Тёмный

WAA SIDEE NOLOSHA REER MIYUGU DHABTA AH? 

Qays Qeyser
Подписаться 594 тыс.
Просмотров 282 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

2 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 670   
@AbdikarimHaibe.12
@AbdikarimHaibe.12 Год назад
waa barnaamij fiican, talo ahaan waxa aan kuu gu soo jeedinayaa barnaamijyadaada in aad noo raaciso goobta aad markaa joogto, magaceeda, halka ay dhacdo ama ku taallo iyo kilometer ka ay markaa u jirto magaalooyinka u gu waaweyn ee ay u dhawdahay markaa, tusaale ahaan waa tuulada hebla oo Hargeysa ama Burco ka ga beegan jihadaa u na jirta intaas. mahadsanid
@SOOMAALI_ENTERTAINMENT
@SOOMAALI_ENTERTAINMENT Год назад
Aadyo aad
@maxamedxuseen4049
@maxamedxuseen4049 Год назад
Dabcan Inagoo laalan buu inaga tagaa lkn waxaan ku Ogaa deegaanada habaryoonista (iidoor) ee hawdka
@Mariamitio
@Mariamitio Год назад
Machallah dhul barakaysan buu jooga. God bless idoor ❤
@salahmohamudmahamed9967
@salahmohamudmahamed9967 4 месяца назад
Wlh myuqaalkan hore Ayaan udaawane lkn hadda Ayaan isku qabsanemeesha ey tahay balse waab noo sheegi la yahay
@Alexboy-cd7io
@Alexboy-cd7io 3 месяца назад
🎉
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 Год назад
Dad loo martiyeeyo xushmad badan ayaad u martiyesay allaha nolasha ha u waasaciyo dhamaan somalidena❤
@Dawlad252
@Dawlad252 Год назад
Masha Allaah, Barnaamijyadaadu way qurux badanyihiin lkn aniga iyo dad badan oo kugu xidhan sababaha aan u daawan kari la'nahay waxaa kamid ah heestan aad ku dulqabanayso waxaan ka codsanaynaa inaad innaga dayso heestaa sida aad ogtahayna wax bannaan ma aha oo waa xaaraan codsiagaygu waa kaas akhii.
@fply3303
@fply3303 Год назад
Wan kugu racsanHy inkasto an dhawr jerna commenta ugu qoray balse🤷‍♀️
@Ayaanosman-mk5rc
@Ayaanosman-mk5rc Год назад
Haa walhi wll afku Kuma go Intan heesta is dhafinayo wakhti iga qadata
@Hibodaahir-h7x
@Hibodaahir-h7x Год назад
haa anba waan nacay hees darteed
@bushra445
@bushra445 Год назад
Inagana heesta baba xamasad nagalisa walal
@maxamedxuseen4049
@maxamedxuseen4049 Год назад
Waa runta hadaanu iska deynayna aad hoos ha ugu dhigo codkeeda!
@nasramuuze2541
@nasramuuze2541 Год назад
Nin marti qaadka ku wanaagsan baa idin marti geliyey 😊isna alle xoolihiisa iyo xoogiisaba ha barkeeyo
@ayaansahalyuusuf9482
@ayaansahalyuusuf9482 Год назад
Somalidii Asalka aheyd sidaas bey u Dhaqan wanagsanayeen Bal siidiii uso Dhaweynayo mnsha alh Dhisma oo Dhaqma walalayaal ❤
@Abdihamid2024
@Abdihamid2024 Год назад
Amazing 💚⚪️❤️ ilahay umada soomaliyed barwaaqadaaa usiyaadi 🤲🏽Alhamdulilah ❤
@axlaambashiir155
@axlaambashiir155 Год назад
Reer gaariyiin aha oo nadfad midhand u tagten wlhi masha Allah meel nadifa nafta u roon ❤
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 Год назад
Reer miyiga ma culays iyo qarash uun baad ula tagtaan maad iyagana waxoogaa raashina u sii qaadaan
@farhiyadaud4928
@farhiyadaud4928 Год назад
Qeys next time I will go with you 😊 let me know though am in kenya currently 😂
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 Год назад
Wanu so wada mirqamenaa😂
@siyaaraentertainment6973
@siyaaraentertainment6973 Год назад
We will go together
@foozia426
@foozia426 Год назад
Maasha allaah ❤
@Wayeelmedia
@Wayeelmedia Год назад
Somali ku hdl
@khadarboy5831
@khadarboy5831 Год назад
​@@ismacillapasta138❤❤❤to p
@vidasi7735
@vidasi7735 Год назад
Waa legend mawliid zaam waa nin ciidangale ah 😅 Boqortooyo dad la Dhaqan leh weeye qaysoow saaxiib wanaagsan ayaad haystaa mawliid qofkii barta ayaa garanaya gobanimadiisa
@The_president9
@The_president9 10 месяцев назад
Ciidagale😂😂
@libanabdiweli3366
@libanabdiweli3366 Год назад
Masha allah , runtii markaan arkay muuqalka waxan la qirooday nimacada ilahey nasiyay ee aanan kafaaideysaneeyn . Ilaheyow naga dhig kuwii diintoda dadkoda iyo dalkooda intaba anfaca.
@saeynbmaxmed6770
@saeynbmaxmed6770 Год назад
Khays puntlnd imow iyo bariga fog 🥰
@samdaiid7712
@samdaiid7712 Год назад
War waad noolateen wllhi Al reer miigu gobsanaa mnsha allha ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢
@ifraaxelmi9997
@ifraaxelmi9997 Год назад
Hadaan nahay reer gobalada dhexe, waxaan leeyahay reer waqooyigu waa naga baadiye barwaaqaysan yihiin. Hungurigio baaba iga soo dhacay😋 maasha Allah🥰
@ahashi7828
@ahashi7828 Год назад
Wow 😯 laxoox shaaxiday✋oo sixin lagu daray waa Subax Hore iyo Masha Allah miyiga oo Barwaaqo ah Illaahayaw noo siyaadi Aamiin waxay ahayd inaad beerka la sugtaan kkk
@MssAdna-db9zr
@MssAdna-db9zr Год назад
Sidad miiiba ugu safartay dadki anu social media sxbka ku ahy miiibay ka dhaman la,ayihinba😂😂😂
@hodangafadi5042
@hodangafadi5042 Год назад
Absolutely beautiful countryside full of green ❤ mashallah loved it 😍
@kaderxopla2183
@kaderxopla2183 Год назад
Is it somali or kenya I'm confused
@inantaSomalilandkufanta7766
qays Qayser abdala jamaal dhaqtar Mawliid zam cabdi samad maweel raga RU-vidka igu haya nolol warta idin rajeynaya ilma aderayal🥰🩸♥️💪
@nasrafaarah7876
@nasrafaarah7876 Год назад
masha Allah inankan soomalidii la yaqaanay ayuu ka mid ka ahay martisoor qiimo leh ayuu idin fidiyey reer nadiif ah oo qiimo badan ayaad uhooyateen
@zayidzhucayb4630
@zayidzhucayb4630 Год назад
Heestan markad waxku soduunto kunJeer ban kucishada wakaLe waye qayska maqaLka shaqaLka
@wayoflifewayoflife1135
@wayoflifewayoflife1135 Год назад
0:59 mashallh marti soor reer miyi ugu taga❤💯🙌🤴
@sagalabdulle
@sagalabdulle Год назад
I love it ❤❤ masha Allah
@moamiin714
@moamiin714 Год назад
REER MIIGU WAA DADKA KALIYA IMIKA SOMALI UGU QALBIGA WANAAGSAN HADAY AHAATO SOO DHAWAYNTA IYO MARTI SOORKABA MSHA ALLAH 🥰
@tarrobio.5533
@tarrobio.5533 Год назад
Aniga Ugu horeeya dawashada, qaysoow wllo maxaad iGu abaal marin 😢♥️🙏
@sacadTeeri
@sacadTeeri Год назад
Ani no view wlhi😂
@muqtarjamaegal6071
@muqtarjamaegal6071 Год назад
Rerraha miyiga markaa utagtaan Alaba loo geeyaa qaysoow madhnaan hawla tagina waa gobe
@khadarcali1293
@khadarcali1293 Год назад
Caanihii kurta budhyaraa kafiican oo gorof ku cabtey😂
@Muraad23
@Muraad23 Год назад
Ninkaas kawar hay qeysarow wllhi abaalbuu ìdiin galay
@hawomohamed507
@hawomohamed507 Год назад
Allahu Akbar, maxaa ka qurux badan nolosha dabiiciga ee baadiyaha❤❤❤. Waxaan jeclahay inaan qurbaha dib uga noqto kuna noolaado meeshan oo kale inta ka dhiman noloshayda😍😍😍.
@Faisalson1
@Faisalson1 Год назад
Masha Allah Ninkaasi waa nin wanaagsan oo deeqsi ah Alle aduun iyo aakhiraba ha guuleeyo
@maryanali8196
@maryanali8196 Год назад
reer miyaga waa ila sooryeeyeee markay magdalena inoogu yimaadan
@hamdamuse8903
@hamdamuse8903 Год назад
reerka geeloodii meee qaysow mise laxahay dhawrayaan😅
@mahmoudmustaf8707
@mahmoudmustaf8707 5 месяцев назад
Reer miyigu wa dadka somalida ugu fiican, ugu daacadsan
@AhmedAbdullah-gw2ed
@AhmedAbdullah-gw2ed Год назад
Kaliya miyiga waxaan utagaa inaan hurdo laxale aoseexdo
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Год назад
Mashaa allah Hawo fresh ah bay haystan iyo Nolol tii ugu wacneyd rabbi ha idin siyaadsho😍
@vidasi7735
@vidasi7735 Год назад
#MAWLiiD zaam waa Boqortooyo isku classmate ayaanu ahayn albaxrayn schools ee xaafada guryo samo ku yaala , waa nin gob ah oo Boqortooyo ah runtii 👋😍
@محمدامين-ق7ح
@محمدامين-ق7ح Год назад
Barqo dhan wEYn kUlahaa xasUz wLhi😢
@vidasi7735
@vidasi7735 Год назад
Mansha allah , muuqaalada noocan oo kale ah waxay dhiirigalin u yihiin qurbo joogta aan kamid ahay ee qurbaha ku daalay ee u baahan inay dhulkii hooyo u dalxiis tagaan🥰
@abdifatahhassan1947
@abdifatahhassan1947 Год назад
Thanks wllo qaysow Sida aan Noola waagayso bilicda Dhulkenah Hooyo Thanks a lot qays qaysar ❤❤🥰🙏
@khaaludcabdi5399
@khaaludcabdi5399 Год назад
Waxan ahay tagerahaga koobad maxa u qalma
@zayidzhucayb4630
@zayidzhucayb4630 Год назад
aaaLa maxan uxiiSay miYGii sida noLasha ugu fiican
@SuhaybXasanmahad
@SuhaybXasanmahad 2 месяца назад
REER MIYIGU WAA DAD Deeqsiyiina
@maxamuudkhadar558
@maxamuudkhadar558 Год назад
Qaysow Reerka wax wanaagsan ku celi ay bilo si fiican ugu raaxaysaan Inder 🖐🏽
@keifhussein7272
@keifhussein7272 Год назад
Sxb adban kutagera horey usocoo sxb
@Misaanka.culus1
@Misaanka.culus1 Год назад
Keep going Abdirahman abdiwali 1m ayaad u qalantaa wllhi
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 Год назад
waa inaa qaadataan rashinkiina markaa safrayisaan waayo rear miyiga cunto badan mahayistaan and I think that's a fair guys
@zayidaliabdi5736
@zayidaliabdi5736 Год назад
Miiga waa dad goba waxan xasuusta 12 nin oo xer ah bari nagu soo dageen waa LA Marti qaada hadii kale fadeexada aad ka qaado waad ka guuri meeshaba 😊
@dheereyechannel
@dheereyechannel Год назад
Big legend always qays qeyser another's levels culturals beautiful high 💯❤❤💪😍👍😂
@RidwaanMaxamuuddubed
@RidwaanMaxamuuddubed Месяц назад
𝕞𝕒𝕤𝕙𝕒 𝕒𝕝𝕝𝕒𝕙
@maxamedcarab191
@maxamedcarab191 Год назад
Meeshu waa xagee intaas ayaa kaa dhiman
@nuuradiinxariir1307
@nuuradiinxariir1307 Год назад
Heesaha aad muqaalka saartid baan jecelahay waayo muuqaalkay qurxinayan. mahadsanid sxb
@faaizaqalbiofficial6010
@faaizaqalbiofficial6010 Год назад
Asc qeys qeysar abowe waad ku mahadsan tahay saad wax walba noola wadaagoto hormar wacan waana ku jeclhy qeys qeysar ❤❤❤❤❤
@salamkala14
@salamkala14 Год назад
Dadkeenu wanaagsana Mashallah dacad nimada marti soor ka ❤❤😊😊😊
@AbdifatahAbdisalan
@AbdifatahAbdisalan Год назад
Qaysoow waad nolaateen bee 😂😂
@monam7931
@monam7931 Год назад
Nolshii saxda ahayd mansha Allah iyo hawo fureesha Cano fureesha
@cabdaleyare2518
@cabdaleyare2518 Год назад
M.a sannadkan nimcada is gaadhay ❤ allow Noo siyaadu alx
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 Год назад
Masha allh ree miyiga wax marti galinta kaga fiican majiro. Qaysoow waad iga aamateed fiican tahay Nin meelkasta ku noolaan kara ayaad tahay zxp 😂 Meelkasta Bariis hilib canjeero wax baad sidaa uga dishaa 😂
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 Год назад
BARNAMIJYADAADU WEEY FICANYIHIINE MUUSIGA KADAAYO GABAY KADHIGHEESTA MUUSIGA LEH NAARTAA LAGU GALAAYE
@adandre4796
@adandre4796 Год назад
Walahi waan u xiisay baadiyaha insha allah iminkan saan u socdaa ayaan is dhex taagayaaa.
@caaqilbii4193
@caaqilbii4193 Год назад
Qeysow mesha amaa usoo guuraa
@ugbadcabdi5174
@ugbadcabdi5174 Год назад
Masha allah alle haydin xidiyo qays iyo dhakharr iyo maweell alle cimriga iyo cafimadkaba haydin barakeyo
@shakirasmart7030
@shakirasmart7030 Год назад
Mashaa allaah so Amazing video 😍 Qeys Qeyser never fails on this level ❤
@burcaawi_official4507
@burcaawi_official4507 Год назад
Qasaw xafada maydaan loxooxba u reebin wxay waxanoo laxooxa oo aad sidataan😂😅
@taajirshaakir
@taajirshaakir Год назад
Go Forward Brother Qays Qayser❤😘👐
@shabeelweheshade4297
@shabeelweheshade4297 Год назад
Qays qayser ninkan waxAn ka helaa Sida uu wax u soo gud biyo maasha allaah
@fply3303
@fply3303 Год назад
7:17Bal allah ban idinku dharshe marmarsiyahasi intu le'egyahay ega😮 kuye qadkani cidi hoyu noga baxo masumaysna . Mid ma isla fahanna horta waxa jira dad badano an ogayne qadka iyo khamrigu ilahay agtisa wa iskugu mid , balse waxan garan wayay sababta dawladenu u qubto khamriga ee qofki lagu arkana ganax laga qado kan ganaxayaana uu qadka u taqsimayo🤔 . Inta sidas la yahay walle hore- umari inaga fog🙄
@mustafeomeraadan1728
@mustafeomeraadan1728 Год назад
mnsha allah
@rashiid187
@rashiid187 Год назад
We should promote our heritage
@zh_cheroze
@zh_cheroze Год назад
Thanks qays how you are showing or teaching us our culture ❤
@mohamedjamaomar2379
@mohamedjamaomar2379 2 месяца назад
Dhaqanka waxa ka mid ah afkaaga ee afkaagu af guri maaha ee waa af qoran ee wax ku qor isaga
@MiiraaleShow
@MiiraaleShow Год назад
Dadka iyadoo Baadiye loosoo gudbinaayo Englishka faallo ku bixinaaya maxaa ka qaldan.
@Moha.Official
@Moha.Official Год назад
mn sh alllah dhaqankiii somalida e asalka ahaa wakaa balll eg sida quruxda badan e ay uso dhawaynayan🥰
@UmuuRayyan-cz9ij
@UmuuRayyan-cz9ij Год назад
Is laxoox canjeelo?????
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Год назад
meeshan magaceed wa meel qurux badan meelahaas miyaga fiican in la dego inkasto mas iyo bahalo joogan
@nuseybaismail1777
@nuseybaismail1777 Год назад
Lkn badiye geel jogin side logu nolan ilen canaha Adhiga dadka kuma filna xaganaga laba liso laxaha riyaha unba la lisa Raga laxaha sii dhoriyow dhaqasha wa geel😂😂
@updymado
@updymado Год назад
Qays iyo abdala comminsoon 500k conversations 🎉🎉
@Umahanmohamed
@Umahanmohamed Год назад
our beautiful culture ❤❤
@nimoahmedhassandolal5793
@nimoahmedhassandolal5793 Год назад
Inanta yar miyaad walalo kuledahay abti dhe😂
@fdama
@fdama Год назад
What is the song called? I think it might be Saynab Cige singing?
@talentfilmz7026
@talentfilmz7026 6 месяцев назад
Waa dad gob dadkaa aad martideen aad ayaan u qiiroodau siday idiin soo dhaweeyeen walaahi waa gob gobi dhashay
@shukrisulaymaan5671
@shukrisulaymaan5671 Год назад
Bisinkow jaad baxayah waba igu horeeyah waba geed dheer Dheere iyH Wx kle iyago abuurta u fiicna laheyd wlh
@abdiladifahmed-dw1us
@abdiladifahmed-dw1us Год назад
Talaw marka ay rerahas iska Alxm higa kujira boqdaan jeebka magalisan qacanto waxay rashid sistan ma ureebtaan
@killersarecowards9266
@killersarecowards9266 Год назад
Reerkiii masaakiinta ahaaa, raaashinkiii idinkaaba ka soo qaataye, caruurta maxaaad uga bilaabi waydeeen cunta siinta? Allow rag & hunguri, waaaa ku xun-yihiiin
@ibraahimmalabbiyemc4441
@ibraahimmalabbiyemc4441 Год назад
Qaysow meeshas waa meeshi nolosha somalidu kaso bilaabanty
@abdikarimhassan5074
@abdikarimhassan5074 Год назад
Bal wanaga dabiicga eeg guri dhan ayey martida ugu talo galeen Halka magalada hotelka ugu dhaw lagu gayneyo 😂😂😂😂
@mustafexasan2260
@mustafexasan2260 Год назад
Qays qayser an kula kaftame reer miyigi xoolihii ayad ka dhamaysen Kkkkk waa kaftan saxiib nolow guu'ban ku rajaynayaa markasta waxa tahay nin aad aan uu tageeo
@maxamuudergin257
@maxamuudergin257 Год назад
Waalee ninkan wuu uqalmaa dhayla cunka malinwalba neef cun oo reer isga dhaxa barmamish fican ayaad noo soo daysa oo dhaqnkiya
@AhmedBarwaan6
@AhmedBarwaan6 Год назад
Hhhhh laba lugoodle 😢😅 waar ninka sidaad magac u weydiiisey hhhh 😢😅😊
@somaliyameni202
@somaliyameni202 Год назад
Ninkan 1m u qalmaa somaliyey garsiaa 🎉🎉
@abshirmoha3448
@abshirmoha3448 Год назад
Qays qayser waa sucuudiyaanka somalida xaga cuntada gaar ahaan hilibka ayuu noo qabilsan yahy😂😂
@hassanhussein272
@hassanhussein272 Год назад
Waar meesha magaceeda sheega , tuulada, degmada, gobolka dadka waa loo faahfaahiyaa ma juquraafiga baydaan aqoon, aduunka wax waliba introduction bay leeyihiin, meeshu waa gobolkee ama qabiilkee baa dega ilayn inaga soomaali qabiil baa ina waalee, mirqaanku ha noo baxee reer hebelka dega noo sheega hadii kale nagala taga niicda
@caaqilyare5772
@caaqilyare5772 Год назад
Reer miyiga wax deeqsisan ma jiraan Waa gob neef in hadaysan kuu qalin in ay wax qabteen ma moodaan
@bashkacade4642
@bashkacade4642 Год назад
Wlhi dalxiis midkii ugu fiicnaa hadaa ku jirtaaa o waliba an qarash ka baxeen dhulka markow barwaqo yahy fiicanaaaa
@hodanibrahim3182
@hodanibrahim3182 Год назад
Asc wll wan kujeclahay wanan ku taageera waxan kacodasanaya waxan ahaya gabadha Walshaya Magacaygu waa hodan Ibrahim Waa xanuunsaya waxad iawado isoodri
@TirigoAxmed
@TirigoAxmed 9 месяцев назад
Masha Allah waaa dadki hore ee quran ku shegay Allah ku barakeyo ader ❤❤❤❤❤😊😊😊
@ismailsuleiman3736
@ismailsuleiman3736 Год назад
Qeysow xilibka intuu IGA so carfayaa kwrn 😂
@idirsali115
@idirsali115 Год назад
Qaysow ninka dabka ku galy magaalo hadaad ku aragto kolay waad ka dhuumane iskadaa wll hadanad lcg ku sinyn😢😢😢
@AiSomaliland
@AiSomaliland Год назад
Maalin walba nolosha dhabta ah weeye waar maxaad uga dhigi weyday nolosha khiyaaliga/beenta ah ee miyiga
@ahmedegal8708
@ahmedegal8708 Год назад
Miyigu waa nonol kafican magalka,muuqa iyo dareenka dadkaba,inoosoo duuba nimcadaa
@AminaHassan-u1f
@AminaHassan-u1f Год назад
Walhi wa nolol ad u fican badiyaha jogi jiray oo an ku so kora iso xasusisay ala maxa u xiisay qurbahan wanacay ilahow nabat nagu so celi
@ayanali7911
@ayanali7911 Год назад
Reer miyiga deeqsisanaa alloow barakee walaalka idinka Martina ah caafimaad ku cuna
@kaysekaka
@kaysekaka Год назад
War cuntada mar laydiin soo dhigo quraax ama qado reerka waxa baa loo reeba lama wada cuno dumaraku mar walba cuntada raga ayaya uwada guraan 😂 hooy hay na ceebaynina
@seynablibeko
@seynablibeko Год назад
amazing videos Allahuma Barik. I love countryside vlogs (miyi). last time I went bk home I wanted to go to miyi, but unfortunately there was no rain. hore u soco wllo
Далее
WAA SIDEE NOLOSHA REER MIYUGU DHABTA AH ‘’🤔  ?
31:18
NOLOSHA MIYIGA SOOMAAL
31:45
Просмотров 6 тыс.
Somali Wedding
20:24
Просмотров 484 тыс.
MAGAALO AAN SURWAAL LAGA XIDHAN 📍RAASO
16:43
Просмотров 163 тыс.
بادية الصومال | Miyiga Soomaal
38:11
Просмотров 1,2 млн
Nolosha habeenkii miiga iyo casuumad
10:54
Просмотров 267 тыс.
Nolosha Geeljiraha | A day For Geeljire
15:29
Просмотров 621 тыс.