Тёмный

Waa maxay DropShopping? 

Sola Portal
Подписаться 149 тыс.
Просмотров 9 тыс.
50% 1

Barnaamijkan waxaan ku eegi doonaa DropShipping oo ah qaab aad u fudud oo Dukaan online ah looga shaqeysan karo.
www.shopify.com
cj,com

Развлечения

Опубликовано:

 

3 мар 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 66   
@user-oh8df7me5f
@user-oh8df7me5f 4 месяца назад
Asc mclin ado mahdsan waxa video 📹 noga so diyarisa sida dadka joga somalia 🇸🇴 ay uga faidesan karan suuqa "STOCK MARKET " ka iyago isticmlaya address wadan kale ama qabka ay iskaga diwan galin karan wa ino muhim mclin ado mahdsan noso same qabka broker logu maro si leyskaga diwan galiyo companies ka .❤!?
@laydhcaafimaad1814
@laydhcaafimaad1814 4 месяца назад
Thanks Prof Sola.
@guledyare7176
@guledyare7176 4 месяца назад
Thanks 👍🏾 Ustaad Solo 🙏🏾
@user-bj7hq6gu6z
@user-bj7hq6gu6z 4 месяца назад
Mahadsanid ustaad sola
@al-nurulislaam2479
@al-nurulislaam2479 4 месяца назад
Macalin waa mahadsan tahay si faahfaahsan step by step macalin uga soo hadal iyo qaabka loogu shaqaynayo
@jamanuurdini6170
@jamanuurdini6170 4 месяца назад
Sidee adigu ku ogaaday inuu macluumadkeeda raadiyey iyo in kale adiga ayaaba hada xukun deg dega wader
@OthmanRazhid
@OthmanRazhid 4 месяца назад
Dropshiping iku soo orod mha dadka wax walba fudeyd ka dhiganaya....dadal badn io samir badn io wakhti u bahanthy
@ShiineYare-hc2iu
@ShiineYare-hc2iu 2 месяца назад
Adi ma soo isticmahshay ✌️
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 4 месяца назад
Aad iyo aad wax hala barto hana la shaqeysto lkn waxa laga shaqaysanyo ha layska hubiyo
@mohamedabdimohamed9230
@mohamedabdimohamed9230 4 месяца назад
ALLE HA KU SHARFO USTAAD GUULEYSO
@mohamedjr477
@mohamedjr477 4 месяца назад
Ustaad wordpress website xitaa waa lagu dhisi karaa but payment method bankiyada somalida debit card or visa card bankiyada somalida laguma xiri karo
@abdiweli.ibrahima9567
@abdiweli.ibrahima9567 4 месяца назад
Thnks
@nuursomaliofficial1648
@nuursomaliofficial1648 4 месяца назад
Soomaaliya maka shaqeeyaa maadaamoo aysan lahayn payment gateway maxaa xal u ah nio.
@camuudiyare5371
@camuudiyare5371 4 месяца назад
Asxaabey inti mogadishu joogto anigu aan ka mid ahay aan isku habeno 100+ arday waxan diyar ina ka shaqeyo arinkas asxabta igu racsan oo danenesa barnamijkas wa so dhawenaya
@mohammedbakatsaid9757
@mohammedbakatsaid9757 4 месяца назад
Aniga tubanka ugu horeeyo igudar
@abdulganinur9062
@abdulganinur9062 14 дней назад
lacag laga ma sameeyo dropshopping aqoon sare ayay ka ka bahantay iska gal maha maal gelin ugu yaraan $20,000 o dollar wxba kama jiraan
@footballmen1
@footballmen1 4 месяца назад
magaca naga sax waa dropshipping
@xamaadamahad6498
@xamaadamahad6498 4 месяца назад
M.a macalin❤
@adenhusse3866
@adenhusse3866 4 месяца назад
Link ma aragtaan?
@user-xi1rv3ng2v
@user-xi1rv3ng2v 4 месяца назад
Asc macalin kaso hadal crypto currency Somali adoo joogo lacag malaka sameen karaaaa
@suldaankasoomaalidheere2659
@suldaankasoomaalidheere2659 4 месяца назад
Thanks mr Sola wuu shaqeeyaa Binance anaana isticmaala Etorow kaa ma garaneyno halka kama shaqeeyo baan filaa.
@fatzabakery7612
@fatzabakery7612 4 месяца назад
Walaal waan kisalaamay salaan kadib Noo soo faahfaahi dadka afrika jooga
@HodanDahir-pm8cb
@HodanDahir-pm8cb 4 месяца назад
Asc walalkey wakusalamay shipa inu kawaran 😊
@burdibixasanjamac2820
@burdibixasanjamac2820 4 месяца назад
Zheqow aniga waxaan rabaa inaa bilowo cryptocurrency lkn waxaat tidhi su allah ayaa igu badan farina kama jawabi karo may dhici kartaa si aan wax oga fahano in aad no jilciso sida lomaal gashanayo iyo wadadan u mari lahaaa🙏
@warfaa_soysoy
@warfaa_soysoy 4 месяца назад
Kumanaan video buuka sameeyey laakiin waa inaad adina barato oo aqoonteeda yeelato keliya lacag ku shub maaha laakiin waa inaad fahantid sidee suuqa u kala socdaa
@qodeymedia347
@qodeymedia347 4 месяца назад
AAD BAAN KUUSALAAMAY BOSS
@abdihassan7735
@abdihassan7735 4 месяца назад
Ustaad Sola mahadsanid.Laakiin Siddee ayaan isugu xidhi karaa Shopify iyo Cg. Su'aasha labaad qaabka Software ka siddee ayaan ku baranayaa tusaale ahaan imika waan samaystay shopify. Laakiin shaqadda qaabka aan u bilaabi kara igu caawi ustaad❤
@Engibrahimshire
@Engibrahimshire 4 месяца назад
Sidee loo promote gareynayaa kolkaa.?
@xuseenarab8119
@xuseenarab8119 4 месяца назад
Ustaad markasta xaqiiqada kahadla ustaad course ka markuu diyaar noqdo ayaan sugeynaa❤
@yoolbaadh807
@yoolbaadh807 4 месяца назад
Magaca inoo sax
@mohazadaq6991
@mohazadaq6991 4 месяца назад
Mhdsanid ustaadi Cashir noso gali
@saidmussa6461
@saidmussa6461 4 месяца назад
Dadbadan ayaa horey loogu dhacey oo maanta ku dul ooyaya somalia waa dadka ugu liita oo la qayaamayo kani waa nahaab iska jira
@Mohamed-Abdirisak
@Mohamed-Abdirisak 4 месяца назад
Macalin qaabka la isugu xiro cj iyo shopify video nooga soo samee
@saedqozta5386
@saedqozta5386 4 месяца назад
shopify markad settingka tagto bad cj ka searching garaynaysa ka dib install bad dhahay waa simple
@fooscabdinaasir9565
@fooscabdinaasir9565 4 дня назад
Sidee​@@saedqozta5386
@mahamedabdirashid8469
@mahamedabdirashid8469 4 месяца назад
Dropshipping waa xaaraan hadaanu qof haysan agence uga wakiila alaabtiisa (Dropshipping in the standard form is considered haram. As a dropshipper, you don't own or store inventory. But you cannot sell it because you don't own a physical product. Like the teachings we can read from the Messenger of Allah SAW, which directly forbids the sale of unclaimed things or items not in your possession)
@Maanhub
@Maanhub 4 месяца назад
Intaad xukminin macluumaad raadi oo baro walaal. Soomaalideena fudeyd baaug gooyayee!
@cumarxasanaxmed253
@cumarxasanaxmed253 4 месяца назад
Wll ma baadhay oo mahubaysay innaga hubbi sharaxaadna ka soo bixi sababaha
@mahamedabdirashid8469
@mahamedabdirashid8469 4 месяца назад
Wwlo waa baadhay allaabta aad iibinayso hadaanad adu mulkiyin qofkale kama iibin kartid ....... Lkiin hada xalkalaa jira waxaa samaysanaysaa cid adiga kaa wakiila AGENCE kuuna mulkida alaabta dabadeedna kuu gata waxoo gaa commition ayay kudul saaranayaan ayaa ladhahay ....... bro
@abdinasirfaysal4298
@abdinasirfaysal4298 4 месяца назад
Waa runtaa wllo waa xaaraan
@Reer-Guuraa
@Reer-Guuraa 4 месяца назад
Alaab maba iibinaysid walaal ee waad xayaysiinaysaa only dabeeto haddii lagato khidmaddaadaad kagoosanaysaa
@CaliMaxamed-cw6tn
@CaliMaxamed-cw6tn 4 месяца назад
Wan sugayna masuul
@mawlidabdi2541
@mawlidabdi2541 4 месяца назад
Jidka ma gudbo isagoo xiran si kasta ay baabuur la’aan u tahay, intaas ayaaba cashar ii noqotay maanta waana run ustaad
@ziizii5580
@ziizii5580 4 месяца назад
dwolod ka noo fur macalin
@abdiqanimohammed9473
@abdiqanimohammed9473 4 месяца назад
Hargiesa Ma imanaysaa
@inaidhib
@inaidhib 4 месяца назад
Solla Portal
@cmktiger4086
@cmktiger4086 4 месяца назад
Qeybta kale so boobsii maclin ado mahdsn fadhi ku so duub videoga dabel baa jirte
@user-go6nn9fm5m
@user-go6nn9fm5m Месяц назад
Ustaad sharfanid is need fluent English.
@qibradyare4145
@qibradyare4145 4 месяца назад
Drop shipping adan adiga alabteda lahen xaran aya sogalesa madama adan milkiyada lahen sida culimo wawen sh zaki kamid yahy cadeyen
@user-em4iv8oy8c
@user-em4iv8oy8c 3 месяца назад
Sidey xaraan ku noqoneysaa daliil
@qibradyare4145
@qibradyare4145 3 месяца назад
Qofka ma ibin karo xolo usan isaga lahen
@saidmussa6461
@saidmussa6461 4 месяца назад
FAKE NEWS WAX KAJIRA MAJIRTO ISKA JIRA BEENAALE NAHAAB AH WAA LAGU DHACAYAA SHOPPING LEFT AYAA MEESHA KA SOCOTA
@nuursomaliofficial1648
@nuursomaliofficial1648 4 месяца назад
Tuug adaa ah waxaadan cilmi ulahayn dadka hawga sheekeyn waryaaa dayuusyahoow.
@user-em4iv8oy8c
@user-em4iv8oy8c 3 месяца назад
Sxb waxaad ka hadleysaa wax adan aqoon u laheyn😂😂😂
@abdulganinur9062
@abdulganinur9062 14 дней назад
​@@user-em4iv8oy8chaa dadku walaya
Далее
DogeCoin with SolaPortal
40:18
Просмотров 44 тыс.
The Ultimate Guide For Managing Tradespeople
21:44
Просмотров 292 тыс.
DIY rocking horse for your kid #diy #parenting
00:57
Я КУПИЛ САМЫЙ МОЩНЫЙ МОТОЦИКЛ!
59:15
Nolosha UK maxay ugu adkaatay Somalida?
19:45
Просмотров 71 тыс.
Hereri & Ireland Part 1
34:24
Просмотров 82 тыс.
Stocks iyo Crypto kuwee laga maal gashan karaa 2024
14:40
CryptoCurrency and Stocks with SolaPortal
27:36
Просмотров 54 тыс.
Waa maxay Forex? with SolaPortal
26:41
Просмотров 29 тыс.
Wasiir Fardowsa yaa dagaal kusoo qaaday?
17:24
Просмотров 10 тыс.
БАТЯ И ТЁЩА😂#shorts
0:58
Просмотров 4,5 млн
бим бам бум💥💥 типа..
0:18
Просмотров 4,5 млн
There’s A Starman #superman #shorts #memes
0:26
Просмотров 30 млн
Крыса 🐀🤣
1:01
Просмотров 2,7 млн