Тёмный

War deg deg ah: Wiil yar oo shalay ilaa maanta la raadinayey ayaa meydkiisa la helay , 

Universal TV
Подписаться 1 млн
Просмотров 7 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

7 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 19   
@siradm
@siradm 3 месяца назад
Ilaahay samir iyo iimaan ha ka siiyo
@ashaqaar7330
@ashaqaar7330 3 месяца назад
ILLAHAY waalidkiis qalbiga hauga reebo saqiir aaqiro ALLAHA uga dhigo gaalada shartooda ILLAAHAY haka qabto
@sm.5191
@sm.5191 3 месяца назад
Waa saqiir daanbi malahan samaar iyo imaan allaaha siiyo waliidka iyo qarbada inta wax karadisay qeyr allaaha siiyo🤲🤲🤲😭😭😭
@nadiir2023
@nadiir2023 3 месяца назад
Sorry to hear this sad news from little one and his family bless their heart
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 3 месяца назад
Alaha haunaxaristo
@saidmussa6461
@saidmussa6461 3 месяца назад
Allah u naxariisto ilmaha yar waa la dayacey police kama harayan Habarta dhashey waanain xabsiga la dhigaa
@Aybmhm
@Aybmhm 3 месяца назад
Aun wiilka yar
@abdallabro11
@abdallabro11 3 месяца назад
Allah unaxariisto
@Ikismn123
@Ikismn123 3 месяца назад
Waxaan is waydiiyaa sababta somalida minnesota dagan wiilasha uu ugu badanyahay cudurka autism arintaa waxbaa jira lagu sameeyo wiilasha kaliya
@MahadSaciid-wz5ob
@MahadSaciid-wz5ob 3 месяца назад
Jirki idhalayba jilbaha iga xirayo jaranjarada aqalka iminkana magaaro hadji u jiro calf jeeray ahaataba hajabine above cafee buu jidah meejalahaygii(tween city)
@nalkaisk8154
@nalkaisk8154 3 месяца назад
😢😢😢
@saidmussa6461
@saidmussa6461 3 месяца назад
Habrta dhashey waa in la qabtaa oo la xiraa waayo lacagta ay ku qaadato hagbad ayey gashatey waana dayacdey ilmaha xanuunsan
@abfjxjj
@abfjxjj 3 месяца назад
illahay ka baq oo hoyadaas dhibaataysan amaan hakaa hesho.
@yaasir1936
@yaasir1936 3 месяца назад
Habarta dhashay iyo naagta intay somaliyada ah intay aragtay ilama yar deedna dacayday , police aan u wicin cidlada kaga tagtay waa in maxkamada lasoo tagaa iygaa ka masuul ah , somalidu intay wax walba halayso ayay dhahayaan waa qadar
@saidmussa6461
@saidmussa6461 3 месяца назад
Habrihii ilmaha dhaley Hagbad ayey ku galaan lacagta ilmaha la siiyo kan dhaleyna waa boyfriend kama tirsana oo meelihiisa ayuu Garabda ku cunaa
@abdikarinisnail5240
@abdikarinisnail5240 3 месяца назад
See loo waayey wiil afar jir ah?, maba imaan karo halkaan ilma 4 sano jira.
@saidmussa6461
@saidmussa6461 3 месяца назад
Somali ilaah baa umaqan waa kuwo ilmaha dayacey oo lacag ku qaata ilmaha Habraha dhashey waa in sharciga la geeya kuwa kale ay heysato waa in fiiro gaashey
@kawzarjama
@kawzarjama 3 месяца назад
Waa masiibo ee hooyada geeridu ku dhacday ka xishood wll imisa majayas oo adleedahay way khaldantahay ayaad qortay qofna ma ogaa wax u maqan ee afkaga gaf ka ilaali
@ikramabdirizak6087
@ikramabdirizak6087 3 месяца назад
Waad xannunsantahy alaah ku caafiyo
Далее
Warka Universal Tv 07 10 2024
33:01
Просмотров 4,2 тыс.
Million jamoasi - O'zbekcha UFC
17:55
Просмотров 198 тыс.
ПЛАН ПРОТИВОДЕЙСТВИЯ МЕДВЕДЮ.
00:28