Тёмный

Waa Maxay Masayr, Maxaase dhaliya masayrka qatarta ah Ee Waala Dumarka Soomalidda. 

Osman Sheekh Ahmed (Qoysbile)
Подписаться 15 тыс.
Просмотров 18 тыс.
50% 1

Casharkaan wuxuu bilow u yahay dhowr cashar oo aan uga hadli doono masayrka Iyo Dhibaatooyinka uu ku hayo Qoysaskeen, Waxaan ku sharxi doonaa waa maxay masayr? maxaase keena masayrka qatarta ah ee waala dumarka soomaalidda.

Опубликовано:

 

14 июл 2018

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 22   
@xalimosacdiyoabdirisq5476
@xalimosacdiyoabdirisq5476 6 лет назад
Kkkkkkkkkkk Masayrku waa cajiib kulahee dhaqtar baa loo siisocda lagna soo socdaaa Waa arin jira wlhi Mahadsanid wll
@daahirisa5330
@daahirisa5330 5 лет назад
xalimo sacdiyo Abdirisq
@daahirisa5330
@daahirisa5330 5 лет назад
farxiyo
@sacdiyocadey2356
@sacdiyocadey2356 5 лет назад
Mahadsanid
@ZaynabAbdullahi-hx8ob
@ZaynabAbdullahi-hx8ob 4 месяца назад
w ow
@libinalale3254
@libinalale3254 5 лет назад
raggu hadeey ogaan lahaayeen dareenka dumarka maba eey la guursadeen ,anigu waxaan oran lahaa ragoow hadaad damacdeen dumar kale wax uun samee aad ku kala tagtaan xaaska hore ka dib guurso sabatoo ah hadii kale ogow inaad ku dishey nolol
@ikraomar6367
@ikraomar6367 5 лет назад
Wale waa runtaa maser wa cudur
@khadarfaarax6108
@khadarfaarax6108 2 года назад
walalay aduunyada waa imtxaane anaa rag ah ayaa og in oo cudur yahay
@khadarfaarax6108
@khadarfaarax6108 2 года назад
iska simra
@fartuunelmi9063
@fartuunelmi9063 6 лет назад
ustaadow hadii aad ka hadasho oo aan lagaa koobin kawaran
@mushtaaq1824
@mushtaaq1824 Год назад
Mudo 2sano kadib ayan ogaday waxan ku siktay inan waasho wlh ciil walibo xalado adag ano kujiro ayu gursaday waan sabray walibo ano og xalada an kujiro insha Allah nalintan garo herkan rabay aya katashanaa
@osmansheekh1972
@osmansheekh1972 Год назад
Ku sabir maariya Qadarta Eebe , Markaad adkaysato dabeecadaaadii horena aadan waxba ka bedelin waa la hubaa inaad adiga guusha qaadanayso. Guushu waa sabir iyo adkaysi ay wehliso garaad iyo qorshe dheer.. mahadsanid Maariya.
@khadarfaarax6108
@khadarfaarax6108 2 года назад
kk
@AsadAsad-fu8of
@AsadAsad-fu8of 4 года назад
Anigay igu dhacaday
@shugrifarah7267
@shugrifarah7267 4 года назад
Wax iiga sheeek
@learnpythonethicalhacking4974
@learnpythonethicalhacking4974 6 лет назад
Maseerka Raga ku dhaca see loo xaliyaa ???
@osmansheekh1972
@osmansheekh1972 6 лет назад
XASUUSNOW XASUUQII SOOBE casharada soo socda la soco waad ka dhex halaysaa jawaabtaada insha allah
@fartuunelmi9063
@fartuunelmi9063 6 лет назад
Ustaad osman maseerka waa dhib wayn hoyaday buu ku dhacay qabrina galiyey markan xasusto majecli inaan cafiyo aabahay ciilba iga qabto.😂😂😂
@osmansheekh1972
@osmansheekh1972 6 лет назад
Casharkay ku dhex jirtaa ee.daawo
@osmansheekh1972
@osmansheekh1972 6 лет назад
@@fartuunelmi9063 , Aabe dambi ma galin, hooyana waqrigedaa yimid , laakiin masayeku waa jiro keni karta waali iyo dhimashaba.
@ronnyzeder
@ronnyzeder 4 года назад
Nin naago shukaansi badan see loola noolankaraa ustaad
@raxmadhagacade5351
@raxmadhagacade5351 3 года назад
Kuwa kukaansiga badan kasoo hadal
Далее
Masayrka Raga ku dhaca Iyo kan Dumarka Kee daran?
6:37
NINKA ISKA FUR MID XAAS LEH GUURSO ᴴᴰ┇Ayub Axmed
11:04
MAXAA KEENAY MASEERKA SIDEENA LOOGA GUDBI KARAA
13:30
Waa maxay 4-ta qodob oo aysan dumarka ka run sheegin?
3:02
Maseyrka iyo  burburinta qoyska
14:57
Просмотров 36 тыс.
MASEERKA DUMARKA SU'AAL IYO JAWAAB SH MAXAMD UMAL
7:08