Тёмный

Waligay Isma Lahayn Qof Ayaa Soo Mari Karo Xaalad Noocaan Oo Kale . 

Подписаться
Просмотров 100 тыс.
% 9 175

kanaalka : ru-vid.com
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah ru-vid.com
#kanaalka_ogaansho

Опубликовано:

 

20 апр 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 356   
@abdirahmanyoseph900
@abdirahmanyoseph900 3 месяца назад
Jaar ayaanu nahay hal guri ayaa noo dhaxeeya aadan nuux dhuule hargeisa salaantaada waan gaadhsiinayaa inshaalah ustaad cumar
@asmaaxmed1988
@asmaaxmed1988 3 месяца назад
Insha Allah
@AbdimowlidCiise-ch1dg
@AbdimowlidCiise-ch1dg 2 месяца назад
Sxb makaa dhabaa anigu waxan ahay taagereshiisa khaaska ah isaga koronto ba
@Abeera_cade-s8q
@Abeera_cade-s8q 3 месяца назад
KU sali nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🕋😢😊❤
@MahdiMaxamuud-ww5eb
@MahdiMaxamuud-ww5eb 3 месяца назад
Scw ❤❤❤
@HasanMalawowMiris-sy1iw
@HasanMalawowMiris-sy1iw 3 месяца назад
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى
@hasanhersi7914
@hasanhersi7914 3 месяца назад
Salalahu caleyhi wasalem SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@maxamedfiidoow-od3es
@maxamedfiidoow-od3es 2 месяца назад
Scw
@maxamedcabdikariin3610
@maxamedcabdikariin3610 2 месяца назад
Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
@Bulshada08
@Bulshada08 3 месяца назад
Yahuuda hada neceb tahy like isar❤
@muxammad2777
@muxammad2777 3 месяца назад
Yaa kusoo dirsaday? Inaa jaanuus ahayn maxaa caddeynaya?
@Allah_Has_Favourite_Souls
@Allah_Has_Favourite_Souls 3 месяца назад
@@muxammad2777 I know him, he’s rufiyaan yuhuudi ah.
@hoodo9260
@hoodo9260 3 месяца назад
Cajiib wlhi waa cibra yaa Allah u badel xaalkeena dhinaca wanaagsan 🤲
@deeqomar9214
@deeqomar9214 3 месяца назад
Nolashaas okale ayaan kusokoray runtii ilmada wan ceshan wayay wayo waxan xasuusta hoyadey inay biyacad dabka sisarijirtay oo aniga iyo abahay laga warsugi jiray inaan bal in uun waxdabkalasaro Ilhay nosahlo inaan keno qashinka ayaan aruurinjiray lkn marmar waxqashin ah oo la ii dirsado ayan wayi jiray marmar biyihii oo dabku dhameyay ayaan sonoqon jiray kadib biyo iyo cusbo ayaan hadan canjero helo nalogu dari jiray alhamdulilah hada Ilhay wa nonimceyay 7 sano anojira ayan shaqo bilabay waliba mararbadan aan magalokale ulugeeyay sibal aan nolal uga raadsado lkn marxalado aad u adag ban kala kulmijiray hada aban ahay ilhayna wa nonimceyay runtii tariikhdan waxaad moda inay aniga iga hadlayso 😢 I am so 😢😢
@Binthlm
@Binthlm 3 месяца назад
👏
@Nuurah951
@Nuurah951 3 месяца назад
😢😢😢😢😢😢
@MahdiMaxamuud-ww5eb
@MahdiMaxamuud-ww5eb 3 месяца назад
Bal hada xgee joogtaa ❤❤❤
@deeqomar9214
@deeqomar9214 3 месяца назад
@@MahdiMaxamuud-ww5eb hada maraykanka ayan joga
@marianruun1157
@marianruun1157 3 месяца назад
Masha Allah noloshada inta kuu dhiman alla haku barakeeyo
@manaomar212
@manaomar212 3 месяца назад
Markasto illahay ayaan u mahad celiyaa waligey baahi ma arag aabahay AUN illahay kasakow ku dadaaley inaan malina baahan iyo hooyadey macaan malina dabkeda damin ilaa dariska quudin jirtay walalahay iga weyn oo garab tagnaa H iyo aabe kuligod waa u mahad celiya markan arko qof dhiban Alhamdulillah Alhamdulillah Alhamdulillah Inta dhiban oo muslinka ahna illahay ha u gargaaro
@83587
@83587 3 месяца назад
Hadane Ilaahey kuma tuso intey heysane Alle hakasaaro
@manaomar212
@manaomar212 3 месяца назад
@@83587 Amiin sister
@manaomar212
@manaomar212 3 месяца назад
@WabikaBrandcom Illahay ayaan ka magan galay Koleyba wax xun laguma kaftamo Wiil somaliyed aatahay kuumo quuro habaar ee ii noolow intay nololi jirto
@abdulahiahmed8252
@abdulahiahmed8252 3 месяца назад
من ابتعد عن الوسادة اقترب من السيادة ومن لزم الرقاد حرم المراد ومن اكتر النوم سبقه القوم ومن ترك العمل تركه الامل القمة اساسها "قم"
@cabdalleibro7148
@cabdalleibro7148 3 месяца назад
Waa mawduuc aad u mihiima runtii. Noo soo badi ustaad qisooyinka noocan ah.
@aydarusali5488
@aydarusali5488 3 месяца назад
Ustaad ka cumar inshaar guul iyo horumar ayaan alle uga rajaynaya.casharadaan dhiirigalin taa aad baa loogu baahan yahay siiba dadka somaliyeed
@AhmedadanAli
@AhmedadanAli 3 месяца назад
Maaaalin uuunbaan insha alaah rajaynayaaa Inaad ajjazeera nooga soo warantid. We are proud of you
@mohamedabdi5181
@mohamedabdi5181 3 месяца назад
Markaan janalkaaga ugu jeclahay markaaa inoo faaidayso thanks sir ❤
@khadarkhan529
@khadarkhan529 3 месяца назад
Omer runtiii wn ka helaa channel kaga sxb waana ka faaiida Malin Ayaan baranamisha kuu sameyni doona ishallah sxb
@ahmedkeyse949
@ahmedkeyse949 3 месяца назад
Omar inshar OGAANSHO CHANNEL ❤️👏🤝
@m.k.7788
@m.k.7788 Месяц назад
Cumar inshaar Kannaalkeeda, kannaal
@liban.M.Gurbiye
@liban.M.Gurbiye 3 месяца назад
أللهم صلي وسلم على سيدنا محمد
@craxiincalimaxamed7822
@craxiincalimaxamed7822 3 месяца назад
حيا ك الله استاذ عمر، استفدنا منك .
@Xaaji317
@Xaaji317 3 месяца назад
Cumar inshaar ku dhawaad 6 sano baan dhagaysanayaa waana ka faa'iiday runtii tankale waxaan kala simanahay dhanka afka carabiga oo aan wax kusoo bartay anigu
@Zhafinho-2
@Zhafinho-2 3 месяца назад
Omar inshar nin Runta sida ugu fiican inoo dhiiri galiya xalaqooyin muhiim ah Wax inagu tusa Gullayso pro✍✊
@user-vu7sz6wp5q
@user-vu7sz6wp5q 3 месяца назад
Wad mahadsanthy sxp cidlada ankujiro waqti badan ayaan nafteyda ku edeyay balse mrkn maqlay ninkan qisadiisa wxn daremay wax bdn usan helin in aan horey u helay alxmdllh wan ku qancay inta yar alle illa jecladay
@user-sx1ke5ie6t
@user-sx1ke5ie6t 3 месяца назад
Asc. Wll cumar inshar. Magqceygu waa nohamed waxan ardey ka ahy dalka kenya form2 ayaan ahy waxana ku fakiraya inaa jamaacad ka barto dalka qatar. Wll adoo mahadsan masoo diyaarini kartaa video aad kaga hadleyso sida waxbarasha dalka qatar ushaqeeso iyo sidaa loo apply gareen karo. Mahadsanid wll❤️
@user-yt3ec4dp8o
@user-yt3ec4dp8o 3 месяца назад
Dhalin yaro sodhawada wan idisalamyaa kanalka 1m anudabaaldagni insha aallh
@maxamadkofi4134
@maxamadkofi4134 3 месяца назад
بقدرالكد تكتسب المعالي ومن طلب العلي سهر الليالي ومن رام العلي من غير كد أطال العمر في طلب المحال...
@BEUTIFULLVIDOE
@BEUTIFULLVIDOE 3 месяца назад
Inta chenalkan dhiiri galin ka qaadatay❤👍👍
@naciimamaxamed1154
@naciimamaxamed1154 3 месяца назад
Kligey ina daawada jeclahay dadkan mxay rabaaaan😭😂 Omaaaaaaaaar😍❤️
@user-xq5nr6ik4m
@user-xq5nr6ik4m 3 месяца назад
😅😅
@zaxaneofficial1775
@zaxaneofficial1775 3 месяца назад
😂😂😂
@walal88888
@walal88888 3 месяца назад
adan Ku rabana de
@tusechanell3669
@tusechanell3669 3 месяца назад
Maxa ka qaldan qoftan may cabsantahay axagay uuu suuronaysa sidii inay janada loo balanqadayo
@SAMANE2021
@SAMANE2021 3 месяца назад
@@tusechanell3669 shut up
@maxamedaxmed3361
@maxamedaxmed3361 3 месяца назад
جزاك الله خيرا أخي عمر إنشا
@yusufjowhari2877
@yusufjowhari2877 3 месяца назад
Wlh Podcast gaan xalay ayan dhamantii dawaday xaqiiqatan dhana wuu ka ilmeynsiin dhana reja ayuu ka gelinaya ya saalan دكتور فيصل قاسم ، من طفولة شاقة إلي نجم من نجوم العرب
@user-go1pl4ot8k
@user-go1pl4ot8k 3 месяца назад
انا اختكم من اليمن والله ماتكلمت الا من جوع ومن ضيق الحال انا وامي وخواتي نحن في حاله لا يعلم بها الا الله حسبنا الله ونعم الوكيل في من اوصلنا الى هاذا الحال وًّالَلَهَ الَعَظَيَمَ مَا كتَبَتَ هَذا الَمَنَاشَدَهَ غَيَرَ مَنَ الَضَيَقَ وّالَفَقَر يَاعَالَمَ حَسَوّا فَيَنَا ارَجَوّكمَ وّالَلَهَ الَعَظَيَمَ رَبَ الَعَرَشَ الَعَظَيَمَ انَه الَاكلَ مَا فَيَ عَنَدَيَ بَالَبَيَتَ وًّالَلَهَ يَا اخَوّانَيَ انَهَ اخَوًّنَيَ بَقَعَدَوًّ بَالَيَوًّمَيَنَ مَافَى اكلَ وًّالَلَهَ وًّضَعَنَا كثَيَرَ صَعَبَ نَحَنَ 6 نَفَرَ دَاخَلَ الَبَيَتَ وًّابَيَ مَتَوًّفَيَ وًّلَا يَوًّجَدَ مَنَ يَعَوًّلَ عَلَيَنَا وًّسَاكنَيَنَ فَيَ بَيَتَ اجَارَ لَانَسَتَطَيَعَ دَفَعَ الَاجَارَ الَلَيَ بَاقَيَ عَلَيَنَا ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' اخي اول كلامي انا اقسم بالله على كتاب الله اني لااكذب عليك ولا انصب ولا احتال اني بنت يمنيه نازحين انا واسرتي بيننا ایت الشهرب 15 الف يمني والان علينا 45 الف حق 3 شهور وصاحب البيت من الناس الي ماترحم والله يا اخي انه يجي كل يوم يبهدلنا ويتكلم علينا ويريد من البيت للشارع لانناماقدرنا ندفعله الأجار شافونا الجيران نبكي ورجعو تكلمو الجيران ومهلنالاخره الأسبوع معادفعنا له حلف يمين بالله هذا بيخرجنا إلى الشارع رحمه واحنا. بلادنا بسبب هذا الحرب ولانجد قوت يومنا وعايشين اناوامي واخوتي سفار والدنا متوفي الله يرحمه ومامعنا أحد في هذا الدنيا جاانبنا في هذه الظروف القاسيه خواتي الصغار خرجو للشارع وشافو الجيران ياكلو واوقفو عند بابهم لجل يعطوهم ولو كسره خبز والله الذي له ملك السموات والارض انهم غلفو الباب وطردوهم ورجعو یبکو ایموتو من الجوع ما احد رحمهم وعطلة ردها لقمت عیش والان لوما احدنا ساعدنا في إيكيلو دقيق اقسم بالله انموت من الجوع فيا اخي انا دخيله على الله ثم عليك واريد منك المساعده لوجه الله انشدك بالله تحب الخير واتساعدني بقدر استطاعتك مع تراسلي واتساب على هذا الرقم00967717415667 وتطلب اسم بطاقتي وترسلي ولاتتاخر وايعوضك الله بكل خير اخواني سغار شوف كيف حالتهم وساعدنا وأنقذنا قبل أن يطردونا في الشارع تتبهدل أو نموت من الجوع وانا واسرتي نسالك بالله لولك مقدره على مساعد لاتتاخر علينا وجزاك الله خيرا`°`^``{`}|π√`^~÷...........،.....
@user-sw8pv6uo8z
@user-sw8pv6uo8z 3 месяца назад
Ok
@Bullale6
@Bullale6 3 месяца назад
Stay hungary, Stay foolish! Markasta oo uu qofku dhibaato ku habsato ama dhibaatooyin kusoo koray illaahay swt wuu doortaa qofkaas, laakiin badankeenu kuma baraarugsannin nimcadaas. Waxaa kaloo muhiim in aad abaal u hayso dhibaatooyinka ku baraarujiyey marba haddii aad adigu sugan tahay. waxaa kaloo muhiim ah in qofku mar walba soo jeedo oo uu baraarugsan yahay Aqoon ahaan iyo ogaal ahaan ba.
@IqroIbntuYuusuf
@IqroIbntuYuusuf 3 месяца назад
Abuu Feysal Alle Haku Barakeeyo wllo
@GalolPro
@GalolPro 3 месяца назад
Mashallah, Shukran jazilan Lak.
@AbdirahmanBinAbdullahi
@AbdirahmanBinAbdullahi 3 месяца назад
Manshaallah shukran ustad Omar inshar ❤
@baashimacllin256
@baashimacllin256 3 месяца назад
ماشاءالله والله انك مبدع وكل تعاليقك علي جدول العناوين دقيقه جدا Horey usoco bro Waxaa tahay magac midab iyo qof ahaanba tusaale u ah nolasha dhabta ah
@maxamedcabdikariin3610
@maxamedcabdikariin3610 2 месяца назад
Cumar inshaar illaahay haku xafido guuleyso ❤❤❤❤❤❤❤
@user-fv8nc4qy7i
@user-fv8nc4qy7i 3 месяца назад
mahadsanid ustaad cumar faarax cumar in shaar
@aliibrahim9192
@aliibrahim9192 3 месяца назад
Masha allah ustad omar
@maxamedcabdi7153
@maxamedcabdi7153 3 месяца назад
Waa arin layaab ah ,runtii rag waa kii soo jaba . Mahadsanid walaal Cumar Inshaar.
@Saprina-uw1ii
@Saprina-uw1ii 3 месяца назад
Iso duceya in ilhy igu so xanuniyo wadada xaaq alhamdulilah ❤️
@IsmailSidci
@IsmailSidci 3 месяца назад
Aamin
@user-ry6fb2ni9q
@user-ry6fb2ni9q 3 месяца назад
Aamiin
@xaliimogeedi3204
@xaliimogeedi3204 3 месяца назад
Dhamanten alle ha ina hanuuniyo wllo
@Saprina-uw1ii
@Saprina-uw1ii 3 месяца назад
@@xaliimogeedi3204 amiin
@Noordin_Podcast
@Noordin_Podcast Месяц назад
I.a
@axmednuurmaxamed5407
@axmednuurmaxamed5407 3 месяца назад
جزاك الله خيرا أخي عمر إنشار ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedbulale8700
@mohamedbulale8700 3 месяца назад
Asc adna alle swt haku asturo iyo dhaman walaha islaamka oo dhan
@IsmailSidci
@IsmailSidci 3 месяца назад
Masha Allah Ustaad sheikh Omar Inshar video ga Noocan oo kle soo Badi insha Allah big legendary 🙏
@Super.stars-11
@Super.stars-11 3 месяца назад
Salaada ku dadaala asxapey❤
@abdikarimjaamac5543
@abdikarimjaamac5543 3 месяца назад
Waa channel ka aan ugu jecelahy inaan dageysto wax tar fcn u leh bulshadeena somaaliyeeed shaqo laaan baahsan heysato waana dhiri galin wanagsan Sxb Waxaan ku leeyahy Barnamij yadaan oo kale soo wad
@fiidowmrk
@fiidowmrk 3 месяца назад
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu igu sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@MunoMunomanka-du1tv
@MunoMunomanka-du1tv 3 месяца назад
Cajiib wye wlhi Qofan sojabin hormar ma gaaro wlhi mahadsnid sida wacan inagu so jeedisay omar❤
@Podcast.68
@Podcast.68 3 месяца назад
Mid kamidda xalaqaadka ugu Qiimaha badan Een daawado Athiir
@khalidpuntlander11
@khalidpuntlander11 3 месяца назад
Great teacher mr omar inshaar thank you brother 👌🫡
@Qarni264
@Qarni264 3 месяца назад
Alxmdulilah aad ayaad umahadsantahy ustad omar
@bukhatir1454
@bukhatir1454 3 месяца назад
Ustaad waad mahasantahay waan kaaga mahadcelinayaa sida aad qisadaas noo lawadaagtay😊😊
@naciimacareef7199
@naciimacareef7199 3 месяца назад
Alxamdulillah cala kuli xaal subxanallah wllhi nimco ayan kuso kornay ila hada ku sugaynay Alxamdulillah wa shukri lillah 😢🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@user-hs3zk8mo5o
@user-hs3zk8mo5o 3 месяца назад
Odayashun waa ku dhageystaan anaa kamida oo jecel barnamij yadaada
@Lapausa.
@Lapausa. 2 месяца назад
Cumarrow Allah haku barakeyo
@User7654suy
@User7654suy 3 месяца назад
تحية طيبة مشا هدين الكرام ❤
@user-oi1ug4ul4f
@user-oi1ug4ul4f 3 месяца назад
صومالي مقيم في جنوب السودان من عشاق ومحبي اللغة العربية والبرامج التلفزيونية أللتي تتعاطي مع العالم العربي والاسلامي وخاصة التطورات الخطيرة اللتي تشهد حاليا في الشرق الاوسط المتمثلة بغزة ٱجيد بأللغات الانجليزية والعربية إضافة إلي لغة الأم وأهتم السياسة والقضايا العربية والاسلامية كنت من متابعي برنامج Ogaansho طوال السنوات الماضية لكونة البرنامج الوحيد بأللغة الصومالية والذي يواكب مع الواقع الحالي الذي نعيشه اليوم ومما ساعد علي نجاح هذا البرنامج وشهرته في أوساط الصوماليين هو أنه يميل إلي الاسلوب والنهج الصحفي المعتمد علي الادلة والحقائق المستمده من الصحافة العالمية المستقلة
@user-sw8pv6uo8z
@user-sw8pv6uo8z 3 месяца назад
Ok
@fardowsohasan744
@fardowsohasan744 3 месяца назад
Masha allah ustaad 1m coming soon
@Ogsoor
@Ogsoor 3 месяца назад
Hamplyo Hamplyo 🎉 USTAAD OMAR 1M FOLLORS
@XamdiXaabsey-rl2ok
@XamdiXaabsey-rl2ok 3 месяца назад
Kani wa mawduuc muhiim ah omar inshaar . Waad mahadsan tahay waa dhiiri gelin muhiim ah tan .
@Mohaa-007
@Mohaa-007 3 месяца назад
Ustaad Noso badi Barnamijyadan oo kale Aad baan wax uga fahamney👍👍👍👍
@user-go4id4ck2j
@user-go4id4ck2j 3 месяца назад
Fadlan noo turjum xaalada faysal ha ka bixine
@aladifmohamedabdi8694
@aladifmohamedabdi8694 2 месяца назад
Ilaahow muslimiinta qalbiyadooda iyo xoogooda midey🥹💪✌️
@philiphanad9902
@philiphanad9902 3 месяца назад
Golden voice
@faaraxsheeko3669
@faaraxsheeko3669 Месяц назад
Wall cumar inshaar alle haku xafiido ❤❤❤❤❤
@KanaalkaAlnasiixa
@KanaalkaAlnasiixa 3 месяца назад
Dr /professor Faysal alqaasim wuxuu caan ku yahay barnaamijka الإتجاه المعاكس ee Aljaziira
@xaliimogeedi3204
@xaliimogeedi3204 3 месяца назад
Waa qiso cajiib ah cumarow wllo mhd snd alle ayay mahad oo dhan u sugnaatay
@zuhayptechcusub2800
@zuhayptechcusub2800 3 месяца назад
Masha allah allaha ku xafido Wiilkaga
@mohamedabdulkadirali8487
@mohamedabdulkadirali8487 2 месяца назад
صلوا على حبيبنا محمد ❤
@abdoulkarimnour1669
@abdoulkarimnour1669 3 месяца назад
Masha Allah 😊
@abdihakim391
@abdihakim391 3 месяца назад
27:48 Macalin masri ah ayaa noo dhigi jirey dugsiga sare 2017
@user-vb2vt8or4p
@user-vb2vt8or4p 2 месяца назад
Allaha ku xafido wllkey
@AishaAbdulaahi-tc7tj
@AishaAbdulaahi-tc7tj 3 месяца назад
Adi Aadam nuux codkiisa jeceshahy Anine adi cadkaaga jeclahay
@user-sl1wz9zo1w
@user-sl1wz9zo1w 3 месяца назад
Waa mahadsan tahay omar inshaar
@abdirahmanmohamut7187
@abdirahmanmohamut7187 3 месяца назад
Masha Allah guuleyso saaxib sare
@Zadaad12
@Zadaad12 3 месяца назад
Ku Sali Nabigena the best person ever the most knowledge able an the most shine all created Mohamed Scw♥️🥹
@khayrudincumarmahamuud
@khayrudincumarmahamuud 3 месяца назад
ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ
@Ahmed_Showqi
@Ahmed_Showqi 3 месяца назад
Sidoo kale waxaan dhahnaa GOOSI from Camaara Mudug Somalia
@yaqiinyaqiin1035
@yaqiinyaqiin1035 3 месяца назад
Waligey ma maqal
@abdiomar7283
@abdiomar7283 3 месяца назад
Aad ayaad u mahadsan tahay Cumar Ishaar❤
@user-wu8lh6ze1s
@user-wu8lh6ze1s Месяц назад
Allah hakusharfo waan dhamaustay runtii
@adanalihajji5032
@adanalihajji5032 3 месяца назад
Such inspiring story❤
@CaliIsxaaq-yk6ui
@CaliIsxaaq-yk6ui 2 месяца назад
Masha Allah zxp
@NimcanAK
@NimcanAK 2 месяца назад
Ogaansho wabad ku xirantahee hada wax ka faiday like san commentiga😂
@user-mq6hz5fl3s
@user-mq6hz5fl3s 3 месяца назад
Shalay ban soo dajiyey marka waxan islaha marka waqti u hesho daawo 3saac buu socon
@cawalemk2010
@cawalemk2010 3 месяца назад
Mashalah sxb saxafi adah
@mubarakhassan2765
@mubarakhassan2765 3 месяца назад
Sheekhadan oo kale Waa waxaa youtube channel kan ka dhigay isha kaliga Ee laga helo xoogaa kabashooyin dhiirigalin ah
@jafarmohamed1353
@jafarmohamed1353 2 месяца назад
Wcs Shukran sxb
@FIQIYARE-fo2gj
@FIQIYARE-fo2gj 3 месяца назад
Cajiib waa qiso cibro qaadasho leh mowduucan ustaad
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta 3 месяца назад
experience is the best teacher
@nrcabdi
@nrcabdi 3 месяца назад
😔 😔🥺 ilaahoow silac iyo xaalad adag ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol liidata oo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee naxariistaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲. Walaal adiguna hadaad wax i tari karto si walaalnimo ah galaxariir. *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar* Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho. Xitaa waxan maalin ku noolaado ma helikaro, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi 😔
@Maxamad8amiin1237
@Maxamad8amiin1237 3 месяца назад
Omar inshaar sxb inaan isticamlo ayaan rawaa erayadada aan lkn codkeda kuso badalo codkada ma ogashay sxb ama walal
@hanefa283
@hanefa283 3 месяца назад
Tumaal waa ninka biraha sameeyo wuxuu hayaa shaqo weyn waxba kasoo galeynin😢
@UsameIbrahim-vx3nt
@UsameIbrahim-vx3nt 3 месяца назад
🎉🎉🎉 Hambaliyo hambaliyo ustad waa usame Ibrahim oo jogo magalada Garissa Kenya waxan kuguhambaliyena kudowadka 1million 🎉🎉
@user-sv7we1rx4x
@user-sv7we1rx4x 3 месяца назад
M.A USTAAD ANAGA XITA WA ADEEGSANA DANAN GODEY ❤❤❤
@AbdullahiAhmed-ev6ml
@AbdullahiAhmed-ev6ml 2 месяца назад
Aamiin
@OMEREST101
@OMEREST101 3 месяца назад
First comment ku saliya xabibkena❤
@Anwaar.aadan.maxamud
@Anwaar.aadan.maxamud 3 месяца назад
Qofka beeraha kashaqeeya e laso kiiraysto waqoyiga waxa loga yaqana aboo ama aboogi lkn waa beeryi hoore balse imaka majiiro
@shaafimoha8118
@shaafimoha8118 3 месяца назад
Ogaansho chanalka kaliya aan daawado Soomaalida Maahan chanal raqiisa
@Geelle3549
@Geelle3549 3 месяца назад
Sxp sahan podcast waa wanaagsanyhya
@Abdikariinaadan
@Abdikariinaadan 3 месяца назад
Tumaal waa qofka xirfadale oo caalamka lagatixgaliyo balse nasiibdaro soomaalidu way isku caayaan 1 tumaal 2 kabatole 3 baalashle Badalkana way dawarsadaan.
@SafiyaSafiyayaasiin
@SafiyaSafiyayaasiin 3 месяца назад
Walaahi aad baad umahad san tahy cunar ii suaar runtii markaste faa idaan ka helaa muu qaa ladaada thanks
@abdifataxmohamed9506
@abdifataxmohamed9506 3 месяца назад
Amin brother
@jabriilwadani457
@jabriilwadani457 3 месяца назад
Shp Maskaxdiisa Ay la shaqeyso dhalinyarada Guuleyso
@bulshalekunowabikar6818
@bulshalekunowabikar6818 2 месяца назад
Allahu akbar subxaanallah
@ayaanlemahamed5234
@ayaanlemahamed5234 3 месяца назад
waligaa haquusan 3 hours ayaan dhagaystay halmarna kumaan caajisin sidii flim oo kale runtii ninkaan cadaab buu soo maray 😢😢😢
@Haldoorka-18
@Haldoorka-18 3 месяца назад
Carabi mise inrigirisi ayaad ku dhagaysatay sxb
@maryanalimuse5382
@maryanalimuse5382 3 месяца назад
1m come soon ogaansho🎉😊
@hassansaididle5782
@hassansaididle5782 2 месяца назад
Cumar brother waad ku mahadsantahey waa dhiringelin fiican walhi feysal oo somarey arinkan waxaa cajib aha
@AbdiqaniAhmed-no3kz
@AbdiqaniAhmed-no3kz 3 месяца назад
culays walba fudayd ayaa xiga ☝️