Тёмный

WAA SIDEE NOLOSHA REER MIYUGU DHABTA AH ‘’🤔 ? 

Maaweell
Подписаться 131 тыс.
Просмотров 699 тыс.
50% 1

Развлечения

Опубликовано:

 

2 июн 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,5 тыс.   
@inantaSomalilandkufanta7766
Ala jawiga miyigu qurux badana ciirta iyo jawiga iyo dadka qalbiga wcn masha Allah❤
@azwanmuzeh7957
@azwanmuzeh7957 Год назад
Dadkaaa wax ka gacan furan oo ka qalbi wngsn ma arag Illaahay ha inoo daayo aadban u jeclahay dhaqankeeni hore ee aynu ka nimi 😢❤❤😮
@malabey197
@malabey197 Год назад
Gabadhaas yar Masha'ALLAH wey naga Af-Soomaali badan tahay ILAAHAY ha barakeeyo
@karonyusuf2829
@karonyusuf2829 9 месяцев назад
Amiin❤❤❤
@haashimmedia5312
@haashimmedia5312 Год назад
"Alla ba'ay gabadh baa seexata halkaad maska ku dishay" kulahaydaa ta yari waa funny 😂😂😂
@humblehsa1678
@humblehsa1678 Год назад
ASi xitaa run umaleenayay uuu naxay😅😅😅
@ahmedsaed6386
@ahmedsaed6386 Год назад
ARYAA KUUGU MACAL WAA KII GEELU XOOLU KUMA JIRO ONLEY REER BURCO UUN GARANAYAH😂😂😅
@aminaabdi7668
@aminaabdi7668 Год назад
❤❤❤❤😂
@hawo-zs6pf
@hawo-zs6pf 9 месяцев назад
​@@humblehsa1678pppp😊😊ppppppppppppppp😊😊p😊ppp😊ppp😊😊😊
@Sir-doonkaGeeska
@Sir-doonkaGeeska Год назад
1=Tib iyo 2= Mooye 3=Dhiil ama Gorof 4=Koor Hdaan jogaa mii❤❤❤
@Mohazwayel
@Mohazwayel Год назад
3 ma ahan dhiil sxb waxa la dhaha bire geela ayaana lagu maala
@Sir-doonkaGeeska
@Sir-doonkaGeeska Год назад
@@Mohazwayel zhp meelba waxbaa looga yaqaanaa hadanu nahay waqooyi Dhiil Ama Gorrof unaqanaa
@jano5662
@jano5662 Год назад
Masha allh 🎉
@haakilaaki8321
@haakilaaki8321 Год назад
Waa runtaa zhp❤❤
@ifrahosman4975
@ifrahosman4975 Год назад
Mazhallah ❤️🙏🏿
@siciidali4034
@siciidali4034 Год назад
3 diinaba waan soo daawaday youtube kiina becouse waxaad tihiin hormuud waxay yihiin ku faana noloshu waa halkii waalidkeen ka yimid maaha noloshan dhaldhalaalka ah ee European 🇪🇺 iyo America 🇺🇸 ugu nimid mahadsanid 1000 jeer
@Wasiirka98
@Wasiirka98 Год назад
Dadka miyigu waa dad aad u qalbi fiican Masha Allah ❤ 2011kii mar aan booqday dibiile ilaa lafta Farawayne oo galbeeda wali xasuustayda kama go‘do Wax shideediyo sharba necebeey shifo ku afsaar oo shar kuuma leh 390 hbeen uu sidkaa yhy sac nin maala iyo Sabool sugi waa Shifo ku afsaar oo shar kuuma leh Waa hees hawleed waraabka geela Gudgude ama Miiraale =waa roobka habeenkii Mayay roobka =Aroortii da‘a Mahiigaan =roobka wayn een kala qaadin in mudo ah da‘a ama saacado badan Waa kuwa reermiyigu yidhaa marku roobku bilaabmayo allow Nimco aan nusqaan lahayn
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 6 месяцев назад
Salaam Alaykuma masha Allaha Adigaabu Cilmi kugu dhan yahayee🎉🎉🎉😅
@NSalah2006
@NSalah2006 Год назад
Maasha ALLAH, meel qurux badan........ qalabkii reermiyiga waxay kala ahaayeen: Tib iyo Mooye, Hadhuub, iyo Koortii geela. Innanta yar,🥰 Maasha ALLAH.
@saynabelmi7849
@saynabelmi7849 Год назад
Meeshaad ka timidna way wada duqsi badan tahay..! Legemad yar.😂❤
@fa9875
@fa9875 9 месяцев назад
😂😂😂
@yousufibrahim1208
@yousufibrahim1208 Год назад
4:00 odayga jawiguu iskaga jiraan kahely wlhi intu salaadiisi soo tukaday buu iska cadceedsanaya ❤qodobna wuu ka hadlo maqaaxida in salaada subax la shiday ahyd meel uu koob shaaha kaga dhuftuu raadinayaa
@drahmedmoseabyan2940
@drahmedmoseabyan2940 Год назад
haa wlhi wa ragi hore o salada subax hadu tukadaan aan aqoon hurdo kunoqo.
@yousufibrahim1208
@yousufibrahim1208 Год назад
@@drahmedmoseabyan2940 Haa Waa dad Ki hore walhi
@Jibrilosman-oi5xb
@Jibrilosman-oi5xb Год назад
Wow Noloshii dhabta ahayd quruxda badaneed Alle hayno barakeeyo Aamein 💯👏
@ShiineDayib
@ShiineDayib Год назад
Mansha Allah miyga waxatala noloshiy dhabta ahayd marna abarbay galan marna Barwaqo markasta ood aragto waxay ku odhanayan Alxamdulillah
@amirakasim6167
@amirakasim6167 Год назад
Inanta yarista qac bay ka yersisay meeshad ka timidba way diqsi badantahay bay tiri naag degankeda difacanaysa baa ku heshay😄😄😄😄
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 Год назад
BISINKA !! NAAG, maaha!! waa ILMO🎉YAR💕💖
@abdullahimohamed8746
@abdullahimohamed8746 Год назад
@@shukri114mohammed2 cidiba naag may odhan inanta yarista baytidhi.. shaydanka naar… caadi iska dhig
@slxesmc3293
@slxesmc3293 Год назад
Maansha allaah wa barwaaqo dhulku mahada alla lagahelaa
@melmi9330
@melmi9330 Год назад
Tib iyo mooye, hadhuub,iyo koor beautiful Somaliland Ilaahay ha xifdiyo 🎉🎉🎉💐💐💐💐💐💐💐💐💐🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@abdirage3478
@abdirage3478 Год назад
The beauty of countryside ❤ feeling goosebumps😮 missed my homeland Waamo afmadow jaano
@nafisa_abdy
@nafisa_abdy Год назад
Masha Allah inanta yar waa funny 😂😂🥰🥰
@QAWDHANKA1
@QAWDHANKA1 Год назад
Haa walhy m.a❤😊
@raxmacaday727
@raxmacaday727 Год назад
Maya aragtay
@hodangafadi5042
@hodangafadi5042 Год назад
Loved these kids mashallah beautiful mashallah ❤️ everything about this video I love it very very much
@QAWDHANKA1
@QAWDHANKA1 Год назад
@Buraale
@Buraale Год назад
Mansha alh gabadha yar waa funny Ale ha xifdiye fiidiyo qimihiisa leh❤
@user-bo6mi8el4u
@user-bo6mi8el4u 6 месяцев назад
Asc
@falisnux6209
@falisnux6209 Год назад
😂😂😂 I love the little girl, she is so funny and smart, she got you haaa, markad tiri MAS BAAN GURIGA DABADII KU DHILAY, she said ALLAH BAAY GABADH BAA SEEXATA, run baad u maleysay ya 😂😂😂 I keep repeating to hear her😂
@JGAMER-qg5xw
@JGAMER-qg5xw Год назад
War adiga afgaalka ama af somaliga midkuhadal
@yasmiinanas6303
@yasmiinanas6303 Год назад
Me too wallahi 😂😂
@rahmadeeqa3692
@rahmadeeqa3692 Год назад
​@@JGAMER-qg5xw wl.n9q³wqqmnqbshqssuuwuw7q6q😅ẁ
@JGAMER-qg5xw
@JGAMER-qg5xw Год назад
@@rahmadeeqa3692 waxn afmay may miyaa 😂😂
@ayaan850
@ayaan850 11 месяцев назад
waaxay English iyo afsomaligan iskudhex lunsan maxaa ku rafadiyey wll maad afsoomali uun iskaga wada hadashid 😂
@wirsindausdemnorden.7114
@wirsindausdemnorden.7114 Год назад
Waar waxay waxa yare fariida yadoo inta leeg ayay is difaacisa maasha Allah
@hodanhassan1469
@hodanhassan1469 Год назад
What's video xasuus baan galay wllhi thank u walaal maaweel iyo Qays iyo dhakhtarba adeerday iyo eedooyinkayga halkaas ka muuqdaan si gaara u salaamayaa❤
@haniahmed5490
@haniahmed5490 Год назад
Kawrn qofta nolashaas iyo dadkaas kusoo wada dhex kortay 😢reer abtigy waan idn jclhy alla maxy isoo koolkooliyeen ❤
@malabey197
@malabey197 Год назад
Nasiib aa leedahay
@haniahmed5490
@haniahmed5490 Год назад
@@mohamedfalir1114 adeeg kama wadin ee imika waan ka dheeraady waana uxiisy 😭Lkn meel ka fiicn ma arkin abidky
@haniahmed5490
@haniahmed5490 Год назад
@@malabey197 aaad❤️❤️
@ismacilmahamed5440
@ismacilmahamed5440 Год назад
Mansha alaah walhi waa nolol aad uqiimo badan ❤❤❤❤ Walhi inantaa sii waa fani ❤❤
@fatimaistahil1190
@fatimaistahil1190 Год назад
Alle cimiriga iyo cafimadkaaba alle haku barakeeyo qof walpa walid aha wan ku farax argtidiiisaaa❤❤❤❤
@Khaliiid212
@Khaliiid212 Год назад
Amazing content wllo we need more vlogz like this mucho gracias Amigo
@haniahmed5490
@haniahmed5490 Год назад
Awoowahy cabdi xarago waligii sidaa ayuu u ahaa qof afgaabn❤mn shlh alle hanooka xafido awoow mcn❤
@bongasasa3895
@bongasasa3895 Год назад
Loving the communal Alfresco cooking! Love it!
@Limbosaid
@Limbosaid Год назад
Akuna matata❤
@IfrahAbdiqadir-zk3si
@IfrahAbdiqadir-zk3si Год назад
Gabadha yarta wan ka helay masha allah funny 😅😅😅
@jassiemuse8366
@jassiemuse8366 Год назад
Masha Allah ❤yaristo wa farid Alle hadayo, mawel adna Alle haku sharfo wllo❤❤
@Mohazwayel
@Mohazwayel Год назад
1-kal/tib 2-mooye 3-bire waxa lagu maala geela 4-koor geela ayaana qoorta loogu xiraa Gobalada dhaxe galgaduud sidaasa u naqaana qaasatan caabudwaaq miyigeeda Noloshaan oo kale waxa iigu danbaysay mudo gaarayso 13 sano xaqiiqdii wax loo xiiso way tahay
@user-ob7qm5gj1c
@user-ob7qm5gj1c Год назад
Maawell ilahay gacanta hakuu barakeeyo wllky gurta budhyare wa magaaladi awowgay maxamuud faarax janatul fardawsa ilahay hakawarabiyo aamin Mahadsanid wlo
@Vdhsjeiwijjjxiee3
@Vdhsjeiwijjjxiee3 Год назад
ما شاء الله ما شاء الله الله يعطيكم الله يعطيكم العافيه صوماليلاند بلدي الحبيب بلد العزيز الغالي❤❤❤❤🎉
@ismaaciilfaysal1138
@ismaaciilfaysal1138 Год назад
10 jeer kapadan intaaan ku cezhtayeg video inanata yar so funny 😂😂
@mussaali5239
@mussaali5239 Год назад
Lovely stuff 👌 👏 😊 👍! Mahadsanid!
@farduuzadem7632
@farduuzadem7632 Год назад
Masha allah love this life it’s so wonderful and splendid place really ❤️
@karevlogs8246
@karevlogs8246 Год назад
The legend is not two but it is one we need like this video my brother 🙏
@bashiirofficial4667
@bashiirofficial4667 Год назад
Masha Allah videoyaasha nocaa. Waan ka helaa ❤ wll hore usoco
@barwaqosagal5135
@barwaqosagal5135 Год назад
maasha allaah inanta yar ee fariidda ah, waa 5 jir da' ahaan waase fariid yar meeshii aad ka timaadeenba way duqsi badnayd ayay tidhi. Waa ilmo firfircoon
@abdinursacafa350
@abdinursacafa350 Год назад
Amazing beautiful little kids 😍
@shukri1395
@shukri1395 Год назад
Masha alaha 💚 very beautiful ❤️ I miss home
@BarwaaqoClaahiDaroor-bx9yd
@BarwaaqoClaahiDaroor-bx9yd Год назад
It's a wonderful life and I miss it❤😊
@gaafowhaji3549
@gaafowhaji3549 Год назад
This is amazing content keep up the good work guys ❤
@abdinasirhusseinali5898
@abdinasirhusseinali5898 10 месяцев назад
Af-kaaga Hooyo maaku soo qortid wllo?
@Robloxninja-yc2kn
@Robloxninja-yc2kn Год назад
Masha Allah thank you Gul iyo gobanibo
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 Год назад
Maash Allah. ❤️❤️❤️❤️
@taqwalaah5911
@taqwalaah5911 Год назад
Masha Allah tabarka Laah dhulkeenu waa qani Allah ha inoo barakeeyo. Calanka Canadan xagguu kaa soo galay
@MaxamuudSheikhMaxamed-dk8fu
@MaxamuudSheikhMaxamed-dk8fu 6 месяцев назад
Masha allah ❤🎉 meel nabad ah bey umuuqataa🎉🎉🎉
@NimoMohamud-ct1jb
@NimoMohamud-ct1jb Год назад
Mansha allah qurux badanaa wllo su aaluhu waa tib iyo mooye iyo hadhub gaal iyo koor waan idin salamaya inamadayada qaaliga ah
@baxsanfaisal3129
@baxsanfaisal3129 Год назад
I'm eating my self to go "DHULKEENE MIIGA" mashllah it seems so comfortable and calm. ❤
@Ayman_252
@Ayman_252 Год назад
The part of sheekh masha allaah.. ❤
@jamaabdilahi6672
@jamaabdilahi6672 Год назад
Mashalah waa vedio qiima badan horuu soco qori caska raga maaweel.🙏
@yahyealibadiguhad2857
@yahyealibadiguhad2857 Год назад
Waar ninka boqolka gaadhsiya wlhy video anther levela ayuu soo dubee ❤❤🎉
@Zelma73
@Zelma73 Год назад
Nolol qurux badan weeye MashaAllh ❤
@kimjanno358
@kimjanno358 Год назад
My Fav team Allaha idin xifdiyo wllyal❤
@faraxyusuf6237
@faraxyusuf6237 Год назад
Mashalah video aad uqurxbadan 100k hala gadhsiiyo maweel❤️
@zalmaciise6296
@zalmaciise6296 Год назад
Masha allah tabarakallah muqal ad u qiimo iyo qurux bdn wye dhinckasta dhaqankena dhulkeno iyo dadkenaba qurux wye alleh haynoo dayo inanta yar ma sh wanka helyyyy guul ✊✊✊🥳🤗😘😘🌱🌱🌱🌱🌱
@chapirawilchama-di6st
@chapirawilchama-di6st Год назад
Mozha allh dhulku qurux badanaa ❤ kep going walal apdisamed maaweell
@Ina.a86
@Ina.a86 Год назад
ماشاء الله جميل جدا 👏👏👏
@tamaanshire9989
@tamaanshire9989 Год назад
Thee most eye catching video 😂❤ wow waryaada anigu badiyaan ulabani
@zahradahir2811
@zahradahir2811 Год назад
Mashallah tabarkallah walaloyow meshan waan ku dhashtay❤❤❤somaliyaa ha noolato 💪💪💪
@ahmedabdirsak4700
@ahmedabdirsak4700 Год назад
Maslh meel qurux badan iyo dad qalbi wangsan nio waaba idin la dalxiisa anoo barteyda jooga 😂😂😂
@nasrayasin4472
@nasrayasin4472 Год назад
Masha Allah ta yari waa Fariid yar. Waxay tidhi “ meesha ka timadeenba waa Duqsi badantay “ wa araweelo yar.
@nimcocali3588
@nimcocali3588 Год назад
Masha Allh meela qurux badan waa halkee wllo
@nadraali0448
@nadraali0448 Год назад
MashaAllah, is beauty of lifestock
@rahmaahmed1836
@rahmaahmed1836 Год назад
Fariid wayska kaa celisay maashiina ka timadeenba wey duqsi badan thy😂😂
@musdimohamed5127
@musdimohamed5127 Год назад
So amazing mashallh❤
@ahmedhussein3645
@ahmedhussein3645 Год назад
wooow beutufull video 😊😊😊..mshallha soo bdii papa.
@muniirmazhkuurtiens7929
@muniirmazhkuurtiens7929 Год назад
Inanta yari fariidsanaa firfircoonaa saw isaaquun weeye dhiig kululaa 😅😅😅😅
@sagalmohamed3414
@sagalmohamed3414 Год назад
manshallah sometimes we need the rural life amazing 😍
@Limbosaid
@Limbosaid Год назад
Lets move there together!.
@ismailjabartiabdisalam3850
@ismailjabartiabdisalam3850 Год назад
Kkk ader macadan bad ushekayn🤨
@umuxubiixayaati1665
@umuxubiixayaati1665 Год назад
Wow you reminded me back in the days 😢 Ala maxaan uxiisay jawiga noocaas ah iyo cuntada intaba❤Ilaahow haidilin anoon tagin markale.I am just feeling sick home sick ❤❤❤❤ Allaha idin xifdiyo walaala yaal💐🥰
@malabey197
@malabey197 Год назад
Aamiin aamiin
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 6 месяцев назад
Maashaa allaah muqaalku caadi maaha waa dhamaystay siiba gabarta yar kulahaa meeshuinuba dikhsi bay leedahy Alla meeshaas gabar baa seexata Anaa caawa guriga U dhacaya maashaa allaah waxaas baa kaftan lafaa dhahaa iyo dad iska celin soo barbaar habo
@ismaildanan6078
@ismaildanan6078 Год назад
Manshalah gabadh yar oo fariida caqli badan alle ha daayo wlhi fani gabadhaa yaro❤❤
@Amounbile
@Amounbile Год назад
The little daughter is so cute ❤😂
@sadammuminahmed3833
@sadammuminahmed3833 Год назад
Superb ❤
@mohamedabdi7406
@mohamedabdi7406 Год назад
Maansha alaah abtiyo soo barbaar fariid ayaad tahey ❤❤
@RiyaadJanno-qm8rf
@RiyaadJanno-qm8rf Год назад
Alleh ha kuu naxariisto awoow maxamuud budhyare ..🤲😭
@saadiacadey3960
@saadiacadey3960 Год назад
❤❤❤Masha Allhhh walalkey meel qurx badan❤❤
@yonisabdullahi7099
@yonisabdullahi7099 Год назад
4 tiishay waxey kalayi hiin 1 kal 2 mooy 3 koor 4 kanuun ama doobdey haleyga saxo hadii an qalde uma filaayee😊❤❤
@iamabdirahaman3694
@iamabdirahaman3694 6 месяцев назад
Tib iyo mooye koor iyo koor iyo gorof in woqoyi
@hamdimohamed6552
@hamdimohamed6552 Год назад
Masha allah ❤
@hibobookh905
@hibobookh905 Год назад
Mashaallah tabarka'Allah
@dheelitiran2008
@dheelitiran2008 Год назад
Gabadha yar waa funny m.a koroo kaalin gal hbo😊😂😂
@ibraahimmuusexasan4410
@ibraahimmuusexasan4410 Год назад
M.a waa nolol quruxbadan nolosha miyigu wax badan waan soojoogay xasuus ayaan galay maanta hore usoco saxb barnaamijyo badan kasoosamee
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Год назад
Masha Allah baraka Allah
@asmafarah661
@asmafarah661 6 месяцев назад
Wow Masha Allah valog I ugu qurxoona aan daawada❤
@museadan9335
@museadan9335 Год назад
Ta yar: xageed ku disheen maska ? Maweel: gurigiina dabadiisa Ta yar: Ala walaahi banaan waxa yeelayn ala gabadh ba halka seexata. Kkkkkkkk
@kadra825
@kadra825 Год назад
ماشاء الله تبارك الرحمن الله يحفظكم جميعيكم امين امين امين يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر 🤲🤲🤲🤲🎉❤🎉❤💚🤍❤
@abdifataax1699
@abdifataax1699 Год назад
Marsha Allah illahow ino da waalidka ,ku farxay vedioga wlhi❤❤
@apdikanitimouz8202
@apdikanitimouz8202 Год назад
Masha Allah zhpken A/samad maweel 100K wax yar baa uga dhimane ayNu gaadhziiNo 🎉
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 Год назад
waan ka helayi tuuladaa yar i love 😂it ❤
@umaalmaxamud-lv2hr
@umaalmaxamud-lv2hr Год назад
Tan yar wa funny😂mashllh❤
@user-ec2sm9fj9k
@user-ec2sm9fj9k 6 месяцев назад
Maasha Allah
@melinternets8368
@melinternets8368 7 месяцев назад
shes so smart and adorable
@awoahmedawoahmed6796
@awoahmedawoahmed6796 Год назад
Channel hala taggeero boqolaal iyo milyano u qalma❤
@Hajicaska
@Hajicaska Год назад
best team 💙
@hodonnuur
@hodonnuur Год назад
Mashaa Allah tabaarakallah waanolol nadiifah waa jeclahay baadiyaha waa caafimaad.
@radiyaahmed6301
@radiyaahmed6301 Год назад
Wooow masha Allah ❤
@ladancajab3945
@ladancajab3945 Год назад
War wiilkan wa funny wye 10k halagaarsiyo❤
@imc9270
@imc9270 Год назад
Masha allh tayari waba waba waxkle❤😂😂
@sahuurahmed4115
@sahuurahmed4115 Год назад
❤❤ manshallah beautiful 😍 dad qalbi wanagsan weeye dadkeenu nasiib badana qof nolosha ku nol😊
@sacdaismanjamac5246
@sacdaismanjamac5246 Год назад
Mansh allh weeye weeye wlhy amazing wlhy nolol mii waligay matagin ilahay anigoo caafimadqaba haygu simi waxaan aad uladhacay fariidada yar mansh allh mansh allh alayabarik alayabarik dhulku quruxbadanaa mansh allh calayk
Далее
SAFARKI IIGU LAYAABKA BADNAA MALDIVES🇲🇻
35:54
Просмотров 145 тыс.
SAFARKII IIGU LAYAABKA BADNA EE ILAA MIYIGA
14:31
Просмотров 139 тыс.
It's the opposite! Challenge 😳
00:12
Просмотров 3,7 млн
Somali Wedding
20:24
Просмотров 439 тыс.
MUQDISHO STREETFOOD CUNTADA WADOOYINKA 🇸🇴
14:16
WAA SIDEE NOLOSHA REER MIYUGU DHABTA AH?
10:05
Просмотров 265 тыс.
Cuntoyinka wadada Hargeisa || STREET FOOD IN HARGEISA
16:00
SUALAHA WAYDII | MAAWEELL IYO QAYS QEYSAR
12:16
Просмотров 106 тыс.
Nolosha habeenkii miiga iyo casuumad
10:54
Просмотров 252 тыс.
WALIGAA MA SAMAYSAY…..? QOSOLKI ADUUNKA
19:47
Просмотров 276 тыс.