Тёмный

Waa Maxay SEO | Samee Website SEO Wacan | Free Course 2024 

Gedle Cadde
Подписаться 7 тыс.
Просмотров 1,6 тыс.
50% 1

Markaad maqashid SEO waxaa maskaaxdaada fuulaya culays aadan garanayn meeshuu kaaga yimi sababtoo ah badanaa dadku waxay ku wareersan yihiin qaabka uu ushaqeeyo iyo waxkasta oo ku saabsan SEO ama Searching Engine Optimization.
Hadaba muuqaalkan maanta waxaan kugu fahmasiinaya waxkasta oo kusabasan ama la xidhiidha SEO Searching Engine Optimization, magacaygu waa gedle cadde waxaan ahay professional web developer iyo SEO expert in kabdan 6 sano anigoo sameeyey websites iyo weliba naqshado badan. Hadaad xiisanayso barashada web developer igu soo biir oo subcribeta igu sharaf gambaleelkana furo si uu kusoo gaadho muuqalkasta oo waxtar leh aan soo geliyo siina share garee muuqalka si uu ugaadho asxaab badan oo rabta inay ka faa’iidaysato muuqaalkan, mahadsanid.
Script: docs.google.co...
Samayso Website Si fudud adoo isticmaalaya Hostinger Hosting. Adoo Isticmaalaya Linki-gayga HOSTINGER
Hostinger affiliate link
www.hostg.xyz/...
My Website: gedlecadde.com
Facebook: www.facebook.c...
Tiktok: / gedlecadde
Telegram: t.me/+k4oM6Xvi...
Whatsapp: 0097431096399
Searching Engine
On-page SEO
Off-page SEO
Technical SEO
Search Inten
Sidee u shaqeeya Google Search
Crawlin iyo Indexing
Google Rankmath Algorithm
Keyword
High-quality content
Sidee u dooranaysaa keyword
Noocyada keywords
Seeds
www.freepik.com/icons
ALLAA MAHAD LEH.

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 49   
@abdulkadiradamadow4472
@abdulkadiradamadow4472 22 дня назад
mahadsanid ustaad
@armaangraphic
@armaangraphic 24 дня назад
Mahadsanid Ustaad ❤
@hamdiabshirjamc8610
@hamdiabshirjamc8610 2 месяца назад
Masha Allah ❤❤❤
@GedleCadde
@GedleCadde 2 месяца назад
Mahdand wll
@ayaanhassan9104
@ayaanhassan9104 3 месяца назад
جزاك الله خير
@GedleCadde
@GedleCadde 3 месяца назад
Shukrn
@najmasidow6194
@najmasidow6194 2 месяца назад
Thanks ustaaad🎉
@GedleCadde
@GedleCadde 2 месяца назад
Mahadsd
@Z._._9
@Z._._9 3 месяца назад
M.a ustaad
@GedleCadde
@GedleCadde 3 месяца назад
Shukrn
@fikradkaabe
@fikradkaabe 4 месяца назад
Full course thank ustaad
@GedleCadde
@GedleCadde 4 месяца назад
Mahadsanid wll
@mohamedqalafdheere4205
@mohamedqalafdheere4205 3 месяца назад
Thanks
@GedleCadde
@GedleCadde 3 месяца назад
Mahadsanid
@Misantubee
@Misantubee 4 месяца назад
Thank you
@GedleCadde
@GedleCadde 4 месяца назад
Shukrn wll
@cabdiyare2096
@cabdiyare2096 4 месяца назад
Aadban ku fahmay ustaad sharaf iyo karaamo
@GedleCadde
@GedleCadde 4 месяца назад
MAHADS WLL
@maharzade
@maharzade 4 месяца назад
Ustaad taxane manooga dhigi kartaa course gaan oo qeybo kale kusoo dar, mahadsanid.
@GedleCadde
@GedleCadde 4 месяца назад
Inshallah wll Waa Soo wadaa mahdsanid
@princemuntaz5719
@princemuntaz5719 4 месяца назад
ChatGpt ama AI ga sida loo isricmaalo step by step complete course begginer nagu caawi itus oo itaasii practical inshaallah
@GedleCadde
@GedleCadde 4 месяца назад
Inshallah
@MoxamedIdria
@MoxamedIdria 4 месяца назад
Asc ustaad waxaad ka soo hadasha problems ka Google search console cilada( index fix ) ama 404 nor found
@GedleCadde
@GedleCadde 4 месяца назад
Inshallah wll
@MoxamedIdria
@MoxamedIdria 4 месяца назад
I.a next video ka soo dhig adoo mahadsan ustaadow 🙏🙏🙏🙏
@ahmeddayaxofficial8556
@ahmeddayaxofficial8556 4 дня назад
Macalin kacilmi badhn miyaa jiro xaga social media makerting guleso sxb cilmii bdhn ayan kabartee
@GedleCadde
@GedleCadde 4 дня назад
Opp. Mahdsnd wll❤
@daawoshow3541
@daawoshow3541 4 месяца назад
First comment Sidee isku dhexgaliyaa Small Tail Keyword iyo long tail keyword Sidee u isticmaali karaa keyword kii aan so so helay?
@GedleCadde
@GedleCadde 4 месяца назад
Muuqalka dhamayso sxb waad helaysa jawaabta
@yaxye_abdirazak9163
@yaxye_abdirazak9163 3 месяца назад
Ustad appka local ka ma igu shaqeynyo compter keyga plz iga cawi
@GedleCadde
@GedleCadde 3 месяца назад
Mxa kaaga dhacay
@fulltime5858
@fulltime5858 4 месяца назад
This is very informative. How can i contact you man?
@GedleCadde
@GedleCadde 4 месяца назад
Muuqalka hoostiisa ka eeg wll
@Achraf-oo7zx
@Achraf-oo7zx 4 месяца назад
Chromka laptokayga waa not secure pro cilidaas vidiyaw ka soo duub
@GedleCadde
@GedleCadde 4 месяца назад
Wll channelkaygu fields weeye marka youtube ka ka baafh dhib maleh
@princemuntaz5719
@princemuntaz5719 4 месяца назад
Keyword ama SEO ga Soo ma.ahan halka website yada laga galiyo TAGS magacyada bdn kusaabsan postigaaga ? Mise
@GedleCadde
@GedleCadde 4 месяца назад
Wll muuqalka ku cesho 2 aad iweydiisay wa waxan muuqalka usoo dubay mahadsnd
@CabdiraxmaanAfkaruur
@CabdiraxmaanAfkaruur 4 месяца назад
Ustaad adigoo samaynaya kasoo hadal iyadoo ugu yaraan hal saac ah ama websites kaaga ku sameynaya in badan baan garan la aaye🙏🙏🙏
@GedleCadde
@GedleCadde 4 месяца назад
Inshallah wll
@nourabdallamo2160
@nourabdallamo2160 4 месяца назад
Hal website maku isticmaali karaa dhowr market place sida amazone associate iyo impact
@GedleCadde
@GedleCadde 4 месяца назад
Haa wll dhib maleh
@nourabdallamo2160
@nourabdallamo2160 4 месяца назад
@@GedleCadde thnks masul.
@somalilandtour
@somalilandtour 4 месяца назад
zxb mudo luguma arag
@GedleCadde
@GedleCadde 4 месяца назад
Sxb ramadantii iyo hawlo addun hh wa isku dayayaa inaan idin soo update gareeyo inshallah
@leaderzachariachannel9691
@leaderzachariachannel9691 4 месяца назад
Zxp wordpress malagu shaqaysaa karaa
@GedleCadde
@GedleCadde 4 месяца назад
Hah wll dhinackasta adna qof freelance waad noqon karta sidoo kalena qof dhaiidisa ku shaqystad noqon karta nooc walba waad u isticmaali kartaa
@hawalula7963
@hawalula7963 4 месяца назад
Wll ayadoo samaynaya please kasoo hadal waan sameyey lkn waxaan odhan baan ubaahanahay
@GedleCadde
@GedleCadde 4 месяца назад
Inshallah wll
Далее
The Most Elite Chefs Ever!
00:35
Просмотров 3,1 млн
Sidee Loo Noqdaa Full Stack Developer?
17:56
Просмотров 8 тыс.
MA TAHAY DOOKHAGA YES OR NO
8:45
Просмотров 90 тыс.
Waa maxay blogging?
9:55
Просмотров 2,2 тыс.
Waa maxay SEO
3:19
Просмотров 8 тыс.
6 Qaaab online Lacag Looga Sameeyo | 2024
16:21
Просмотров 4,4 тыс.