Тёмный
No video :(

War sir hubkii ay maanta qabsadeed mareexanka kaas iyaga larabay in lagu xasuuqo 

Mudug Tv
Подписаться 2 тыс.
Просмотров 17 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

20 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 18   
@kingmo9457
@kingmo9457 Месяц назад
Habargidir. Malaha hubka. Mareexaanbaaleh
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn Месяц назад
Hubkaas Mareexaan waa haystaan meesha uu ka yimid macno ma suubinayso,waa qaniimo.
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m Месяц назад
waarun hadaljaasi hubkaa daarood baa lagu gumaadi lahas illaahay baana fashiliyay
@khadragelle7801
@khadragelle7801 Месяц назад
Mareexaan maxaa loo sheeganayaa waxay ila tahay hadii hogaanka wadanka loo dhiibi lahaa .in dhibkan joogaa dhamaan lahaa ma siyaad bare ayaa lagula coloobay mise caqligooda toosan oo maysayr baa haya somalidan xaasidku googooyey cuqubada mareexaanku waa taa somaliya ka dhex qaylinaysa reerkaas halaga ducaysto somali .oo dhan waa la dulmaa illahay hala jiro kuwa dulmiga .iyo colaada wadana xaqa .allah ha tuso
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Месяц назад
HUBKAN DAROOD MAXA BERBERA UU KAANYE SOMALILAND MAABA SOO DHAFYNE EE DAROODA IYO HAWIYE BAA ISKAA LEEH
@diniali9095
@diniali9095 Месяц назад
Sheekadan habargidir iyo marreexaan waa iska ogyihiin waxaana wata qorshahaan habargidir ayagoo ucaraysan xasan sheekh iyo barakicintii habagidir ee dabdemiska waa sheeko huuhaah haddaalinina habargidir iyo marreexaan hoosbay kaxariiraan.waa arrin aniga igu kooban sidaas ulasocda .
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue Месяц назад
Hubkaan waxaa soo iibshey xasan gurguurte
@kingmo9457
@kingmo9457 Месяц назад
Awal mareexaanbaleh😂
@bardacad
@bardacad Месяц назад
Xogta dhabta ah hubkii shabaab loogu talo galay weeye Warar hordhac ah ayaa sheegaya in, loona waday dhinaca Koonfurta Mudug, oo ay beelo kale kudagaalamayaan. Kala ah leelkase iyo Sacad Sacad baa lahaa Mida kale amxaaro hubkaan oo kale ma bixiso mana haysato cusub kaan io kale,, Duug iyo rasaas bay bixisa. Somali waa ku daysay Nabadeey
@NorIbrahim-pc7ys
@NorIbrahim-pc7ys Месяц назад
Macalinka wareega macaawinadii ay maanta Helen mareexaan waa guil
@caliducaale464
@caliducaale464 Месяц назад
Munaafaq kan iyo faarax macallin xanuun somaliland ahbaa haya udhinta ilaahaybaanu idiin barinaye
@charmarkecabdullahi8765
@charmarkecabdullahi8765 Месяц назад
Beenale cawa waxyar run ah helay
@halilmamohamed4493
@halilmamohamed4493 Месяц назад
😂😂😂😂😂 haye maxaad tidhi berbera ayuu hubku ka soo degay 😂😂😂😂 Dadkan maskaxdaa dhuustay
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m Месяц назад
war dhulbahantoow inoo baadha baabuurta meesha maraya
@user-hz2lv2zc4j
@user-hz2lv2zc4j Месяц назад
Hubkaa barbara ayuu kasoo dagey ogadeen ayaa gudbiyey
@faraxcabdullahi1581
@faraxcabdullahi1581 Месяц назад
Hubku wuxuu u socday sacad iyo gaalkacyo
@user-uu2nq3zs3x
@user-uu2nq3zs3x Месяц назад
Muxuu kudanbayn doonaa?
@ambarashkir3336
@ambarashkir3336 Месяц назад
In cadowga leyskaga cesho😮
Далее