Тёмный

Walac Iyo wareer | Riwaayad Qosol badan | asad diapy iyo libaax kabeeye | 

Libaax k Channel
Подписаться 101 тыс.
Просмотров 114 тыс.
50% 1

thanks for U watchin
pleas subscrib Now To Get More Films Good By
Copyright Libaax K channel

Приколы

Опубликовано:

 

1 май 2020

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 190   
@LibaaxkChannel
@LibaaxkChannel 4 года назад
Hadaa Kucusub tahay chanlka subscrib saar si aad nola socoto canblelkana furo mahadsanid
@manickofficial1319
@manickofficial1319 4 года назад
War balo ku like sataye hawshan waa kab kale🤣🤣🤣🤣
@najaxyusuf9637
@najaxyusuf9637 3 года назад
Gaari dhajiika ah kulahaa 😂😂😂😂😂😂😂
@hajiburle7552
@hajiburle7552 4 года назад
noo soo badiya riwaayadah saaxiibayaal 😍
@amruunmohed739
@amruunmohed739 4 года назад
Dumarkeena badankoodu ma yaqaanan habka loola hadlo ninkeeda tani wa ruwayad lkn sidan ayaa loo noolyahay badi😢 cajiiip
@fatxifani3528
@fatxifani3528 4 года назад
Hhhh ilen adna fowstada kala baxda kulaha🤣
@abdiqanihusseinnor8958
@abdiqanihusseinnor8958 3 года назад
Asad diaby walahi shekoyinkada lama helikaro sxp sare libaaxa Gaalkacyo inaa tahay iyo Xarfo shaki kuma jiro
@abdilahicismaan8738
@abdilahicismaan8738 3 года назад
L
@Updirahmancc1
@Updirahmancc1 7 дней назад
❤oo
@Updirahmancc1
@Updirahmancc1 7 дней назад
O o3o😊😊❤❤😊❤😊😊😊❤❤😊❤😊😊😊❤😊❤😊😂😊😂😊😂😅😅😂😅😂😅😂😊😂😊😊😊😂😊😂😊😂😅😂😅😂😊😂😊😂😊😅😂😊😂😊😊😂😊😊😂😊😂😊😂😊😂😂😊😂😊😊❤😊❤😊😂😊😂😊😂😊😊😂😊😂😊😊❤o3oopporo4okrkrito😂😂🎉🎉 3:16 ❤❤😊😊😂😊❤❤❤😂❤❤❤❤you can 😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇨🇦⚽️⚽️⚽️🦧⚽️🦧▶️🦧🦧▶️▶️▶️jwnwkwkwwk2k22l3pll3lleleellel3l😊
@Updirahmancc1
@Updirahmancc1 7 дней назад
​@@abdilahicismaan8738oosoeoeoeoep
@FatimaAli-ej1ir
@FatimaAli-ej1ir 3 года назад
😭😭wadankaygi wan u xisy wllhi
@AxmedQadiro-oj6nv
@AxmedQadiro-oj6nv 9 месяцев назад
Hooyo macaan
@sadekdahir8614
@sadekdahir8614 4 года назад
Like ta ha ila dhafin hdaa tahay fanska Asad abuu diaby
@faatmamohamed1434
@faatmamohamed1434 4 года назад
Masha Allah Majajistayal. Wala. Bilash.
@hajiburle7552
@hajiburle7552 4 года назад
labada nin ee aan ugu jeclahy jilayaasha
@mohance7635
@mohance7635 3 года назад
Asad diapy waxa jeclaha su udhaho nafta naga dhacdaye🤣😅😁
@mashalaye9612
@mashalaye9612 3 года назад
Midka diinka urkale loo diray iyo kan yalatada 3da cunug wadata, after 3 years inoo ku so qaro shashada naag kale 3 cunug kaso dhalo kadib xafada ugu keeno aye eheed kan kale oo dinka lo dira after 1 month xabad kale oo uur leh kadib riwayada dhanaan aye noqon laheed iyo tashi kale ee tash taan janis maba isku heleen ✌️💯🇸🇴🇸🇴
@abdulbayr2008
@abdulbayr2008 3 года назад
Libax zxp adiga iyo Asad diaby wan idin salamaya Guulaysta ✊
@abdirahman1799
@abdirahman1799 4 года назад
Laandheeerihi asad abou Diaby ahaa keep going bro 🤣🤣💯💯👍
@maaganedhaba7953
@maaganedhaba7953 4 года назад
Wlhi asad iyo libaax waa niman aan aad utaageero balse ciil beey igudileen clipyadoodu waa yar yihiin riwaayado badan dhiga you're my favorite comedy
@_official_rb1478
@_official_rb1478 4 года назад
Inta uxistay libax liketa
@crahiimcabaaye5821
@crahiimcabaaye5821 4 года назад
Waa labada shaqsi aan si dhab ah utagero nadir bile boss iyo asad diaby qaybta kale laso dhakhsada plz
@ilhaanxaashi195
@ilhaanxaashi195 3 года назад
dhalintan waa shactaroolayaal wllhi ma reer mudugbaa tolow
@AxmedQadiro-oj6nv
@AxmedQadiro-oj6nv 9 месяцев назад
Hooyo
@mariaali522
@mariaali522 4 года назад
Libaax kabeeye ❤❤❤❤❤❤❤ waa ku tageera
@SamatarCosta
@SamatarCosta 3 года назад
National geography 😂
@samadoontv2811
@samadoontv2811 4 года назад
Libaax horay u soco
@omarmuridi2
@omarmuridi2 4 года назад
Diapy nin talent leh ku tagera sxb
@qalinjacayl1315
@qalinjacayl1315 4 года назад
Hhhhhhhhhh Liverpool kulhaa asad waa shydaaaaan
@tomeandgerychanal6719
@tomeandgerychanal6719 3 года назад
Hhhhhhhh Libaax kabeeye iyo asad labo nin talanti leh weeye wlhi
@omaralihassanalihassan3454
@omaralihassanalihassan3454 3 года назад
Asxapta keep going ayaa niilayaahaye
@fathiabdirizak3960
@fathiabdirizak3960 3 года назад
Kkkkkkk wlhy qosol iguma harin
@khadarasad9999
@khadarasad9999 3 года назад
Kkkkkkkkkk kkkkkkkkkk wlhi beerka I xanuunay ileen adna fuustada kala baxdaa 🤣🤣🤣🤣🤣
@sareeyeofficialmedia1733
@sareeyeofficialmedia1733 3 года назад
Asc asxbta waxan idinka codsanaya ilaah dartiis SUBSCRIBE ISARA waxad jcshihiin allaha idin siyee icawiya oo igarab qabta
@ahmedashkir10
@ahmedashkir10 4 года назад
Hhhhhh lipax kabeeye maad dishi kulahaa
@saciidothabit3482
@saciidothabit3482 4 года назад
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk manooli istaqfurulah caku asad
@fathiabdirizak3960
@fathiabdirizak3960 3 года назад
Naaga idin helay Sifiican idin galey kkkkkkkk qosolkii aduunka
@najmafarah6696
@najmafarah6696 3 года назад
Asad Waa iigu baxdaa 🤣🤣🤣marka arko iska qoslaa
@sakariyesanweyne7434
@sakariyesanweyne7434 3 года назад
Waaw asad by diyabi
@abditaher8043
@abditaher8043 3 года назад
والله تمام😂😂😂😅😂🤣😂🌺💐🤣
@puntishboy1028
@puntishboy1028 4 года назад
😀😀😀 Alla qosol weyna 4 made
@mustafmohamedahmed287
@mustafmohamedahmed287 3 года назад
😂😂😂😂 best riwayad Wlhi
@ayuub3301
@ayuub3301 4 года назад
Legends❤️❤️
@shuebabdirashid9839
@shuebabdirashid9839 2 года назад
diin dhalay🤣🤣🤣
@liibaanibrahim2507
@liibaanibrahim2507 3 года назад
Libaax farow 😂😂😂 😂😂😂
@abwaandiyaardawladofficial
@abwaandiyaardawladofficial 4 года назад
Kkkkkkkkk wllhi qosol iguma harin
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 3 года назад
Waa kuuleey cali banjar
@fadumoadanfaarax5279
@fadumoadanfaarax5279 4 года назад
Walahi Ana aduunka Inacaday Canaqub ikeen
@MohamedAhmed-or1ow
@MohamedAhmed-or1ow 4 года назад
Waad naga qoslisen asad iyo libaax kabeeye
@caamirmohamed8877
@caamirmohamed8877 Год назад
ileen fuustaa kalabaxdaa 😀😀
@yuusiafrika8343
@yuusiafrika8343 4 года назад
😂😂libaax kabeeye
@miskiismaciil8269
@miskiismaciil8269 3 года назад
Kkkkkk wn dhabacday Asad umadeeeena maha
@mohamedmursal1512
@mohamedmursal1512 3 года назад
Riwaayadda Qaladaadkeed so daaya 😃
@helpmeonemillionviews10
@helpmeonemillionviews10 3 года назад
Gabdhuhu maria kalaala dawadaan kulahaa
@nazirapdi7511
@nazirapdi7511 3 года назад
Keep going
@farhanmiqdady2608
@farhanmiqdady2608 3 года назад
Waa caadi
@zakiburcaawi3615
@zakiburcaawi3615 3 года назад
Hhhhhh rag adag war nimanyahow qosol miiran baad tihiin wacde
@nuurkeymzitoofficial8830
@nuurkeymzitoofficial8830 3 года назад
Oo adna foostada Kala baxda asad nin aan taageero
@ridwancabdullahiguled6226
@ridwancabdullahiguled6226 4 года назад
Natural geography kulhaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣✌
@khadrobashir5601
@khadrobashir5601 4 года назад
Ana igu horeya miya lockdown ki UK weye wxsi awal wa igu danbayn laha
@omarmohammed2943
@omarmohammed2943 4 года назад
Iga soo dhaqsada qabta 2 nin Rer mudug ah ayan ahay
@867gud
@867gud 2 года назад
I phone x m n corona virus 😂😂😂😂😂
@mohamedomar3756
@mohamedomar3756 3 года назад
Diapy sxp aniga qoftas qarashki ka galay celinayo sidii 2000 in mayfair
@smohamedabdi1927
@smohamedabdi1927 3 года назад
Kkkkkkkkkkkkkkkk Day libaaxaa inta afku leeyahay bay tiri
@mohamedmursal1512
@mohamedmursal1512 3 года назад
😃😃😃 wxn ku qosly meesha teleefoonada lagashaday
@mohamettjama0
@mohamettjama0 4 года назад
Huh wlahia kal iyo laap uqodley
@fosiaabidille1562
@fosiaabidille1562 3 года назад
Kkkkkk wlhi wn qoslay
@deeqyareyare613
@deeqyareyare613 4 года назад
Mataadiibaa mise waateydii hhhh
@najiibsaidjama5242
@najiibsaidjama5242 4 года назад
Kas caqa ah kulaha ma leynaa 🤣🤣
@zakariamirealasow7319
@zakariamirealasow7319 4 года назад
Sariirtaydu waa national geography kulaha 😁😁😁🤣
@amaliishacabdullahi1488
@amaliishacabdullahi1488 3 года назад
Caano qub maxaa la dhahaa waa la yaabee😂🙈
@yousufahmed1906
@yousufahmed1906 3 года назад
Waxa.ladhehaa.kashiito
@momsihaamosmanyuzuf1246
@momsihaamosmanyuzuf1246 3 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@maryamjamac1685
@maryamjamac1685 4 года назад
Waxa tihin labo jila o an tagero alle haydin xafido
@farhiakaftan7689
@farhiakaftan7689 3 года назад
Illeyn adna fuustaada kala baxdaa 😂😂😂
@mariaalimohamoud6005
@mariaalimohamoud6005 4 года назад
Wlhi saa u qoslaaysy wan suuxey
@khadarismail2418
@khadarismail2418 3 года назад
caano qubtu inay gashiitada tahayban umalaynya reer waqoyiga magcasan unaqana horey usocda zhpayal
@jomar1509
@jomar1509 3 года назад
kkkkkkkkk sariirtaydii nashnaal juquraafi bay noqotay
@xalaawinevergive-up5924
@xalaawinevergive-up5924 3 года назад
National goeraphy
@daganjaamac7641
@daganjaamac7641 3 года назад
Hhhhh orda caana qubtii io diinkii doona
@abdulaahimahamut1382
@abdulaahimahamut1382 4 года назад
Please like saara chanelka si ay dhiri galin ugu noqoto dhalinyaraDa
@wiilmudug7021
@wiilmudug7021 4 года назад
14:02 markuu leeyhy diin diin dhalay ii dirta 32 daqiiqa rafanayay siduu asad diabi ninka u fiirinayo 😂🤣🤣😂😂
@nastexomahamed9185
@nastexomahamed9185 4 года назад
Hhhhh
@mohamettjama0
@mohamettjama0 4 года назад
Liverpool
@visiblename4865
@visiblename4865 3 года назад
najmo cudooooooon
@axmedmaxamud9010
@axmedmaxamud9010 4 года назад
Kkkkkkkk kulahaa waxa hada jooga dumar lama orankaro
@saciidothabit3482
@saciidothabit3482 4 года назад
Faluuja sidu u xir xiran yahay ma loma buu jooga istaqfurulah kkklkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 3 года назад
Waa xagee halkani
@cardafabdulkadir1653
@cardafabdulkadir1653 3 года назад
Galkacyo puntland
@lyricsnuurcadepoi2901
@lyricsnuurcadepoi2901 3 года назад
Walhi wad igaqoslisan szbyl qosol miiranbaatihin
@shafiabdi53
@shafiabdi53 3 года назад
😂😂😂😂😂😂😂waa. Jiir weyn kulaha
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 3 года назад
Reer badiyaha dhan fiirsada bahalada
@abwaandiyaardawladofficial
@abwaandiyaardawladofficial 4 года назад
Ruwaayad cajiib ah🤣🤣
@aliabdullahi4024
@aliabdullahi4024 4 года назад
Hhhhhhhhh qosol igama harin
@fatimaadam5760
@fatimaadam5760 Год назад
Caana qub maxaa laga wada🤫
@abdisalaanoky1389
@abdisalaanoky1389 3 года назад
Kkķkkk caan qub
@baaritaan3882
@baaritaan3882 4 года назад
Hhhhh wallac weeye
@ahmedsocial
@ahmedsocial 3 года назад
Caana qub umul ah 😀😀😀😀
@macalindugsiofficial4388
@macalindugsiofficial4388 3 года назад
Wan qosley kkkk
@salaadjawle9793
@salaadjawle9793 4 года назад
Caana qub hubaysan 😂😂
@aqoonqaate8109
@aqoonqaate8109 3 года назад
Show farxada murqaanka raga loo dii dan yahay raga waashay kuwa guryaha u joogaa waalay horor bay u shidaan
@faadumohuseen3783
@faadumohuseen3783 4 года назад
Taagero buuxda bn idin hayaaa. Najmo codooon soo kaxeey
@abdinuurtaatiko201
@abdinuurtaatiko201 3 года назад
Libax farow hhhhhhh
@qoojeabdi1559
@qoojeabdi1559 3 года назад
hhh diaby 😂😂😂
@sakriyecabdulahi7856
@sakriyecabdulahi7856 4 года назад
Tageryshaa libaax like me pleas
@drabdirahmanhalac7923
@drabdirahmanhalac7923 3 года назад
Libaax kabeeye izna wuu izkabaynayaaye caano qub U dir hhhhh
@rapiilelaabjeceel1809
@rapiilelaabjeceel1809 4 года назад
Asad diaby kulaha sarirteydu natural geography by noQotey hhhh
@mohamoudladane7326
@mohamoudladane7326 4 года назад
Nio anigu asad diyabi iyo libaax kabeye waa tageeraa runtii lkn nio ma waxaad soo dhigtaan baad waydeen nacalaa shaydaan kuyaale nagasoo daaya bahalha
@LibaaxkChannel
@LibaaxkChannel 4 года назад
Rukumo chanalka waa so wadnaa bro
@mohamoudladane7326
@mohamoudladane7326 4 года назад
War bari horaan kalakiciyaye iga soo habeeya
@saciidonasir1451
@saciidonasir1451 4 года назад
Hhhh jilayaal.aan tageero
@craxmanclaahi1620
@craxmanclaahi1620 3 года назад
Kkkk ilmohad dhashid sas ugu walacday maxuu nowon doonaa
Далее
DAAWO RUWAYAD JACAYLKII BUKAANKA ASAD ABOU DIABY
17:40
Wait for the BOWLING BALL! 👀
00:38
Просмотров 29 млн
Воскресный утренний стрим!
1:00:16
Riwaayad Wacyi Gelij ah
19:15
Просмотров 6 тыс.
RIWAAYADII || I FIIRSO|| QUMAYO QAALI IYO QOMBOB...?
20:32
Riwaayad qosol badan || bakhayl || by libaax kabeeye
11:46
Geelle iyo Geedi Part 2
11:22
Просмотров 173 тыс.