Тёмный

Walidiinta qurbaha caruurta kuhaysata waxay lakulmaan dhibatoyin badan!! 

Sawda Qaalib
Подписаться 144 тыс.
Просмотров 10 тыс.
50% 1

#sawdamohamud #qisooyinka show more

Опубликовано:

 

2 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 47   
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib Год назад
Asc asxaabtayda qaaliga ah waxan idinka raaligalinaya cilad yar ayaa kujirta video ga sorry asxaabta
@nastehodirieh7083
@nastehodirieh7083 Год назад
Asc walaal allaha kuxafido aamiin
@simanmaxamed1434
@simanmaxamed1434 Год назад
Qaladka ma arko
@abdallajemal7420
@abdallajemal7420 Год назад
huunno chenelka magaca kabadal oo waxad dhahdaa wardoon midea
@farduussiciid8370
@farduussiciid8370 Год назад
Ilmo aad qurbo ku korisay maad dhalin adigu xaqiiqdii
@axmedcalixassan6623
@axmedcalixassan6623 Год назад
ماشاالله
@hodancabalahi7445
@hodancabalahi7445 Год назад
Wllo mashaala sawda
@fathiaabdiwali1807
@fathiaabdiwali1807 Год назад
Xbbt wastupka iso dir in aan kula so xidhidho bn rbaye
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib Год назад
00252616889436
@deqomuse3497
@deqomuse3497 Год назад
Anay sidaasi igu dhacday
@cabdilaahiiidle6454
@cabdilaahiiidle6454 Год назад
Haru soco wllo sawda
@A.A.E93
@A.A.E93 Год назад
Waa arin aad u murugo badan runtii ilmihii illaahey jirkaaga ka beerey oo gaalo cad cad kaa qaadatey aadna waxba u qaban karin.
@ruuney7083
@ruuney7083 Год назад
❤❤❤❤❤
@hamdamohamed4529
@hamdamohamed4529 Год назад
Mansha alaah wllo wa qiso quruxbadan halka inoga wad
@shukrisharaf1358
@shukrisharaf1358 Год назад
Aniga wadan gal mabo jecli wadamada muslimka ka jeclahay carbta ama wadankeyga
@habiboahmed7079
@habiboahmed7079 Год назад
Eedadey sida ilmeheda aad dinta ubartay uk 🇬🇧 kudhashay sanad kohor nin cadan saxib lanoqotay xijabki kadhigay eedo marki ay kuqelisay guriga ugataktay inay barisay ay socelisay wax madhihi karto guriga anago joogno lahadle alxm haday lasexanenin lataganyahy 😂😂 wadan gaalo nimco matalo Qurux da balayo kuhosdugan
@Hafsabilanchannel6337
@Hafsabilanchannel6337 Год назад
Asc abayo sowdaay mash Allah hormar wacan quruxeey ilaahy ha ku dhowro walshay waxaan adi iyo asxaabta da inaad iso boqo taan adna ad ii gu so bandhigto mahadsanid 🙏💞
@ismahaanfaarah9893
@ismahaanfaarah9893 Год назад
Subhaallah wllhi waa caajiaab
@nortaabdinoradow262
@nortaabdinoradow262 Год назад
Musiibo lugahaaga ku raadso waaye wllhi weligey iyo Alleheey kuma fikirin inaan Somalia ka tago
@foziafoziaabdullah3075
@foziafoziaabdullah3075 Месяц назад
Gabadhasi way khaldanayd because inay la heshiiso oo anay ka tegin maahayn inay siidayso
@caashocabdulaahi3354
@caashocabdulaahi3354 Год назад
Subxanallah yrabi so hanuni ada awod u lehe
@SahraAdanAbdi-l9c
@SahraAdanAbdi-l9c 3 месяца назад
Guuuuul guuuuul masha
@cmalyuunabdinasir
@cmalyuunabdinasir 22 дня назад
wa dhibato walhi in ilmahan intaso sano kuso tabcaysat ayka racan gaalo dee dabcan bada badasha gbdhaha cadadis bala sara saxib samayso bay ku dhahen gbdha saxib ka ahayen kabacdina ayada hoyadeed sasay ku kala goeen weliba nin gala ah haday mid muslim oo dhaqan wangsna ahan laha waxa y ahan lahayd ku gala yahuu ilahy hau so hanuuniyo waxaba lama ehee😭😭😭😭😭
@abdialinoor2371
@abdialinoor2371 Год назад
MaashaAllah waad mahasantay muuqaalkan waa mid waano iyo cibaro inoogu jiro Alle haku xifdiyo khayrka aad ka shaqeyneysidna hakaa abaal mariyo
@SahraCiire
@SahraCiire Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@saajinyare
@saajinyare Год назад
Waa qiso wax ku qaadasho wayn mudan
@yurubjiiqale1936
@yurubjiiqale1936 Год назад
Wlhi waa masiibo aduun allow badbi intii nool
@caashoabdullah
@caashoabdullah Месяц назад
😢
@hibaaqcabdilahi7700
@hibaaqcabdilahi7700 Год назад
M.a illaahay ha ku barakeeyo wll
@xasancumar361
@xasancumar361 Год назад
Gabadha yari maxay ahayd
@jamaalnaasir1117
@jamaalnaasir1117 Год назад
Manisha alaa weeye
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 Год назад
Maashaa allaah wll guulayso
@ismahaanfaarah9893
@ismahaanfaarah9893 Год назад
Jazak allah kher abayo sawda
@Fatxi821
@Fatxi821 Год назад
Wlhi abyo waa murugo marwalba waxan daawadaa qosoyinkaaga abyo blse waxba waxbaa kaxanuun badan markaan maqlo arinkan ookle aad ayaa. Ubaqaaa Alle awlaada hainoo xafido aammiin🤲🤲
@saajinyare
@saajinyare Год назад
Maansha allaah
@xaawacabdalla88
@xaawacabdalla88 Год назад
Masha allah keep going
@mahamud1889
@mahamud1889 Год назад
Mahadsanid quruxeey alaha ku xafido xayaakalaah
@sucdicadood601
@sucdicadood601 Год назад
Subaxallaah
@munamaxamed9740
@munamaxamed9740 Год назад
سبحان الله
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 Год назад
Subxanallah
@fadumoyusuf121
@fadumoyusuf121 Год назад
Abayo sowdo what's your number
@farhiya.ahmedahmed4975
@farhiya.ahmedahmed4975 Год назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته اختي سوده الله يحفظ عيالنا الله يحفظك ويبارك لك
@nicmaahmed8387
@nicmaahmed8387 Год назад
Maasha Allah tabaarakallaah Allah ku barakeeyo walaashay sawda
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 Год назад
Mashaa Allah may Allah S.W.T bless you and your family Insha Allah
@nadiiraducale5848
@nadiiraducale5848 Год назад
Wcs wll qali wan dhownahay thanks🥰🥰
@nastehodirieh7083
@nastehodirieh7083 Год назад
Asc walaal allaha kuxafido aamiin
@maryanabdi1498
@maryanabdi1498 Год назад
Masha Allah wlshy qaaliga ah
Далее
DILAGA JAKADIISA AYA KASHIFTAY!@SawdaBillan
49:47
Просмотров 67 тыс.
Qiso Murugo Badan Oo Jaceyl ah "😭
6:05
Просмотров 427
Qisada!!digtoraysa shaadim@sawdamqaalib
17:45
Просмотров 20 тыс.
ABAAL DARAN WAA QISO MURUGO BADAN!@SawdaBillan
41:44
Просмотров 62 тыс.
QISO JACAYL OO AAD UFARXAD BADAN!Q.1/@sawdamqaalib
17:06
Dhacdada Burco ee qoyska cuntadu iska badasho
17:04
Просмотров 213 тыс.