Тёмный

SIDEE MAREYNAKU UGA JAWAABI DOONAA DUQEYNTII MARKABKIISA EE XUUTIYIINTU GAYSTEEN? 

HBN Online TV
Подписаться 338 тыс.
Просмотров 45 тыс.
50% 1

SIDEE MAREYNAKU UGA JAWAABI DOONAA DUQEYNTII MARKABKIISA EE XUUTIYIINTU GAYSTEEN?

Опубликовано:

 

6 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 58   
@billeqabowsade6518
@billeqabowsade6518 7 месяцев назад
Jawaab mahaayo inuu wuxuu sameyn jiray sameeyo mooyaane duqeyna waxba kama bedeli doonto awood ayuu ismooday balse awooda allaah ayaa Leh iyo muslimka waana guuleysan doonaa in shaa allaah
@abdiazizali6198
@abdiazizali6198 7 месяцев назад
Mahadsanid M med M mud Cadde HBN TV iyo Mowliid Xaaji
@sacaddhaalib2336
@sacaddhaalib2336 7 месяцев назад
Waan idin wada salamay M&M subax wanagsan waad ku mahadsan tihiin wararka aad no so gudbisaan
@CabdallaxaajicusmaanXaaji
@CabdallaxaajicusmaanXaaji 7 месяцев назад
Allahayow guul degdeg ah sii reer Falastiin jihaadka way ku samreene. Aamiin Aamiin Aamiin. Yaa Allaah.
@khadija-zy3zc
@khadija-zy3zc 7 месяцев назад
Ilaahay xuutiyiinta, iyo Reer palestiinba ha guuleeyo, Aamiin aamiin yaarabi
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 7 месяцев назад
Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade ❤❤❤❤malinta iyo bisha noosheeg
@Ahlamsharif8984
@Ahlamsharif8984 7 месяцев назад
Thank you Mohamed Mohamoud Ade😊
@aweysa.1422
@aweysa.1422 7 месяцев назад
Asc jimca mubaarak ,Moowliid waad iga qoslisay markaad tiri mareeykan yuu qudbadaan u jeedinaa hadeeyna ka dhageey saneen xuuti iyo xamaas .Thanks bro
@Abdi-q3d
@Abdi-q3d 7 месяцев назад
اللهم انصر اخواننا في غزه ❤❤❤
@suldaankaahmed2445
@suldaankaahmed2445 7 месяцев назад
Xuutiga waa team keyga aniga 4 dhibcood dheer Team kii M.M.CADE ee Hisbullah
@sadiyaadan-x6o
@sadiyaadan-x6o 7 месяцев назад
Jawaabtu Waa.namjoojineyso.cadawga Ilashey.rabadanta.ayaa.la.qabtaaa.guul Ilaah.aamiin❤❤❤❤❤
@nafisaabdullah5198
@nafisaabdullah5198 7 месяцев назад
Inshaallah qayr
@AhmedIbrahim-dj4rm
@AhmedIbrahim-dj4rm 7 месяцев назад
Isha allah
@OmarOmar-rw4he
@OmarOmar-rw4he 7 месяцев назад
GUUL INSHALLAH 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@HusseinMaange
@HusseinMaange 7 месяцев назад
allah jabiyo kufaarta isbaheysatay aamiin illaahow u gargaar falastiin xuuti xisbullah aamiin aamiin
@mohamedabuukar
@mohamedabuukar 7 месяцев назад
Maxamuud cade warkiisa waa lagu cajisaa ee fadlan ha fududeeyo ama kaba badal plz
@OmarAbdi-mi9dt
@OmarAbdi-mi9dt 7 месяцев назад
Asc HBN ❤❤❤❤❤❤
@HoodoabdiAbokor
@HoodoabdiAbokor 7 месяцев назад
Waa lala xisaabtami awoodi ALLE baa la sheegnaya maxa la kibray ALLOW kibir jabi sida yuhuuda
@AishaBarre-m9f
@AishaBarre-m9f 7 месяцев назад
Ilaahow awoodaada kuqabo Daalimiinta
@ibrahimjibrile9606
@ibrahimjibrile9606 7 месяцев назад
Alxamdhulilah. Guuul .geesiyasha. xuti
@DarbiAlbaab
@DarbiAlbaab 7 месяцев назад
🎉 okay
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 7 месяцев назад
Walaahi gumaysigaa cusub ee Isla wayna ahi wuu jabi sidii uu igu jabay Vietnam afganistan iyo Somalia isaga uu fulaysan ayuu ugu jabi
@MouminHersi
@MouminHersi 7 месяцев назад
Mareykaka iyo igliska waa ina lagula xisabtamo wexey kaa samenian bada as
@rajiinaboolaybeauty
@rajiinaboolaybeauty 7 месяцев назад
👌
@suldaankaahmed2445
@suldaankaahmed2445 7 месяцев назад
😂😂 Mowliid noo dhibco tiri Aniga iyo Khabiirka M.M.CADE
@ahmedismaciel5465
@ahmedismaciel5465 7 месяцев назад
MARAYKANKA AWALBA WEESO UMADHAWRAYN OO HORAY AYUU DHIIQO UGUJIRAY TILAABO KASATANA WAA LAGAFILAYAA
@mop01-r4f
@mop01-r4f 7 месяцев назад
Ku saliy nabiga ❤
@seynabcali4205
@seynabcali4205 7 месяцев назад
Mareykanka moxow qaadi karaa keliya wuxuu duqeykaraa maatida iyo ciyaalka
@MouminHersi
@MouminHersi 7 месяцев назад
Anikuu wan guracesanahey xuutiyinta takerada walalohod rey gaza guulesta allah ha ni xafido
@Abo_bilal511
@Abo_bilal511 7 месяцев назад
❤💚🇸🇴🇵🇸🇸🇴✅🇸🇴good news
@IbrahimHabibullah-h9o
@IbrahimHabibullah-h9o 7 месяцев назад
Nabaadeen
@guriceel7971
@guriceel7971 7 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SakariyeSakariye-zg2yi
@SakariyeSakariye-zg2yi 7 месяцев назад
maogtahay nabsiga iyo xaqa iyo dulmigu inay sida waxnool ookele ay yihiin haa waa waxnool ooili maqabatay ah aduunkana sitoos ah ayay ugashaqeeyaan waxayna talaabaqaadaan marka fadanbiyeedadu aygaadhaan heerculus kuwa qarsoon iyo kuwa muuqdaba waayahay hadaba dulmigu waxa uumooffeeyaa ama uubisleeyaa cidii dulmi gashay maarkaana waxa uu casuumad usiiyaa oocana xaqa macnaha dulmigu waadiyaargareeyehii ubesleeyihii casuumadii uu cunilahaa xaqu hadaba nabsigu waa caayaha kuwaladumay hadaba maraykanku iyo israaiil inbadan ayaa lasookarinayay hada sifiican ayay ubislaadeen waa farokucun way moofoobee moofoobeen mindi loodoonanmaayo faraha ayaa lagu cunayaa balhadan iyaga ooberihori bislaaday ayay dab iskusiishidayaan ooay dulmi iyo iyo kibir iyo xasuuq iyo xasard siiwadaan alladoqonsanaa igaqor cidkasta ooladagaalamaysaa siyaable ayay ugaguulaysandoontaa
@husseinaden7560
@husseinaden7560 7 месяцев назад
Waad ku mahadsantihiin warbixintiina
@mustafemaxamedmuxumed2862
@mustafemaxamedmuxumed2862 7 месяцев назад
GUUUUUUULLLLLLL ❤❤❤❤❤❤❤❤ inshaa.alallaah
@guriceel7971
@guriceel7971 7 месяцев назад
nugliyeer ayuu ku dhifan aabaha argagisa aduubka.
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 7 месяцев назад
Maraykan iyo dabadhifkiisa ingiriis boqortooyada gabalkeeddu dhacay ee ku danbaysay ayga maraykan was in la iska dhiciyaa bad iyo bariba lagu beegsado waa naf la caari
@husseinhassen6662
@husseinhassen6662 7 месяцев назад
hanjabaada dofaarka buu noqday warkinii
@guriceel7971
@guriceel7971 7 месяцев назад
jawwabta dulminta; waa in la laayo muslimka
@MuseMucad
@MuseMucad 7 месяцев назад
Allha babiyo sahnuuniyada iyo marykanka
@maxamedshariif8191
@maxamedshariif8191 7 месяцев назад
USA wuu dhayalsanaa awooda Xuutiyiinta
@AishaBarre-m9f
@AishaBarre-m9f 7 месяцев назад
Mareykanka yaa warkisa dhageysanaayo tuug weynaaday waaye
@HusseinMaange
@HusseinMaange 7 месяцев назад
@guriceel7971
@guriceel7971 7 месяцев назад
mareykanku malmadab ma asagaa le
@MuseMucad
@MuseMucad 7 месяцев назад
Allh gulaayo xamaas iyo xootiyiinta
@XasanAdan-x1w
@XasanAdan-x1w 7 месяцев назад
aad iyo ayaad u mahadsan tihiin al ustaad maxamad cade iyo mowliid xaaji wlhii mawliid waa barnamij daadiye kii ugu fiicna waayo waxasd arkaysaa suaalaha xikmadaysan ee mar walba uuwaydiinayo falanqeeyaha wararka caalamka al usdaad maxamad cade su aalo u aad uga helo isla markaana muhiim ah ayuu waydiinaysa sxbyaal halkaas ka wada wlhi dagaalkii 7 ogtober ilaa hada ayaan idiinku xiranahy
@ashasalah2835
@ashasalah2835 7 месяцев назад
MAREYKAN OO JABHADO CARBEED LA DAGAALAYO, SOW TII LA ORAN JIRAY WAA QUWADDA CAALAMKA, TAASI WAA BEEN, WAA KAN KUU NOQDAY , JABHADDIHI CARBEED.
@samraabdullahi4779
@samraabdullahi4779 7 месяцев назад
Hal qof in laga dilo wax weyn la tahay . Dulmigooda waa caadi duliyaal nacalaa idinu taal
@AmranCumar-wi1mc
@AmranCumar-wi1mc 7 месяцев назад
Baq baqda maraykanku wa far dheratay
@abdirashidmaxamed4665
@abdirashidmaxamed4665 7 месяцев назад
Diyaarad wax duqaysa haddii ay wax tarayso, ururkii la yaraystay ee TAALIBAAN, waa kuwii NAATO oo dhan ka adkaaday. Yamaniyiintu waa geesiyiin, reer galbeedka iyo dabadhilifyadooda boqorrada Carabtu kama adkaan karaan.
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 7 месяцев назад
Waxay Ila tahay in loo midoobo reer galbeed yuhuuda iyo carabta dabadhifka ah ee u ageegta iyada oo weliba gaashaanbuur lala noqonayo ruushka shiinaha koreada woqooyi iwm
@axmedcali9128
@axmedcali9128 7 месяцев назад
Khariradu sland hakarebin
@abdilahimohamed4997
@abdilahimohamed4997 7 месяцев назад
Please remove the old man
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 7 месяцев назад
Maraykan maxaa ka yaal bada cas aabaha argagaxisada imisa dal ayuu sharci Daro ku weeraray waa in la iska dhiciyo dagaal oogaha nabada dunida ah halis
@abdirahmanaahmed2718
@abdirahmanaahmed2718 7 месяцев назад
Madaale mowliid salaan sare
@seynabcali4205
@seynabcali4205 7 месяцев назад
Qurunka midoobay qaramo maaha kuwaasu
@maxamedshariif8191
@maxamedshariif8191 7 месяцев назад
USA wuu dhayalsanaa awooda Xuutiyiinta
Далее
Qisada Xasan Aadan Samatar iyo Deeqa Bilan
12:06
Просмотров 41 тыс.
НЕ БУДИТЕ КОТЯТ#cat
00:21
Просмотров 1,2 млн
Women’s Free Kicks + Men’s 😳🚀
00:20
Просмотров 9 млн