Тёмный

Riwaayadii Ugu Qosolka badney || Part2 || masafo iyo isman dhaaf | Qosolkii Aduunka by Libaax kabeye 

Libaax k Channel
Подписаться 101 тыс.
Просмотров 99 тыс.
50% 1

Parti2 Riwaayadii masaafo iyo ismaan dhaaf.
Fadlan hadaa nagu cusubtahy subscrib saar chanelka

Приколы

Опубликовано:

 

18 дек 2020

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 113   
@LibaaxkChannel
@LibaaxkChannel 3 года назад
Fadlan Hadaa ku cusubtahy chanelka subscrib saar
@jamaccabdirxman4600
@jamaccabdirxman4600 3 года назад
Libaax keepgoing
@cabdifitaaxnuur7202
@cabdifitaaxnuur7202 3 года назад
Waa saaray bro horay u soco
@zakiburcaawi3615
@zakiburcaawi3615 3 года назад
Legedn jilaa aan taageero walhi guulyso
@ifraaxifka4662
@ifraaxifka4662 3 года назад
Soobadi sxb wax dhaxal gala weeye guleyso
@ahmedkhayr5194
@ahmedkhayr5194 3 года назад
Libaax qaladadka riwaayada soogali sxb
@nuradiinabdiabdulle1569
@nuradiinabdiabdulle1569 3 года назад
Naartu nagaha ubadan ba layiri aqyarta meesha fadhida masha allh kulaha
@sowdaismaciil4755
@sowdaismaciil4755 3 года назад
Libaax kabeeye umadeena mahan waa raftay wlhi
@geenyadaofficial8026
@geenyadaofficial8026 3 года назад
Libaax Waa riwaayad dhaxal gal ah qof wax laga faa iidayaa tahy guuleyso
@samadoontv2811
@samadoontv2811 3 года назад
Wa riwayaad Aad u qosol badan😂🤣🤣😂 libaax horay u soco adiga iyo jilayaasha kaleba
@yurubcabdikariin3052
@yurubcabdikariin3052 3 года назад
Walaal Legand baatahy libaax kabeeye. Soo badi riwaayada
@qaraaxotv4055
@qaraaxotv4055 3 года назад
Libaax kabeeye waa qosly wlhi legand
@cabdifitaaxnuur7202
@cabdifitaaxnuur7202 3 года назад
Hhhhhhhhh legand libaax kabeeye waa ku taageera sxb
@ahmedmahad442
@ahmedmahad442 3 года назад
Rag waawayn baa soogalay meesha Oo is helay Daawashee ledahay
@xasandaney9454
@xasandaney9454 3 года назад
Iso Qabo Ey Ey Dhalay Inagumed Call Me
@yaasmiincadey5668
@yaasmiincadey5668 3 года назад
Kkkkkkkkkkkkkkkk Qosol soconaya weeye waa funi ninka libaa kabeeye
@abdalleahmed4819
@abdalleahmed4819 3 года назад
Libaaxkabeeye waa kaafuqay😂😂✋
@raewinters8723
@raewinters8723 3 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣❤️❤️❤️👍❤️❤️❤️🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣masha allaah wll keep going ❤️❤️❤️
@munaboss211
@munaboss211 3 года назад
Mnshallah walhi aad iyo aad wllky jila buuxa tahay horey usoco ❤❤❤🙏👑
@ducayzaneofficial5886
@ducayzaneofficial5886 3 года назад
kkkk libah kabeeye see for cat bisadu way aragtay🤣🤣🤣
@safiyaad8323
@safiyaad8323 3 года назад
Libaax kabeeye wa xaraabo wlhy qosol iguma harin
@husseinhassan4588
@husseinhassan4588 3 года назад
😀😂😂😂libaax kabeye zxb ramadhanka habeenki ruwayadahaga dawaanaa keep going
@AbdikerimHassen
@AbdikerimHassen 5 месяцев назад
Kkkkkkkkkkk libaax kabeeye waa qosol ku lahaa gabdha su aasha ku adkee
@arafatomar01
@arafatomar01 3 года назад
Lipaax kapeeye give me quluubtiina kkkkkkk War waaa ku waTaaa niow hhhhh.
@deeqjiciir3981
@deeqjiciir3981 3 года назад
Kkkkkkkkkk lpx kabeeye
@maxamedxasan3388
@maxamedxasan3388 3 года назад
Kkkk qosol iguma harin shaxaari
@saciidonasir1451
@saciidonasir1451 3 года назад
Libaax kabeeye jilaa aan caadi ahyn qosolka iga dhamaaday hhhhhh
@maryanruun9554
@maryanruun9554 3 года назад
keep going lkn wll waxaan idin ka codsanayaa qeybta 3 sadexaad inaad ku soodhaqsatiin please 😁😁😁
@omarabdi3240
@omarabdi3240 3 года назад
rag Mansh Allha kulahaa hhhhhh qosol
@abdifatahmohamed865
@abdifatahmohamed865 3 года назад
KK RUWAAYAD WACYE GELIN AH E GABDHOW KU WAANO QAATO
@axmedrast4626
@axmedrast4626 3 года назад
Wr Fanankii bay madada Tarbiyada udhiibeen
@ifraaxifka4662
@ifraaxifka4662 3 года назад
Legend
@abdiwaxidshekhcumar7547
@abdiwaxidshekhcumar7547 3 года назад
LIBAAX KABEEYE GACANAA KU TAAGAY
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 3 года назад
Shiikh doora leeh baaa maxdirey
@nuurtoosh1011
@nuurtoosh1011 3 года назад
Hhh Abwaan shanbiye nin culus baad ku soo darteen
@zudkamohametcali1479
@zudkamohametcali1479 2 года назад
Alla kuwani way iga yabiyen wllhi😂😂
@ifraaxifka4662
@ifraaxifka4662 3 года назад
Libaax kabeeye
@kingxasan1031
@kingxasan1031 3 года назад
🤣🤣🤣keep goin
@haawamuuse9970
@haawamuuse9970 3 года назад
Meshani midhaa wa lazcnod ban filyaa hhhhh hore u socda walalyaal
@cabdilaahibakayle9186
@cabdilaahibakayle9186 3 года назад
Ruwaayad sare soo badiya
@nastehaahmed1579
@nastehaahmed1579 3 года назад
Klkkkkkk libaax kabeye noso badi ruwayadaha
@xasandaney9454
@xasandaney9454 3 года назад
REER MUDUGOW WAA MAXAY DAYAC DARADA WAAR NINKAN TAGERA OO MEEL WALBA KUU SHARE GAREYA MUDUG WXAY CANKA KU AHYD SHAACTIRADA NINKAN HA LAA TAGERO HORAY USOCO INADER🤚👋
@ahmedyareahmedy7393
@ahmedyareahmedy7393 3 года назад
Subxanalaa waxani WAa maxey naga daya waxaano kale diinta loogafayo io culumad bidcaa mesha iskugu timid yahuu yaa masafo dida
@Realalinuuriye8383
@Realalinuuriye8383 3 года назад
Cajiib weeye qeybta 3 aad baan idinkaga fadhinaaa
@miskiismaciil8269
@miskiismaciil8269 3 года назад
Kkkkk libaax kabeeye
@Painkiller23248
@Painkiller23248 3 года назад
Xamdi ikaxeeyso 😘
@bilesharaf9141
@bilesharaf9141 2 года назад
Reer mudug yaa xabiibi nagu baray xabiibi badnaa
@ahmedjamaalaj5789
@ahmedjamaalaj5789 3 года назад
Jini ba ku jira😂
@TALAXEYOFFICIAL
@TALAXEYOFFICIAL 3 года назад
Saxiibow naagta aad teelka kaqadee lanbarkeeda iisheeg
@farahfuushane1902
@farahfuushane1902 3 года назад
Hhhhh cadaabta dumarbaa u badan Macha Allah hhhh gaale waaye kuwa danbe
@deeqoilwad3099
@deeqoilwad3099 3 года назад
inaa ixadaa rabtaaa kulahaaa hhhh
@skillhup_Som
@skillhup_Som 3 года назад
Cadabta Dumar baa uu Badan Kuwan kulahaa Manzha allah 😂😂😂😂
@shekhismaciil9627
@shekhismaciil9627 3 года назад
libaxw diintu ciyaar magasho iyo inlagasameyo riwayad illahy kabaqa unalaabta Khalad wayn badkagashen diinte
@osmanahmed4642
@osmanahmed4642 3 года назад
Kkkkkk ragwaaisgurahayaa kkkk
@ladanecade8307
@ladanecade8307 2 года назад
Hhhh Masaafo kulahaa Jinbaa ku jira hhh
@zakiburcaawi3615
@zakiburcaawi3615 3 года назад
Anoo og inay 16faqiiqo tahy baa libaax kabeeye dartii u so galy wakhtigeda ha badnaado micnaheda ha bato
@AsadDiaby
@AsadDiaby 3 года назад
Kkkkkkkkkkkk
@LibaaxkChannel
@LibaaxkChannel 3 года назад
My legand
@daganjaamac7641
@daganjaamac7641 3 года назад
Kabeeye bilaash kuguma bixin hhh
@yaasinnuur7396
@yaasinnuur7396 3 года назад
Dagaalkii waynaa
@laylaraqiis3804
@laylaraqiis3804 3 года назад
Nafaqo aar wanu gacan galnay 1 xabo oo laxa ah qalo macaluushu waay kahadhi lahayde😂
@boqoradaofficial2209
@boqoradaofficial2209 3 года назад
Walaalayaal subscribe iisaara waxaan ciyaaraa pubg games
@asmaabdirisak2967
@asmaabdirisak2967 3 года назад
Kkkkk
@mariaclaraofficial8118
@mariaclaraofficial8118 3 года назад
Wiilka khamiiska cad xidhan ma abwaan gesi bu la dhashy
@farhiadhuluyub771
@farhiadhuluyub771 3 года назад
Hhhh istqfrllh 😂😂
@saedaabdirzak9459
@saedaabdirzak9459 3 года назад
😂😂😂😂😂😂
@kaysecilmi6491
@kaysecilmi6491 2 года назад
lagend aan si wayn utaagero
@shamsoaden3815
@shamsoaden3815 3 года назад
Dumarkaa cadaabta u badan ayaan u nacay riwaayada walahi kaligeyna maahan dumar badan oo dawadey waxay dhaheen waa eray naxdin leh oo somalidu qalad u turjumatey
@LibaaxkChannel
@LibaaxkChannel 3 года назад
Sory sxb qof kaste wu xuu shaqaystu akhira helyaa. Ereyga maadama anan hada ka sari karin Hablahena mar danbe erey dhiba so oran mayno waa mahadsantahy adna bro fikirkaaga saliimka ah
@qalbifuraninamohamed2482
@qalbifuraninamohamed2482 3 года назад
Its C for cat 🐈 not see for the cat🤣🤣🤣
@strongergiijaz9859
@strongergiijaz9859 3 года назад
Fiq fiq fiq
@daganjaamac7641
@daganjaamac7641 3 года назад
Habluhu burky wajiga ku bad sadeen wiilasha waa ka cad cad yihiin
@daganjaamac7641
@daganjaamac7641 3 года назад
Barandada wx lagu dhigsnayaa go yaal baa la xidhan yhy hhh
@hamdajaamac8558
@hamdajaamac8558 3 года назад
Hhhhh samiiro nafaqo
@AmusedSniffingPuppy-pf7rv
@AmusedSniffingPuppy-pf7rv 6 месяцев назад
Bagatog😊😢😢😢😅😅😅
@sowdaismaciil4755
@sowdaismaciil4755 3 года назад
Kkkkkkkkk
@AbdikerimHassen
@AbdikerimHassen 5 месяцев назад
Kkkkkk❤❤❤❤ 15:12
@867gud
@867gud 2 года назад
Good morning give me your telepone😂😂😂
@ahmedtaleex6087
@ahmedtaleex6087 3 года назад
Libaax kabeeye buuqa ka daa shiikha adigaa ka hororsanayee
@jamaccabdirxman4600
@jamaccabdirxman4600 3 года назад
Hhhhhhhhhhhhhhhhh qosol socda weeye ragaani
@igadabageeoffecial9
@igadabageeoffecial9 3 года назад
Wll ilaahaybaa kugu dhaarshee subscribe isaar
@mukhtaradanjaamac7034
@mukhtaradanjaamac7034 Год назад
Masaafadu waa xaaraan
@hamseabdimuuse9926
@hamseabdimuuse9926 3 года назад
Niyahow magaaladani waa xagee bal ii sheega walaalayaal.
@suldanxashiofficial9717
@suldanxashiofficial9717 3 года назад
Garoowe jidka 30ka
@XasanIbraahim-dv3ll
@XasanIbraahim-dv3ll 14 дней назад
ASC
@farahdahirsaed8132
@farahdahirsaed8132 3 года назад
Kkkkkkkkkkkkkk
@qaraaxotv4055
@qaraaxotv4055 3 года назад
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@ducayzaneofficial5886
@ducayzaneofficial5886 3 года назад
kkkkkkkk
@saidocadar9399
@saidocadar9399 3 года назад
kkkkkkkkkkkkkk
@dhawrsanadanchannel4523
@dhawrsanadanchannel4523 3 года назад
Ku wan ku qosla kkkkkkk
@dalxoreeyecismaanofficial5090
@dalxoreeyecismaanofficial5090 3 года назад
Nimankaan diinta way beeninayaan ma ladhihi karaaa
@simanyarey496
@simanyarey496 3 года назад
Hhhhhh
@mukhtaradanjaamac7034
@mukhtaradanjaamac7034 Год назад
English to you
@mahamedhirsi8348
@mahamedhirsi8348 3 года назад
gabdha arbushaada kadaa macalimow
@kheyrexade1411
@kheyrexade1411 3 года назад
Kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk
@realkoshin
@realkoshin 3 года назад
Caruurtaada Bil Kaga dhig Mid Jirkiisu is badelo xitaa Hadii cuntadu Ku yartahay halkan eeg m.ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-V0bPe0vD1oI.html&feature=share
@ismailmohamed1938
@ismailmohamed1938 3 года назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-ZfvNBqA6ekg.html caawiyaha Arday
@abdiasiismohamed9185
@abdiasiismohamed9185 2 года назад
Isoo booqda nio waxaan idin haya filim kasta ood iga dalbateen
@aminabukar8965
@aminabukar8965 3 года назад
Hhhhhhhhh
@aminoabdi2137
@aminoabdi2137 3 года назад
Hi 👋🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂🤣🤣😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣r
@abdikaderaden4396
@abdikaderaden4396 3 года назад
😁😁😁😁 Alle haydin barakeeyo fariin muhiima ayaad dirteen
@laylaraqiis3804
@laylaraqiis3804 3 года назад
Nafaqo aar wanu gacan galnay 1 xabo oo laxa ah qalo macaluushu waay kahadhi lahayde😂
@zakiburcaawi3615
@zakiburcaawi3615 3 года назад
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Далее
ЭТОТ ПЕНЁК ИЗ PLANTS VS ZOMBIES - ИМБА!
00:48
Riwaayad Wacyi Gelij ah
19:15
Просмотров 7 тыс.
DAAWO RUWAYAD JACAYLKII BUKAANKA ASAD ABOU DIABY
17:40
Riwaayad qosol badan || bakhayl || by libaax kabeeye
11:46
They got a Golden Buzzer 🤣✨
0:46
Просмотров 40 млн
До конца😂
0:26
Просмотров 1,5 млн