад
Amal iyo amran happy queens mshallah idin jclhy😍😍
@sahrinabea2288
@sahrinabea2288 4 года назад
Maliga so horeya ani neh dad banka so horeya ciyarta barejo🤣
@amiiraahmed6632
@amiiraahmed6632 4 года назад
Mizz wlhi my familykyga ♥️💋amraneey nzoo bdiya hppiyal♥️💋
@sagalaftax2826
@sagalaftax2826 4 года назад
Subscriber igu sharaf wll iso
@user-vr5uo7ku9o
@user-vr5uo7ku9o 4 года назад
masha allah allah ii kiin dayo walaalahey aan ku fanoo amal qaali dumar quruxdii haweenkaay iyo amaran qaali dumar allah ikiin xafido ilxumi idiin ma aragto insha allah hotey u sii soco amaran isha xaasidka allah idiin ka qabto walaalyaal insha allah amaran gacantad allah ku barkeyo horey u sii soco insha allah igu salama dumashigey saki cade allah iikiin dayo dhamaantiin waan idiin ku fanaaa masha allah amal iyo saki awalaad bari ah ood ku degtaan oid ku nasataan allah idiin siiyo abayo mcnto insha allah
@sagalaftax2826
@sagalaftax2826 4 года назад
Subscriber igu sharaf wll iso
@amaalmire3267
@amaalmire3267 4 года назад
Waaaaaw masha allaah kukin waaye amran alle haku xafido sharafey 👏👏👏👏👏👏👏❤👊👊👊👊👊❤❤❤❤❤❤❤
@sagalissa2017
@sagalissa2017 4 года назад
Wow mashallah we actually made this last month but we put some biscuit in the bottom and on top of the white layer before the chocolate layer try it u will love it and use lady fingers(biscuits)if u find it but any other biscuit will do
@Queen-xz1cn
@Queen-xz1cn 4 года назад
Dadkeygii amran amal🔥❤❤😚
@saphiaracheid7842
@saphiaracheid7842 4 года назад
Thank you hablo allah gacanta ha idin barakeyo hada ayan dawaday ano dawanayana wan sameyey Wlhi Mashallah ❤️❤️❤️
@khadrasabriye4567
@khadrasabriye4567 4 года назад
Aniga youtube ha furato madama ay allerede so fariisatay oy camera da hor imatay. Hun er aktiv og flink til å lage mat masha Allah. Hun er pen og kok
@happyqueen6322
@happyqueen6322 4 года назад
Amal & zaki lamanah youtprs ugu jaclhy 🏃❤️
@sagalaftax2826
@sagalaftax2826 4 года назад
Subscriber igu sharaf wll iso bookho
@nazrailwadzan5762
@nazrailwadzan5762 4 года назад
inta RU-vid ka ka maqan Tihiin madhax le waaYe wlhi❤❤ #Amal iyo #Amran👌👑 #OneLove❤❤
@zuhelaaqurux7967
@zuhelaaqurux7967 4 года назад
Mash allh way waa kahel nay noosoo badiyaa
@sucdiabdikadiry5329
@sucdiabdikadiry5329 4 года назад
RU-vidkle usamee amraney waxbdn ka faidey xaqiiqdi mashallah
@inamohamoud5058
@inamohamoud5058 4 года назад
Wakula soconaa hee nh 😂😂
@queenmaryama9237
@queenmaryama9237 4 года назад
first 🥰😍🙏
@deqadalka9953
@deqadalka9953 4 года назад
Mashaa Allah kan waa inaa sameeyaa inshaa alah
@caishofarxancaishocuud8895
@caishofarxancaishocuud8895 4 года назад
Masha allah tiim amal qurux idin jecliya alaha idin xafido dhalboqortoyo farxad igunolada xbbti amal wn idinkufanaa wlhi markow isodhaco fidiyowgina wn kufarxaa m.a
@aishamohamed2874
@aishamohamed2874 4 года назад
Zaki daren hadu ku jirin ma firsanayo. Kaftan wye halahas
@nuuraceyni7951
@nuuraceyni7951 4 года назад
Walashaa ku dhiri galiye inee chanel gooni ah oo cuntada ee furato Love macmacaaan
@fatimaimaan079imaan3
@fatimaimaan079imaan3 4 года назад
Masa allha aman is the best gilr ever I see and masal allha beautiful and waa naak nool😘😘😘😘 hore u socoo❤️❤️❤️❤️💕❤️
@farhiadahir4634
@farhiadahir4634 4 года назад
Abyo amran Chanel usamey cuntada ey dhaga dhisi lahayd cuntadeda waan kaheley ilaahey hakuu barakeyo gcntada mcn
@nasteexolucky6862
@nasteexolucky6862 4 года назад
Amal dar ilahy kujeclahy wlhi bilahi 😇❤💓💋
@MahadLifestyle
@MahadLifestyle 4 года назад
Amran qalpiga ku bahan
@jamiilamaxamed418
@jamiilamaxamed418 4 года назад
😂 😂 😂 😂 😂 😂 😂 😂 😂 😂 Gabar reer japuti waxey I dhahday idinka wax kasta maxa geedka u dhahaan geedka so kii baxaye o la harsado ama la beerto mahan miyaa kkkkkkkkkkk hada Amal kulahaa geedka lagama Sheekenkaro macantisa wlhi wan qoslay ❤️❤️❤️❤️❤️😂😂😂😂😂😂
@njmabaashe6405
@njmabaashe6405 4 года назад
Xtaa wixii carfinayey geedby dhaheen😂😂 anaguba wan ku dawakhnay hdan rer somaliland nhy
@amiinmedia1609
@amiinmedia1609 4 года назад
@@njmabaashe6405 Walaal qaali ilahey dartee subscribe iigu saar plz Aduunkaan ayaa walaal lagu yahay ee #subscribe igu sharaf ilahey haku sharfee ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-p8YpVIhdtfY.html
@jamiilamaxamed418
@jamiilamaxamed418 4 года назад
@@njmabaashe6405 hool fududees Lee naga tahay xbbti ha nala yaabina inta sheyga magaciisa raaradineyo diideeynaa kkkkkkkk kkkkkkk
@Abdulswamad
@Abdulswamad 4 года назад
Haaaah mshllah ilahoyow iskabulo ayan ahaye gabar sidan udabecad wanagsan oo chef 👩‍🍳 ah isahal 😘😘
@maruun1912
@maruun1912 4 года назад
wow macmankiina wankuhestaa amal iyo amran gabdhahayga bashaalkina ha idin wacnaado 💗💗💗
@mxali6824
@mxali6824 4 года назад
Wllhi soomali dirac iyo garbasaar laguma aadikaro suuqa fiiris nafta lagaaga qadaa😂😂😂family aan jacelahay nolaada
@shuceebmoha5821
@shuceebmoha5821 4 года назад
😁
@luulhajji6614
@luulhajji6614 4 года назад
Mxaa LAGUUFIURINAA WAABO DHARKEENA KOWAAD ANIG MRKII IGUDANBESSSY CAADI AYEE EHEED
@asima9161
@asima9161 4 года назад
@@shuceebmoha5821 hhhhhhh dad caadiya maaha hada dhow imi muqdisho waaba lagula yabayaa ana iyagaan layaaba qof asturan ayey firinayaan
@maryamabuukar3478
@maryamabuukar3478 4 года назад
@@asima9161 L
@soumeyasalah5789
@soumeyasalah5789 4 года назад
0:13 I really shocked when she say aaa earphones aya dhagaha igu jiray and it's late night 😭😭
@itsher9143
@itsher9143 4 года назад
😭aww
@hidayahassan4993
@hidayahassan4993 4 года назад
Amal and zaki my couples wanijeclahy wanitageraaa keep going 🥰🥰and your sister Amran funny aya tihin midas at nikujeclahy wlh noloshu idinmaxumeso
@hilowofficial8440
@hilowofficial8440 4 года назад
Mashaa Allah walashey qalbiga aad ku dhexnooshihiin love you xbbti
@ikranali6730
@ikranali6730 4 года назад
Keep going qali
@libandiis5045
@libandiis5045 4 года назад
What mean by keep going
@amiinmedia1609
@amiinmedia1609 4 года назад
@@libandiis5045 Walaal qaali ilahey dartee subscribe iigu saar plz Aduunkaan ayaa walaal lagu yahay ee #subscribe igu sharaf ilahey haku sharfee ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-p8YpVIhdtfY.html
@qadraahmedbarre6485
@qadraahmedbarre6485 4 года назад
💕💕💕💕
@aishaqurux5547
@aishaqurux5547 4 года назад
Waa ku heesta mac macaanka amran so sweet ❤❤💋💋
@riyaanraaliyo6377
@riyaanraaliyo6377 4 года назад
Kal iyo laab inta ka daremoya mcnka masha allah gacantada ilahey haku barakeyo amran Love you amal💋💋💋💋
@ayanna_mx4613
@ayanna_mx4613 4 года назад
Amal waa ciyaal iska waynaady😂😂😂😂💔
@momtathaib8575
@momtathaib8575 4 года назад
samaysta anah idinku horeyah subscribe idin siinayh wllyal
@shukrishacni6850
@shukrishacni6850 4 года назад
Mashaa allah allaha noo kaa daayo amal and zack dad aan taageero buuxa u nahay
@user-vr4wv9kt1t
@user-vr4wv9kt1t 4 года назад
ماشاء الله مره حلو بالعافيه 😍😍
Далее
macmacanka sugesen
20:28
Просмотров 201 тыс.
Zacki iyo cunto karis caawa
16:33
Просмотров 155 тыс.
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
Просмотров 15 млн
Alxmdulilah wuxu Allah nasiyey❤️???
18:53
Просмотров 220 тыс.
Challenge la yab ah Amran & Amal ka yabiye
17:29
Просмотров 169 тыс.
Tiktok dadka ugu jeclahay amal jele iyo saki dareen
11:38
Labo daran mid dooro
17:13
Просмотров 114 тыс.
Наша телега: krossovki_market
0:26
Просмотров 8 млн
Как без этого..😂
0:15
Просмотров 1,7 млн