Dadka wada deggan ee walaalaha ah, gaar ahaan Arab iyo Ciidagale ayaa la rabay in la isku dhufto...iyagoo markii hore degmada "Maxamuud Haybe" ku bilaabay, markii dambana Axmed-dhagax iyo 31-ka oo arabku u badanyahay weeraray.
Waad ku dhex wareertaay siyasadi somaliland ,intana waxaad sugaysay inay shaqaqo dhacdo oo aad buunbuniso oo aad tidha nabadi majirto ileen wanaga ma sheegtid,waxba ha ku raxaysan iminkay heshinayan ma aha dad meel kala tagaya
Kuwani dawladnimo ma garanayaan iyagaa isdhamayn doona wixii Habar Gidir iyo Abgaal 1992 kii xamar ku dhex maray wax ka daran baa Hargeisa ku soo socda
Hooyadadii qaxodtiiga ahayd ee la adoonsan jiray waas adoo qaxodtii ku ah wadankad ku dhaladay lagugu gumaystad dad dalkoogi ku noolo xorad wax kasheegaysa beenale beenale dhalaay meeshu mah kiinilki laysku adonsan jiray ogadeenka mah ee waa somaliland
Boqolal kun ee sii farxad leh uu soo baxay ka ma halayo 2 nacas oo hada ba la xidhay bu waar ka dhigaya, 😂😂😂 iisku bax oo Af ka beenta badan ku qaloc jamac galadow.