Тёмный

WALAASHEY SUSU QURUX SIDAA QOLKA UGU HAGAAJIYAY/ BEFORE AND AFER 

Amira Qurux
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 146 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 487   
@sohanahmedibrahim9613
@sohanahmedibrahim9613 Год назад
Ifka lagu yahay walal😭 Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 1k i gaadhsiiya fadlan fadlan 😭😭
@abdirahimsalman8699
@abdirahimsalman8699 Год назад
THE BEST PERSON EVER THE MOST KNOWLEDGE ABLE AND THE MOST SHINE ALL CHEATED PROPHET MOHAMMED SCW ♥️ 💯
@ZaniaYussuf
@ZaniaYussuf Год назад
عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صل الله عليه وسلم
@samirahassan8352
@samirahassan8352 Год назад
Scw scw scw
@mumtazsalman098
@mumtazsalman098 Год назад
Scw scw scw
@bisharoabdulahihassen6755
@bisharoabdulahihassen6755 Год назад
Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤❤
@zulekhajama2894
@zulekhajama2894 Год назад
Beautiful and simple..masha'allah
@samiirahussein3439
@samiirahussein3439 Год назад
Waah waah waan sugu la'ahay Ramadan routine ka🤞❤️🌟
@hibaqaali1040
@hibaqaali1040 Год назад
Masha allah 😍wlaal ficn ayay heysataa suusuu amiira allaha kuu dhaafo gcntaadana allaha kuu barakeeyo sida wx loo qurxiyo waa u il mcdahay❤waan iska rabi lahaa wlh lkin wll iga weyn O sidan iin sameeya ma haysto😞😢wn iska ilmeeyay mrkan muuqalkan daawaday....😒😒❤‍🩹
@sheikhsheikh8514
@sheikhsheikh8514 Год назад
Maasha"Allaah Tabaarakallaah Allaah Yaxfidakum Jazaakallaah kheyran. It's beautiful
@haniali9138
@haniali9138 Год назад
Amira Susu ayaaba nasiibleh wayo wll adiga oo kale ayaaba la dhlatay❤❤❤
@user-jv7tn4tb8g
@user-jv7tn4tb8g Месяц назад
😂😂😂😂
@HamdiHamdi-ry1nm
@HamdiHamdi-ry1nm Год назад
MashaAllah the room is beautiful ❤😊
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Год назад
Ramadaanka Allaha nagu gaar Siyo cafimaad iyo cumri Dheer oo Cibaado suuban inshaallah amin Ha ka tagin ❤❤
@myruun123umunadia9
@myruun123umunadia9 Год назад
Amiin yarabi
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Год назад
@@myruun123umunadia9 amin inshaallah
@bisharoabdulahihassen6755
@bisharoabdulahihassen6755 Год назад
Aamiin Aamiin yaa Rabi 🤲🤲🤲
@idilazhari5513
@idilazhari5513 Год назад
Caadi ma aha wlhi susuu walashaa we kujeceshahay masha Allah amira ramadanta anba wa sugi laAhay Allah cafimad io nbd hngu gaarsiyo akhwan
@rbf3844
@rbf3844 Год назад
Maasha Allah tabarakallah simple and classic
@Somaligamer2
@Somaligamer2 7 месяцев назад
Masha allah anaa ka helay waa qurux walaahi been maaha saas jeclaalahaa qolkayga laga dhigo insha allah ❤
@fatxoabdinasir3200
@fatxoabdinasir3200 Год назад
Ramadanka noo soo gali insha allah
@mamoqaali2530
@mamoqaali2530 Год назад
Masha alah qurux and simple ❤
@user-iu5ti6lf8e
@user-iu5ti6lf8e Месяц назад
Amiiro dadalku qa xagaga dhiri galintuna wa fans kaga Queeny❤❤❤❤❤❤❤❤
@rukiabintiissack6429
@rukiabintiissack6429 Год назад
Ma sha Allah wyo qolka Amiraa ❤️👍
@abdirahimsalman8699
@abdirahimsalman8699 Год назад
WALAL QALI ISOO BOOQO PLEASE
@Naruura4
@Naruura4 Год назад
Walahi allah wax kasta waa awoda xamar weyne iyo dhiiqadeedi iyo sarihii jabjabna aad joogi jirtay hadana qolkaas Masha allah allah kusiyadsho😊
@sabnaa144abdullahi7
@sabnaa144abdullahi7 Год назад
Yaakuu sheegay adiga war warjecli badnidaa adigu😡
@rahoom-123
@rahoom-123 Год назад
Subaxanallah inte ka kente warka wax wlan bdna
@quruxleyqalanjo5485
@quruxleyqalanjo5485 Год назад
Xaasidnimadu maficna uff😡maxa dadka niyadoda inad xumeyso kahele intesa ku aragtay saro jajaban iyago dagan musliminta illahay amansii
@fatimaapdullhi6170
@fatimaapdullhi6170 Год назад
Amiira keep going 🎉sis ka dib Ramadanka ilhy Nabad ha nagu gaadhsiyo dhamantiina bishas dhan routine lee rabna ogaw
@ismaaciilaxmedmaxamed4495
@ismaaciilaxmedmaxamed4495 Год назад
Walshey hadakeligey aan 1M kugarsin lahaa mar hore ayaan kugaarsiin lahaa
@hiboabdi2069
@hiboabdi2069 Год назад
Amiiraay wey dalbanthy dheh horta wey dalabsan thy intee uwadaa 😂masha allaah abyo fcn ayaa thy ❤🎉
@munobashiir1714
@munobashiir1714 Год назад
Masha allah qurux ❤zuzu siday u qurxoon tahay qolkedana u qurxisay amiray fadmana away hee 😢
@nafisabarkad4814
@nafisabarkad4814 Год назад
Amira qurux walal jirta tahay masha Allah I like it 🥰❤💯
@aishaadam7473
@aishaadam7473 Год назад
Amiiro labada gabar yar yar ku dadaal inay wax bartaan, ay jaamici noqodaan ay shaqeestaan abaayo taasaa anfacayso
@roda77
@roda77 Год назад
Qurux waaya masha Allha ❤🎉
@somaligirl2995
@somaligirl2995 Год назад
haa sa usugoyo le ramadaan routine musalsal CML ufirsan jiry miss wlh🥺❤
@fathiwarfaa2745
@fathiwarfaa2745 Год назад
Haa xbbt wlhi waa sugi la naha ramadanta routineka lasodhere ramadanta😘
@suhuusahur6782
@suhuusahur6782 Год назад
Wan sugayney wax badan team susu 🥰❤
@SANTIKUMI1
@SANTIKUMI1 Год назад
OMG #Masha_allah, Wll weyn waa #hooyo labaad👍, #Amira 👸 #Sumaya👸.
@hodanxassan9948
@hodanxassan9948 8 месяцев назад
Masha.alllh. hore.usoco
@fatimaahmett6402
@fatimaahmett6402 Год назад
Ayyy..wax kl33🙈🌹🌼
@sukhramohamoud1735
@sukhramohamoud1735 Год назад
Wa qurx wlhi Wn qirdy wll iga wayn oo wax idyrnyso monchlh wlhu😢❤🎉
@diina.1
@diina.1 19 дней назад
masha allah Amiira 😮❤❤😊
@xafsosiciid2818
@xafsosiciid2818 Год назад
Anaga maheesano maxaa amiirooy comment kuso qornaa😭😭 Lkn anyway qrux waye 💗💗💗
@ZuheyraAhmedMaow
@ZuheyraAhmedMaow 13 дней назад
Maasha alaah tabaarakal alaah
@hoodoabdirahman6643
@hoodoabdirahman6643 Год назад
Wll jirta tahy wlhi Masha Allah ilhy haysku kiindayo❤️❤️
@sahracumar6787
@sahracumar6787 Год назад
Wow m.a wllhi Abaayo amiira si qurux usamesay😍🌌🙈M.a😘🖤🔥🤞
@ady426
@ady426 Год назад
Mashallah tabarakallah qurux wye noso badi routine ka amiro cdy💚🥰
@amalcabdishakur2310
@amalcabdishakur2310 Год назад
Haa walalay soonka musalsalka kaliya dawada😂tihiin noso gali ❤
@sapiriinbilow5338
@sapiriinbilow5338 Год назад
Amiiiraaaa😭😭😭😭😭
@Somaligamer2
@Somaligamer2 7 месяцев назад
Masha allah ana waxaan jeclalahaa in uu qulkayga saa noqdo ok kagudub keep going amira 500k subscriber insha allah ilaa milion ka aamiin yaa rabi ❤❤❤❤❤❤❤
@suubaninasalaad8056
@suubaninasalaad8056 Год назад
First comment ahay reply iisoo gal abto wn ku jeclhy
@maryandahirqueen
@maryandahirqueen Год назад
Wow m.a so cute 😊❤I love it 🎉sidaa uhabeysay m.a gacantada Allah ku barakeyo ❤w we qurux waye 😊
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 Год назад
Mashaa Allah, sumaya Qurux Qolkaga aad ayuu u qurux badan yahay Mahadsanid walashay Amira Qurux♥️👸
@faadumasidcalimaxamed7276
@faadumasidcalimaxamed7276 Год назад
The best single in the rooms
@Basrabilan462
@Basrabilan462 Год назад
M.a amazing 😍 keep going walashey
@najmajama4698
@najmajama4698 Месяц назад
Masha Allah❤❤❤
@cawosaed7171
@cawosaed7171 Год назад
Ramadaankii 3aad een routine kaaga la socdo ayay ii noqonysaa sis nosoo geli ilaahay caafimad qab haynagu gaadhsiiyo
@nafisowarsame3267
@nafisowarsame3267 Год назад
M.a amiira Ilaahow ramadaankan iyo kiisa kale nabad nagu gaarsii🤲🤲
@safiyamahamad4384
@safiyamahamad4384 Год назад
Wow so beautiful
@abdirahmanosman3730
@abdirahmanosman3730 Год назад
keep going sis💌
@safiyomaxamed5987
@safiyomaxamed5987 Год назад
Amira dheyman masha Allaha ramadan inu balan aha insha Allah waligey comnti RU-vid maka sobixin manta kow
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Год назад
Susu keep going wllshey ❤️❤️❤️🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻
@kaltuumosh.cusmaan2625
@kaltuumosh.cusmaan2625 Год назад
Keep goin to fore 🧕 500k🎉😮
@drsfurqanmurshidmohamed-ij7qc
Qurux waye masha'allah ❤
@ilhanabdullahi5829
@ilhanabdullahi5829 Год назад
Beautiful ❤❤ I'm🇸🇴🇰🇷✌✌💕💟
@faarahbarre9756
@faarahbarre9756 Год назад
Wow inaba cadima aha amira wow 👸👸👸👸👸👸👸👸👸👸👸👸👸👸👸
@iglanabdi3750
@iglanabdi3750 Год назад
Beautiful sister amiiro quruh🌹🥀❤
@aishaali3225
@aishaali3225 Год назад
Cute and simple mashallah
@quenayana3074
@quenayana3074 Год назад
Waa sida ku haminayo ina qolkygah sds uquruxsado si kasi qurxon wlsha ka weyn hd hestid alx dheh wlh😢Allah ni barakeyo sis
@dytffttg6491
@dytffttg6491 Год назад
Mashalhm hbt ha niyad jabin wa rabna routine
@ArwaKhalif
@ArwaKhalif 2 месяца назад
Amira wllhi waba funyy😂😂 qalbiyy qurux 😂😂❤
@MohammadParis
@MohammadParis 9 месяцев назад
Masha allah
@osmandaad8275
@osmandaad8275 Год назад
mashaalaah 😂❤❤❤❤❤abaayo quruxeey. a❤❤❤😂
@abdikhafur1055
@abdikhafur1055 Год назад
Mansha allah tabarakallah qurux wallahi, gabdhahan dadki araajanimada kusheegayay sey daremayan😁😁😁. Mansha allah
@hoodo-707
@hoodo-707 Год назад
routine noso badi❤ quruxeeey
@user-zh5hl9uo6t
@user-zh5hl9uo6t 6 месяцев назад
Masha Allah amiira qurux qalbi saafi
@carabcajam
@carabcajam Год назад
Masha allah keep going sister 💖 ❤️ 💓
@Asiyaaqali2266
@Asiyaaqali2266 Год назад
Abaayo qali keep going routine kana noo soo samey Ramadanka
@rahmomohamud4812
@rahmomohamud4812 Год назад
Qurux weye Mansha allah ❤️❤️
@user-qd8ke8fn3t
@user-qd8ke8fn3t 9 месяцев назад
Masha allh🥰
@AziyaFaysal633
@AziyaFaysal633 4 месяца назад
Maasha allaah
@sahrajama1586
@sahrajama1586 Год назад
Man sha allaah abaayo amira ilaahay gacmahaaga hakuu barakeeyo
@wacanesse5654
@wacanesse5654 Год назад
Masha allah hormar wacan
@abdirahimsalman8699
@abdirahimsalman8699 Год назад
WALAL QALI ISOO BOOQO PLEASE
@fartunmohamed3928
@fartunmohamed3928 Год назад
Asc Amira waa masha allah aniga waxan ku dhihilaha waxa noqon karta modelka guryaha sharaxo masha allah Alle ha ku xifdiyo dhaman familkaga odhan Amiin yarabi ❤❤❤❤❤❤
@amranismaelahmed4658
@amranismaelahmed4658 Год назад
Machallah so beautiful amira qurux
@MaaruuSaed
@MaaruuSaed Месяц назад
Qurux waaye amiiraay❤
@samiraabdirashiid5819
@samiraabdirashiid5819 Год назад
amiiro abaayo plz see sheine wax uga dalbadaa illa wadaag
@nuramohamed6086
@nuramohamed6086 Год назад
Wwww manshallah why qurux aya ugu samysay qolka zuzu
@bilaan6915
@bilaan6915 Год назад
Hh qof sariir ifirasho iska daye shaqa idili jirtay marka wax qaban wayo gafurka laa itaga😥
@amirsamater3356
@amirsamater3356 Год назад
Waa kurux aameera markale ayaaniita soo dooray
@samiaabdulkadir2056
@samiaabdulkadir2056 Год назад
Amiira ramadan routine dhax ha nowga goyn sidi kii hore oo kle
@safiyoadan8541
@safiyoadan8541 Год назад
mashallah Beautiful kusoco sidan iyo sika Qurux inshallah ramdan mubarak kullunaa 💞💞💞💞💞💞💞
@neimaniina5009
@neimaniina5009 Год назад
Macha Allah tabarkallah si aan cadi aheyn wayeh abayo ❤
@fardowsa-qg7pr
@fardowsa-qg7pr Год назад
So cute 🥰
@fatimaabdallah4375
@fatimaabdallah4375 Год назад
Amiira apxo mcn wlhi wn jecelahay routine kaga keep goin my sistey🥺❤️🫂
@amaaraqueen3070
@amaaraqueen3070 Год назад
Masha Allah quruxwaaye Alla ha iskukiindaayo wllo is jecel masha Allah🥰🥰🥰
@sagalmaxamad6225
@sagalmaxamad6225 Год назад
Masha Allah qurux abayo allaha isku kiin dayo cimri dher oo cafimadsanwato horey usoco
@hodanmuuse8602
@hodanmuuse8602 Год назад
M.a m.a qurux iyo badh waaye Alle ha iskukiin daayo❤️🪷👸🖇
@fooziyaxuseen4497
@fooziyaxuseen4497 Год назад
Wabakusugoonabe ramdanka wlh ramdan waxkeliy aanjeclahy amiira infirsado rotinked wlh nosoobadi bacdeyn abayo
@farxiyamaxamed-bd6bn
@farxiyamaxamed-bd6bn Год назад
Masha alah ifkalaguyaya wall
@hallaabdirahman4254
@hallaabdirahman4254 Год назад
Maasha Allaah tabarakallaah Really so beautiful
@somaligym7720
@somaligym7720 Год назад
Mashallah
@user-sk5uv2jr6c
@user-sk5uv2jr6c Год назад
ما شاء الله انتي واختك ادنى تعرفو تاثثو بيت ❤❤
@samiyaabdi1156
@samiyaabdi1156 Год назад
Xbbti routine ramadaanta noo soo gali
@queencasho775
@queencasho775 Год назад
Masha allaha 🤲 abaayo
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Год назад
Manshalah 😍 Amiira qurux copy from fatma 🥰👌
@Nadoh_kasim
@Nadoh_kasim Год назад
Masha allH wll fcn ❤
@aminokhaliif4530
@aminokhaliif4530 Год назад
Masha Allah tabaakr Allah allah haubarkeyo sumaya qolkeda qurax waaye ramadaanka noso gili rotinka xabiibti
@ayanmoustaphasiham8674
@ayanmoustaphasiham8674 Год назад
Haa amira qurux ♡♡♡♡♡♡♡♡♡
@yasuuma14
@yasuuma14 Год назад
m.a qurux waye rotinka soonkane waa kaa sugayna i.n💯❣️
@abdirahimsalman8699
@abdirahimsalman8699 Год назад
WALAL QALI ISOO BOOQO PLEASE
@mushtaqahmed7904
@mushtaqahmed7904 Год назад
Masha Allah Haa abyo amiroy wan uxisnay wlhi routine Ramadanka❤🥺🌙
@aaminaindho3742
@aaminaindho3742 Год назад
M.a keep.going amiiro❤ walalnimo💯👑
Далее
OG Buda - Сабака (A.D.H.D)
02:19
Просмотров 127 тыс.
FAATMA QOLKEEDA SIDAAN UGU HAGAAJIYEY NEW DESIGN
9:06
Просмотров 124 тыс.
AFDUUB || HOOYO NAXDIN U DHIMATAY || WAALI & WAL WAL
41:01
QOLKAYGA SIDAA USHARAXAY BEFORE IYO AFTER
10:16
Просмотров 116 тыс.
JADWALKEYGA HABEENKI  NIGHT ROUTINE
9:53
Просмотров 326 тыс.
JADWALKEENA SUBAXLAHA MY MORNING ROUTINE
8:36
Просмотров 466 тыс.