Тёмный

Waa Maxay E-commerce. 

faca cusub
Подписаться 10 тыс.
Просмотров 31 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

7 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 114   
@facacusub1
@facacusub1 2 года назад
www.facakoraya.com halkaas ayaad iska diiwaan galin kartaa
@MohamedIbrahim-os9xy
@MohamedIbrahim-os9xy 2 года назад
Ad ayad umahdsantahy video diyarsan miyaa mase wa courses online ah boSs
@nuurtoabdirahman5886
@nuurtoabdirahman5886 2 года назад
Wlllo lacag ma haysto 1 dollar xata lkin waxan raba Inan sameeyo lacag walba hooyaday darted
@MohamedIbrahim-os9xy
@MohamedIbrahim-os9xy 2 года назад
@@nuurtoabdirahman5886 Taa xoga wey adag tahay wlalshey lkin ilaahey xagiisa waxba kama aha nuura horumar ayan ku rajeynaa insha Allah🤲🤲🤲
@facacusub1
@facacusub1 2 года назад
@@nuurtoabdirahman5886 teamka la xidhiidh iyaga ayaa ku caawinaya
@zuhaybvic6626
@zuhaybvic6626 Год назад
Wan sogalaya waqti ga nasii pro Si an uga I day sano
@cabdiqanihassanabdullahi6392
@cabdiqanihassanabdullahi6392 10 дней назад
waa imisa koorsada qimaheeda imisa maal mood ey soco neysaa macalin
@axmedaymanazhar1899
@axmedaymanazhar1899 2 года назад
Warsamow walhi frxad ayaan la oyaa markan kudawado Masha Allah illahay haku xafido amiin lakiin aniga ma haysto waxan kooraska ku iibsado iyo waxan laptop siisto
@abdirizackamin5799
@abdirizackamin5799 2 года назад
Wll maxaa ka faaiday ninkan
@mohmedhaile9397
@mohmedhaile9397 2 года назад
Miyaad wax ka fa'iday koorsadan
@yaaska3957
@yaaska3957 2 года назад
I appreciate y for more information ❤️
@Anasxaaji-z3v
@Anasxaaji-z3v Год назад
Good job pro
@nimco1327
@nimco1327 2 года назад
Xagee lagala soo xidhidhaya ustad
@ahmedjokar2067
@ahmedjokar2067 2 года назад
Mahadsanid Wll
@shafka792
@shafka792 2 года назад
Masha Allah aad iyo aad ayaa u mahad santahay
@FM34573
@FM34573 2 года назад
Hadaan aragtideyda kahadlo howshaan maxuma waa howl wanaagsan lkn Kashaqsi ahaan waxaaba igaladhib yar maanta qof aqoonta forex iyo cryptocurrency yaqaano sidaan filaayo umabaahna Shaqadaan yara adag sidokale supplier kagabahan muhiimadu waa in lacag lahelo waxaana igaladhibyar Forex adigoo cidna waxba u iibin baad howshaada wadaneysaa intaad doontana sameyneysaa lkn qofkasta dooq ayuu leeyahay
@fjtube2456
@fjtube2456 2 года назад
aad io aad
@khalidmohamed07
@khalidmohamed07 2 года назад
Forex iyo crypt ma yihiin wax la isku halayn karo adigu lacag maka samaysay
@FM34573
@FM34573 2 года назад
@@khalidmohamed07 Hadaad aqoon dheer ulahaanlahayd suaashan imaweydiseen Markahore baro kadib isla adigaa kajawabaya suashaad iweydiisay
@khalidmohamed07
@khalidmohamed07 2 года назад
@@FM34573 mahadsanid Forex muddo dhawr bilood ah oo aan waday way ila noqon wayday inan lacag galiyo sababto aah ma lahaan rules la raacayo wa qiyaas uun
@ogaalmedia581
@ogaalmedia581 2 года назад
Forex mudo baranayey qasaaro iyo faaido ka dhamaan wayey ma iga jaahil bixin kartaa oo ma icawin kartaa
@xassanfaarax4515
@xassanfaarax4515 Год назад
You are welcome pro
@cabdiqanihassanabdullahi6392
@cabdiqanihassanabdullahi6392 10 дней назад
Halkee iska rajiis gareeyaa
@SharifMaalim
@SharifMaalim Год назад
Thank you maalin
@siciidcabdiwahaab3401
@siciidcabdiwahaab3401 2 года назад
Mashallaah wll warsame
@ilabaro23
@ilabaro23 Год назад
maasha Allah alle haku sharfo ustaad
@mominsadek8806
@mominsadek8806 2 года назад
wad mahadsan tahy wll manta maalin aan aheyn ayan aad kuugu sii mahad celin doonaa insha allah guleyso
@abdirizackamin5799
@abdirizackamin5799 2 года назад
Wll course da magadatay
@usernotfound162
@usernotfound162 Год назад
How is the course? Is it good or bad
@shuebhabiib9278
@shuebhabiib9278 Год назад
Courskan waan iib sanaya positive iyo negative waxay noqoto waan idinla socodsinaya i.a markuu ii dhamaado
@Abdullahi.Ashley.._
@Abdullahi.Ashley.._ Год назад
Inasha,allah
@usernotfound162
@usernotfound162 Год назад
Update?
@Jalley00052
@Jalley00052 11 месяцев назад
Wa sidee wllo hadi aad iibsatay
@mohamedupdiqanih5939
@mohamedupdiqanih5939 11 месяцев назад
​@@Jalley00052ana course ku haya free ah wll❤
@heersare3662
@heersare3662 2 года назад
insha allah bisha 8/2022 baan Kugu soo biirayaa
@zuhaybrealgoat6689
@zuhaybrealgoat6689 2 года назад
Maku biirtay wll
@usernotfound162
@usernotfound162 Год назад
Is the course good.
@warisjamac5637
@warisjamac5637 Год назад
Halkee lagaala soo xidhiidhayaa
@naimoibrahim7454
@naimoibrahim7454 2 года назад
Welcome
@hamsemohamed6732
@hamsemohamed6732 2 года назад
Wll goobta la iska dawan galinaayo no soo sheeg wll adiga o raliya
@hawomuse7567
@hawomuse7567 2 года назад
Faca koraya halkee wll isaka dian galiyaa
@Shafie211
@Shafie211 2 года назад
Ustaad diyaar nahaye xagee kuu doonaa hee
@abdousalamnicolas5227
@abdousalamnicolas5227 Год назад
Side ku bilabaa qorsada bro
@apdallamaracadde6068
@apdallamaracadde6068 2 года назад
Halke Lagaaga So xiriiraa Teacher 👨‍🏫
@Ahmed.6552
@Ahmed.6552 Год назад
Xageen kaala soo xiriraa libaax
@ustaadqorshe
@ustaadqorshe Год назад
waxaan raba inaan idinkusobiiro
@baxnaancabdi1080
@baxnaancabdi1080 2 года назад
asc ustaad wanku salaamay salaan kabacdi imisa bilood ayay igu qaadaneysaa inaanku barto waayo waxan ahay qof markasta online ah xogna karaadiya fursadaha onlineka
@SOM24342
@SOM24342 Год назад
Mansha allah ustadd casharada nosoo daa
@ruqiaosman9659
@ruqiaosman9659 2 года назад
Masha allah
@Sumayaise
@Sumayaise 2 года назад
ASC WRX WBRK WLAAL INTEE KAALA SOO XIRIIRAA
@osmanbank4188
@osmanbank4188 2 года назад
Siden ku heli karane bro wan u bahanahaye fadlan si dhaqso ah ila so xarir bro thanks
@FOOTBALLHIGHLIGHTS368
@FOOTBALLHIGHLIGHTS368 2 года назад
Mshlh
@cabdulaahimaxamuud9898
@cabdulaahimaxamuud9898 2 года назад
Sidee kuhelikaraa koorsooyinkaan
@Ahmed.6552
@Ahmed.6552 Год назад
Libaax waan dhawahay ee xageen kabaran karaa e Comerce
@abdullahihassan5818
@abdullahihassan5818 2 года назад
Yes ustaad I need where I can get
@dhamacfilms725
@dhamacfilms725 2 года назад
Maxalin igacaawi sidaanku helilahaa casharadaa
@axmedburaale4064
@axmedburaale4064 2 года назад
Gorma ayey bilabmaysaa teacher warsame
@marwaaadan9969
@marwaaadan9969 Год назад
Huno xagee kala soo xidhiidha
@NaasirGiire
@NaasirGiire Месяц назад
Istaad Crosse ka si aan usoo dalbado xagee Kala soo xidhiidhaa email ama whs up
@abdikadirharir7155
@abdikadirharir7155 2 года назад
Sideen ku helayaa inaan iibsado ayaan rabaa wakhti xaadirkan
@najaadhupi4619
@najaadhupi4619 2 года назад
Hambaliyo walaal warasame
@ahmedadow2343
@ahmedadow2343 Год назад
Nabadoone anigu waxan donaya inan kusobiro online business kuqadaydana maxuma yurubna wan jooga balse waxan ubahanahy training an ku fahmo shaqada iyo faidadeeda iyo qasarahee plz hadaat aragto qoraalkyga fatlan I fa faidee o gob an kala so xariirana iso sheg plz thnks
@sakicadde4696
@sakicadde4696 2 года назад
Maamule wee iga go'an tahy lkn marka 100$waa ka niyad jabay wyo ma awoodo intaas in ka yarba E-commerce inaa barto aad ugu baahanhy iido afsomali lagu sharaxayo alle hano keeno mamule kaa sugeena i A
@fatimahassan6682
@fatimahassan6682 2 года назад
Same ayaa nahay
@bashkacabdibashka1241
@bashkacabdibashka1241 10 месяцев назад
100 course ku Iibso Kuma dhihin 100 hda heysatid 80 wekgu filantahy 20 so harty course wku iiibsan karta saas wye😂😂
@abuturaab-p5x
@abuturaab-p5x 6 месяцев назад
Xageen tiimka kala xidhiidhaa
@qalidaxmed6020
@qalidaxmed6020 2 года назад
macalin waan soma nahay walhi 1$ xetaa ma haayo course mA AAWOODO WAAN DA DAALAYAA HADAA II OGOLAATID IN AN KA QEB NOQDO ARDAYDAADA IGU CAWI COURSKAGA SIDUU ALLAH KU CAWIYAY PLESE MACALIN WAA 100$ COURSKAGA HADADAN BARTO QOYSKEEGA WLLAHEGA BAN NOLOSHODA BEDELAYAA WAANA SABABTAADA THX ?? ALLAH HAKU NAXRISTO ADUUN IYO AAQIRO THX
@facacusub1
@facacusub1 2 года назад
emailkaga isoo qor sayidii
@qalidaxmed6020
@qalidaxmed6020 2 года назад
wuu is remove gareenayaa
@hindisetube
@hindisetube 2 года назад
Instagram kiisa kala hadal zxp ustaadka
@qalidaxmed6020
@qalidaxmed6020 2 года назад
@@hindisetube waan kaala soo hadlay yaa macalin
@abdirizakjama2703
@abdirizakjama2703 2 года назад
Masul halkee lagaala soo xiriiri karaa
@yaremaxamed1930
@yaremaxamed1930 2 года назад
Asc warsamow walal halkeen kaala soo xidhiidhaa?
@mowbulshawi6061
@mowbulshawi6061 Год назад
Mhdsanid
@maxameddeeq8088
@maxameddeeq8088 2 года назад
siden ku amina wll qof chenelkiisu vedio kale u ugu hadlayo howshan usan olin
@ibnuali7710
@ibnuali7710 2 года назад
Intee kahelaa courska
@mrsosman9567
@mrsosman9567 2 года назад
Asc we wb
@somalia80
@somalia80 2 года назад
Wll waxanan haysay labtop marka telkayga course maku baran karaa
@xuseenmaxamud6402
@xuseenmaxamud6402 2 года назад
Course ka imisaanku iibsankaraa bro
@geelleaadam5857
@geelleaadam5857 2 года назад
Asc wall waxa an donaya in Barto e commerce
@filsanabdi6070
@filsanabdi6070 Год назад
Xagee kala soo xiriiri karnaa
@hamdasaid4162
@hamdasaid4162 2 года назад
Course fee iyo xaga layska diwaangelinayo nosoo sheeg
@facacusub1
@facacusub1 2 года назад
facakoraya.com walaal ayaad iska diiwaan galin kartaa
@mukhtarbuh8732
@mukhtarbuh8732 2 года назад
Asc wll magacagu inu warsame yahan filaya hadan khadayna ralinoqo wll e-comerce ganan rabaye sidan uhela course soyinka iso jawab wll.
@mazuudirzhaam4764
@mazuudirzhaam4764 2 года назад
Sxp instegrmka Faca koraya Aa igu qaran halkaa kala xiriir
@mrsosman9567
@mrsosman9567 2 года назад
Wll waxàn rabah online business ka ee sewuhelah
@qalbifamilyofficial9749
@qalbifamilyofficial9749 Год назад
wlal sideen Kuulahasoodlaa
@rashiidjamajama1812
@rashiidjamajama1812 2 года назад
Couraska inaan barto ayaan rabaa saaxiib
@kaysesahalofficial7226
@kaysesahalofficial7226 2 года назад
Zxb xagee kaalasoo xidhiidhaaa 100% wy igago antahy oline pisnes
@ayuubclaahi4862
@ayuubclaahi4862 2 года назад
Lacagaha crossada Aad bey qaali u tahy ustaad
@nasiimchannel6011
@nasiimchannel6011 2 года назад
Asc
@anapkeenan609
@anapkeenan609 2 года назад
🙏🙏
@hindisetube
@hindisetube 2 года назад
Ustaad 2 talo ayaan ku siinaya. 1: Ustaad waxad noo samaysa zoom room si aay ugu wada faa'idaystaan ardayda iyo bulshada kale ee xiisaynysaaba 2: waxaad noo samaysa telegram group ay ardaydu wax qabadkooda kuso bandhigaan midkastaana dhiirigalin ka helo
@husseinabukar7723
@husseinabukar7723 2 года назад
Waxaas talo ma ahan ee iska aamus Course ayuu waqti geliyay wuna kuusoo diyaariyay qofki raba inuu ka faaidesto ha is diiwan geliyo ceeb mahan zoom iyo telegram iyo sheeko baraley lagama rabo meesha si aad lacag u sameysid oo noloshaada u badashid waxa must ah inaad lacag isgelisid oo iibsatid course di noloshada badali lahed
@dailycontent3955
@dailycontent3955 2 года назад
@@husseinabukar7723 War adi ma fiyoowdahay mise waa lagu gu jiraa talada qofka lasiiyaya ma adigaa asaa laraba in kahadlo adi maxa kaa galay teeda fikir talo wadaag loosmaeeyay conentiga youtubeka qofkana rayigiisa hadaa laqabin waa laga amusaa lagu tixgiliyaa comentiga ku cadeey fikirkaaga adiga qof reply usoo gasho diido fikirkiisa xaq uma lihid waayo talada fikirkaba adigu lagu sinin qofka wax soo jediyaha loo shegay saan miyaad rabtaa course ku qadato cilmiga guud iska soo dhis horta desipline iska dhis somali damiinimo lee maku nicini coment negative lahadayaan yaab somalidaan !
@abdifitahmohamed535
@abdifitahmohamed535 2 года назад
Assalamu aleykum in aan kula hadlo Ayaan rabaa ee nambarkaada maad Isiin kartaaa
@abdishakur3791
@abdishakur3791 2 года назад
Vidoeyada youtubeka maaanad so galinayn maacalin bilaw ilaa dhamaad
@cabdixasan6105
@cabdixasan6105 Год назад
Sax lakiin account maan loo baahnyan
@AhmedHussein-pr4vn
@AhmedHussein-pr4vn Год назад
Yes
@MohamedIbrahim-os9xy
@MohamedIbrahim-os9xy 2 года назад
Courses-ka meqan ku ibsan karaaa bro
@theviraltime9599
@theviraltime9599 2 года назад
Wll gmailkaaga iiso qor
@sacduusalad8241
@sacduusalad8241 2 года назад
warsamoow anaa ku bilaabay 200 china alaab ka dalbaday facebook baan ku xayaysiiyay all most waab laiga soo dalbaday howsha way socotaa
@hiboxasan4264
@hiboxasan4264 Год назад
sacduu salaad xage jogta wll ma wadanki mise
@usernotfound162
@usernotfound162 Год назад
I got an idea let's collab. where do I contact you?
@baromacdangoldandgemstons4044
@baromacdangoldandgemstons4044 2 года назад
sidee loo bartaa macdanta dhulkaaga hooyo ( minerals gold and gemstones) ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-lP8tJo7uQV0.html
@baxnaancabdi1080
@baxnaancabdi1080 2 года назад
xageense kaalasoo xiriirikaraa
@taygaro1420
@taygaro1420 2 года назад
xagaad casharada ku diyaarisey ustaaad inaan barto ayaan diyar uhay, ma wepseit ayaad soo galisey
@sacdiyahassan6498
@sacdiyahassan6498 2 года назад
Waan donaya course adoo mahadsan xagen kala so xiriirna
@cabdirisaaqaxmed6205
@cabdirisaaqaxmed6205 2 года назад
m.a
@sheekoiyoshaahid6280
@sheekoiyoshaahid6280 2 года назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@mohomedhaybe7590
@mohomedhaybe7590 2 года назад
Ustaad email contact iso sheeg
Далее
Sideen Shaqo Ku Helaa?
14:36
Просмотров 3,4 тыс.
ПЛАН ПРОТИВОДЕЙСТВИЯ МЕДВЕДЮ.
00:28
Сделка 😂
00:27
Просмотров 93 тыс.
Waa maxay DropShopping?
10:38
Просмотров 9 тыс.
Sidee Loo Maalgaliyaa Lacagta ?
13:53
Просмотров 1,9 тыс.
E-Commerce Schritt für Schritt Anleitung
1:39:25
Просмотров 128 тыс.
Waa maxay Bitcoin ?
12:30
Просмотров 53 тыс.