Тёмный

Wararkii ugu Danbeeyey Ciidamada Itoobiya ee la wareegay Garoomadii Soomaaliya ee Gedo 

Dhacdooyinka Caalamka
Подписаться 623 тыс.
Просмотров 17 тыс.
50% 1

Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada
Subscribe Please | Share | Comments | Like
Please follow us :
Facebook : horufadhimedia

Опубликовано:

 

16 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 47   
@MaxamedCismaan-mc6jd
@MaxamedCismaan-mc6jd 6 дней назад
Guul horufade madea
@MaxamedCismaan-mc6jd
@MaxamedCismaan-mc6jd 6 дней назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@ashaahmed8169
@ashaahmed8169 6 дней назад
Masar iyo itoobiya Dan uma haysan soomaaliya anga wada baxaan
@mohamedosman6000
@mohamedosman6000 6 дней назад
X. sheikh siyaasadda waxba kama oga wa damiim ku mashquulsan boob, xaraash qaran, wa suuragal in itobiya weerarto xamar, subxanallah
@laylosiyaad-qm8uj
@laylosiyaad-qm8uj 5 дней назад
bismillah asc wllhi waa calool xumo lkn waxan leyahay sirmaqabe allaa umaqan illahow shacabkena iyo wadankana badbaadi illahow aamiin
@AdenaliAden-ky6ne
@AdenaliAden-ky6ne 5 дней назад
Thanks. Thanks. Thanks 👍 👍👍
@user-om9wu9nc7l
@user-om9wu9nc7l 5 дней назад
😭💔Ishiisa laga arkay Ishiisa lugu tumay 👍 Somaliya 😭💔 aya laga arkay 💔😭in 20024 dhulkga la Qato💔😭
@Fawaaz57
@Fawaaz57 5 дней назад
Mahasanid hoorfadhi ❤
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 5 дней назад
Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤
@yusfcaliyusf
@yusfcaliyusf 3 дня назад
Wararkaaga kuqoran Cinwaanka barnaamijka wararka ee qabsashada garoonada gobolada Somalia kahadal waryaa arinkaas ayaa xiiseenayna in Ethiopia 🇪🇹 gacanta sare lahaato maadamo oo aay soomaali
@gorodaxmed7762
@gorodaxmed7762 6 дней назад
Csw.csw csw❤❤❤
@AbdicasiisXuseen-ec4vk
@AbdicasiisXuseen-ec4vk 6 дней назад
Asc mudane ❤
@faadumocali5574
@faadumocali5574 6 дней назад
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@CabdiqaniSheeqroone
@CabdiqaniSheeqroone 6 дней назад
❤SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤
@midnimo.jaceyl23
@midnimo.jaceyl23 5 дней назад
Dal ba oow ya kuleh dal ba oow ya kuleh dal ba oow ya kuleh dal ba oow ya kuleh Dal ba oow ya kuleh da ya kuleh da
@ahmedmedwaismed2086
@ahmedmedwaismed2086 5 дней назад
Maasha-allaah maasha-allaah Viva dalka somaliland 26 june 60 Iyo dalka ethiopia maasha-allaah
@abdulrazakhusseinhussein1569
@abdulrazakhusseinhussein1569 6 дней назад
Scm hurufadhi waa abdulrazak waan kufarax sanay in aad dhexdhexaad kusoo noqotaan hakala jeclaysan somali si aynu ugulaysano intena somalinimada jecel thanks
@abdirasidmohame8585
@abdirasidmohame8585 6 дней назад
Aad iyo Aad baan u soo dhoweynaynaa. Arintaas. Qabyaaladii hawiye dhaxalkeedii weeye welcome Itobia
@rafiq5722
@rafiq5722 6 дней назад
Hawiye waa Rag ee dabada ma dhigto waad ogtihiin Itoobiya xamar sidi lagu yeelay xornimo ayey ku noolaan balse beri haku soo ooyin Gumeysi locelow Cudur Hawiye la xawaal gal.
@bmgmohamed4289
@bmgmohamed4289 5 дней назад
Waa orom afsomaliga bartay
@crisaaq3877
@crisaaq3877 5 дней назад
Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🇷🇺🇸🇴🇷🇺 win win insha allah aamin scw scw 🇷🇺 win win win insha allah aamin scw 🇷🇺🇸🇴🇷🇺🇸🇴🇷🇺🇸🇴🇷🇺🇸🇴
@keyzibrownlive1896
@keyzibrownlive1896 6 дней назад
Xasan munafuq
@f.o847
@f.o847 6 дней назад
dadkii daganaa banaan bax xaataa ma samayn waa yeen
@yusuufcaqiibo1576
@yusuufcaqiibo1576 5 дней назад
Somalisota. Macaasna waxa yidhi wadaad Aljeeriyaan ah.
@Omarlibaax
@Omarlibaax 5 дней назад
Waxkasta oo maanta ka dhaca soomaliya waxaa ka masuul ah Hassan shiikh
@dalmaromar3854
@dalmaromar3854 5 дней назад
Cashiimeeysi waa Googeeysi
@abdiqanihuseen1414
@abdiqanihuseen1414 5 дней назад
Aad oo weyn brother siyaasi ku sheega somaaliyeed waa ku fashilmeen talada iyo hogaanka wadanka in itoobiya sidaa udhaqanto waxaa ka masuul ah siyaasi ku sheega somaaliyeed iyo shacabka somaaliyeed
@black4338
@black4338 5 дней назад
Wixii buluug ahba ma somalia ayaa leh somalidu way wareertay
@CabdirahmanxasaXasanmankey000
@CabdirahmanxasaXasanmankey000 6 дней назад
Gedo markii Ina xaaji masale keenay itoobiya ilaa maanta wey saarnayeen ma hadey soo galen buunbuuninta iyo naceybka halkey kula gaarto
@abdimusefidow615
@abdimusefidow615 6 дней назад
Yaa siiyay Ethiopia?
@canab-t8j
@canab-t8j 6 дней назад
calankan markii horaba waxaa into sameeyey kuwa aduunka korka ka xukoma. cidkastoo aaminsan in calamada wadamadu samaystaan waa qof u baahan inuu waxka ogaado waxa umada kaqarsoon.
@dalmaromar3854
@dalmaromar3854 5 дней назад
Waxaad tiri qofka mas’uulka kama wada warhayo waxwalba
@cabdilaahicali1333
@cabdilaahicali1333 5 дней назад
Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia
@dalmaromar3854
@dalmaromar3854 5 дней назад
Adigaa daba taagan Xassan sheikh afkaaga ayaad isku xukumeeysaa xaashi
@bicirbiciryare4
@bicirbiciryare4 5 дней назад
Dad iyo dal aan is ixtiraameeyn yaa ixtiraamayo soomaaliyada waqtigaan joogto dalka ineey leeyihiin ma oga waayoo weey bur burinayaan weeyna bililiqeey sanayaan wixii eey ka bililiqeey Teena wadama kale ayeey ku dhisayaan marka dadkaas miyaa wadanka leh ??? May may malaha
@axamedAadan-g7g
@axamedAadan-g7g 6 дней назад
Waa jahil jahil dhaley
@qoordheerenaashka6058
@qoordheerenaashka6058 6 дней назад
xaashi dalkagu wasomali dalkana xasan malaha ee hadba doolada kamas uulah dadka gada jooga kamas uulah ee itobiya maqasbin ee siyasada aydubara teen sidas tariqda ayaidin xusi doonta itobiya walayska dhicin malitas conkiyo maxad shigi
@Fawaaz57
@Fawaaz57 5 дней назад
Lakin waxaa ogatan in aad soo xasuusatan shali koorsiga marko faadhi madaxweynaha. Maxamed farmaajo ... Isku dhaganayen Uruu kenyato arinta badda somali .... Axmad madowe waxaas lasafta kenya xasan shekh waxay lasafati dalka kenya marka lafta garen manta waxas lasafan yahay dalka itoobiiya waxaan ku yabaayo ma ahan manta dalka somali
@Fawaaz57
@Fawaaz57 5 дней назад
Manta adunka hoormar ayaa lagaaray hanoqoto manta somali waxaa kaa jiirto cunsuri aad u foolxun.waxaa arkeeysa nin oromo ah xiil kaheesto dalka somali sheegto isaaq ama diir ama hawiiye ama daroo markas ayaa kuu sii yahay xidhiban ama waziir marka dalka waxaas ayaa dhuumina oromaha afka somaliga nala yaqaan ayaa nugu ah macarad maxaafid mali walba asiiga ayaa ka ah siirdon ama hargeeysa ama muqdisho ama konfur galbe
@omarelmi4568
@omarelmi4568 6 дней назад
Fifa hogaamiye ruuxiga xasan shiikh maxamuud ❤
@user-kv9hs7zp9r
@user-kv9hs7zp9r 6 дней назад
Ethiopian adiga aderkaa farmajo ayaa siiyey 4 dakadood Markalana qalbidhagax udhiibay ethiopia damiirlawayal
@FartunK
@FartunK 6 дней назад
gedo xasan shiikh baana dayacay heer xasan wuxuu gaaray in xitaa diyaradihii uu ka joojiyo gobalka dad badan dibadaha isbitaalo loo been lahaa and wayaan gedo Kenya oo maali walba diyarado ku rusheynaysay aad buu ugu faraxsanaa jubyooyinka ineey Kenya joogto oo badeena dhacdo shacabka a layso aad buu ugu faraxsanaa xasan shiikh wuxuu kaloo sameeyay ciidamadii iyo dubabadahii dagaalka buu xasan ka soo qaaday xasan xuduudihiina ka soo baxa yiri ciidamada Ethiopia ineey na cawiyaan oo al Shabaab la dagaalamaan ma ahee wax dhibaato ah Uma gaysan shacabka dhulkaas Dagan badeena kuma soo xadgudbin maxaan kula dagalanaa Ethiopia wagii dadka socday ciidamadeeda qoryaha inteey tiriyeen beey shacabka cawinayeen xasan shiikhna dhabarkuu noo jeediyay xitaa doqomo eey shacabka gedo soo gateen buu YIRI lama geyn karo qurunka noocaas ah miyaan ka dhageysanaynaa Ethiopia oo wax walba iyo Dhan walba naga wacisay waa cadow futada ayuu tuuga muqdisho jooga ka hadlay
@hassanmohamedroble8396
@hassanmohamedroble8396 6 дней назад
Beentii xaadhfadhi weli dadka miiyaa loo xarfiyaa.
Далее
For my passenger princess ❤️ #tiktok #elsarca
00:24
How would you react?!😳
00:44
Просмотров 3,4 млн
Школьник угомонил бандита!
01:00