Тёмный

Waa Maxay Digital Marketing iyo Sida loo Bilaabo 

Gelle Bashir
Подписаться 253 тыс.
Просмотров 30 тыс.
50% 1

Salaam guys
Join our Telegram group t.me/gellebashir
Read this article gellebashir.com/2021/07/08/wh...
My 1 week affiliate marketing course gellebashir.com/academy/
Subscribe guys
thanks walalayaal

Опубликовано:

 

8 июл 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 58   
@sheikhzakaria5147
@sheikhzakaria5147 3 года назад
Keep going datu seri geelle
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 3 года назад
Welcome bro
@Yaasir2
@Yaasir2 Год назад
Thankz
@isco__228
@isco__228 3 года назад
Bro website master card lacagta lagala baxaayo Noo keen Somalia ayaan joognaa Codsi wye 🙏
@yaasinmedia1938
@yaasinmedia1938 3 года назад
ustad mahadsanid
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
Thanks bro
@cubeydamediaproduction1080
@cubeydamediaproduction1080 3 года назад
Ustaat waxbadan baan kaafaaideestay thanks ustaat
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
Thanks bro
@abdirahmanmahamudmahamed7698
@abdirahmanmahamudmahamed7698 3 года назад
Wllhi geele wll ilaa hada wadiga yiri super pay me oo aad cod isoo duubtay instgramka ee bro bal website video la dawanayo sax ah wllhi ma hayno pleace
@youngmoha5759
@youngmoha5759 2 года назад
Casharada digital marketing ka noo soo badi walal
@aljanahmedia2023
@aljanahmedia2023 3 года назад
Mashallah malimu
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
Thanks wll
@mujiibaxmed5642
@mujiibaxmed5642 3 года назад
Asc zxp please wll waxad kahadasha. Etsy please wll
@ahmedyasiin2418
@ahmedyasiin2418 Год назад
Bro license ama cashuur maa laga rabaa qof raba in uu ibiyo alaab usagoo eurup jooga
@user-vg4xw5bu9u
@user-vg4xw5bu9u 3 года назад
Shb geele bashiir Waxan ku waydiinayaa Markaa aad alaabtii digstore24 aad xayaysiiso oo linkigii inta la soo raaco alaabtii la iibso xagaad ka arkaysaa dilaalkaagiu mise wabsite iyaga ayaa kula soo xidhiidhaya
@btechnology2059
@btechnology2059 3 года назад
Walal nature free websate ayaan rawa iyo inte kasodajisana
@zayidalli9736
@zayidalli9736 4 месяца назад
Digital marketing io social media marketing maxee ku kala duwanyihiin
@KowsarCabdulaahi-p1c
@KowsarCabdulaahi-p1c Месяц назад
Side website usamaytaa wllo
@btechnology2059
@btechnology2059 3 года назад
No copy right
@Mindfullmoments2024
@Mindfullmoments2024 3 года назад
Waad Ku mahadsantahay inaad nooga soo jawaabtay codsigaayagii.
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
thanks wll
@axmedmuxumad8975
@axmedmuxumad8975 2 года назад
wllo codsigayga maaad aragtay
@cubeydamediaproduction1080
@cubeydamediaproduction1080 3 года назад
Anagoo somali jogno websetyadee kahaqesankarnaa
@catooshyare5978
@catooshyare5978 3 года назад
Wllo waxan ka codsanayaa sidee loo xaliyaa boost unavailabale fecbook ads ayaa mar walba sidaas iga noqda pega wlba aan sameyo oo aan wax ku xayeesiiyo productica miyaa shurudo ubahan mise wax kalaa iga qaladan ee inoo faaidey
@ahmedmataan
@ahmedmataan 11 месяцев назад
Walal Ciwankaga Ayeey Cilad Ka Jirtaa. EE ciwaan Kale Is Ticmaal
@husseinyousuf8111
@husseinyousuf8111 3 года назад
Geele sxb sual ayaan ku waudiinya Hadii aad shaqeesato tusaale clickbank oo aadan bangi PayPal ku xirin lacagta aad shaqeesaty may kuu kaydsamaysaa oo marka aad ku xirto ayaad kalasoo baxaysaa mise la'aanta paypal ama kahor intaadan furan makasii shaqeesan kartaa ,
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
Haa sxb lacagta weyku keydsameysaa, hadad rabtid next year bad baxsan karta .
@asahablaaa
@asahablaaa Год назад
M..a
@beautyofdreams556
@beautyofdreams556 3 года назад
walal maadaama aan loo sinayn ka faa'iidaysiga DIGITAL MARKETING qaaradaha lagu kala nool yahay awgeed waxaad muqaal ka diyaari sida dadka AFRICA ku nool ooga faa'iidaysan lahayeen DM Mahadsanid
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
thanks wll
@aasiyaabdullahi4882
@aasiyaabdullahi4882 Месяц назад
​@@GelleBashir wllo qof Somalia jooga website yadee ugu fiican
@munachanne
@munachanne 3 года назад
ASC Wllo waxaaan Ku waydiiya maxay Ku kala duwayiihi affiliate marketing or digital marketing markaan u baahana inaa Ku xayaaysiiyo pages
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
Affiliate marketing wuxuu hoos tagaa digital Marketing wll .
@munachanne
@munachanne 3 года назад
@@GelleBashir sax Wllo diyaar
@munocabdi5233
@munocabdi5233 3 года назад
No so sheg hno somalia ano joga wax ankashaqeysa karo
@nimcoali2594
@nimcoali2594 Год назад
Waxn u baahnahy walale ina iga caawiso app aan ka shaqysan karo wxn ahyd ardyd jmcd dhigta mrka wxn rbaa app aan ka shaqysto si aan wxbrshyda ugu kaa fiyo mideda kle app an lacg ani galiny lkn aan lacg ka helayo hdn ka shaqeeyo hdu jiro adoo raliya😔
@nasteexamoalim7603
@nasteexamoalim7603 Год назад
Maheshay wall
@xamsecsamed9263
@xamsecsamed9263 Год назад
Away linkigo
@HOYGA_HORMARKA
@HOYGA_HORMARKA 3 года назад
Waxan ka mid ahay dadka kugu xidhan 2 sano wakhti gaadhaaya ayaan kugu xidhnaaa Hore usoco brother Waxan ubaahnaa inaad iga caawiso PayPal verfy ah inaad iisameeso
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
Thanks bro
@craxmaancarab4974
@craxmaancarab4974 3 года назад
geele zxp.nin wnagsan tahay wlahi kuntaageeraaaa
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
thanks wll
@abdirisaqaark2046
@abdirisaqaark2046 2 года назад
Sxbw plz ciwanka what's upkada isii plz
@munirakosar1236
@munirakosar1236 3 года назад
Wll qLi wastikii wiig ka hor soo dhigtey mesha tigta ka sarysaa maxaa lugu sameynayaa blz wll ee xarfha io lambrta isku jira blz wll ii sheeg adoo mhdsan🙏🙏🤔🤔
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
Maku fahmin wll
@munirakosar1236
@munirakosar1236 3 года назад
Waxan ku yidhi afar cisho ka hor muqaal aad soo galisay mesha digta ka sareesa sidee la odhnyaa ee xarfaha io rabarta adand fahmin blz wll mcn muqaalka comtigayga soo akhri wll afar cisho muqaalka yaala🥰🥰😫❤
@Yt-One_1
@Yt-One_1 3 года назад
Aad baan kuu salamay gellow wll Wxn la dhibanahay Tax id facebook page aan ku xidho Canada tax id Xagen ka bilaba zxp
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
Qof Canada joogo weydiiyo Tax iD ama address yurub ah gasho wayo yurub Tax ID kuma weydinayo
@xogogaalofficial675
@xogogaalofficial675 3 года назад
walal ka soo hadal wepsiteyada airbnb iyo pinterest iyo siday ushaqeeyaan,walaal codsigayga tixkali
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-sCpyReQnzJs.html
@jimcaaleismail7918
@jimcaaleismail7918 Год назад
Ssc
@walalkhadar1712
@walalkhadar1712 2 года назад
Ay ay dhalay
@maxamedhussein123
@maxamedhussein123 2 года назад
Instagram kaad ayaan rabaa
@isco__228
@isco__228 3 года назад
Bro website master card lacagta lagala baxaayo Noo keen Somalia ayaan joognaa Codsi wye 🙏
@isco__228
@isco__228 3 года назад
Bro website master card lacagta lagala baxaayo Noo keen Somalia ayaan joognaa Codsi wye 🙏
Далее
Barashada Forex Trading
12:54
Просмотров 126 тыс.
E-commerce | Ku taajir adoo gurigaaga jooga🤑💰
4:28
Affiliate marketing af soomaali | Mahdi miad
8:21
Просмотров 18 тыс.
Online Business Ugu Lacagta Badan?
19:54
Просмотров 34 тыс.
Ganacsiga Amazon sidee Loo Bilaabaa? - Part 1
17:56
Просмотров 13 тыс.
Waa maxay Digital Marketing iyo Sida loo Bilaabo
11:42
Просмотров 100 тыс.
4 shaqo yaan lagaaga hormarin 2024 diyaar ma tahay?
11:25
Freelancing Social Media Marketing SUBS $1,600
21:05
Просмотров 11 тыс.