Тёмный

waayo arag carabiga iyo af-soomaaliga 

Af Soomaali  Qor ,  Aqri
Подписаться 2,9 тыс.
Просмотров 4,8 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

17 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 10   
@chaneldhacdooyinkasoomaali5435
@chaneldhacdooyinkasoomaali5435 4 года назад
Macalinka ciwaankiisa ii sheeg
@ilkacase7752
@ilkacase7752 4 года назад
Asc shan qodob baysan soomaali carab ku ahayn : 1-wadaadkaan la yaab maleh oo in bulsho dhan oo af iyo dhaqan iyo midab ugaara leh bulsho kale oo ay diin kaliya wadaagaan madaxa loo galiyo waliba si indhabeela waa looga horreeye waayo rag dalalka carabta loogu direy inay diinta kasoo bartaan ayaa kadib burburka iyo kahorba soo laabtay iyagoo qamiisyo xiran oo lasoo cabsiiyey inay carab yihiin dadkana ay carabeeyaan waxaana looga danlahaa arrinkaas in la wiiqo jiritaanka bulsha weynta soomaaliyeed ee leh af dhaqan iyo midabkaas maarriinka ah ama madawba Kuna darsaday diinta macaan ee islaamka 2-wadaadkaani erayada uu sheegayoo dhan waa la helayaa iyagoo afsoomaali ah balse nin meeli ucadahay meeli kamadaw kudarsoo 3- soomaalidu waxay ahayd welina tahay dad xooladhaqato ah oo miyiga kunool marka laga soo tago in beel walba oo meel degan ay leedahay oday dhaqameed ama hoggaan ma aysan aqoon erayada " waziir, ra'iisul wasaare baarlamaan Iwm sidoo kale ma aynaan aqoon tignoolajiyada sida Mobil kambayuutar lwm" tan iyo hadana looma sameyn eray bixin waase loo sameyn doonaa inshllh 4-aqalka soomaaliga ee miyiga sal iyo baar kuma jiro eray carabiya 5- qofka soomaaligaa jirkiisa madaxa tan iyo mijaha (lugaha) kuma jiro eray carabiya
@husseencagta2088
@husseencagta2088 7 лет назад
afka soomaaliga Waa afkii ay ku hadli jireen boqortooyadii kushitiga ee u fadhigeeda ahaa suudaan iyo masar mudo hadda laga joogo 5.000 gu
@liibaanosman2444
@liibaanosman2444 8 лет назад
waaw casdi ma ahan af somaligii oo dhan waaba carabi
@chaneldhacdooyinkasoomaali5435
@chaneldhacdooyinkasoomaali5435 4 года назад
Qaarkaleba
@abdullahiali6093
@abdullahiali6093 10 месяцев назад
Ereyada aan wadaagno carabiga iyo kuwa aan wadaagin waxaa baden kuwa aan wadaagin dadka yaan la qaldin
@chaneldhacdooyinkasoomaali5435
@chaneldhacdooyinkasoomaali5435 4 года назад
Carabi iyo eglish waa somali Forexample Lion=layaan Window=wiiludhow Maxbuus=mxdsoo biisey Iyo
@husseencagta2088
@husseencagta2088 7 лет назад
waryaa beena jooji anagu soomaali ayaan nahay carabna isku dadma nihin Waana ka jiritaanka dheernahay ...
@ayaanleahmed2619
@ayaanleahmed2619 3 года назад
"Af Soomaaliga iyo af Carabiga kee da'weyn" jawaabta waydiintaa halkan kaga bogo ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-oakgIPMD4rw.html
Далее
Meeleeyayaal
29:38
Просмотров 427
RENT SKINS in Standoff 2? #standoff #rental #skins
00:34
Xuruufta Af Soomaaliga 1972
28:12
Просмотров 424
Ubaxey
8:01
Просмотров 59 тыс.