Тёмный

Wararkii u Danbeeyey Beeshii Arab oo Kasoo Horjeesatay Doorashada Somaliland & Horseed oo Qaaday tal 

Taar Tv
Подписаться 243 тыс.
Просмотров 33 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

5 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 73   
@salmaomar-m1v
@salmaomar-m1v 2 месяца назад
Kk 25 years and full Cornell. Waligeed somali Dawlad manoqon
@husseinomar5942
@husseinomar5942 2 месяца назад
Kahin is a patriot and a stearing for the country ❤ you from Kenya 🎉
@FARDUUSCALI-s5j
@FARDUUSCALI-s5j 2 месяца назад
Aad io aad maxamed kaahin wa geesi qaran ❤❤❤🎉🎉
@CabdikhadarMaxamuud-b6e
@CabdikhadarMaxamuud-b6e 2 месяца назад
Guul Guul soomaaliland ❤
@burjilibax
@burjilibax 2 месяца назад
Wa ninkaliya e beeldhan maha warka iska hubi zxp
@AmEin-Dimaria8
@AmEin-Dimaria8 2 месяца назад
Waad mahad santy zhp ❤
@aadammax9534
@aadammax9534 2 месяца назад
Taar tv ku soco❤
@ahmedgoryahmedgory
@ahmedgoryahmedgory 2 месяца назад
broadcaster ur news 99% correct story /News long live to u and ur entire family insha allah
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 2 месяца назад
Muuse waa ninka sland ceebeeyay intuu cadawga u naageeyay ayuu dalkii bahdilay
@Kaligiisduul5
@Kaligiisduul5 2 месяца назад
Dolaalo dheere waare
@Man19699
@Man19699 2 месяца назад
Hebelkey Firdhiye kulahaa hhhh Aad & Aad,Libaaxa in magaciisa uu ku dhawaaqo carabku wuu qaban waayey 😅
@jaraf115
@jaraf115 2 месяца назад
War ma haysid caawa miyaa
@kamaludiinabikar3735
@kamaludiinabikar3735 2 месяца назад
Kani waa doqon qabyaaladiste uraya
@KuKuwait-i4n
@KuKuwait-i4n 2 месяца назад
Arab ha odhan ee Ururka horseed dheh . Ilaahaw saxaafadan dab shidka ah naga qabo.
@Tkmaxfan
@Tkmaxfan 2 месяца назад
Cabdilahi Darewal aya diidan doorashada. Beesha Arab wey codaynayaan weliba 100% waxay codka siinayaan Xisbiga Waddani. Ka naxow nafta waa.
@aishabarakalaafikummahadss1670
@aishabarakalaafikummahadss1670 2 месяца назад
Maxamed kaahin geesi qaran inuu yahay taariikhdisa wa la ogyahay laakiin dadbadan oo runta ku xanuunsanayaa jira
@YahyeIbrahim-hl8he
@YahyeIbrahim-hl8he 2 месяца назад
Guul somalilan Guul esnm
@Halgame334
@Halgame334 2 месяца назад
WAA HALAYAY UBAHAN IN LAGU DUL DHINTO...KAAHIN ILAHAY CIMTIGA HAW DHEEREEYO. INANAMO YAR YAROO HJ AH OO TUUG SH XIRSI IYO MAXAMUUD XASHI. MA BARBAR YAACI KARAAANN
@MohamudMohamedAbdiwahab-qe2nu
@MohamudMohamedAbdiwahab-qe2nu 2 месяца назад
Waar ninkani show waxan uu shubaa habeen walba waa sidan oo kale 😂😂😂😂😂😂😂😂
@farxanxasan7111
@farxanxasan7111 2 месяца назад
asc
@geeljire1658
@geeljire1658 2 месяца назад
Kan qabyaalad ayaa madax martay!!!!. Waxaad doonto ku hadal laakiin soomaaliya waa mid waxna kama bedeli kartid. Aragtida cidhiidhiga ah ee qabyaaladda ah ee soomaali necaybka iyo isku dirka ku salaysan ee uu ninkani shaqada ka dhigtay waa hal bacaad lagu lisay.
@abdirahman-b9l
@abdirahman-b9l 2 месяца назад
Maxaafadiuna uunbaad kasheekay naysaa
@Lagubaray
@Lagubaray 2 месяца назад
Tolow muxu taar tv kawada ina kaahin warkiisa caawaa? Caajiib,ariinku waa inu isleeyahay inakaahiin ethopianka kudiir ,cumar geele eriteriyaan,ciise samaroon iyo ogaden yirahada canfaar banu dagaal kulajiraa,baa darood rabaa inu S/L kuso weeraro, S/L waxa dagaalka ku bilaabay waa ogaden oo ethopiana hadeera isaga dagalka wada,
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 2 месяца назад
Waa been badanaa beerka caara ku goysey Odaygan aad beenta ku dhistay weligeed lama arag meel uu guul ka keenay ee isku xishood
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 2 месяца назад
😂😂😂🎉😢😮😅😊😊😊😊
@ahmedali5976
@ahmedali5976 2 месяца назад
Waar adeer wa ceebe ururka horseed iyo qabiilka faca weyn ee Arab Sheekh Isaxaaq Kala saara. Xisbigu hanjabaad digaag yar oo aanay waxba ka soconayn wuu ku dhawaaqi kara laakin qabiilku wa ka qiima badanyay waxaaso kale.
@AnwarHassan-o8j
@AnwarHassan-o8j 2 месяца назад
Ina biixi wasiir umu noqdeen hadu wax tar hore lahaa
@aminaosmanawad8575
@aminaosmanawad8575 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AxmedyaasiinFaarax
@AxmedyaasiinFaarax 2 месяца назад
Waryaa ina kaahin markuu la hadlayoo mujaahid hanuunsan hamaahsi libaax le markay higtu yeedho galbeed u hadaafe waryaa ina kaahin
@AnwarHassan-o8j
@AnwarHassan-o8j 2 месяца назад
Ahmed mire iyo Ibrahim dhagaweyne way ku maqlayaan waxaad shubayso ee ka xishood halgankii iyo beenta dabarka goosatay
@Cajab2008
@Cajab2008 2 месяца назад
Inakaahin miyuusan ahayn ninkay kubaxday futa ina kaahin ina galiya dagaal kii samriye ee dhulbantana uyaqaan dhex dag waligiiba ina kaahin dagaal uu dhulbante la galay kumuu guulaysan
@ahmednur334
@ahmednur334 2 месяца назад
Mxmed Benares run sheeg do ilahay kabaqaya
@keyseamare8658
@keyseamare8658 2 месяца назад
Waryaa ina Aadan Dirir, maanta waxaad noo sheegtay Doodii Habarjeclo uu soo hor dhigey Mohamed Kaahin - Markaas miyaad ku qanciseem in Muuse Biixi uuga tanaasulo oo uu Musharaxa Madaxweynaha noqdo? - Waxaan u fahmay warkaaga in lasoo wado Mohamed Kaahin ayaa ah Mushsraxa Madaxweynaha ee Kulmiye..
@alishilmohamed7368
@alishilmohamed7368 2 месяца назад
Arab daan dhagax?
@SaynabSalah-m9s
@SaynabSalah-m9s 2 месяца назад
Banal ayatahai anig Aya aqan m kahin enawidi wxuaha waa ninki marki burco lasoglyi waningi kacrari ,Marka niga yashgdona
@faisayussuf6953
@faisayussuf6953 2 месяца назад
Majid somalilandtu mel walaba way ka Tagen dhukodana xabashi bay ku soo hogaminayan miyiynan ka baqay in ay Inga dumyan
@AbdishakurAli-i6x
@AbdishakurAli-i6x 2 месяца назад
Arabow dawladnimada idinka asal u ahaa Ee dawladimada rabshada hagalinina
@AnwarHassan-o8j
@AnwarHassan-o8j 2 месяца назад
Been waa la sheega laakin wax maquul maxamed kaahin waxaan aad ka sheegyso walahay waa wax Laga khajilo
@abdirahman-b9l
@abdirahman-b9l 2 месяца назад
Maxumid iska sheeke
@maahirmooraal8728
@maahirmooraal8728 2 месяца назад
Wariye afqadhmuune beenaale taariikhdii SNM meelna inakaahin kumaleh iyo Inabiixiba waa Siigadheerayaashii Sabaayada Geesiyada SNM usoodubijaray.Macaruuraha 1988kii wixiikadambeeyay dhashaad namooday?beenaale Adeerkaa inakaahin geenya shaaximan waa fuley aan weligii goob colaadeed istaagin Isaaq waa isyaqaanaa.27 may in 1988 waxaalahaa maalintaa Axmed mire,
@Adnan-bc1vk
@Adnan-bc1vk 2 месяца назад
ALLA MAXAD GUUL AANU LAHAYN AAD SIISAY 😅😅 MARKII HORE WAXAN IS YIDHI WUU DHINTAY ILEEN MARKUU QOFKU DHINTO AYAA LA ISKA AMAANAA😅😅
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 месяца назад
Arinkaasi waa waxa ina hoosaasinaya geele nabad mawado mana rabo inuu usoowado soomaalilaan
@kaafikaafi
@kaafikaafi 2 месяца назад
MAXMED KAAHIN, WUU KUSAXNAA KAQAYBQAADASHADII #DAGAALKA, AXMAARO QANDHICILEEY SOOMAALI GALBEED, LOOGA XOREEYAY. #BALSE WAA KUFUDUDAADAY INUU #JABHAD, QABIIL KUDHISAN KADABA #BAQOOLOH!! WALINA DHEXTAAGANYAHAY!! WAR GEEDKU WAA #GUDHUF-GAADHUF!!?.
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 2 месяца назад
Been badanaa oo qabyaalad badanaa .
@SaleebanYuusuf-b2v
@SaleebanYuusuf-b2v 2 месяца назад
Saaka beentii ugu badnayd baad ku afurtay
@ibrahimmahmoud8860
@ibrahimmahmoud8860 2 месяца назад
War beenta inaga yare yaan leynagu qabasane intiisi hadhaafin inaader.ileen mudbaa ina dhageysanaysa
@ibrahimmahmoud8860
@ibrahimmahmoud8860 2 месяца назад
Waa siday tahay in qofka intiisi kagu eekusiyo ayay waxwalaba ku fiican yahiin qofka beenta sheega na xariista ilaahay ayaa ka fogaata marka ma qofbad dabi ugalsa waa nacasnimo
@Siciid-rg8ly
@Siciid-rg8ly 2 месяца назад
1:06
@MahamedclahiAadan-cm9uw
@MahamedclahiAadan-cm9uw 2 месяца назад
Markasta miyaladhagaxdhigay ninyahaw runsheeg
@Cajab2008
@Cajab2008 2 месяца назад
Madax Wayne fir dhiye afkaagu waa kari layaway inagumeedow
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 2 месяца назад
Djibouti gobal baas Ayaa udumay marahdii Alshabta soo urursaty
@makebravo7133
@makebravo7133 2 месяца назад
TAB IYO XEELADLE TUUG XAASHI U SHEEG ARAB TABTISA HAKU OGOLAYSIIYO
@sahradhoolchannel8657
@sahradhoolchannel8657 2 месяца назад
😂😂ina kaahin wuxu ahaba mantanu aragnay wuxu yhy anagu goobjogayasha mnta nahay beena aqbali mayno wuxu ahaaba muuse ceebeyey manuu garan ceenta kadhumo oo katag
@kamaludiinabikar3735
@kamaludiinabikar3735 2 месяца назад
Adiga iyo ina kaahin ba laba nacas
@tarikhcasha2136
@tarikhcasha2136 2 месяца назад
Beenaale beenaale beenaale beenaale beenaale beenaale futaxun gun guni dhashey dawaco khaniis laan xabsi jeclo
@AxmedyaasiinFaarax
@AxmedyaasiinFaarax 2 месяца назад
Been run u eeg baa la sheegaaye centi run ah xitaa caawa kumaad qaldin dirirow Isku khajil Qabyaaladuna waa cudure Odayga asaasaq ah dadku waa wada yaqaanee Yaad u waramaysaa
@faisayussuf6953
@faisayussuf6953 2 месяца назад
Wayo darodku waxay cadow u yaqanan somalida
@sahraaden6560
@sahraaden6560 2 месяца назад
Been low uraya
@aichadjama3711
@aichadjama3711 2 месяца назад
Stop ader storyiga maxamed kahin.
@makebravo7133
@makebravo7133 2 месяца назад
GEESI WAAYE M KAAHIN MARKAASAD TAAROW AD DAMEERO DABA ERYAYSAA SHAME
@CabdirashiidAxmed-lx3qu
@CabdirashiidAxmed-lx3qu 2 месяца назад
Beenaale taariikh aanu lahaynbaad siisay
@keysaismail9696
@keysaismail9696 2 месяца назад
Beenta joojiya
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 2 месяца назад
😂😂🎉😢😢😮😮😅😅
@alijeenyo6014
@alijeenyo6014 2 месяца назад
BEENTII UGU WEYNEED EE ADUUNKA WAA TAN NINKA XAAR TV. UU SHEEGAY MAANTA MIYAANAD ILAAHAY KA BAQAYNIN DADKANA KA XISHOONEEN HADALKAAGA OO DHAN WAA BEEN AAN RAAD LAHAYN MA CIYAAL MEESHA JOOGA WAX KASTA WAA LA OGYAHAY. BEENAWAAS WEYN OO AAN RUT AQOONBAAD TAHAY YAAHUU.
@AxmedyaasiinFaarax
@AxmedyaasiinFaarax 2 месяца назад
Beenaale qabyaaladayste ah caawa wuxuu yahay buu taar TV dadka u cadeeyey Yawaduus
@AxmedfooreGuure
@AxmedfooreGuure 2 месяца назад
Kuwaas maxamed kaahin
@MaliikaWarsame
@MaliikaWarsame 2 месяца назад
Maxdax wayanah 2025 maxmed kahin axmed
@xasanqawdhan4970
@xasanqawdhan4970 2 месяца назад
Beenaale nacallaa adiga iyo Maxamed kaagin ba ku yaal
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay 2 месяца назад
Arab wan tagera rag raga weye xage dorashadu jogta dalka walaguso dulay debed iyo gudo xoreyn bu ubahan yahay
@ashaabdullahi4659
@ashaabdullahi4659 2 месяца назад
Beenaale
@farxanxasan7111
@farxanxasan7111 2 месяца назад
asc
Далее
Women’s Goalkeepers + Men’s 🤯🧤
00:20
Просмотров 1,9 млн
Epic Reflex Game vs MrBeast Crew 🙈😱
00:32
Просмотров 2,9 млн
API integration Course - Modern Python with FastAPI
3:49:36