Тёмный

Waafi Mastercard ban ku iibsadey Crypto | Binance EVC Zaad & Sahal🔥🚀 

Gelle Bashir
Подписаться 265 тыс.
Просмотров 45 тыс.
50% 1

Salaam
Hada Dalbo Online Courses iyo Website Design Service
📞 WhatsApp link wa.link/zjb442 ama +252905582875
👉 My Website gellebashir.com/
👉 Subscribe-garee Newsletter-keena mailchi.mp/0c2...
👉 Register Binance - accounts.binan...
👉 Register Crypto.com Exchange - crypto.com/app...
✅ FOLLOW ME ON INSTAGRAM / gelle_bashir
✅ SUBSCRIBE GUYS
Gelle Bashir Academy:
👉 gellebashir.co...

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 601   
@GelleBashir
@GelleBashir Месяц назад
Cryptocurrency Somalia 🇸🇴 Update 4 bari kahor waxan social media soo galiyey muuqaal anoo Waafi Mastercard ku iibsano Crypto. Dhalinyar badan waxay ila wadageen in ay qaali tahay qidmada ay goosteen Waafi. Waa sax waa qaali, $150 baan ku iibsadey USDC coin , waxaana isoo gaartey 143 USDC , Binance $3 oo fee ah bey iga goosteen, halkan Mastercard Waafi ay goosteen $4 , sida darteed waxa isoo gaarey 143 USDC . Halkas waxaa ka cad in ay qiimo qaali ah ay ku dhufunayaan Mastercards bangiyada dalka , waxa ka jaban dhalinyarada Sarifle yaasha ah . Ardeyda igu xiran iyo dhalinyarada waxey isku raaceen in uu qaali yahay Mastercards marka lagu iibsano Cryptocurrency ga . Sidaa darteed, waxaa asbuucan daah furi doonaa Shirkad sarif ah , oo dhalinyarada ka caawiso iibinta iyo iska iibinta Cryptocurrency ga waliba qiimaha yar loogu dhufanayo. Naga war suga.
@kickoff-fj5ur
@kickoff-fj5ur Месяц назад
Sxb side ula baxa lcgta anigo isticmaalaayo waafi iyo bank Accountiga localka ah
@ciiltira3992
@ciiltira3992 Месяц назад
Waafi Mastercard paypal malagu xidhan karaa
@Shillantv
@Shillantv Месяц назад
Nabadone waad ku mahadsantahay shaqadaad u heyso bulshada. Ani waan isku dayey waana uu ii shaqeyn wayay sidaad igu cawin kartaa
@blackman6546
@blackman6546 29 дней назад
Asc ustaad Adi oo raali ah sidee sell u dhahaa oo lacagtii master card ugu ceshan karaa lacagta, jawab adoo mahansan.
@XamseMaro
@XamseMaro 28 дней назад
Kawaran hadaad 1% fee ah lagaa qaadayo kolka kala baxaysid lacagta ku jirta crypto,waliba zaad kugu imanayso
@abdielmi6419
@abdielmi6419 Месяц назад
Ustaad Mahadsanid wallaahi daacad baad tahay. Billionaire inaad noqoto ayaan kuu rajeynayaa. Guuleyso... Staple coin inaan iibsado baan doonayey waafina waan leeyahay. Si fudud ayaad noo tustay cilmi baadhistaada mahadsanid ❤100%
@GelleBashir
@GelleBashir Месяц назад
ada mudan wll
@Mufasa2050
@Mufasa2050 Месяц назад
Zhp waafi master card salaam bank mu baahno
@mohaabdul6291
@mohaabdul6291 Месяц назад
​@@GelleBashirwithdraw ma lagu sameen karaa waafi
@Cristian_M_
@Cristian_M_ Месяц назад
Successful people don't become that way overnight. What most people see as a glance of wealth, a great career, and purpose is the result of hard work and hustle over time. I pray that anyone who is reading this will be successful in life.
@geralyncainglet2626
@geralyncainglet2626 Месяц назад
I want to compliment you, you have said it all. I am a little business owner and I really want to expand my business to the next level by making myself an investor but I really don't know how to go about it..
@DanHighland-qj8ci
@DanHighland-qj8ci Месяц назад
imagine investing in Btcoin earlier.... You could have been a multi millionaire precently
@kiyotofujita2178
@kiyotofujita2178 Месяц назад
​@@DanHighland-qj8ci You are right. Been thinking of going into gold and cyptocurrency
@kirstenraedmund7346
@kirstenraedmund7346 Месяц назад
Assets that can make you rich *FX *Btcoin *Stocks *Gold *Real estate
@MillicentCarter
@MillicentCarter Месяц назад
You’re right but a lot of people remain poor due to ignorance
@indahlestari7633
@indahlestari7633 28 дней назад
I'm eager to explore investment opportunities, but I'm uncertain about the first steps. Can you offer any guidance or introduce me to someone in your network who could provide valuable insights and support? (OR) I'm interested in investing, but I'm not sure where to start. Do you have any advice or contacts who can help me out?”
@mayaharper4380
@mayaharper4380 28 дней назад
“When it comes to investing, it's wise to seek professional advice to ensure a strong financial portfolio.”
@mayaharper4380
@mayaharper4380 28 дней назад
Consulting with financial advisors, such as Miss Sally Luis can provide valuable insights to reshape and strengthen your portfolio.”
@mayaharper4380
@mayaharper4380 28 дней назад
With her help, I was able to allocate my $25k portfolio across a variety of markets, aiming to diversify and optimize my investment strategy “
@allimohammedmohammed8299
@allimohammedmohammed8299 28 дней назад
Miss Sally Luis ' realistic approach makes her a standout among brokers, who often set unrealistic expectations and fail to meet them.”
@allimohammedmohammed8299
@allimohammedmohammed8299 28 дней назад
It was with the help of Sally Luis that my financial problems stopped and I'm so grateful to her 😊
@GelleBashir
@GelleBashir Месяц назад
Ogeysii Guys qidmada go’aysa waa qaali , sad u jeedaanba $150 bn ku gatey lkn wxa isoo gaartey $143 , $7 baa go’dey , Insha Allah shirkad sarif bn furayaa oo qidmad yar qaadi doonto. 😊
@mahadabdi3195
@mahadabdi3195 Месяц назад
No waa 3 dollar
@mahadabdi3195
@mahadabdi3195 Месяц назад
1 la cag baa dheer qibaa kon ku uu gadanayo
@Abdimajid
@Abdimajid Месяц назад
maad fahmin wll 3$ kaliya isubadalku weyaan khidmadisu 1usa= 1.02 Ustd
@mohamedduale8382
@mohamedduale8382 Месяц назад
Qidmada $3 kaliya weye qimaha USD iyo kan USDC kala badan une
@ibnulbaadiyah4111
@ibnulbaadiyah4111 Месяц назад
Ustaadii crypto to Wafi Soo diyaari
@Naasir_Abdalla
@Naasir_Abdalla Месяц назад
Qof walba wuxuu rabo ilahay ha u sahlo aamin so dheh
@GelleBashir
@GelleBashir Месяц назад
amen
@scoutpremium5735
@scoutpremium5735 Месяц назад
​Sida loo gala baxayo video ka soo duub engineer​@@GelleBashir
@WehliyePoy
@WehliyePoy Месяц назад
𝙰𝚖𝚒𝚒𝚗 𝙰𝚖𝚒𝚒𝚗😢
@Daareynchannel
@Daareynchannel Месяц назад
​@@GelleBashir $7 ayuu kaa goostay waa maxay $3 aad sheegtay ustaad
@AbdirahmanMahad-rn5mw
@AbdirahmanMahad-rn5mw Месяц назад
Aamiin
@abdirahmandahir6402
@abdirahmandahir6402 Месяц назад
WOOOOW ! WAAD KU MAHADSAN TAHAY GELLOW , WAXAAD NOO TIJAABIBISAA IN AAD HADANE BINANCE TO WAAF SIDA LACAGTA AAD FAAIDO AAD DIB UGU CESHAN LAHEYD MASTERCARDKAAGA WAAFI
@MrVenz.
@MrVenz. Месяц назад
exactly, mida an rabey ina weydiyo
@GelleBashir
@GelleBashir Месяц назад
ok wll
@NalStudio
@NalStudio Месяц назад
@@MrVenz. ana suashaas aya iga dhex guuxeysay markad waafi ku iibsato crypto sidee bad hadana iskaga iibin karta oo ad lacagtadi mastecarda waafi ugu so ceshan kartaa inad video kale nooga samayso ayan raba @GelleBashir
@sportseurosom2315
@sportseurosom2315 Месяц назад
​@@GelleBashir wa nagu Matashay Su'aashaas sxb
@abdiriskh6740
@abdiriskh6740 21 день назад
asc su,aal qabe ayaad weydiise sxb mahadsanid wllhi
@maxamednuurilkacase1513
@maxamednuurilkacase1513 Месяц назад
100USD hadaa ku shubaneysid binance wuxu ku siinaa 95.8 USDT meesha waxaa ka jarmeyso 4.2$ + 3$ fee= 7.2$ waa qaali wlahi lkn markaa sarifle uu kuso diraayo waxaa laga yaabaa 2 ama 3 $ iney kaa go'do
@user-hc5zm2wo6i
@user-hc5zm2wo6i Месяц назад
Hadda anigoo qofna la xiriirin ayaan iib San karaa lacagaha Usdt iyo wixii la mid ah waadna ku mahadsantahay sida update nooga dhigtay thanks.
@GelleBashir
@GelleBashir Месяц назад
ada mudan wll
@maslahaaladilib4144
@maslahaaladilib4144 Месяц назад
war sxbow anigu waan arki waayayba buy crypto phone ku isticmala binansige midda kale ma update karaa abka binance
@Lone_zack
@Lone_zack Месяц назад
Howl badan baa uheesa dhalinta hormar wacan legend🎉
@GelleBashir
@GelleBashir Месяц назад
thanks wll.
@Ducaalecade-pm7ro
@Ducaalecade-pm7ro Месяц назад
Zxp gelle forex malaga shuban karaa waafi 🙏
@user-hc5zm2wo6i
@user-hc5zm2wo6i Месяц назад
Allaah waxaan kugu bariyayaa Cimri dheer ama(barakeysan) oo cibaado leh.
@GelleBashir
@GelleBashir Месяц назад
amen wlll
@shaficixasan1623
@shaficixasan1623 Месяц назад
@@GelleBashir usteede lacagta makala soo bixi karaa anoo meel kle soo marin mahadsanid
@zalmanabdrisak8194
@zalmanabdrisak8194 Месяц назад
thnkz ustd withdrwal kana malo isticmali kara waafi qofka dalka joogo. tasina wa caqabd kalee mahadsnaid 🙏
@Xaajiwarfaa
@Xaajiwarfaa Месяц назад
Macalin malagula soo bixi kara lacagta geeli bashiir taa ka soo hadal macalin guulayso
@GelleBashir
@GelleBashir Месяц назад
wn kaso hadlayaa wll
@suleimanmomar
@suleimanmomar Месяц назад
Thanks eng arin aad loogu baahnaa baad nala wadaagtay
@GelleBashir
@GelleBashir Месяц назад
adaa mudan wll
@LovelyLaybelline
@LovelyLaybelline Месяц назад
In this bull run, I'm all in on meme and DeFi projects! My top picks are VRS(Versidium), Injective, Doge, and Pepe.
@caliwarsame8793
@caliwarsame8793 Месяц назад
Hormuud waa shirkada ugu horumarsan somalia❤❤
@skills-ho7mm
@skills-ho7mm Месяц назад
telesomna waa ta ugu horumarsan somaliland
@omarmead2779
@omarmead2779 Месяц назад
Waa isku hal shirkad uun​@@skills-ho7mm
@markfreund8904
@markfreund8904 Месяц назад
I'm favoured, $60k every week! I can now give back to the locals in my community and also support God's work and the church. God bless America..
@leonardmorris1731
@leonardmorris1731 Месяц назад
That's awesome
@leonardmorris1731
@leonardmorris1731 Месяц назад
I have always wanted to trade crypto for a long time but price volatility has been very confused to me although I have seen a lot of RU-vid videos about it but I still find it difficult to understand
@leonardmorris1731
@leonardmorris1731 Месяц назад
Which source/platform did you use to earn such huge sum of money?
@leonardmorris1731
@leonardmorris1731 Месяц назад
As I know it's possible, I'd appreciate it if you showed me how to do it.
@markfreund8904
@markfreund8904 Месяц назад
Mrs Sally Luis service made me who I am today and God is the master planner 🙏🙏
@carafadaleeli272
@carafadaleeli272 Месяц назад
Premier ku xigsii saxiib❤
@GelleBashir
@GelleBashir Месяц назад
ok
@jamaalmataanosman390
@jamaalmataanosman390 Месяц назад
Thank you ustaad casharkaan si Wayn Buu Ii anfacay.
@mascuuudbashiir638
@mascuuudbashiir638 Месяц назад
Wow mnzha allah zxp wlhu shirkada waafi waa nala shaqaysay
@MaxammedMaxamuud
@MaxammedMaxamuud Месяц назад
Sxb aan ku sexee waafi shirkad maaha ee waa application ay fududaysay shirkada telesom wuxuuna lashaqeeyaa shirkadaha kale ee golis iyo hormuud maadaama ay isku barakaad yihiin,magacyada uun baa loo kala bedeley sxb marka aad iska diiwaan geliso apka ayaad ku dhex arkaysaa telesom😊😊
@Jiilxirfad0
@Jiilxirfad0 Месяц назад
Wafi mester card meel walba ha galin waayo waxa la dhici doonaa lacagtaada kugu jirta Marka aad iibsanayso uun lacag ku shubo hadii kalle
@shamsudinabdi1288
@shamsudinabdi1288 Месяц назад
Heersare xog muhiim ah ba nala wadaagtay ustaas shukran
@mitsomali6615
@mitsomali6615 Месяц назад
Sxb gelle waad mahadsantahy wlhi waan kudhibaateysanaa meel aan kaga dirsado maheysanin Alx nio qaabkan waad natustay kadib waxaad natustaa qaabka aan ugu gadani laheen coins walba aan ubaahano binance Thanks ustaad sharaf iyo karaamo korkaaga allaah hakayeelo
@ciisemahad-g5h
@ciisemahad-g5h Месяц назад
Mahadsanid bro vedio gii hore bn daawaday waxaan ku ibsaday forex accoun
@GelleBashir
@GelleBashir Месяц назад
Good
@musaadan7744
@musaadan7744 Месяц назад
Ustaad I'm in somalia and I verified my Binance using Kenyan Identity card coz I didn't have a Somali passport, so my questions are 1. will that affect the procedure when I'm buying crypto? 2. Is it possible to buy a crypto using p2p? How will I withdraw my usdt into my evc?
@ahmedomar8109
@ahmedomar8109 Месяц назад
No it will not effect
@Ugaaskareerka
@Ugaaskareerka Месяц назад
Afsomali maad iskaga soo qortid 🙄
@SalmanDalmar
@SalmanDalmar Месяц назад
Wallee inaad ugaas tahay bal maxuu isku xiijaa​@@Ugaaskareerka
@libanabdiwali1058
@libanabdiwali1058 Месяц назад
​@@Ugaaskareerkaha uqaban brother suju waaye😂😅
@Abwaankamadaye
@Abwaankamadaye Месяц назад
Ninka caawiya ​@@libanabdiwali1058
@zaadmashallah4727
@zaadmashallah4727 24 дня назад
Mashallah alle haku barakeyo zxp aqoon Yahan 🎉
@dahiryare8697
@dahiryare8697 Месяц назад
Waa fursad aad uweyn runtii
@LADANCIDI-l-z3j
@LADANCIDI-l-z3j Месяц назад
Good job wll it’s available
@GelleBashir
@GelleBashir Месяц назад
thanks
@hassanmohamed-lc2yn
@hassanmohamed-lc2yn Месяц назад
Binancega haday lacag iiga jirto makuka soo bixi karaa?
@cabdicaziizahmed8780
@cabdicaziizahmed8780 Месяц назад
mahad sanid sir , barnaamijkii ugu fiicnaa ayay qabteen waafi , aad iyo aad ayay ugu mahad sanyihiin...........
@GelleBashir
@GelleBashir Месяц назад
welcome wll
@munamaankachelsea1221
@munamaankachelsea1221 Месяц назад
Thank you Please sida leysugu xiro binance iyo master card ka noo soo dhig
@GelleBashir
@GelleBashir Месяц назад
ok wll
@Fahadcaynaan6
@Fahadcaynaan6 Месяц назад
Geele bashiir Wax tahay qof aad iyo aad ugu muhiima dhalinyarda somaaliyed waaxad ugu jirtaa Door ama kaalin aad iyo aada Waxan hubaa boqolaal iyo ku Mann fhalinyara ah aad badashey hab fikirkooda isla mrkaana aad utilmaanty meelo iyo xirfado ay nadtooda iyo noloshoodaba ku hormarin karaan Ad bad ugu mahadnsty Qof daacada oo aqoontisa si togon Uga faaidynaya dadkiisa tahay And wish you bright future pro ❤😊
@RamloCabdulqadirmaxamed
@RamloCabdulqadirmaxamed Месяц назад
Allah hakaa awal Mariyo❤
@GelleBashir
@GelleBashir Месяц назад
thanks wll
@ibrahimjama4667
@ibrahimjama4667 Месяц назад
khidmada kaa go'aysaa yar qaali ah marka sarifle laha lo eeego lakin safety ahaan waafi is the best
@GelleBashir
@GelleBashir Месяц назад
haa fee ga waa qaali wll
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 25 дней назад
Wafi Xitaa nabad maaha szb , haa bakan qadayaa in kaarkaasi amassing yahay, damnadana maka saxiixsnaay hormuud ama golis, wa suaale..
@user-by3pu7ub9t
@user-by3pu7ub9t Месяц назад
Now it is clear 👌 as crystal 🔮 😅
@macowonline7800
@macowonline7800 Месяц назад
MAHADSANID MASUUL GELLE BASHIR
@GelleBashir
@GelleBashir Месяц назад
adaa mudan wll
@Dahir_Gamer
@Dahir_Gamer Месяц назад
Waa mahadsantahay saa noogu dadaashay
@GelleBashir
@GelleBashir Месяц назад
welcome wll
@emraanahmed
@emraanahmed Месяц назад
Maasha alaah sxb waa arin fiican anigana waana ka faa'iidaystay, withdraw ga aa naga dhiman ee sidee lagu xalin karaa
@Ahmedwali-22
@Ahmedwali-22 Месяц назад
thanks bro
@GelleBashir
@GelleBashir Месяц назад
welcome wll
@Hassan12-c1b
@Hassan12-c1b Месяц назад
Ninkan waa legend gulleyso sxb
@sahii-i5m
@sahii-i5m Месяц назад
Very useful update 🎉keep on updating us ustaad ❤
@GelleBashir
@GelleBashir Месяц назад
ada mudan wll
@SHUAIB-AHMET
@SHUAIB-AHMET Месяц назад
Thank you ustaad
@GelleBashir
@GelleBashir Месяц назад
welcome wll
@MohamudAYusuf-fk6uj
@MohamudAYusuf-fk6uj Месяц назад
Waa qaali ma fiicna
@GelleBashir
@GelleBashir Месяц назад
welcome wll
@najipmohamed
@najipmohamed Месяц назад
Waa qaali laakin
@GelleBashir
@GelleBashir Месяц назад
haa wa yaro qaali
@NeeshaThomas-qd7oq
@NeeshaThomas-qd7oq Месяц назад
Versidium is paving its way through the presale phase, and I have a strong belief it's gearing up to be the next 500x gem.
@ugaalimyname3143
@ugaalimyname3143 Месяц назад
Ustaad alle haku darajeeyo mahadsanid.
@GelleBashir
@GelleBashir Месяц назад
Ada mudan wll
@Takar-1
@Takar-1 Месяц назад
thnks wlo withdrawal kana mala samayn kara waafi qofka dalka joogo ama ka maqan
@ASMAAAR-qu9
@ASMAAAR-qu9 Месяц назад
Mahadsanid ustaad waka faideystey ❤
@GelleBashir
@GelleBashir Месяц назад
welcome wll
@brennenmetcalf-rm8iq
@brennenmetcalf-rm8iq Месяц назад
Versidium bridges the gap between traditional finance and the crypto world with its versatile Visa card.
@fardowsohassan408
@fardowsohassan408 Месяц назад
Thanks ustaad❤
@cabaasxidig857
@cabaasxidig857 Месяц назад
Tnx
@GelleBashir
@GelleBashir Месяц назад
welcome wll
@TanishaSingletary
@TanishaSingletary Месяц назад
With Versidium, the power of crypto payments and investments is at your fingertips.
@khalidkheysofficial
@khalidkheysofficial Месяц назад
Thanks
@GelleBashir
@GelleBashir Месяц назад
welcome wll
@Sayidkaldhayare
@Sayidkaldhayare Месяц назад
sharaxaad heersare ah , jazzakallah for the information Eng ✌✌
@cabdifitahcabdullahi9246
@cabdifitahcabdullahi9246 Месяц назад
okay lkn percentagfe fee very high 4.7% waxa ka qiimo jaban kuwa exchange 2% only
@GelleBashir
@GelleBashir Месяц назад
waa fee ga waa yaro qaali
@abassyoussouf
@abassyoussouf Месяц назад
Walal dalka jabuti waafi update maley ee maxa xal aah 😊
@abdirisaqjagtaofficialchannel1
@abdirisaqjagtaofficialchannel1 Месяц назад
Djibouti miyaanu ahayn wadan horumarsan ma sidayaday Iska silcayaan😂
@abassyoussouf
@abassyoussouf 13 дней назад
@@abdirisaqjagtaofficialchannel1 Maya waafi wale nahay ee waxana lahayn digital MasterCard kan update kale❗🥺
@muniiracabdulahi5018
@muniiracabdulahi5018 Месяц назад
Hal dhip aa jiro cvv ma arki karo swipe neh ma lahan WAAFI geyga thanks caqabad kale ma arag weli alhmd
@nadifonuur8786
@nadifonuur8786 Месяц назад
Mahadsanid walaalka.
@GelleBashir
@GelleBashir Месяц назад
ada mudan wll
@itsM-l9u
@itsM-l9u Месяц назад
mahadsanid
@GelleBashir
@GelleBashir Месяц назад
welcome wll
@Relexplace
@Relexplace Месяц назад
Mnshs alllah jskal khayr usdaad abdirhamn geelle
@user-sy3mp2dl7f
@user-sy3mp2dl7f Месяц назад
Thanks ustaad
@GelleBashir
@GelleBashir Месяц назад
ada mudan wll
@mohameda.official8135
@mohameda.official8135 Месяц назад
Mahadsanid ustaad Gelle alle haku sharafo.
@GelleBashir
@GelleBashir Месяц назад
ada mudan wll
@mohamedabdulahiidiris4500
@mohamedabdulahiidiris4500 Месяц назад
Legend gelle saaxibka dhalinta ❤
@GelleBashir
@GelleBashir Месяц назад
ada mudan wll
@abdinassermohamed4254
@abdinassermohamed4254 Месяц назад
Ustaad waad mahadsanthy
@GelleBashir
@GelleBashir Месяц назад
welcome wll
@saadomohamud1940
@saadomohamud1940 Месяц назад
mahadsanid ustaad
@GelleBashir
@GelleBashir Месяц назад
ada mudan wll
@zeinabaanoyali9125
@zeinabaanoyali9125 Месяц назад
thanks Ustaad Binance to waafi no so ogow Faaidada in lagala bixi karo
@Hashimsaleeban
@Hashimsaleeban Месяц назад
Waku wadana had iyo jeer macalinkena Geele badhiir🫡🐐
@GelleBashir
@GelleBashir Месяц назад
ada mudan wll
@mohamedabdullahi1707
@mohamedabdullahi1707 Месяц назад
sxb horay ayeey u jirtay in lacag ladhigto exch lkn dhibatadu wexeey kajirtaa labixid lacag taasna xal lomahelin somaliyo dhan
@AbdullahiShuuriye
@AbdullahiShuuriye Месяц назад
Ustaadii @GelleBashir aniga waa uu iga diiday, mana aqaan sababta, managu caawin kartaa videos adoo toos u galinaayo. Mahadsanid.
@omarmohamudmohamed7827
@omarmohamudmohamed7827 Месяц назад
Adigoo mahadsan ustaad withdraw ga from binance to waafi aad baan ugu dhibtooda halmar cashir inooga soo diyaari. Mahadsanid
@Siad60
@Siad60 Месяц назад
Rate ka ,kaa go aaya zaaid ah 4% kabadan kaa go ay halka aan heli karo 1.5% in eey iga godo khidmad ahaan.
@hassancali5409
@hassancali5409 Месяц назад
Aaminada baa ka muhiimsab
@user-xb2ig4ze9r
@user-xb2ig4ze9r Месяц назад
Yikis Exchange kaso hadal Ustad Thanks xog muhiim ah bad nala wadaagtay e
@user-hc5zm2wo6i
@user-hc5zm2wo6i Месяц назад
Mahadsanid Macalinkayga qaaliga ah maanta isla hadda ayaan sameysta Car waafi ah waana isticmaalooyaa dhib ayaan u qabay in aan helo Usdt
@GelleBashir
@GelleBashir Месяц назад
guuleyso wll
@Nature-wt8kh
@Nature-wt8kh Месяц назад
Thnks macalin
@GelleBashir
@GelleBashir Месяц назад
welcome wll
@ahmedomar8109
@ahmedomar8109 Месяц назад
Waa warfarxad leh
@GelleBashir
@GelleBashir Месяц назад
ada mudan wll
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish Месяц назад
Lkn Su'aashu waxay tahay Lacag Crypto ah ma lagula bixi karaa? 🤔 Waxaan Filaa Jwbtu waa maya! Balse waa tilaabo wanagsan ❤
@kaapechannel5351
@kaapechannel5351 Месяц назад
😁😁😁😁 ustaad geele Binance ayaan samaysan kari Waayay marka daqada ka baxa waxan jooga hargeisa qaybta wajiga Dhafi kari wayay ma khadka iga culus mise camerda ma fahmin
@tiktokpainxx
@tiktokpainxx Месяц назад
Ustaad Qaabka Manosheegi karta Lacagta Loogala Baxo Adoo Mahadsan..!
@VictoriaLewis-du7fb
@VictoriaLewis-du7fb Месяц назад
Discover the limitless possibilities within the Versidium ecosystem and unlock new opportunities for growth.
@Abdisamed119
@Abdisamed119 Месяц назад
Tnk u bro wedarw nookasooo sameee sxb
@GelleBashir
@GelleBashir Месяц назад
ok wll
@KusaartiMfuuje-y8h
@KusaartiMfuuje-y8h Месяц назад
Ustaadi withdrawal Mastercard waafi ah ayaan kasuqna I.a👏👏
@apdyrahmantiger7833
@apdyrahmantiger7833 Месяц назад
Thank you ustad ❤
@ahmedzaki3090
@ahmedzaki3090 28 дней назад
Masha allah
@KAAFIYE399
@KAAFIYE399 Месяц назад
Ustaad Trust wallet sida waafi loogu xiro noo Soo duub
@caliwarsame8793
@caliwarsame8793 Месяц назад
Thanks coach ❤❤
@GelleBashir
@GelleBashir Месяц назад
ada mudan wll
@Xaajiwarfaa
@Xaajiwarfaa Месяц назад
Geeli bashiir goo layso sxb nin dadka la shaqeeya
@GelleBashir
@GelleBashir Месяц назад
ada mudan wll
@Wealth_Cabdiqadir
@Wealth_Cabdiqadir Месяц назад
Keep going pro 💪🏻 👏
@GelleBashir
@GelleBashir Месяц назад
thanks wll
@Yacquub234
@Yacquub234 Месяц назад
M.a lpx horay usoco
@GelleBashir
@GelleBashir Месяц назад
welcome wll
@MohamedJamaMohamed-z2z
@MohamedJamaMohamed-z2z Месяц назад
Mahadsanid macalin waan ku shubty wuuna iga yeelay hada waxaa caqabada sidee lacag ugala soo baxaa binace oo waafi u keensada
@cabdulcazizcali738
@cabdulcazizcali738 Месяц назад
شكرا استاذ
@atam304
@atam304 Месяц назад
Ustaad loola baxo ama withdraw video kasoo sameey adigoo mahadsan 🙏🏽
@abdinurali5671
@abdinurali5671 Месяц назад
Stable coins hadddii aan maalgashano lacag ma laga samayn karaa oo kor ma u kacayaan sxboyaal?
@GelleBashir
@GelleBashir Месяц назад
may stable coins ma dhaqaaqaan , kaliyah lacagta lagu sii diyaarsada inta aadan maalgashan
@abdinurali5671
@abdinurali5671 Месяц назад
Mahadsanid Ustad
@Zakimohamed911
@Zakimohamed911 Месяц назад
3 kago'imeyso 7+3==10 waye waba wali cadi ah total 6.6% qaye high fee wadan premier bank keenba aan aragno
@saedahmed7153
@saedahmed7153 Месяц назад
Waa mahadsan tahy ustaad. Waxan kaa rabnaa qaabka hadhow withdraw looga samayn karo cryptada adigoo kula baxaya waafiga.
@tubeec
@tubeec Месяц назад
Waafi mastercardku khidmad ma goosanysaa kolka aad u dirayso binance?
@abdilaahinuur3831
@abdilaahinuur3831 Месяц назад
Tnks uztaad abaal kaga jano alleh haka dhigo wx bdan baan kaa faiday lkn sidee marka kala baxaysid samaynayaa master card waafi ayay lacagtu ku soo noqonaysaa miyaa uzaad
@Abwaankamadaye
@Abwaankamadaye Месяц назад
Sxb Courseka Qaali weeye $ 60 Discount 20% noo samee Ustaad
@zaadmashallah4727
@zaadmashallah4727 12 дней назад
Asc zxp bashiir galle waan ku salamay wll ,nio lacagta bince iigu jirta sidee ugu wareejin karaa master cards ama ugula bixi Kara wll 🙏🤝 muuqal ka soo samee wll ama halkan iigu soo jawaab fadaln mahadsnid 🙏
@MohmdCabdi
@MohmdCabdi Месяц назад
Good
@saladahmed4888
@saladahmed4888 Месяц назад
mahadsanid Bashiir sxb
@sulthanshakuur6189
@sulthanshakuur6189 Месяц назад
Mahadsanid Gelle Bashiir, lacagta qidmada go'aysaa waa $3 balse comment-ka waxaad ku sheegtay inay $7 qidmaddu noqonayso halkee ayey $4 ee kale ka go'ayaan?
Далее
Xeer ilaaliye Crypto Currency Si Cajiib ah u sharaxey.
5:11
Я ж идеальный?😂
00:32
Просмотров 120 тыс.
Starman🫡
00:18
Просмотров 11 млн
5-tan Coins Maalgasho -- Cyptocurrency Update
15:28
Просмотров 49 тыс.
LACAG LA-BIXID/DHIGASHO BINANCE | DEPOSIT & WITHDRAWAL
17:33
Я ж идеальный?😂
00:32
Просмотров 120 тыс.