Тёмный

Waqtika guurka ku habboon iyo makeup cusub || somali makeup 

Touha Bella
Подписаться 52 тыс.
Просмотров 6 тыс.
50% 1

I'm Fathia ku so dhawow my channel
Hadafka channelkeyga waa inay Gabadh kasto Somali ah ay awoodo inay marsato makeup yada ku Haboon.
waxan kuu sharxi doona waxkaste oo ku saabsan Makeup
qaabka iyo noocyada ..........
& waxa ku habboon qof kasta.
#Somali
#SomaliMakeup
#TouhaBella
Facebook page : Touha Bella
My instagram :fathiaumkarim

Опубликовано:

 

17 фев 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 123   
@Fatia
@Fatia Год назад
*Hablo video kii Kulankaaga koowaad sidaan samee ||waa kaan* ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE--tItyLQyAdA.html *video kii albta sheglam intay ka dhman intan ka dalbo* 0610847118 .. ilhan axmed ( What's up ) ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-7v5gNvCgYCE.html
@baxsancabdiraxmaan9813
@baxsancabdiraxmaan9813 Год назад
Abaayo video markaad duubeyao codkaaga sare uqaad plz
@asiyaahmed9027
@asiyaahmed9027 Год назад
Noo Soo Badi qalih
@fahemaomer6008
@fahemaomer6008 Год назад
Wn ka helay wlhi mawducan lakiin wll plz video nosoo yar badi sida ugu macquul san inshallah
@amalcabdi2828
@amalcabdi2828 Год назад
Xabibti xayaakallaah qof aan dhab utaageero tahay ❤❤
@Fatia
@Fatia Год назад
Alh yaxfdk Xbbti ❤️❤️Amal ❤️❤️
@sabahstar4297
@sabahstar4297 Год назад
Wakhtiga ugu haboon ee inantu ku guursan karto waa markay caqli ahaan korto siiba da da 27 ilaa 29 waayo waxyaabo badan oo caqabada ah caqligooda oo koray ku dhaafaysa ❤❤🌸🌸✨✨✨💝
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 Год назад
Somaliya xilligaa haday gaadho cay kama daayaan subxanallaah 😢
@moussakadra4363
@moussakadra4363 11 месяцев назад
Mashallah
@fardowsaabdikadir1055
@fardowsaabdikadir1055 Год назад
Loved it💕
@hawomohamed8775
@hawomohamed8775 Год назад
Masha Allaah beautiful dhiirigalintada wa muhiim xbbty
@raxmayoonis2433
@raxmayoonis2433 Год назад
Masha allh xbbt
@ismahaanfaarah9893
@ismahaanfaarah9893 Год назад
Shukran Abayo
@ayaancqaadir2976
@ayaancqaadir2976 Год назад
Abyo waa ayaaan keeep going
@nadiiracali0123
@nadiiracali0123 Год назад
Waa muqaal muhiima noo soo badi abaayo
@ahmedtaher6726
@ahmedtaher6726 Год назад
ي عمري يا توحة كلام جمييييل وحشتيني بالكميات هبة🤍
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 Год назад
Mashallah Mashallah runahanti mowducan wan ubanen dumar noso badi abayo macaant ada qibrad uledhay aad ayan ujecelhay 3milod kadib ayan firsaday fidiyow ganeti Love you toxa Bella ❤❤❤
@Fatia
@Fatia Год назад
Xbbti 😘😘😘haye murhba ❤️👌
@ramlaaliaalim3267
@ramlaaliaalim3267 Год назад
Thank u abayo nosobadi barnamijyadaan okale❤❤
@iqradahirnaxar14
@iqradahirnaxar14 Год назад
Mashallh
@Fatia
@Fatia Год назад
❤️❤️❤️❤️❤️😘😘
@luulacabdi2778
@luulacabdi2778 Год назад
abooyo waa mwduuc aad ufican eyna gabdhaheena ubahanyihiin in laga dhiso horan ugu soco oo soo badi wn ku tageersanahay😘😘😘
@Fatia
@Fatia Год назад
❤️❤️Luula ❤️❤️😘😘
@mounatiti8446
@mounatiti8446 Год назад
Masha allah qaali❤
@Fatia
@Fatia Год назад
❤️❤️❤️😘
@sacdiasiman3621
@sacdiasiman3621 Год назад
25-35 ayay ugu fiican waayo waxyaalo badan bay garanaysa waxay soomaalidu aaminsanyihiin waa dhaqan xun Jazakallahu khayr
@fatoshamiira7285
@fatoshamiira7285 Год назад
Abayo 35 halgee u socodaa wadkeed dhale waaye bee markaas
@ashaosman2830
@ashaosman2830 Год назад
Xbbti XafidakA Allaah Wan Jeclahay Videoyadada Then Dhiirigalina way noothy Horay usoco 🚶🏽‍♀️😊🫶🏻🤍
@Hannah_Ahmed117
@Hannah_Ahmed117 Год назад
Shukran xppti 💜🥰
@Fatia
@Fatia Год назад
Cafwaan Xbbti ❤️❤️
@fatxiaxmed9734
@fatxiaxmed9734 Год назад
Intaa kahelaa Abaayo adoo mahadsan
@mounatiti8446
@mounatiti8446 Год назад
Wcs sis ❤
@najmoabdiwaliahmed1342
@najmoabdiwaliahmed1342 Год назад
Waa kuu xiisnay ❤😊
@Fatia
@Fatia Год назад
Xbbti qali Najma sido kale Alh yaxfdk ❤️❤️😘
@fadxiyaahmed4831
@fadxiyaahmed4831 Год назад
Guurka waxo ku ficanyahay 30jir iyo wax kabada ❤mida kale wall xoga codka wadix mahan
@hoodo9260
@hoodo9260 Год назад
Mawadiicda noocana soo badi xbbty
@podcastnoura
@podcastnoura Год назад
Walhi aniga oo hurda ka soo kacay oo aan soo baday da'ada aan jiro baan ka murugaysaa , ayaan arkay vidoegaaga Alhamdulillah waxaan dareemay farxad markaa hadashay guurka ,
@Fatia
@Fatia Год назад
Xbbti waa ku xasusta course kii 1aad walhi gabdh yar ba tahy mustaqbal leh ha isku aqrin waxas wa fikir qadan😘😘😘😘😘😘
@podcastnoura
@podcastnoura Год назад
@@Fatia thank you qaali dhiirigalin waan qaatay
@najmanuraciid1045
@najmanuraciid1045 Год назад
Mnsha allh wa jeclahay hablaha isku tashtada e noloshada ku fln
@hindojamacadan-cz7ez
@hindojamacadan-cz7ez Год назад
Sheesan khan kasohadal abayo waa loso dayay😍
@qancisa._
@qancisa._ Год назад
waa laguu xiisay🧡
@Fatia
@Fatia Год назад
❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@deeqaismailali3021
@deeqaismailali3021 Год назад
Wowo waa mawduuci ugu muhiimsanaa ee chanel kaga ka fiirsado inoo so badi🥰🥰
@Fatia
@Fatia Год назад
❤️❤️Deeqa ❤️❤️😘😘😘
@hibasuleiman5160
@hibasuleiman5160 Год назад
Touha bella Mahadsanid wllo dhaqo fiican ayaad noo haysaa
@Fatia
@Fatia Год назад
❤️❤️Hiba ❤️❤️😘😘
@barwaqofarah2848
@barwaqofarah2848 Год назад
Xbbty labiska aroostada naso celi pls
@hodaniidcige9875
@hodaniidcige9875 Год назад
Wankuxisnay touha I love ❤️ 😊😊
@Fatia
@Fatia Год назад
❤️❤️Hodan ❤️❤️😘😘😘😘😘
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 Год назад
dumarka waa lagu tacadiyay subxanallaah 😮
@azmakamil559
@azmakamil559 Год назад
Asc wllshy Qaali alle haku xifdiyo aakhiriyo aduunkaba tii libanta alle haka dhigo xbbti
@Fatia
@Fatia Год назад
Amin dhmnteen ❤️❤️❤️😘😘
@fatimahosh5552
@fatimahosh5552 Год назад
Horay usoco bye♥️
@Fatia
@Fatia Год назад
❤️❤️❤️😘😘😘😘
@khayrmaxamuud9019
@khayrmaxamuud9019 Год назад
اسلامعلیکوم یا اختیی
@najruumchennal5557
@najruumchennal5557 Год назад
Maanta Anaa u horeeyo ❤🎉
@Fatia
@Fatia Год назад
❤️❤️Najruum ❤️❤️😘😘
@najruumchennal5557
@najruumchennal5557 Год назад
Walashei❤️👸🏼
@nadanuura5870
@nadanuura5870 Год назад
27 ilaa 30
@Maryama_smile
@Maryama_smile Год назад
aragtiyahaga waan ka helay no sii badi
@lailamohamed3057
@lailamohamed3057 Год назад
touha bella waad naga daahday haddaan nahay team youtube 'e ha naga soo daahin
@Fatia
@Fatia Год назад
Inshalh Xbbti
@noliinaladyboss564
@noliinaladyboss564 Год назад
Abayo turkiga makeup ma keenta iiso jawab😍
@Fatia
@Fatia Год назад
Maya Xbbti
@farihamukhtar1636
@farihamukhtar1636 Год назад
Abayo makeup so badi wad iska deysay siiba eyeshadow ayan jeclahay ila hadana ma kenin ❤🎉😊
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 Год назад
ASAALAMU Alaykum first one and comment thanks my sister
@Fatia
@Fatia Год назад
❤️❤️Hodan ❤️❤️😘😘
@azmakamil559
@azmakamil559 Год назад
igu nolow farxad waarta🥰🥰😘👸🏼
@Fatia
@Fatia Год назад
Alh yaxfdk Xbbti Azma ❤️❤️❤️
@afiifa22daud7
@afiifa22daud7 Год назад
Bart 2 lasoo carar Abyo Mcn ❤️👸
@Fatia
@Fatia Год назад
Afiifa ❤️❤️❤️😘😘Haye
@ifraaxaadan2365
@ifraaxaadan2365 Год назад
Abbaayo microphoneka iska hagaaji. Codkaaga fiseex ma aha. Mahadsanid si kale🥰
@MariaNuur
@MariaNuur Год назад
M. A xabibi Allah ku xifdiyo qeb labad no so samey
@Fatia
@Fatia Год назад
❤️❤️Maria ❤️❤️
@MariaNuur
@MariaNuur Год назад
@@Fatia ❤️❤️💋
@samuu7275
@samuu7275 Год назад
Abaayo wajeclahay video yashada lkn codka naga hagaaji sifeecan looma maqlo 😢❤
@Fatia
@Fatia Год назад
Inshalh Xbbti ❤️❤️
@abdikafiosman607
@abdikafiosman607 Год назад
Aac qisooyinkii aawey
@zaynikadir6762
@zaynikadir6762 Год назад
Mowadiicdadu makla dhacaan💯
@Fatia
@Fatia Год назад
❤️❤️Zayni ❤️❤️😘😘😘
@ilham5113
@ilham5113 Год назад
@@Fatia hadaaan order ka samaynayo SHEIN maka helayaa hppti
@ramlaaliaalim3267
@ramlaaliaalim3267 Год назад
Marke munasabka tahay inee gabdha guursato wa markeey isku filnaaansho dareento abayo ama markeey maskax ahaan iyo jir ahaanba diyaar unoqoto
@hanahussein852
@hanahussein852 Год назад
masha allah wllo aad bad u mahadsanthy wan sugi layahy qaybaha kale😍
@Fatia
@Fatia Год назад
❤️❤️Hana ❤️❤️😘😘
@sacdicabdi8021
@sacdicabdi8021 Год назад
Masha allh xbbt illahy haka abaayo mariyo
@Fatia
@Fatia Год назад
Alh yaxfdk Xbbti Sacdi ❤️❤️❤️
@khadiijokhadiijaquman6301
@khadiijokhadiijaquman6301 Год назад
Wan ku salaamay abyo wadna mahadsantahay wax badn ka faa iiday guurka soomalida waxay aaminsanyihiin gabadha haday 20 iyo dharba gaarto oo laguursan wali in ay wax sika yihiin guumays ayaa ladhahayaa wana fikir ka dhaadhacsan gidi
@Fatia
@Fatia Год назад
❤️❤️Khadiijo ❤️❤️👌👌👌
@11naa44
@11naa44 Год назад
30 years aya ficn iyo wxi ka bdn
@Fatia
@Fatia Год назад
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@Najma98
@Najma98 Год назад
Codka aad buu u xunyahay xbbti micro 🎙️ iska hagaaji
@sacdicabdi8021
@sacdicabdi8021 Год назад
Aniga rayigyga marka aad istiraa diyaar bad uthy maskaxiyan iyo jasadiyanba inaad guursato waqtigooniya majiro wll i
@Fatia
@Fatia Год назад
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👌👌👌
@atisar3246
@atisar3246 Год назад
Wll codka inaga hagaaji pls
@Fatia
@Fatia Год назад
Inshalh 👌👌
@samiyaabdi1156
@samiyaabdi1156 Год назад
Xbbti video yada codadkoda aad clear uma ah shucaac baa codkaga ku furan se mowduucyadada wn ka helaa
@Fatia
@Fatia Год назад
👌👌👌👌Inshalh waa hagajin
@naomimustafe2737
@naomimustafe2737 Год назад
Walal Hargysa maand keenin
@Fatia
@Fatia Год назад
Xbbti waa lagu so diri
@najlaxaji6211
@najlaxaji6211 Год назад
Horto guurku wa mid kamida ah iraaaqaha illahay bixiyo, marki taas laga yimado majirto da' qaasa o kuhaboon guurka bis maalinka moral io wacyi ahanba ad hormarsantahay waxyalo bdn o negativity ahna meel iska dhigtid, qof kufaraxsantahay o isledahay wokugu haboonyahay ad heshid ayad guursanesa.
@Fatia
@Fatia Год назад
❤️❤️Najla ❤️❤️😘😘😘👌👌👌
@mohamedabdullahisaid2457
@mohamedabdullahisaid2457 Год назад
Guurka gabadha waxaa ugu fiican 16 Ilaa 25 wixii xagaa ka ah wa iska allow sahal Raguna markuu dhaqaalo ahaan isku filanyahay
@nadamahamoutz9784
@nadamahamoutz9784 Год назад
Fadxiyay xagee kala so xidhiidha si ku tuso make up aan marsasay
@Fatia
@Fatia Год назад
Instgram Touha Bella
@saidaali1770
@saidaali1770 Год назад
Abyo Arabic kusoo kuso hadal ❤️💋
@Fatia
@Fatia Год назад
?!
@laylahodanmuxumad152
@laylahodanmuxumad152 Год назад
Hargaysa malaga heelaya wll
@Fatia
@Fatia Год назад
Waa lagu so dirya Xbbti ❤️❤️❤️
@ilham5113
@ilham5113 Год назад
Halkee kala soo xidhiidhnaa mrkaa sister
@dhamaytiransomalilan9098
@dhamaytiransomalilan9098 Год назад
Halken ka heelna makeup kaaga wallo hargeysa ayan jooga
@Fatia
@Fatia Год назад
Waa lagu so dirya No. Ilham Ahmed 00252610847118
@suubanhassan1394
@suubanhassan1394 Год назад
Gurka wuxu ku fican yahay 16 17 inmahada ado tabar iyo xoog u hayo dhal and grow together
@baxsan
@baxsan Год назад
Ma 16 jir?oo maanay gabadhu wax baranayn sababta dumarku meel walba ugu dayacan yihiin waa taas iyagoon waxba baran shaqaysan bay guursan noloshuna way ciili hadhawna shaqo kasta oo hoose bay ka shaqeeyaan naagaha aduunka ku nool gaalo iyo muslimba dumarka ugu dayacani waa naagaha somaliyed!!
@nimaabdullahi3125
@nimaabdullahi3125 Год назад
​@@baxsan sax abayo
@sadiaabdullahi4593
@sadiaabdullahi4593 Год назад
Part2 waa sugi la'ahay, Abaayo ani hadda waxaa ahay 24 mar kastana dadka qaraabada aynu nahay waxey igu dhahaan waad weynaatay xataa ragga kuwa 10 sanadood ama ka badan iga weyn baa igu dhaha waa daahday. Marka gabadha somaliyeed ma kaligeed buu waqtiga ku socdaa ninkuna waxba iskama badalayaan?!
@Fatia
@Fatia Год назад
👌👌👌👌👌👌👌❤️❤️❤️
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 Год назад
Iska ilaali yayna ku diline 😂waxay doonayaan ilma yar oo dilan gumaystaana subxanallaah 😂😮
@aminasuudi6280
@aminasuudi6280 Год назад
Hawjoojin wll wali caruurtahay
@hafzacadey4710
@hafzacadey4710 Год назад
Brush yo ma noso dhiibtid abyo🙄
@nimaabdullahi3125
@nimaabdullahi3125 11 месяцев назад
Waa tan layabay dada gabdhaha somalida kaliya kusocota ee anan gabdhaha calamka kusoconin waa maxay?🤔 markasta gabdhaha waxay ku niyad jabinayaan mush tamaca dada!
@Fatia
@Fatia 11 месяцев назад
Exactly 👌❤️
@fatxicabdi3065
@fatxicabdi3065 Год назад
Sami quruxbdn wxbdn kaa barty m.a🥺🥰
Далее
УРА! Я КУПИЛ МЕЧТУ 😃
00:11
Просмотров 810 тыс.
КРАСИМ ДЕНЬГИ В РОЗОВЫЙ!
01:01
Просмотров 423 тыс.
Qisadi Alia Bahat  uur miyay lahayd arooska ka hor ?
14:19
Wax ka ogow qilaafatka udhaxeeyo Ajay & kajol
22:11
Просмотров 25 тыс.