Тёмный

WAR DEG DEGA:TALIYE AARSADE IYO FARAX OO LASI DAYNAYO|SSC OO HADA LAGUDIRAY LISKA ISAAQ|DENI OO QOOR 

Sool channel
Подписаться 61 тыс.
Просмотров 17 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

17 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 44   
@saidmussa6461
@saidmussa6461 4 дня назад
Somalia Dowlad kama jirto waa meel mooryaan dhiigyocab ah ku hardamayan hantida shacabka iyo mida qaran xooga lagu heysto 32sano
@zamzam-xl3qj
@zamzam-xl3qj 4 дня назад
Allaha ku caafiyo aamiin😊
@somaliano99kingkonghimself75
@somaliano99kingkonghimself75 3 дня назад
Wallahi waa ceeb waa sharaf daroo qasaroo 33 sano mugdisho tuug Lee joogta dadka fican quwad malaha
@somaliano99kingkonghimself75
@somaliano99kingkonghimself75 3 дня назад
​@@zamzam-xl3qj walasheey runta adiga ma aragtid qabiilka haku difacin pls cadalad bee mugdisho ubahantahay waa aragtaa xassa sheeq Somali kuligeed isku direen
@saidmussa6461
@saidmussa6461 4 дня назад
SSC KHAATUMO ka tashada Xamar mooryaan dhiigyocab ah ayaa fadhida
@YAHYECHANEL
@YAHYECHANEL 4 дня назад
Xasan sh muxuu kabadalikaraa xornimada ssc kanaxoow nafta waa dagaalkii muxuu wax Barry dhulbante warsan Gari wallaahi ma aqoon in in ay darood yihiin is door kaa qola ay is xigaan unban moodi jirqy wilashaa illaahay haka soosaaro esn amiiiin
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 4 дня назад
Harti ayey isku yihiin dhulbahante Warsangali Majeerteen dishiishle liibaan gashe Kaski qabe iyo kuwa kale intaa waa Harti waa isku walaalo oo wey iska key xigaan Daarood ka sukow iyaga waa hal nifo ay isku yihiin jifo aad iskugu dhow ay isku yihiin
@fouzeyahyousef3082
@fouzeyahyousef3082 4 дня назад
XASAN Dhiiqo XASAN Munafiq SNM WAA ALSHABAB
@museosman8296
@museosman8296 4 дня назад
Ssc waa in aad dib isugu noqotaan hindi raacana iska daysaanxadan dhiiqa naybkii beri hore buu idin tusan marka maskaxda ka shay siiya oo hudada ka kaca iidoor cidna idinkma khasbi karto dhukiina difaacda khilaafkana iska ilaaliya ❤❤❤❤ ssc
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 3 дня назад
👍
@aminakediye462
@aminakediye462 4 дня назад
Masha allah somaliland meel walba waa lagu soo dhownayaa cadowgeedaa allah ha jibiyo ❤❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏👏👏👍👍
@mohamedwarsame4632
@mohamedwarsame4632 3 дня назад
Guul waa war farxad leh
@fouzeyahyousef3082
@fouzeyahyousef3082 4 дня назад
Plzzzz dont SOMALILAND THERE IS NO NAMED SOMALILAND AGAIN MR DAXALA WHAT EVER YOUR NAME
@MrkeepgoingTrueman
@MrkeepgoingTrueman 3 дня назад
Maxaabista SSC kuwa qabiilada xooga badan lasiidaayo kuwa laangaabka ah Na loo daayo Somaliland ma cadaalad baa ku jirta
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 4 дня назад
XASAN BAKHTI KENYATI GAALEED U SUJUUDE WUU FASHILMAY YUU MADAXWEYNE U YAHAY WAA DAMEER CIYEY WARKIISA SSC KHAATUMA STATE OF SOOMAALIYA WAX KAMA QAADI KARO AKTIINA HADUU SOO MARO WARAABAHA CUNSIIYA XASAN DHIIQO IYO HAWIYIHII SA DAAMIJIID IYO IIDOOR WEY JABEEEN
@abobasement346
@abobasement346 4 дня назад
warkan aad shegaysoh mar walbah waxbad isku Qastah waryah warkah aad shegaysoh hubsoh pls mar walbah ben bad lah timadah barah bulshadah
@zamzam-xl3qj
@zamzam-xl3qj 4 дня назад
😂😂😂😂😂 War Adigu Beenta ma ka waanyowdid miyaa???
@HamdaYacine-wc3fk
@HamdaYacine-wc3fk 4 дня назад
Kkk sidee loosiday adeer Kala warejin mooyee hasugin😂😂😂
@MohamedAhmed-xn1eo
@MohamedAhmed-xn1eo 4 дня назад
Soil waa somaliland ama dilaac AMA xagaad wajilooxoow.
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 4 дня назад
ssc khaatuko iyadaba qaran iyo dowlada ee xasan sheekh waxba kama bedeli karo
@HawaMohamed-k5r
@HawaMohamed-k5r 3 дня назад
Aaway raggii kale
@MustafeAbdiraxman-m2t
@MustafeAbdiraxman-m2t 4 дня назад
Habadhaaciso
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 4 дня назад
10 haday si dayan 10 5 haday si dayan 5 12 haday si dayan 12 Cabdulmudalib halo sii diyaariyo bilad sharaf wa nin qulubtena gil gilay bilad gesinimo usii diyaariyo harrti weyne hagarab qabtaan wiilka da da yar emagicii HARTI qurxiyay❤❤😢😢
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 4 дня назад
TAAS ADAA ISU SHEEGRY KHAATUMO INEYNKA MADAX BANAAN TAHAY WAA LA OGTAHAY TEFISHAN WAX MACNA LEH MA SHEEHO
@25Aug23
@25Aug23 4 дня назад
Faysal bootaan iyo gadhkayogolka halagu bedesho oo halasiidaayo
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 4 дня назад
GUUR GUURTE ILAAHAY CARADISA HAKU DHACDO BEN BAYNA AHAYD ISMACIL CUMAR IYO MUSE JUDAN ISKU DHACAY FAJI AHAYD QUDHMUIN SAMALE NIMAA SOCOTA WAASE ADUUN O 2ALA ISKAGA DAMBEYNI HADI LA INKIRAY SSC ALE MA INKIRIN RAG BAA UJOGA IYO RABI
@HamdaYacine-wc3fk
@HamdaYacine-wc3fk 4 дня назад
Dhilo xasan baa kuciilay waa hawiye😂😂😂
@Mideye157
@Mideye157 4 дня назад
Dalxa Caruur la ma hadlaysid hadalka Firdhiye sidu aha u wada siita. Titalkagu waa drama samee mar walba
@mohamedwarsame4632
@mohamedwarsame4632 3 дня назад
Feder qabiilka ah ayaa codow u ah maamulka ssc
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 3 дня назад
Xasan dhiiqo oo xaaraku dareerayo SSC khaatumo kuma dari karo iidoor kamanataliyo SSC khaatumo xoogoda iskaga saaren hadana iskaga sii fogeenaya 😟
@UmuMaryamOmar
@UmuMaryamOmar День назад
Argagixiso iyo xawyaanba idinka ayaa ah
@OmarMohamed-b4b
@OmarMohamed-b4b 3 дня назад
Waxasay dad' dhageeysten wuu sheeganayaa weriye waana Nin cadiifadaysan dal iyo dad dhan ayuu waayey kkkkkkk
@munayousuf-ct4hl
@munayousuf-ct4hl 4 дня назад
Maxay ka shaqayn ayaan deni iyo qoor qoor
@kiinadan6786
@kiinadan6786 4 дня назад
Dhulbahantoow fudeydka iska daaya ninka Somaliland sidaas iinduuku darray oo ilaahada aan sicad idiin aqoonsan ayaad isu dhiibteen oo ceelkii Hohol na gacanta u galiseen siday wax u jirraan! Ilaa aad gobolnimadiinu meel marto si sharciya ceelkaas haku deg degina! OO si caalami ah loo heshiiyo maxaa fudeydka idiinku wacan!
@OmarMohamed-b4b
@OmarMohamed-b4b 3 дня назад
Kani weriye maaha waa nin qabyaaladi dardatey ee Block iska saara waa shaqsi liite
@AbdirahmanJama-z3j
@AbdirahmanJama-z3j 3 дня назад
war meeshan xamar dowladi ma joogto waxaa jooga dowlad ku sheeg Qabyaalad ku shaqynaya oo ciilqabayaal ah oo daarood nacayb googooyey.
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 3 дня назад
MD firidhiye saba uu uga aamusan yahaya xada gubuyada uu ku sameenayo SSC khaatumo 😉
@TomOchoa-v1e
@TomOchoa-v1e День назад
Gonzalez Amy Davis Brian Lewis Kevin
@awenoolays6540
@awenoolays6540 3 дня назад
Dhilaba isheeda ayaa lagu dhabaa oo mooryaanta xamar waxay liid xun ka arkeen kuwa xamar ku mathala ssc iyo maamulka ssc oo maamulka mooryaanta iyo argagisada snm u dabacsan laakiin waxay mooryaanta iyo argagisada snm mari la' yihiin shacabka ssc laakiin kii lagu karo ayaa lagu kaadshaa oo mooryaanta iyo argagisada snm waxay isku dayayaan inay ssc marsiiyaan waxay irir samaale iyo xoolo ilaah marxuun xamse cabdi bare iyo argagisada snm doonayaan but it is up to shacabka ssc waxay doonayaan haddaan maamulkoodu caburin oo maamulkii shacabka ssc samaystay ku caburin waxaysan rabin taasoo haday dhacdo ku noqonaysa shacabka ssc hoog iyo ba' iyo Lana Golan waa iyo khasaare cid kasta oo u soo dagaalantay ssc oo u soo naf iyo maalba wayday oo ba' iyo hoog iidoor ku daba gal oo ku hoos joog waa mashaqo aduun oo soo foodsari doonta intii ssc u soo dagaalantay oo tacab khasaar ku noqon doonta oo waxay daarood filayeen iidoor in gacan bira lagu dhigo si qarniyo aysan u nuuxnuuxsan laakiin daarood ma filayn ssc mapkeeda in irir samaale ku darsado iidoorta jabtay.yaahuu yaahuu yaahuu.
@mohamedwarsame4632
@mohamedwarsame4632 3 дня назад
Ha la digtoonado shirqoolada xasan shiikh iyo qabiilada dagaalamaya
@apdiaziizpaazhe2991
@apdiaziizpaazhe2991 3 дня назад
uraaye idinka argagixiso ah wali mooryaan gaajaysan ayaa tihin war kuwina dowlad ayaa gacanta kuhaysa maxaa isku kenay labada maxaabiis waxaa idinka baxsan waayay maydh aad basbaas afka kaga gurten side naf nool ugalaysan duliyow kuwiina waaba ganacsato jeelka ayay ba wax ku iibiyan halka kuwayaga xaal iyo basbaas siiso walle kala gobsan somaaliland iyo mooryaanta waad hurudaaye indhaha kala fur waan u qajila markay maamul isku sheegan hal tuule maskiin 😂😂😂😂
@AliMANur-iw5kr
@AliMANur-iw5kr 3 дня назад
Beenlowgii weli ileyn channel kii waa shaqynayaa
@hajii2033
@hajii2033 3 дня назад
inadhillo hooyada dhillo
Далее
reer burco iyo warsangali maxa kala qabsaday🤣🤣
11:23