Тёмный

Wararkii u danbeeyey Puntland oo Sheegtay In Somaliland iyo Alshabaab Dadka Ku Laayaan Laascaanood 

Taar Tv
Подписаться 238 тыс.
Просмотров 44 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 52   
@iqroali7019
@iqroali7019 2 года назад
Guuuuuuuuuuuuuul somaliland
@iqroali7019
@iqroali7019 2 года назад
Somaliland viiva isaaaq viiva isaaaq farmo guuuuuuuuuuuuuuuul
@xamsexuute1131
@xamsexuute1131 2 года назад
Wasiirka butiland nacas naacleynaya weeyaan oo xil loo dhiibaY aabahaa siyaad bare ayaanu ka yaabiney ku dheh
@iqroali7019
@iqroali7019 2 года назад
Guuuuuuuuu
@liontv162
@liontv162 2 года назад
Kkkkkk wariye dhamaystiran weeye Wariye maxamed adan Dirir
@sahrafarah8834
@sahrafarah8834 2 года назад
Kaa puntland waa Habar hiinastye Waxa uu qaadan kaarwaaye siida Wacnyde Lasscanoda loogu soo dhaweye Madaxweyn Somaliland
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 года назад
Binadir kkkk banaadir weeye
@Noredin20
@Noredin20 2 года назад
maad fahmin. Dir aya bineeyey. bina Dir
@ahmedgarodhi8969
@ahmedgarodhi8969 Год назад
Shekadda nacnacda aah oo nacaasnimadda aah hoyadda Usheeg Nacaas yohou faqash foqool faqash Riya kujirtan
@ayaansiciid3819
@ayaansiciid3819 2 года назад
Maxaad Ka macaanayn hadalka Liita ee butlaan Waligood waa hanjabayeen koobna ma biyeyeyeen Waa caadadood
@uk16944
@uk16944 2 года назад
Puudyerland
@MaryamAli-rx3jp
@MaryamAli-rx3jp 2 года назад
Waxaadtahay dameerciya wararka Guna waa Kuwaxayawaanka wasiirka buntlaanm waageesi
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 Месяц назад
Ma argagixsadi ayay uu yeedheen ayu Somaliland dusha ka saraya
@mukhtaarabdi9403
@mukhtaarabdi9403 2 года назад
Taar tv salaan sare
@amdualeh5802
@amdualeh5802 2 года назад
Nin daad qaaday xumbo cuskay,Tani waxay cadaynaysa awood la'aanta iyo Tamar darrada pusteland.
@ibrahimhassangagale6923
@ibrahimhassangagale6923 2 года назад
Majeerteen fulaynimo ayaa ka keenaysa hadalkaas
@mohamedsaid7338
@mohamedsaid7338 2 года назад
Soomaliland laascaano iyadaa heysatee magaalo lugu dhuumankaro maahan. Maxey usoo qabqaban weydey dadka wax garadka dhameeyey hadaan wax laqrinayo jirin.
@maryamyassi6235
@maryamyassi6235 2 года назад
Qabiil maataha mis warriya
@omersulaman9959
@omersulaman9959 2 года назад
Dameer aan fuushanahey duusadisa maxy iga qaadi
@cabdimalikshafi3636
@cabdimalikshafi3636 2 года назад
mawaxad tidhi biladamir butin
@SultanAhmed-et3vc
@SultanAhmed-et3vc 2 года назад
WAA RUNTII HUUNNO DHULBAHANTE MAYDKOODA AYEY WADHI LAHAAYEEN, GELINNA KUMA LUQLUQDEEN ,EE HABARJECLADA TUKARRAQ JOOGTA AYAA U KADDEY..
@buufiyahaweyn7430
@buufiyahaweyn7430 2 года назад
HHHHHHH YAA FAAN WEYNAA IBNU AADANKA AFLAGADEYTIISA DARAJO KUMA KORDHISO LAKIN DADKA XANUUSANAYA WEY KU NAFISAAN NOCAGASO MIIDHAN AYAA CIDII SHEEGANAYO SHARAFTA KA DILA ILEEN SHAKJSIYADADU HADAL KAGA SHEGE DICIIF ILAA DICIIF HA NAGA DILIN MAGACA GARXAJIS SASAA LA ODHAN LAHAA CALACAL BADHACIS KAMA IL BAXO BADHAQ DAYANKIIYE NEEF XANUUSANAYA
@sahrafarah8834
@sahrafarah8834 2 года назад
Nacasnimada dhabayco kuu haantatacye Sool gormye puntland Nooqotye
@buufiyahaweyn7430
@buufiyahaweyn7430 2 года назад
HHHHHHH HALKANI WAA TAAR BEENA TV WAXAN HALKAN IDINKU SOO GUDBINA WARAR BEENA OO WALIBA NEENHAEASNIMO WARAN KA DIB MARKII AAN OGAADEY QADADWEYN BEEN MOYE AANEY RUNBA DHAGEYSAN AYAAN BILAWNEY WARAR KA DHANA SOOMALILAND SI AAN FIYU BADAN IDINKA HELO SHARE GAREY VIDEO SI UU U GAADHO DAD BADAN OO SOOMALILAND NECEB
@maxamedxaaji5461
@maxamedxaaji5461 2 года назад
Somalan. Iyo madax jibis. Shaki. Malha
@najaxahmed867
@najaxahmed867 2 года назад
tukaraq dhulbahante ayaa degen majeerteeniya lagama ogola
@faysalmire7624
@faysalmire7624 9 месяцев назад
U arab emarat Waa cadaw
@abdiismaciil3352
@abdiismaciil3352 2 года назад
Kanwabede inadenye
@mahadguray4241
@mahadguray4241 2 года назад
Caliguray waa runsheega soomaaliland waayo dadka kale hadalka way ag fadhiistaan Anaga madaxa ayuu noo saaranyahay cali guray Mxmud xaashina runta ayuu u sheegay
@nuromar8984
@nuromar8984 2 года назад
Puntland waa qosol beenta oo sheega
@danabguuled5491
@danabguuled5491 2 года назад
wasiirka Puntland waxan leeyahay Gurxantaye maxaad tari, Qaylisaye maxaad qaban. Samadiyo wax kaa dheer miyaad sacab la gaadhaa.
@lebumphoo7183
@lebumphoo7183 2 года назад
Taas wa run ee cay maha
@mouhiyadineahmeth4000
@mouhiyadineahmeth4000 2 года назад
Waxa waydiin o gaal ka sheeg ne hhhh
@paulkhalif3299
@paulkhalif3299 2 года назад
Jigiigaa, JIDWAAQ ABSAME OGADEN ONLF Soomaali GALLBEED: HOW IS. YOURS CHILDREN FUTURE Like : Who is your Leader? Axmaarro, Tigarye, and. OROMO; or Canfaar ; Whom are those. Your Leader; Who is Owner Jigiigaa in very soon. Axmaarro, or. OROMO, or Tigarye , or. Cafaar / Canfaar; Which city or Village , or Country Jidwaaq --JiGa- ABSAME Ogaden Soomaali Gallbeed ONLF Soomaali Gallbeed; Where you wanna to go which Country you wanna to be a Refugee; ?
@Cirguje2
@Cirguje2 2 года назад
Goorma ayay majeerteen gaalo la dagaalameen kuwii tayaaniga iyaga oo madaxa ku sida Muqdisho geeyay ayaa cid kale wax ku sheegaya
@najaxahmed867
@najaxahmed867 2 года назад
waxa lagu yaqaanaa in dad ay laayaan oo heer somaliland ah sidaad somaliland usheegataa hadana waakaa leh snm baa wax leysa waar dhiigyo cab ayaa tihiine naga amusa
@sahramohomed1154
@sahramohomed1154 Год назад
😅😅
@awenoolays6540
@awenoolays6540 2 года назад
Daarood ayaa kugu soo duulaya oo ah kan iska leh ariga aad leedahay waan goosanayaa oo ingiriis ayaa na siiyey oo ha moodin shaqsiyaadka dhulbahante iyo warsangali ee kuu soo shaqo tagay iyo kuwa raba inay deegaanadooda ka dhistaan labada dhinac oo waxa iidoor soo baryana iyo wixii somaliya iyo puntland siiso oo iska labo canlaynaya inay gooni isu taag kula qabaan oo kugu raacayaan oo run iidoor moodsan yahay qowda maqshiida balse waxba haw qabanta daaroodka sool iyo sanaag inay tiro aad gooni isugu taagto ku siinayso oo anagoo daarooda oo gobolkaan somaliyeed ka soo jeeda ayaan gooni goosad doonayn oo habarti wasow caqli yeelo oo ogow shiikh isaxaaq isagoo labo go' oo cadcad iyo labo kutub iyo ubo weeso iyo tusbax wata inuu ugu yimid Suldaan shiikh Cabdiraxmaan Ismaaciil Jabarti (adayru bi idnillaahi oo reer samaalihii hore u hikaadsadeen "daarood") xiis iyo mayd oo uu ku soo dhaweeyey oo ugu dhisay oo ugu xoolo gooyey oo uu ku magacaabay wadaadkii beelihii suldaanka daarood halkaas ugu ahaa. Dhoohane muuse biixi cabdi dhulkaad somaliya ka dagan tahay waa dhul daarood haddii aad iswaalka dayn waydaan adiga iyo iidoorka ku ayidsani waxaad iska xaadirin doontaan deegaamada biyomaalka halkaasoo shiikh isaxaaq ka soo jeeday isir iyo abtirsiinyaba oo daarood deegaamadiisa dib ayuu idiin ka soo ceshan doonaa kooyto yahay rag deegaamadiis ku kibirtay. Haddaan daarood oo dhan isgu habar wacaynaa oo kicinaynaa buulo xaawo ilaa sool iyo sanaag iyo somali galbeed iyo meel kasta oo daarood dago si ay barqo iidoor cagta u mariyaan muuse biixi cabdi tuug yahow tuugu dhalay ee quti. X
@Qowdhan99
@Qowdhan99 2 года назад
Pland waa xaaraan
@maryamyassi6235
@maryamyassi6235 2 года назад
Adiaga aya eeh
@jaamacwayrax9415
@jaamacwayrax9415 2 года назад
Waar waa beenale wuxuu usheego reer budland garawayay oo ah iga gee ilayn hadaad benshegayso waxa lasheegaa ben run ueege
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 2 года назад
somalida gumaystaha waxa soo hogaamiyaay majeerteen oo qatay lira ay ku iibinayan dhuulkooda ka dib waxa ku dayday somalidii kale koonfurta ka dib waxaa ogaday isaaqaii oo ingriiskii ku yidhi dhulkayga ana leh ciidamo ma keeni kartid kumana dhalaysid ka kaa dhintaana maydkiisa qaado Somaliland taarkhiiida aduunka uguma taalo in la gumaystay waxa ugu talaa inay ahayeen laba wadan is ilalainaya hadaba kan fanaaya dhulbhante waxa u yimi cabdule xasan oo dhibaatada ula soo galay ka dibna waxa u gurmaday Isaaaq oo difaavay Isaaqa waxay u dagalameen somalida degta itoobiya kuwan dhulbahnte somalid guud ahaan yemen marki ingiriis weeraray cusmaniyinti hadaba dadkan somalia inty u yeedheen talayaniga iyo galada kale ayaay hadalayaan ninki xor aha ee magacii somalida qatay wa Somaliland somalidii kale ila hada waa ku jiran gumaysigii xorana maba aha iyaga moodaya inay xor yihiin hadaba shydanka naarta waxa geliyay faan iyo kibir ha ku daadatan halku shaydanka ku daatay kuwan beenta ku fanaya magaca darwiiish waaxa laha nin hj ah malaha cabdule xasan ama dhulbahnte ingriis wuxu qoray maskada ka danbaysa dadkan xaaji suudi wuxu yidhi kuwna kale mid wax qora ama akhriya kuma jiro ninka waxan odhan ka danbeyaa wa xaji suudi hadba beenta ay wadan waxa ku filan hadii darawiish oo geel xaday oo ka dibna laga soo reerbayay wax wayn laga dhigayo 17 nin ee khasuusiga dhulbahnte xabad bay ku leeyihin isaaqa ayay u badan yihin ragaasi marka bentaa aay ku hadaqayan wan la fajacay berigaa dhulbahnte wa qaawana wa ragi cabdule xasan ku yidhi dhiman maysan awliyan ahay oo idin marki mayso marki uu dhintay dad waa kuwii ka baxay darawiishtii dadka gaaloobay uu sheegyo dhulbahnte ahayen kuwii la baxay willion sow dhulbahnte muu ahayn awooda uu sheeganayo ninkan hada ha isku difaco dhulka isaaqa ingriis kuma dhacayn lakiin iyaga isaaqa ajuuran hawiye intuba difacayeen dhulbahnte haday caqli leeyihiin maxaay markay madaxa isu duubtan dadka kale dusha uga saarayan ma isaaq baa la jooga wa qof xanuunsanaya snm iga wala bartuu joogo ayay ugu tegi karan ciidmada somaliland haday ugu soo galaan meeshuu joogo sidiisi buu isku banayaa
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 2 года назад
@Cawaale Cilmi adiga mudan
@mohamedsaid7338
@mohamedsaid7338 2 года назад
Majeerteenku dawladbey ahaayeen xiligii gumeystaha soomalida inta kale shacab bey ahaayeen. Gumeystuhuna markey soogaleen putland 1928 dhawr sano 1950 daakhiligii baa laqaatey waa dhulka soomaliyeed ee aadan kaheleyn wax kaniisada ah gumeysina maba arag.sayidka ciidankiisu xoogoodu dhilbahantuu ahaa soomalida kale eax yar baa kaha jirey isaaqna xoogiisa ingiriis bey difaacayeen ilaa burma ey ku ledeen . Xaqiiqda hadaan laga hadlin qof walba wuxuu rabuu sheegi karaa.
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 2 года назад
Mahamed said majerten weligood dowlad may dhisin mid ay dumiyan mooye dowladi ay isku dayan inay dumiyan mooye majertten wa la somalida kale way qoran tahay wax walaba magaaca ilahay baan kugu dhartee waxa qoran intu aha lirahii ay qateen markay gumaystaha talayaniga keenen iyagana ugu horeyey wax gumayste keena wadanka reerka u horeyay lacag ku qatay iibinta dhulkooda wa majeerten dowladana siday u ahayen mad nooga sheekaysid wax ay ogayeen ma jiro faanka shaydan ayaa narta ku tegay iyo kibir wax aad ka fiidayso ma jiro cida qudha ifaad in empire adal empire biyomal emprire waa dir ogow taas bina dir bana dir wa guri direed dadkan hada jooga mar danbe ayay sudan ka soo qaxen dir dhabe wa meeshi dirka warankiisa dhabtay hada waa la cadeyey DNA dadka jooga somalida itoobiya 82% waa dir DNA baa cadaysay macaa ugadenkan daroodka sheegta waxa la ogaday in DNA gooda noqday T amuu ahay E hadba fanka iyo fatooshta ku jira qof walaba wuxu yahay ilahayna wa og yahay adamahana wa og yahay
@mohamedsaid7338
@mohamedsaid7338 2 года назад
@@sidrasirad9475 taariikhda dib uraac boqortooyadii mj 1600_1928 halka muqdishu iyo hargeysa ay qabsadeen gumeystayaashu dhamaadkii 1800 .boqortooyadu waxey lacag kaqaadi jirtey reergalbeedka si doonyaha ku socdaalaya badacas iyo hindiya loo ilaaliyo .tariikhda boqortooyadu wey kaweyntahey wax lainkirikaro.waxey aheyd mid kamida boqortooyoyinkii ugu weynaa afrika.
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 2 года назад
Mahamed ma sidi shaydanka fanaysa sow ma ogid inad ilahay hortagan tahay beenta iska daa galada ayaa lacag siisay talyaaniga wana walahay baan ku dharte wax qoran ma samaysanayo aniga wayo qof muslin abaan ahay adoo kale iska hadalaya ma ahi hawiye ku dayday oo isna liraa qatay labada reer aya talayaniga ogoladay oo lacag ka qatay ogow marka fanka wax ma taro wixi dhacay dhex gumaysiga u yeedhate suaasha aan ku waydiinaya wa hada xor ma tahay ma tihid la haysta tahay
@lebumphoo7183
@lebumphoo7183 2 года назад
Wariye dhexdhexaad an kumodi jiray lkn wad xanun santay
@iqroali7019
@iqroali7019 2 года назад
Somaliland viiva isaaaq viiva isaaaq farmo guuuuuuuuuuul
@paulkhalif3299
@paulkhalif3299 2 года назад
Jigiigaa, JIDWAAQ ABSAME OGADEN ONLF Soomaali GALLBEED: HOW IS. YOURS CHILDREN FUTURE Like : Who is your Leader? Axmaarro, Tigarye, and. OROMO; or Canfaar ; Whom are those. Your Leader; Who is Owner Jigiigaa in very soon. Axmaarro, or. OROMO, or Tigarye , or. Cafaar / Canfaar; Which city or Village , or Country Jidwaaq --JiGa- ABSAME Ogaden Soomaali Gallbeed ONLF Soomaali Gallbeed; Where you wanna to go which Country you wanna to be a Refugee; ?
Далее
ИСЧЕЗНИ ВОДУ ДО КОНЦА
00:43
Просмотров 454 тыс.