Тёмный

Stock Market Maalgasho iyo Sida Account Looga Sameysto ? 

Gelle Bashir
Подписаться 243 тыс.
Просмотров 24 тыс.
50% 1

Na Gaarsii 100K Subscribers - Mahadsanidiin
👉 Register Binance https: accounts.binance.com/en/regis...
👉 JOIN THE COURSE gellebashir.com/all-courses/
👉 JOIN OUR TELEGRAM GROUP t.me/gellebashir
👉 Read - this article gellebashir.com/alibaba-sidee...
✅ FOLLOW ME ON INSTAGRAM / gelle_bashir
✅ SUBSCRIBE GUYS
Gelle Bashir Academy:
👉 gellebashir.com/all-courses/
--Join The Giveaway-
1. Like The Video
2. Comment anything under the video
Related Videos:
• SIDEE ALIBABA WAX LOOG...

Опубликовано:

 

22 май 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 46   
@maxamedibraahimyuusufshida2970
@maxamedibraahimyuusufshida2970 2 года назад
Dadka Somali joogo brokerka ugu fcn ay furan karaaan si ay u maalgashadan noosoo sheeeg sxb sida loo furto iyo sida loo isticmaaalo muuqaal nooga soo sameeey
@Bigman10573
@Bigman10573 2 года назад
Waan sugaayay thank you eng💯💯✅
@Dirir1
@Dirir1 2 года назад
Masha alh ustaad
@lifewithsadiqo1043
@lifewithsadiqo1043 2 года назад
Mansha allah walalo
@ArMaanXz
@ArMaanXz 2 года назад
Muuqaalka so dhamestir Bro
@abaoubaidahoussein1510
@abaoubaidahoussein1510 4 месяца назад
Masha allah félicitations 👏
@DJZaaky
@DJZaaky 2 месяца назад
USTAD GELE BASHIR AAD BA U MAHADSANTAHAY, CILMIGAGANA ALLAH KU BARAKEYO
@jimcaalecaddaani
@jimcaalecaddaani 2 года назад
Zxp wad mahadsantahay waxan kamid ahay bulshada sida joogtada ah kugu xidhan . Balse zxp aad umaanfahmin stoch market waxad moda in hadalkagu isku jirjiro zxp ado raliya wixi danbe step by step usame wa igatalo
@MawliidAxmed-fv9sc
@MawliidAxmed-fv9sc 4 месяца назад
Yaaa huba
@ArMaanXz
@ArMaanXz 2 года назад
Sxp Waad Mahad snthy bro barnaamijkan Bil ka hore raadinaayi qaabka loo Maal gishto wn waaye quf Somali sharxaaayo Tnx leggend
@Tooxcade
@Tooxcade 2 года назад
Excellent Maashalaah. Thank you
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
thanks wll
@Bigman10573
@Bigman10573 2 года назад
Gelle bashiir sxp stock market qof kale Somali sharaxaayo RU-vid kuma jire is raacso sxp. another muuqaal kale kaa sugeenaa qaabka broker aad ufuranaysid la isaga diiwaan.galiyo step by step iyo sheres.ka how to buy .
@kingboss7846
@kingboss7846 2 года назад
ustaad marka faa'idada ma bil ba la helaya mise waa sanad le
@Mohanadfilms11
@Mohanadfilms11 2 года назад
Zxp maxaa kuwaydiinaya appka goodwall sidee loo isticmaalaa maxuuna qabtaa zxp
@abdulahidcd
@abdulahidcd 2 года назад
Wadmahadsan tahay wll lakin wll ma shirkadaha ayuun baa maal gashta mise qoF qoF na wuu maal gashankaraa
@cabdixusen5718
@cabdixusen5718 2 года назад
Sxp dhamadka sifican Uma fahmin
@omarmohamudmohamed7827
@omarmohamudmohamed7827 20 дней назад
Adoo mahadsan sxb brokerka Somalia ka shaqeynaayo inaad account ku sameeso ayaan jeclaan laheen.
@mohamedtall2886
@mohamedtall2886 2 года назад
Saxib waxaad faah-faahin nagasiisa sida faaidada looga helo maalgashiyada adigo tusaaloyin isticmaalaya Dabcan waxaan ka hadlayaa waxa lo yaqaano ( dividen yield) Mahadsanid ustaadi
@CIIRALEOfficial
@CIIRALEOfficial 2 года назад
Soo dhamay waa qabyo korka katabatay sxb gudaha u gal oo sharaxaad deerad ah Ka samay
@abdihassan2931
@abdihassan2931 2 года назад
Asc ustaad waxaan ubaahanahay in aan si gooni ah kuula soo xariiro
@abdijiidhe3910
@abdijiidhe3910 Год назад
Kawaran hadaan amazon gashado
@abdullahiali2396
@abdullahiali2396 2 года назад
Walaal macaan TD Ameritrada qaabkee loogataa
@muscabmohamed1750
@muscabmohamed1750 2 года назад
Waalgu wayay luna ayaan kaarabnaybwarkeeda
@AhmedHersi-jh8gx
@AhmedHersi-jh8gx 2 месяца назад
Stock markid
@wabarsidkaalesidkaale6256
@wabarsidkaalesidkaale6256 4 месяца назад
Broker soomaliya ka shaqeeya noo sheeg
@abdielmi6521
@abdielmi6521 2 года назад
Side Ku isticmala oky weye
@adnanmohamedhashi5520
@adnanmohamedhashi5520 4 месяца назад
Sidee u furan karaa card btc account dad somalia jooga oo ay u maal gashan karaa btc aad joogo wadama somalid. Hab ugu fudud noo sheeg 😮😢
@ilyasmahamed19
@ilyasmahamed19 2 года назад
sdee loo iibsadaa
@mascuudmaxamed3667
@mascuudmaxamed3667 2 года назад
SXB SOMALIA JOOGAA EEE BROKARKEE KU HABOON IN LOO ISTICMALO SXB
@mahadegal4794
@mahadegal4794 Год назад
Kuwee somalia layska diwaan galinkaraa
@Ladanali-jz7xh
@Ladanali-jz7xh 2 года назад
Terra luna sida loo maal gashto cashar ka so sameey masuul
@SadamHusen-
@SadamHusen- 2 года назад
inaa.igacaawisi baa ubaahanahay
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
ok wll insha allh
@maxamedcabdulaahi6334
@maxamedcabdulaahi6334 2 года назад
@@GelleBashir xageen kala so xaririna pro
@xuskayare2201
@xuskayare2201 2 года назад
Walakey aad umahadsantahay lkn caawimad usi baahanahay qaabka loo bilaabo adoo mhdsn
@Dagan6157
@Dagan6157 8 месяцев назад
Ya iga ca winayo
@raafacabdalla6823
@raafacabdalla6823 2 года назад
Broker somali Lagu isticmali karo No sheg
@Malik3544
@Malik3544 3 месяца назад
Mahadsanid sxb hada ayan kugu sobiiray crypto ayan in mudo ah ku jiray hada Stock ayan raba Insha Allah in aan kusobiiro. Tesla hada wa 175.66 UTD macquul miyaa adiga neh sanad kahor 1000 ilaa 600 ayd ka hadleysay?
@Dhambaal55
@Dhambaal55 24 дня назад
Cripto ayaan rabaa , faaido maka heshay sxb
@hafsahassan7435
@hafsahassan7435 2 года назад
Suuqyadaan intaa kujiro English ka inan aqaano waajib miyaa
@umusuleym9441
@umusuleym9441 2 года назад
English mel ku barata helay qasab waye abayo Ani hada 5dollar ku baranoyaa
@maxamedcabdilahi638
@maxamedcabdilahi638 2 года назад
Social private kaaga mee
@Duqa-magaalada
@Duqa-magaalada 4 месяца назад
Trust wallet ka soohadal sida cash out to bank account loo sameeyo ama ka soo hadal sida stock share looga gado iyadoi itus itaabsii ah kaliya balabalabala marabno
Далее
Waa Maxey Stock Market | Sidee Loo Maalgashtaa
11:24
Просмотров 32 тыс.
8-dan Coins Maalgasho -- Cyptocurrency Update
13:32
Просмотров 56 тыс.
Stray Kids <ATE> Mashup Video
02:17
Просмотров 1,3 млн
🤯 #funny
00:20
Просмотров 2,6 млн
Waa Maxay Digital Marketing iyo Sida loo Bilaabo
12:53
CryptoCurrency and Stocks with SolaPortal
27:36
Просмотров 52 тыс.
Stocks iyo Crypto kuwee laga maal gashan karaa 2024
14:40
DogeCoin with SolaPortal
40:18
Просмотров 43 тыс.
Qaabkeed u bilaabi kartaa CryptoCurrency?
8:15
Просмотров 75 тыс.
Stray Kids <ATE> Mashup Video
02:17
Просмотров 1,3 млн