Тёмный

Wararkii u Danbeeyey Kulankii Somaliya & Itoobiya ee Turkiga oo lagu Kala Kacay Somaliland & jabuuti 

Taar Tv
Подписаться 242 тыс.
Просмотров 40 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

29 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 49   
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 месяца назад
Guul soomaalilaan❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@faisayussuf6953
@faisayussuf6953 3 месяца назад
Hadii aynu somaliland nahay waa in aynu Somali ahana maxa xabashi inaga galay
@zahrasaed791
@zahrasaed791 3 месяца назад
GUULEYSTA SOMALILANDEROOW OOCADAWGIIN JAB 👆✊🤲🏽💚🤍❤️🫡🎉🎉🎉🎉❤️❤️❤️❤️❤️🫶🫶🫶🫶
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 3 месяца назад
Cadawga Somaliland waa jabaya wlhi meel uujogaba dee
@FathiaAsso
@FathiaAsso 3 месяца назад
GuuL SOmaliland 💪💪💯😅💪🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂🤣🤣🤣
@MohamedIsmael-f1j
@MohamedIsmael-f1j 3 месяца назад
Ciidamada taliska Galbeed ayaa lagu haleynaya oo ku filan waxaas i.n
@m.khadarhassan8637
@m.khadarhassan8637 3 месяца назад
Tawtawle mashruuc kusoo qaatay eray bixinta KOONFURTA somalia
@garyaqaanmuuseyuusuf4793
@garyaqaanmuuseyuusuf4793 3 месяца назад
The Rebirth Of Somaliland (2): The Process Of The Union And The Act Of Union
@mustafehussein288
@mustafehussein288 3 месяца назад
Mida kale Diriroow ha odhan koonfurta Somalia, ileum haddii kale waxa inagu rumoobaysa waqooyigiiye. Somalia uun ku daa niyaw. Iyagaa waqooyi iyo koonfurba isku ahe
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 месяца назад
Geelaha jabuutay iyo gurguurtaha xamar waanu ka adkaanay waanan ka adkaan dooonaa insha allaah
@geeljire1658
@geeljire1658 3 месяца назад
Faan, been iyo soomaali nacayb waxba ma taro, waxna iska celin maysid oo wixii aad 33 dhoob dhoobaysay waxaa soo afjaray ciyaal yar yar oo Ak47 wata. Soomaaliya waa hal mid ah.
@MohamedIsmael-f1j
@MohamedIsmael-f1j 3 месяца назад
​@@geeljire1658adaa indhahaaga wax ku arki doone xaalka daji
@MaxamedBuraale-jl7hv
@MaxamedBuraale-jl7hv 3 месяца назад
P P P P P 😊 Pp P P K​@@geeljire1658
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 3 месяца назад
​@geeljire1658 wa maxay baroortu?😂 war ti afwayne ayan afka dhulku ugu dhuftay markasad i faanaysa kuwo yaryar o an 33sno xiniinyahayga kuhaystay o an xornimo melku gaadha siiyay 2023😂
@Sheekoside
@Sheekoside 3 месяца назад
​@@geeljire1658car hadaad somalino doonayso car Jabuuti waa Somalia dhe ama madaxweynahaga dhe dhe midinkaaba maamulaba banadir hhhh😂😂
@yusuf-q8p
@yusuf-q8p 3 месяца назад
Adeer Abii Axmed ina Biixi wuu la meeraystay may is tidhi...Turkiga ma heshiiskii ayaa looku saxeexaya xabashiga Eyga ah..wuu la meeraystay somaliland.
@Sirad47
@Sirad47 3 месяца назад
Soo socda dhe,awdal aad xoraysaad sheegaysaaye haddaan giryaad lagugu oodin aan abeesadu ku cunin beenbaan ku sheegay.
@faisayussuf6953
@faisayussuf6953 3 месяца назад
Anaguna hadanu shacaka somaliland nahay waxanu garab taganahay jabhada gadabursi wayo xabashi dalkayaga la keeni mayo
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 3 месяца назад
Somaliland maanta ayuunbay dhabadii aqoonsiga heshay walaahay yaanay dib uLaaban
@faisayussuf6953
@faisayussuf6953 3 месяца назад
Ciidamada taliska galbeed iyo waxii cusub ee imaka la qurbaha waa in ay xabashi ka hortagan maxa Somali laga raba waa yabe
@cabdijibaar9330
@cabdijibaar9330 3 месяца назад
Nin kaa taar tv waxaanoo libaaxyo ka sheekayna ma wuxuu ka dhaxlay awawgii
@faisayussuf6953
@faisayussuf6953 3 месяца назад
Anagu hadanu shacaka somaliland nahay goni gosat waa ka tanasulay wayo xabashi dalkayaga la keeni Mayo somaliya ha midawdo anaga oo isaq ah baa tas aminsan Muse ha dhaco
@geeljire1658
@geeljire1658 3 месяца назад
Been seeka ah 24saac. War sow been kama daalo kani
@DhaxalDareen
@DhaxalDareen 3 месяца назад
Quraarada ha layska arko 😂somali asal ah😂
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 3 месяца назад
Innaalillah wa innaa ilahay raajicun.
@fahiimae7336
@fahiimae7336 3 месяца назад
Meeleeshiyadaa reer Borama haka hor tagaan waayo cid kale wax ka qaadi mayaan ee nabadaa gobolka Awadal ayaa loo socdaa in la weerero. Shacabku ha iska gartaan oo intaanay sidii Lascanood noqon haka hor tagaan
@geeljire1658
@geeljire1658 3 месяца назад
Adeer ninkasta isaga ayaa magaaladiisa sayid ka ah. Boorame waa soomaaliya
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 3 месяца назад
@@geeljire1658 Adiga meelaha dadka Somaliland ku doodayaan maxaa ku dhex joojay...Halkan ay ciyaya uumbaa laguu arkayaa.. Dhibaato ka badan ta Somaliland ayaa idin haysata, taa wax ku darso...
@geeljire1658
@geeljire1658 3 месяца назад
@@Aw88-c1r Wax soomaaliland la dhahaa maba jiraan.
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t 3 месяца назад
Hadal kada waa sax waye nin kasto mel daga ayo manula
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 3 месяца назад
@@geeljire1658 Wax Soomaali la yidhaana ma jiraan.
@mustafehussein288
@mustafehussein288 3 месяца назад
Waynu afuufaynaa wixii Somaliland soo waajaha
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 3 месяца назад
TaarTv Wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul soomalilnd 💚🤍❤️ Guul ictiraafka jamuriyada barakeeysan soomalilnd
@nurqalinl
@nurqalinl 3 месяца назад
Dooqo. Sixran
@fardusajamamire2929
@fardusajamamire2929 3 месяца назад
Allah ha jabiyo huwanta iyo argagaxisada Amin yaa Allah ❤❤❤❤❤guuuuuul jamuriyada Somalilaan guuuuuul insh Allah ❤❤❤❤
@faynuus4438
@faynuus4438 3 месяца назад
Thans all somalis
@khadan9971
@khadan9971 3 месяца назад
Taariikhad warka aad sheegeyso sheega bishu.inta tahy ma imkaa shalayba ma marhore baa
@Halgame334
@Halgame334 3 месяца назад
XUKUUMADA SL XADKA JABUUTI VIIIDAMO TIRO BERLA HA GAYSO HA GOOOGAYSO CIDAY JABUTI SOO QALABAYSA
@CabdisalaanSulub1
@CabdisalaanSulub1 2 месяца назад
@Halgame334
@Halgame334 3 месяца назад
XUKUUUMADA SL YAANAY DHAYSLSA 4GUUUTO DAD IYO XOLABA GUBAYA CIDNA U TUDHAYN JALA GEEEYO DEGDEG
@AbdiMohamud-wu9kp
@AbdiMohamud-wu9kp 3 месяца назад
Waa war weyn
@Burcawi24
@Burcawi24 3 месяца назад
Warki habenimo
@AsmoCadeey-fr7vu
@AsmoCadeey-fr7vu 3 месяца назад
Jabhadan Awdal Sidii SSC Khaatamo Ayay Hubka Ka Furanayaan Ciidanka Somaliland Saraakiisha Ciidanka Somalilandna way Qsaqabanayaan Sidii Gooja Cade❤
@geeljire1658
@geeljire1658 3 месяца назад
Waa dhammaadkii kooxda gooni u goosadka SNM. Insha allaah.
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 3 месяца назад
MAYD HADLAAYA, KAMA DUWANID!!!!!!.
@geeljire1658
@geeljire1658 3 месяца назад
@@mustafahassan2555 Shinbir waliba codkeed ayay cidaa
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 3 месяца назад
@@geeljire1658 SHEEKO DAAROOD KA ILA DHAAF!!!!!.
@basheyasin4101
@basheyasin4101 3 месяца назад
Fadlan ku bedel ereyga xabuush, ethiopia. waayo iminka ethiopia kama taliso xabuush amase amxaaro.
@YusufAdamBusiness
@YusufAdamBusiness 3 месяца назад
Yusuf 4:49
Далее
DAXSHAT!!! Avaz Oxun sahnada yeg'lab yubordi
10:46
Просмотров 388 тыс.
Трудности СГОРЕВШЕЙ BMW M4!
49:41
Просмотров 1,6 млн
DAXSHAT!!! Avaz Oxun sahnada yeg'lab yubordi
10:46
Просмотров 388 тыс.