Тёмный

War Nacdin Leh Waaye Hadii Lagu Dhaho 4 Sano Kadib waa Lagaa Waree jin.. 

Fatuma Buraanbur Channel
Подписаться 146 тыс.
Просмотров 25 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 581   
@haniikar
@haniikar Год назад
Allow caruur teeda u soo celi yaa rbi adaa weyn
@anabelmi381
@anabelmi381 Год назад
Ukhti aad ubadi laa xawla walaa quwatan illaa billaah 💕 Sidaas buu kula dardaarmay rasuulku sallallahu calayhi wasallam aabe iyo hooyo saxaabada ka mida oo wiilkoodii gaalo kaxaysatay
@ahmedjamac4010
@ahmedjamac4010 Год назад
Yaa rabi caruurta waalaashaayna faadumo Sahlin yasiiran ugu soo celi adaa ka awoodbadan gaaladaan nagu meesanaayo yaa rabi naga soo gaar noo gargaar gargaarkaagan ubaahanahay yaa rabi maantay waa jimco yaa rabi ducada noo aqbal
@deqadalka9953
@deqadalka9953 Год назад
Waa jicma waana soomanahay waankuu soo duceynaa in ilaahey gaalas shartooda kaa ilaaliyo kheyr kooda kusoo xijiyo guuleeso abaayo jawaab dag dag ookaa farxiso ayaan ale kaaga baryaa😢
@xaawoaxmed379
@xaawoaxmed379 Год назад
Guuldaro maahan waa guushii oo bilaabatay waayo culayska fudeyd ayaa kuxiga murugtana farxad ayaa ku xigto❤❤❤❤❤❤ inshaa alaah hada ayaa albaabkii farajka furmay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ts7152
@ts7152 Год назад
ilahay faraj dagdag ah ha kuu furo akhbaar tii hore ka khayr badan ha kaaga soo yeeriyo
@fatmahassan2718
@fatmahassan2718 Год назад
Nabi yacquub wuxuu kuceestey markii yuusuf kadhumey فالله خيرحافظاوهوارحم الراحمين Ilaahey hakuu xifdiyo caruurtaada suurah yuusuf aqrista kucelceliya Aabaha haduu yaqaano kurbadada alaha idiinka qaado
@ardoali9953
@ardoali9953 Год назад
Illahay subxanahu haaku so nabard celiyo owladaa igaa oo nabad qabaa allahuma amin yaa rabalcalamin
@IfraxSaleebaan-p4k
@IfraxSaleebaan-p4k Год назад
Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin yaarabi llahay waxan ku weydineyna awood ad shartooda kagabadbaado
@nimcocabdulqaadir56
@nimcocabdulqaadir56 Год назад
Yaarabi Yaarabi Yaarabi Yaarabi Yaarabi Yaarabi Yaarabi Yaarabi Yaarabi Yaarabi Yaarabi Yaarabi Yaarabi Yaarabi Yaarabi Yaarabi Yaarabi Yaarabi Yaarabi
@fatumabarre1610
@fatumabarre1610 Год назад
Asc, qaaliyee faraj degdeg ah alle ha idin soo dedejiyo, fiicaney sabur wanagsan alle ha idin siiyo, saliga nabiga badsan scw badsada. Ha is dhiibina alle ayaa ka weyn binadankan dhaaranaya.
@suleqamohamed6279
@suleqamohamed6279 Год назад
Dheh suduu dhahay nabi yacquub markii uu waayay wiilashiisi فصبر جميل عسى الله أن يا تينى بهم جميعا إنه هو العليم الحكيم insha Allah waaa imaanayaan kuligood abaayo haa quusan waxaa quusto qoom daalimanta ah. Saliga nabiga badi inshaAllah waxaa ku dareemi karto hoyo walbo oo naxaris hoyo nimo ku jirto walahi kuma aqaano lakiin jirkaa igubanaayo caruurta dartood waana ilimeynaayaa marabo in aan so dhigo oohinoohin waayo marabo in aan kuniyad jibiyo waa ka guleyssneynaa inshaAllah one day waxaan arki doona walasheyn oo farxsan inshaAllah.
@nasrocumar603
@nasrocumar603 Год назад
Asc salaan kadib abaayo ilaahay kurbada hakaa dulqaado gaaladan awood malahan ilaah ayaa ka awood badan murugada ku hayso farxad ilaah haku badalo insha'allaah yaa rabi culays walba insha'allaah fudayd ayaa kadambeeya abooyo saliga nabiga scw afkaada haka saarin qeer ayan kuu rajaynaa insha'allaah.
@awba2344
@awba2344 Год назад
Sabir Alleh ha idin ku assaaqo awlada oo nabada Alleh ha idin xiftiyo Hana idin so cesho InshaAllah
@Qadro-f5z
@Qadro-f5z Год назад
Allaahu akkubar sllaahu akubar allaahu akkuvar allaah ayaa kawayn waa imtixaan wallaahi ilaah baan uga dacwoonay kuwaas
@rukiyamohamed3728
@rukiyamohamed3728 Год назад
Haquusan abaayo Ilaahey wuu kuarkaa imaankaga ayuu firinayaa ee samir insha Allah farxad ayaa kusodhow farad Allah qariib ❤❤❤❤❤❤❤❤
@shankaroon1317
@shankaroon1317 Год назад
يا حي ياقيوم يا ذا العرش المجيد يا فعال لما يريد يا ذا الجلال والإكرام يا كاشف الكروب Ilaahow walaasheen kurbada hayso kafayd oo awlaadeeda usoo Celi iyagoo nabad qabo اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد Samir abaayo Ilaahay ayaa kaasaari bi’idnillah
@sanaaaxmed7934
@sanaaaxmed7934 Год назад
Ha quusan abyo guusha weku dambesaa
@faizaahmed4268
@faizaahmed4268 Год назад
Wall adkaarta ku celcel xasbunalaah sayihdikumulaah minfadlika I inaa elyna raaqibuun iyo saliga nebiga ilaahay wuu kuusoo jawaabi xaqiiq 💕❤️❤️💕
@safiyaabdi154
@safiyaabdi154 Год назад
Habeen ayan ku riyoday dhaman ilmaha oo lagu so celiyay farxad wlhi waan la oyay farxad darteed allow no rumay riyoyinkena ❤
@hamdishiigdon2044
@hamdishiigdon2044 Год назад
Abayo waa wadan si kale u shaqeya ilmaha iney tusaan ayey aheyd sharci qaldan hooyada iyo abaha iney lakulmaan ayey aheyd bishii 2 mar
@hidan268
@hidan268 Год назад
😭😭😭wan ilmeyay walaahi ilahey riyadas rumey ilin iga timid walaahi baan kudhaarte alle weyne ayaa joogo ducada iyo riyooyinka mar uun farxad wey isku badali doonan
@Queen-official
@Queen-official Год назад
yaa rabi natusi malin ay farxad iyada iyo caruurteda kuwada jogaan adiga ka awood badan dadkan awood isku heysta in ay heystan Allah kula jiro abaayo Allah kaga soo qaado inshallah ❤❤❤
@zamzamabokor7705
@zamzamabokor7705 Год назад
Aamiin ilahay anagana hanaga duwo wixii dhiba adagana ilahay hakaa saaro
@Muaadyare-b7l
@Muaadyare-b7l Год назад
Samirkaga allaha kugu abaal guda in awlaada aad dib u midowdaan gacanta cadawga allaha kasoo saara
@omhajar69
@omhajar69 Год назад
Si sahlan Allah dhibka hakaaga feydo bi'idnih wa karamih yarabbi lcaalamiin
@fatoum4388
@fatoum4388 Год назад
Rabiga awooda leh hakuu gargaaro caruurtana haynooga soo celiyo iyagoo nabad iyo cafimaad qaba
@hamdih9551
@hamdih9551 Год назад
Abaayo Allah ma dhihin warkaas qalbiga wanaajiso. Allah baa kuu hiilidoono
@jamilamoalim3487
@jamilamoalim3487 Год назад
Soomaaliyeey waa idin baryaa ha loo duceeyo faadumo iyo inta kaloo ilmo laga haysto. Waa baryo
@HiboNurra
@HiboNurra Год назад
Rabiyow gacantadey kujiran Rabiyow soo dhawe
@zamzamabokor7705
@zamzamabokor7705 Год назад
Abaayo mad guul darasan insha alaah one day waad guulaysan doontaa bi,idni laah
@hafsomahamudali280
@hafsomahamudali280 Год назад
Abayo ha isdhibin insha allah guul ayaa ku so dhaw rabbi baan kaga baryaya in uu guulkaga dhigo
@RuwaydaMahamud-dl3ke
@RuwaydaMahamud-dl3ke Год назад
Inna lillahi wa ina ilayhi raajicuun allahuma ajirhaa musiibatahaa waqlifhaa kheyra minhaaa
@amranahmed8609
@amranahmed8609 Год назад
Abaayo illahey kurbada hakaa feydo Allah kuma mooga kumana dayacaayo 😢 Xasuuso in Gurigii Fircoon uu Nabi Muuse CS ku dhex barbaaray Sidaaso kale Caruurtaada wey kuuso laaban doonan waliba iyagoo heysta Diintey ku dhasheen iyo Dhaqankeena insha allah Alle ku kalsonow Niyadaada wanaaji ducadeena kula jirta abaayo ❤
@hidan268
@hidan268 Год назад
Saxiiix😢
@xamdiseraarcali5713
@xamdiseraarcali5713 Год назад
Yaa rabi nooga soo celi caruurta ayagoo nabada
@safiyaabdi154
@safiyaabdi154 Год назад
Yaa allah gabadhan qalbiga u qabooji galadan shartoda ka qabo insha allah malin ayad ka gulaysanaysa abayo qalbiga kheir u sheg
@hibodigaale2066
@hibodigaale2066 Год назад
Illahayoow caruurtidi isoo celi oo nabada
@asmacali2506
@asmacali2506 Год назад
Yaawaduu ya dulcarshi majiid facalulimaa yuriid yaamuqiisu aqisnaa yaarabi Allo ugargaar hbo fadumo oo ka dulqaad culayska albabadada midkamida ufur qalbigana uqabooji yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@fadumomoalimmohamed7859
@fadumomoalimmohamed7859 Год назад
Allah dag dag kaga soo qaado Abaayo Allahuma Aamiin
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 Год назад
Abaayo faadumo waqtigii baa soo dhawaaday ilmihiina ayagoo dhan baa ilaah kuu soo wadaa ee Salaatul leyka ku dhax ooy oo yutub ka iska, xir guushii baa soo dhawaatay faadumo barabur insha alaahu aqbaar fiican filo si deg deg ah baad u farxi insha alaahu qeyr watoowfiiq ASC
@Kazwalee
@Kazwalee Год назад
Yaa Allah gargaar deg deg ah yaa Allah gargaar
@Mohamedabdirizak5919
@Mohamedabdirizak5919 Год назад
Gacanta cadowga Allaha kaabixiyo Abaayo Anagana Alle Weeyne Namageliyo Gacan Cadow
@queenqueen5947
@queenqueen5947 Год назад
Ilaahey awlaadaada nabad ha kuugu soo celiyo
@safiahussein8687
@safiahussein8687 Год назад
Abaayo allaha kaa qado murugada iyo dhibta ku heysato aamiin yaarabi
@hamdiyamusa2166
@hamdiyamusa2166 Год назад
Abaayo samirka badi aallaha kula jiree allah ku lajira insha allha 🤲🤲🤲ya allah ya Rahman ya Rahim ya malik yaQuddus ya salam ya mumin ya muhaymin ya Aziz ya jabbar ya mutababbir ya khaaliq ya Baari ya musawwir ya Ghaffaar yarabi ugar gar🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@fadumogabweyn3132
@fadumogabweyn3132 Год назад
Abaayo waad Guuleysan insha Allah badi Saliga Rasuulka Scw Istigfaarta iyo Samirka
@ashawarsame371
@ashawarsame371 Год назад
Abaayo Allah ha ku caawiyo mana dayacmeesidee abaayo cimro aad oo allah kacbadiosa ku soo ooy qaali Allah ha kuu saqiro waa hubaa ilaahey adoo gacmo maran kuma soo diraayo insha Allaah
@hodanmohamud4288
@hodanmohamud4288 Год назад
Abaayo naxariista rabbi ha ka quusan Murugtana farxadd Allah ha kuugu bedelo
@MaryanBareMaryanBare-lc9yb
@MaryanBareMaryanBare-lc9yb Год назад
Rabiyow Walashen ugargaar yaa Allah yaa Allah fatuma qalbigeda qabooji
@Ayan-zi1bg
@Ayan-zi1bg Год назад
War farxad dagdag ayaan Allah kaga rajeynaaa insha Allah Aamiin aamiin aamiin
@sahraluul5339
@sahraluul5339 Год назад
Allaah murugada farxad ha kuugu bedelo
@fadumoali4700
@fadumoali4700 Год назад
Rabiyoo qalbiga u qabooji waalidiintaan samir iyo iimaan u gu badal amiin
@ayanwarsame9388
@ayanwarsame9388 Год назад
amiin
@MariamAli-nw5lo
@MariamAli-nw5lo Год назад
Abaayo ilaah ha kuu soo celiyo waan kula oyay waxaan kuu awodaa Waa duco ilaah ha kuu aqbalo ❤❤
@imanabdi9643
@imanabdi9643 Год назад
Salaamacalykum walaal waa ducaynay laakiin sidan ku soco
@fadumoahmed9655
@fadumoahmed9655 Год назад
Aamiin Aamiin Aamiin yaa rabi 🤲
@leilaelmi6128
@leilaelmi6128 Год назад
Inshallah inshallah Waad guulasan doon taa Inshallah inshallah Yaa Allah Allah Waad farxidoontaa inshallah Sabar sabar
@bintielmiabdi1136
@bintielmiabdi1136 Год назад
Sabar jamiila qeer wuu danbeyaa iyo farxat insha alaah
@fadumoashkir2111
@fadumoashkir2111 Год назад
Abaayo qaali Allah ha ku caawiyo
@SacdiyaMaxamuud-h1v
@SacdiyaMaxamuud-h1v Год назад
Abaayo ilaaheey hakuu kaalmeeyo cadowka ha kaaqabto Alle asaa awood leh wan kuu sooduceeyneynaa Alle macaaki
@wardaomarenchardi1255
@wardaomarenchardi1255 Год назад
Allah carurta ku so celiyo dikri badii
@leylaubax3867
@leylaubax3867 Год назад
Alle hakaa dulqaaado abaayo dhibka farxad ayaaa kadanbeyseee saliga nabiga badi
@manoisack7341
@manoisack7341 Год назад
Ilahayow rabiyo aniga iyo adiga iyo intii diban ka dul qaat
@nasratogdheer2273
@nasratogdheer2273 Год назад
Inaa lilaahi wa Inaa ilayhi raajicuun Ilaahay ha ku fududeeyo walaal insha Allah waad guulyison donta
@SahraAbshir-y9f
@SahraAbshir-y9f Год назад
Ilaahay hakaabixiyo abaayo
@zeinabaanoyali9125
@zeinabaanoyali9125 Год назад
Samirka Badi Xabibtii Adiga Guusha leh Mcnto Saliga nabiga Laazim afka haka qaadin insha allah waaad guleysan Ya allah Ugargaar Walasheeena😢😢
@munaabdi7360
@munaabdi7360 Год назад
Subxaanalah wlhi waa xanun imaanka alah kuu adkeeyo abayo mcn waanku daremi karaa wlhi xanunka aad dare meysid
@MustafaHussien-w2q
@MustafaHussien-w2q Год назад
Aamin aamin aamin aamin aamin aamin
@AnabHussein-c9d
@AnabHussein-c9d Год назад
Rabiyow ilmaheeda galada ugasooceli rabiyow waahooyo xanuun dareemayso iyo aabo asagana xanuun dareemayo rabiyow ilmahooda gurigooda ugasooceli gacanta galada kasoosaar
@zeinabassowehi5878
@zeinabassowehi5878 Год назад
Fadumo Allah qalbiga haa ku qabooji haa ku xifdiyo carrurta Allahuma amiine
@fartunnuur8721
@fartunnuur8721 Год назад
Imtixanka adunyo illahi haka bixiyo sharci gaal eey samay midka Allahi haka badalo Illahu gacanto haka soo furdamiyo mcn
@AishaMohamed-lx5yp
@AishaMohamed-lx5yp Год назад
ilaahey kufaarta hakaaga. hiiliyo Abaayo.Arintaan mid aad ka sheekeyso Alle hakaaga dhigo
@khadijaomar727
@khadijaomar727 Год назад
Ilaahay waxaan kaaga baryayaa isagaa ku siiyey caruurtaase in uu kuu soo celiyo isagaa awood lehe Ukhti
@HiboNurra
@HiboNurra Год назад
Fadumoy wa malin jumce sujuda ku duceyso maanta salada duhur ila salada casar Rabigaga talada uu dhib walal qaali. Sacad ba ku jirta uu Alleh ducada aqbalo. Wana kuso duceynaya qaali. ❤
@nasrin2635
@nasrin2635 Год назад
Abaayo illahay Waxan kaga baryaya inu illahay farxad kugu badilo murugad inshallah
@HodanNuur-w5o
@HodanNuur-w5o Год назад
Amiin amiin amiin
@faadumoaxmad2887
@faadumoaxmad2887 Год назад
Abaayo Allah haku soceliyo wan kuso duceynenaa insha Allah
@duniyoosman1866
@duniyoosman1866 Год назад
Ha quusan walshey rabiga raxmaanka kuma dayaci doono insha Allah
@FarhiyaSalaad
@FarhiyaSalaad Год назад
Faadumoy abaayo alaah waxa uujecelyay kuwa samra weeyna kuusoo noqonayaan si lama filaana ee sanar abaayo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ow adi inaad heysato gargaare aan laga awood badneeyn
@nasraahmed1706
@nasraahmed1706 Год назад
Illahay waxkasta oo dhib ah haka dulqaado faadumooy awlaadaadina illahay hakuusoo celiyo ayagoo mabad qaba yaaa allah
@dekaabdisalan268
@dekaabdisalan268 Год назад
Yaa rabi faadumo caawi oo ilmaheeda uga soqaad gaalada
@halimohmohamed420
@halimohmohamed420 Год назад
Illaah swt dhibka dheef hakuugu badalo aamiin
@shamsohashi1127
@shamsohashi1127 Год назад
Allaha raxmaanka haakaa qaado culeyska Aamiin
@anababdi7563
@anababdi7563 Год назад
Walalyaalow imtaxaanka gabadhaan haysta baan layaabay allahow usakhir adaa qaadir ah
@munahassan880
@munahassan880 Год назад
Xasbunalaah wanecmalwakiil laaxoowla walaa quwata ilaabilaah abaayo illaahay subxaana watacaalaa caruurtiina haidinkaga soo qaado cadowga alle
@sadiyoabdullahi3478
@sadiyoabdullahi3478 Год назад
Aqriso ducadaan allahuma akfiniihim bimashiida
@khadraabdi3333
@khadraabdi3333 Год назад
Ilaahay hadawga ha kaaga hiiliyo wall far xad dagdaga allaha kuugu badalo
@halimabille2861
@halimabille2861 Год назад
Insha Alleh malin waad heli doonta awaladad samirka alleh ku siyadiyo fadumo ducadana illahay haku aqabalo adiguna daagananta badi io baryada eebe
@aminahassan4858
@aminahassan4858 Год назад
Alxamdulilaah Alxamdulilaah calaa kuli shey abayo ilaahey smirking nabi ayùub ha ku siiyo, maansha alaah waxad tahay mama adadag, ilaahey ha kula jiro
@nasrobashir2526
@nasrobashir2526 Год назад
Abayo allah kuu saairo amuura
@fartuunshido2724
@fartuunshido2724 Год назад
Abaayo hadal wax xuna kuma aadan hadlin Ilaahay ha kuu hiiliyo cadawgaan ha kaadulqaado ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AshaMohamed-p7t
@AshaMohamed-p7t Год назад
Abaayo mcn ilaah haku soo celiyo awlada galadana shartoda hakaa qabto
@samiiroshire4917
@samiiroshire4917 Год назад
Yaa rabi yaa raxmaan allahayow uga sooqaad caruurteeda qalbigana uqabooji
@Maryam-gx5hr
@Maryam-gx5hr Год назад
Subxaanallah shartooda Allaha kaa xijaabo is adkee samirka adkeyso Allah ayaa fatxi kuu furidoona ❤❤❤
@halimoahmed2391
@halimoahmed2391 Год назад
samirka badi aallaha kula jiree kufaarada garabkeed allaha kabaxo hana ku hungoowdo rabitaankeeda insha allaah,adigana qalbiga allaha kuu qaboojiyo insha allaah
@fadumamohamud1990
@fadumamohamud1990 Год назад
Abaayo badi o kucelceli laaxawal walaakuwata ilaabilaahi inshaa Allahaa queer bu ale idinku badali doonaa lnshaa Allahaa
@ubahabdirizak6038
@ubahabdirizak6038 Год назад
Allahuma amen wllo ilaahay garab hakusiiyo stay strong
@NimoHussein-y4k
@NimoHussein-y4k Год назад
Inshalahaa waad ka guuleysan
@SacdiyoGuled-x4t
@SacdiyoGuled-x4t Год назад
Aamiin yaarabi
@umzakariya3553
@umzakariya3553 Год назад
Allah subxaanallah watacaalaa hakaa qabto shartooda
@leilamohameda6889
@leilamohameda6889 Год назад
Asc Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
@deeqaahmed2607
@deeqaahmed2607 Год назад
Ilaahayoow qalbiga kuu qabooji oo kaaga soo qaad caruurtaada Aamiin Yaa Allah ❤
@shamsahmed5327
@shamsahmed5327 Год назад
Amiin amiin yaarabi amiin amiin
@faadumokiinmohamed6403
@faadumokiinmohamed6403 Год назад
Ilaaheey hakaa qabto cadowga walaasheey walaahi aad ayaan uga xumahay waxa kugu dhacaayo ilaahey farxadaada hakuu soo celiyo
@SaidaShire-f3i
@SaidaShire-f3i Год назад
Ilahay waa qafuur raxiim abaayo ilahay baa faraj dagdaga kaaga baryay
@rawihassan8615
@rawihassan8615 Год назад
Qalbiga allaha kuu qaboojiyo insha Allah waa ka guleysaneysa niyada qeyr u sheeg waa ku dareemaya hooyan ahay sabarka aad sabartay danbi dhaaf allaha kaga dhigo 😢🤲🤲
Далее
WAA ARIN KU IMAATAY NASIIB IYO SAMIR…,
10:11
Просмотров 11 тыс.
Меня знают уже все соседи😅
00:34
Handsoms😍💕
00:15
Просмотров 4,8 млн
These Are Too Smooth 😮‍💨
00:57
Просмотров 5 млн
sh.saciid raage iyo abubakar maxamed
8:50
Просмотров 493
MUDO WAX AAN DABOOLAAYAY IYO 13 SANO MAXAA…?
10:08
Просмотров 16 тыс.
Bisha 6aad ee uurka - Hooyada uurka leh
8:06
Просмотров 2,4 тыс.
ARIN AAN QARINAAYAY AYAAN RABAA IN…..
9:45
Просмотров 11 тыс.
5 Sano Kadib Maxaa Isbadalay......
9:57
Просмотров 21 тыс.