Тёмный

WAR DEG DEGA:LAASCANOD OO HADA DILAAGI LAQABTAY|PUNTLAND BESHA CALAMKA OO HADA SIISAY|CIIDANKI GURM 

Sool channel
Подписаться 58 тыс.
Просмотров 8 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

6 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 34   
@sowdobiryar5463
@sowdobiryar5463 Месяц назад
syubxaaanlaaaaaah
@heethaat
@heethaat Месяц назад
waaw good
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 Месяц назад
ilaahaya hawa naxariisito marxuunka gacanta ka xaqadaran disheye qabarigana hawa waa siciyo yaa rabii🤲🤲🤲🥲
@user-pv3wz6pn9m
@user-pv3wz6pn9m Месяц назад
Qabyaaladdii oo warramaysa
@user-pb6vx4eq8o
@user-pb6vx4eq8o Месяц назад
Dhulbahante Waxaa laguitexamay dil Wali walaagu dhaxjiraa
@aliabdurahman2204
@aliabdurahman2204 Месяц назад
Good ing
@munayousuf8460
@munayousuf8460 Месяц назад
Teleefan dartiis ayey uu dileen
@malakaaay
@malakaaay Месяц назад
waxaad moodaa iney dabacayuun weli ka adeeganayaan laaska⚠️
@user-ci9uc3jf6t
@user-ci9uc3jf6t Месяц назад
Waxaan waa dad laso adeegsaday
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Месяц назад
Nacam
@aliabdurahman2204
@aliabdurahman2204 Месяц назад
.good info
@malakaaay
@malakaaay Месяц назад
meeyey kii diley dul qarneyn???😢😢😢
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v Месяц назад
Dalxow laascaano dil badana illahow kala qaboji
@abdulkaderjama1494
@abdulkaderjama1494 Месяц назад
Laascaanood waxeey ugu horeeysaa soo qabashada debiilayaasha aduunka sidan oo kale si dhaqso leh looma qabto qaarna weligood bay iska nool yihiin maxkamad la’aan waan ugu hambalyeeynayaa
@aliahmedbygt4kub921
@aliahmedbygt4kub921 Месяц назад
Waar dadka Aamus oo warka naxdinta leh kadaa
@fadumaabdiduale1624
@fadumaabdiduale1624 Месяц назад
Muhiim maha in ladilo ee waa in laogaado oo aad iska baadhan wax ka danbeeya iyo sababta dilku u batay iyo khamriga faraha badan ee soo gelaya . Ka wada uun baanu argnaa ee ma argno kuwii soo lahaa ee masuulka ka ah .fekera dad waawayn baad tahiin . Adiguna warka iska hagaaji malin dhawayd waxaad lahayd jamaahiirtii baa tagtay cabudwaaq wiil yar oo tik tokara ayaa tegay wax walba war lagama dhigo .
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Месяц назад
Diintaa qabta dilaa inla do why kitaabka udiidaysaa isaguba nafbay jareen alx hadiba laso qabtay rabi haka jaree aamiiiiin
@abobasement346
@abobasement346 Месяц назад
idor Qadhmun waxaa kah dhacah lasaanod bay kah radiyan nafis siyasaded Alxamdulilah mantah Mamul bah kah jirah wanah lah so qabtah waxan kah dhacayah lasaanod waa furuqdih Argagixisadah snm ugah carartay lasaanod shalay markad jogten lasaanod waxah wax dilayah waxay Ahayen idor Argagixisoh iyo horgaladih lah socday mantah waa idin doqonimoh in aad welih nah hadal haysan dhacladih idin ku dhacday kuwih idin so dhaweystah
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v Месяц назад
War hubka hala guro shacabka reer ssc dilki baa kubataye sub xallah hubka magalada halagasaro ciidanka xaslinta hawlgal hakaqabtan
@Umo580
@Umo580 Месяц назад
REER SSC KHAATUMO GUUL IYO GOBANIMO QOF KIIWADILA HALADILO YAN LACAFIYIN♥️🫶👍💪✅️👌✍️
@ashamuhammad1982
@ashamuhammad1982 Месяц назад
At least cidii wax dishay lama garanayo baan ka raysanay 120 Labeentii ah baa madax jabis nooga dhintay!!😢
@GjFy-c6d
@GjFy-c6d Месяц назад
Idinkaa is dilayay oo is qarinayay si aad usaartaan ciidanka soomaliland lkn xabaal iyo ninkeed loo kalatag is cuna oo is sheegaa uun laasdhiig hasugin inaad kunasataan idinkoon is cunin
@user-qk5hd9su6d
@user-qk5hd9su6d Месяц назад
@@GjFy-c6d Waxaan is idhaahdaa Daarood maxaa jecleysiiyey in dadka dilaan?! Si fudud bet wax u dilaan bila Sabab weligey qof Reer Sheikh Isaaq oo wax iska dilaa maan arag.
@naimam.9551
@naimam.9551 Месяц назад
Waxan wax dilaya waa eydoor kuwii u shaqeyn jirey
@GjFy-c6d
@GjFy-c6d Месяц назад
Oo yaa idin delay isaaq tagyee walee laasdhiig ilmaha kudhasha ayaan daran
@naimam.9551
@naimam.9551 Месяц назад
Eydoor daba dhiig abaarso
@abdifatahientertainmentn9982
@abdifatahientertainmentn9982 Месяц назад
Anigu waan yaabanahay bilkasta dhowr qofbaa lagu dilaa laascaanood dhulbahante isaaq bilaashbaa u eedayn jirteen
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 Месяц назад
Walee waa wixii iidooroku shegaye idinka isdila iidooro waa lasaraya welina dilikii wuu soconaya waamaxaya dilikan aan joogosiga lahen ee dhacaya maalin kasato yaan la cafiyin ee qofokii qofodila waa in ladilaa 🥹
@aliahmedbygt4kub921
@aliahmedbygt4kub921 Месяц назад
Waar dadka warka xun kadaa
@HamdaAhmed-tc9wx
@HamdaAhmed-tc9wx Месяц назад
Laas dhiig sidaa hawsha u wada inta ciidanka Qaranka Somaliland idin soo gaadhaayo 😂😂😂😂
@naimam.9551
@naimam.9551 Месяц назад
Dabadhiig eydoor Beenland buuqland
@shacbaanahmed-v7y
@shacbaanahmed-v7y Месяц назад
Dhulbahantow saw immika maydun xaqiiqsan inaa idunku is xasuuqi jirteen oo madaxa isu duuban jirteen oo weliba aydaan kala samrin ee is aaneysataan?. Wiig ka hor saw maydun dilin miskiinkii aad tidhaahdeen DULQARNEYN ayaa la odhan jirey, tan immkana saw kuma xigto. Bal bisha July 2024 oo keliya immisaad iska disheen?. Bal intii sannadkan oo qudha immisaad iska disheen?, bal intii somaliland ciidankeedii idinku kala dhex jirey baxay immisaad iska disheen?. Goormaad wax fahmaysaan in been la idinku dagaal geliyey?.
@maryamanuur9809
@maryamanuur9809 Месяц назад
Dhulbahante Dhibaa Haasata Hadii. Isaaqii Idinka. Tegay Markasta. Waad. Is Dilaaysaan. Slow. Wiixii Isaaqu Sheegayay. Slow. Run. Noqon Maayso. Yaabaad leedihiin 🥲🥲
@naimam.9551
@naimam.9551 Месяц назад
Eydoor kuwii u shaqeyn jirey qaar weeye wali khalkhal raba Khaatumo iney galiyaan eydoor daba dhiig iyo waxa u shaqeeyaba waa leys raacin
Далее
Friends
00:32
Просмотров 368 тыс.
Why Has Starmer’s Approval Rating Tanked?
8:57
Просмотров 253 тыс.