Тёмный
No video :(

Wararkii ugu Danbeeyey itoobiya oo beegsanaysa Shacabka Soomaalida ee Diyaaeradaheeda Raacaya 

Dhacdooyinka Caalamka
Подписаться 621 тыс.
Просмотров 18 тыс.
50% 1

Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada
Subscribe Please | Share | Comments | Like
Please follow us :
Facebook : horufadhimedia

Опубликовано:

 

6 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 139   
@sahromahamud
@sahromahamud Месяц назад
Ilaaheey Hanoo Badbaadiyo Wadankeenna halista Aan Ku Jirno Allaha Naga Badbaadiyo 🙏🇸🇴😭
@abdiabdi8589
@abdiabdi8589 Месяц назад
wow ❤ maanta anaa u horeeyey
@laylosiyaad-qm8uj
@laylosiyaad-qm8uj Месяц назад
bismillah asc somalida ayaa qaldan wana sax oo beentaa ma ahan wayo wax axsaana nooma hayaan itobiyanku qofka kuneceb 1000 tulaabo ayaa dib looga dagaa loomana soo dhawaado wayo waa cadawgaga umada somaliyed melwalba ey joogaan allaha xafido illahey xaqqa hanatuso allaha inaga dhigo kuwa diindoda dalkoda iyo dadkoda jcl dulmigana iskadiida illahow aamiin
@user-om9wu9nc7l
@user-om9wu9nc7l Месяц назад
Amiin Amiin Amiin yaa Rabi 🤲🇸🇴👍
@fadumasheikhmahmuod3082
@fadumasheikhmahmuod3082 Месяц назад
Asc soomaalidaa qaldan waayo waa inay diyaaradah kale raacaan si dhaqaalaha itoobiya hoos ugu dhaco ❤ mahad sanidin allaah ha ku barakeeyo
@user-om9wu9nc7l
@user-om9wu9nc7l Месяц назад
Marka aad laheen madaxwene ku difaacda oo mawaadiintisa ka difaaco Cadowga 😭💔 Non mor Itoobiya 👍 aniga ma jecli ❤️🇸🇴🤣 Waxaan ka jeclahayTurkish 👍❤️🇸🇴🤣
@nimoislawo2143
@nimoislawo2143 Месяц назад
Adhiga madaxweene noqo markas nadifaac
@DreamB0Y1377
@DreamB0Y1377 Месяц назад
Ethiopia waa Cadawgeena iLoobi mayno uqdada aY u hayso Shacabka SomaliYeed
@sahraabdi8280
@sahraabdi8280 Месяц назад
Soomaalda ayaa qaldan waa in aan la raacin
@HanadCabdilahi-w3k
@HanadCabdilahi-w3k Месяц назад
Somalida khaldan
@DreamB0Y1377
@DreamB0Y1377 Месяц назад
AsC dhmn Shacabka Somaliyeed
@user-om9wu9nc7l
@user-om9wu9nc7l Месяц назад
Wcs 👍🇸🇴
@xurbiyexariif9125
@xurbiyexariif9125 Месяц назад
Adoo somali ah inaa raacdo Ethiopian airline waa kuu daamiir xumo
@MohamedDhere-uw2ot
@MohamedDhere-uw2ot Месяц назад
Markii wadankii الله سبحانه وتعالى
@aichadjibril4179
@aichadjibril4179 Месяц назад
INCHAALLAH ALLAHAY HA SIYYO REER FALASTIIN XAQOOGA ALLAHOUMA AMIIN ALLAHOUMA AMIIN ALLAHOUMA AMIIN YA RA'BBY CAALAMIIN YA ALLAH YA WADDOUD
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 Месяц назад
﴿ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا اتَّقُوا اللَّهَ وَكُونُوا مَعَ الصَّادِقِينَ﴾ [ التوبة: 119] ( kuwa iimaanka lahow ILAAHAY ka cabsada oo ka mid noqda kuwa RUNTA SHEEGA )
@zeinabs678
@zeinabs678 Месяц назад
In laraaco maaha ithopian Airlines wa cadow sojireen ah
@mohamedsharif6647
@mohamedsharif6647 Месяц назад
Haashi Soomaalida Ayaa Qaladan maan iska dhaafno raacitaanka Ethopia Airlines
@ahmedismaciel5465
@ahmedismaciel5465 Месяц назад
DADKA SOMAALIYEED. BAA KHALDAN
@Amir-Muse
@Amir-Muse Месяц назад
Oo Sabab 🤔
@bicirbiciryare4
@bicirbiciryare4 Месяц назад
Ethopia ermine baa qaldan waayoo waa cunsurinimo waxeey soomaalida u isticmaalayaan
@AhmedMohmed-jo5ne
@AhmedMohmed-jo5ne Месяц назад
Ku socooo hanshi
@abdikarimtiifow4405
@abdikarimtiifow4405 Месяц назад
somalida ayaa qaldan inay raacaan diyaarad itobiya waa cadow somali markasta
@user-om9wu9nc7l
@user-om9wu9nc7l Месяц назад
👍
@cayaarshealiomar877
@cayaarshealiomar877 Месяц назад
Somali daa qaldan nin neceb by jeceshahay somalidu
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 Месяц назад
Asc wll waxaa qal dan somali waa na waxa magarato waxay fahmaan markay Usha ku dhacdo ee illah ha naga badbaadiyo aamiin yaa rabi Aamiin wcs wll mashaallah
@MohamedDhere-uw2ot
@MohamedDhere-uw2ot Месяц назад
وبالله التوفيق
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim Месяц назад
Waxa ugu wacan wa Tabar daaro iyo cadawada aay uu qaban somalida
@ashamohamud5038
@ashamohamud5038 Месяц назад
Soomaalida ayaa qaldan boqolkiiba boqol
@sahroali1196
@sahroali1196 Месяц назад
Somali.ayaa.qaldan.cadowgaga.caawi Ayey.wadan
@user-qj5oz1bt7h
@user-qj5oz1bt7h Месяц назад
Somali
@BashirAhmed-ul3lt
@BashirAhmed-ul3lt Месяц назад
Soomaalida ayaa qaldan. Waayo Itooobia waa cadoow. Ee haloo dhaafo Diyaaradooda
@mohamedgabow729
@mohamedgabow729 Месяц назад
If Ethiopian airline said more tickets that lied, the airlines should know how many seat has the airline, today every thing is online. The online wouldn't accept more than the seat limit.
@bmgmohamed4289
@bmgmohamed4289 Месяц назад
Somalia qaldan uf
@faadumocali5574
@faadumocali5574 Месяц назад
Scw SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤
@Umo580
@Umo580 Месяц назад
Anna kuxiga😂😂😂😂
@dalmarcabdilaahi8566
@dalmarcabdilaahi8566 Месяц назад
Diyarada Ethiopia ha layska daayo Raacisteeda
@user-tp7to3jx8h
@user-tp7to3jx8h Месяц назад
Somalida qaldan
@bisharmahamad3468
@bisharmahamad3468 Месяц назад
waadmahadsantahay walal
@AsiyaFarax
@AsiyaFarax Месяц назад
Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@aichadjibril4179
@aichadjibril4179 Месяц назад
MA IYEY SOMALIDA QALDAAN
@MohamedDhere-uw2ot
@MohamedDhere-uw2ot Месяц назад
وعلى الله فليتوكل المومنون
@musedahir4031
@musedahir4031 Месяц назад
Aniga waxay i ilatahay Somalida ayaa qaldan wayo Ethiopie waa cadowga Soomaliyeed. Somaliduna wa tan cadowgeeda lacagta siinaysa.
@user-om9wu9nc7l
@user-om9wu9nc7l Месяц назад
💔😭 waa runta 👍
@djwarya1139
@djwarya1139 Месяц назад
Anaga qaldan wa ina hadda ka bacdi aan racing diyaaradas insha Allah
@zeinabsaidsalah2678
@zeinabsaidsalah2678 Месяц назад
Waligey halmar ayaan yaacey koronno faayrooskii waana aan nacey fondandelar beysa umma raacin dadkanna waan uga digey inaaysan raacin
@aichadjibril4179
@aichadjibril4179 Месяц назад
HA WAA BOLIVI
@user-ys9pm8gs2p
@user-ys9pm8gs2p Месяц назад
Soomaalidaa qaldan waayo waa dad aan cadowgooda aqoon baad isdhehasaa
@mohamedkasai-o5t
@mohamedkasai-o5t Месяц назад
Somalida ayaa qaldan
@AbdikadirKahin-ug2bf
@AbdikadirKahin-ug2bf Месяц назад
Somilidu waan hasan sheekh oikale wax yard mooye suley maan
@cayuuniali7127
@cayuuniali7127 Месяц назад
Soomaalida aya qaldan meel laga rabin lagama muuqdo meyracaan diyaradaha dunida kale.
@BrianKunda-ur6dv
@BrianKunda-ur6dv Месяц назад
Kkkk xashiyow shacabku eed maleh wall kuwa hogaamiya dalka ayaba itopia ❤ ku ah kkk
@user-qq8ix1fi1b
@user-qq8ix1fi1b Месяц назад
Somalida aya qaldan
@bmgmohamed4289
@bmgmohamed4289 Месяц назад
Jawaab raqiis ah oo sheeko ciyaaled
@AbdikadirKahin-ug2bf
@AbdikadirKahin-ug2bf Месяц назад
Somalida ayaa qaldan suleman waayo de waan niman aad cadawtihiin
@mohammednur3730
@mohammednur3730 Месяц назад
Somalide racdo Ethiopia airlines wey qaldaanyin sabte waxawye Ethiopia wah cadawgene yanlaracin on dhaale yan lagu bixin
@MohamedDhere-uw2ot
@MohamedDhere-uw2ot Месяц назад
Ikhttiyaarkale mahaystaan shacabka ago Ontario ahi😊
@abdiabdi8138
@abdiabdi8138 Месяц назад
Walaal Xaashi waxaa qaldan Soomaalida lacagtaada waa in lagu qiimeryaa
@Bin-Isse
@Bin-Isse Месяц назад
Dabcan soomalidaa khaldam😂😂😂😂😂 marwalba
@Amir-Muse
@Amir-Muse Месяц назад
Adigo orom ah oo somali iska dhigayo wala idin ku fahmey oromow banan uso wada bax😂
@Bin-Isse
@Bin-Isse Месяц назад
@@Amir-Muse waxabaad u fiirsanaysaa soojeed fiican..
@mohamedsharif7418
@mohamedsharif7418 Месяц назад
Soomaalida ayaakhaldan
@aminayusuf5633
@aminayusuf5633 Месяц назад
Soomalida ayaa qaldan waligee diyaara Etobiyaan leedahay ma taraansadan kama dhigan lacagtaa meel aan laguu bahdiley ayaa kugoosan kartaa
@hananihanani7576
@hananihanani7576 Месяц назад
Soomaalidu maqaldania ee ithoopiyanka ayaa qaldan siay wax udheceena kama ay runsheegin xasbiyaallaahu wanicmal wakiil dheh
@user-kr7dm9vj7f
@user-kr7dm9vj7f Месяц назад
Magaala finfine waa magaceedi hore
@yasiinmuxumedroble3691
@yasiinmuxumedroble3691 Месяц назад
Aadbaad u mahadsantihiin bahda HM sida aad heeganka ugu tihiin wacyi galinta dadka kordhiya dadaalka aad ku waliba dadka dal iyo dad jacaylka lagu ogyahay mahadsanidiin dhamaantiin
@ayan123aadan5
@ayan123aadan5 Месяц назад
Soomaalida ayaa qaldan hadii aan damiir leenahay wadankena hooyo ayan ku kalsoonan lahayn
@abdullahabaw6922
@abdullahabaw6922 Месяц назад
Somalida hala baro muwaadinimo Ethiopian ka mucaarad iyo muxaafadkooda wa ka siman yihiin in badda Somalia gacanta ku dhigan USA
@bmgmohamed4289
@bmgmohamed4289 Месяц назад
Itoobiya diyaradoda yaan la raacin somalieyey dowladeena fadhiidka somali airline halasoo celiyo ganacsatada halagu warejiyo dayna dowlada awoodin
@axmedabokor4406
@axmedabokor4406 Месяц назад
Xabashidu way saxanyihiin waayo goormay somalida hishiiyen saydonaan way kayeelayan 1qof Aya lasheegayaa hada lknsomaali oodha way ogyihiin itoobiya in ay cadawga soomaaliyeed taha oo Aya rabaan bada iyo dhulkaba waxas oodhana somalida ayaa laga array bal madiyarad kale ayaa aduunka lagawaayay War waandhimanaye ale ha inoo naxariisto soomaliyeey aaaaamin
@AbdifatahDAUDHassan-bb8zq
@AbdifatahDAUDHassan-bb8zq Месяц назад
Xaqldan somaliya ayqldn
@nimoislawo2143
@nimoislawo2143 Месяц назад
Somali airline an so gadano lacag an isku bdharsano cadhawgeena waa badhan yahay wadan keenane waa qani hishiiya somaliyeey san talo noma aha 🇸🇴🫡☝🏽🦁💎💪❤️
@MohamedDhere-uw2ot
@MohamedDhere-uw2ot Месяц назад
Shacabka soomaaliyeed makhaldana qorshiii reegalbeedku udajiyeen bay kusocdaan
@abdibashiir3748
@abdibashiir3748 Месяц назад
Somalida ayaa waxaa ay yihiin umad aan garanayn waxa danta u ah ayagaana jecel Ethiopian ka waana hadal sax ah xaqiiqdeedana waan arkay waliba waqtiyo kala duwan
@ahmedbare5891
@ahmedbare5891 Месяц назад
Asc we are sick people who always invest their enemies
@mohamedalihaashi2330
@mohamedalihaashi2330 Месяц назад
Dabcan Somalia aya qaldan Somalia Waxaan can kuyihin cidii naceb aya u ordna sow ma rak kuwa jigjiga jooga walahi afmarkaa dhaama
@97abshir
@97abshir Месяц назад
Hashtag ha la sameeyo. Ha raacin Ethiopian airlines hadaad tahay somali Dhamaan umma soomaaliyeed ha Looga digo. Khaladka inagaa leh marka an raacno cadowgeena ,
@nadranadra2130
@nadranadra2130 Месяц назад
Soomaaliya ayaa khaldan. Sababtoo ah Ithoipia waa cadow nanaceb, Sidaa awgeed waa inaan laraacin diyaaradeeda
@HaybeHassan-vn2xe
@HaybeHassan-vn2xe Месяц назад
Asc soomaalidaa khaldan, waayo waxay Itoobiyaanku tusayaan ciilka iyo cadaawada ay hayaan dadka soomaaliyeed waxwalba ay kaga aargoosan karaana way samaynayaan Waxaase la yaab leh dareen xumida dadka soomaaliyeed.
@MohamedDhere-uw2ot
@MohamedDhere-uw2ot Месяц назад
Kubeeray dawlad la'aan loogu talagay ay aggoonooben
@axmedabdi2566
@axmedabdi2566 Месяц назад
Hadii aadan dawlad lahayn cidna ku ixtiraami mayso waa lagu handadi
@yasiinmuxumedroble3691
@yasiinmuxumedroble3691 Месяц назад
Asc waan ku salaamay xashi soomalidaa khaldan waxa saxan diyaarada waxa aad leedahay hadaad burburiso nin wixiisa ilaashaday aad jeclato waxa maanta haysta somalida weeyan
@kaamilodhorre
@kaamilodhorre Месяц назад
Soomaalida ayaa qaldan waxay lacagtooda lagu gumeynayo ay u siinayaan cadowgooda😱😢💔
@cabdirizaqshekhahmed1341
@cabdirizaqshekhahmed1341 Месяц назад
Argtidayda soomalida ayaa khaldan waayo cadawgooda iyo gacalkooda makalayaqaan
@aaminoculusow2124
@aaminoculusow2124 Месяц назад
xiligaan iney etopin erline raacdo ayaadaa ku ku qaldan hadii aysan ahayn soomaali galbeed
@user-om9wu9nc7l
@user-om9wu9nc7l Месяц назад
👍 Waa run 👍
@mahamedabdimajid1038
@mahamedabdimajid1038 Месяц назад
Somaalida aya khaldan
@abdulfatahmohamed7393
@abdulfatahmohamed7393 Месяц назад
Somalida Aya qaldan maxayelay waainay kaholelan
@MohamedAhmed-rk7nk
@MohamedAhmed-rk7nk Месяц назад
Somalia ayaa Qaldan Maxaa itoobiyan airline ku indha tiray
@MubaarikQamashi
@MubaarikQamashi Месяц назад
Asc umada somaliya Waxa juga waqooyiga somaliya harigesa Dadka somali ina diyada somali Cawa harigesa gabadhi orama ayaa igu tadhi aniga ayaa isakale dhuulaka waayabi
@Oswanoffiziell01
@Oswanoffiziell01 Месяц назад
ASC xashi aniga waxan aminsa nahay inaay somalidu qaldan yihin marnaba axmar kuma jecelahay mahad sanid
@ismahanabdilahi1447
@ismahanabdilahi1447 Месяц назад
Somaliyeey ha raacina walaali anuu. mar horaan joojiyey intaa doqonimoda iska daysaan shilinkiina yaan laydinku gumaysan Ethopia naf inooma haysao sida xayawaanka ayey Somaliada ula dhaqantaaye 😢
@farhiyaabdirahman6696
@farhiyaabdirahman6696 Месяц назад
Soomaalida ayaa qaldan oo raacaya diyaaradahood haraacina diyaa rada ETOBIYA ARWEYS Haraacina dhibwalbo idinka isku soo jiidayo
@MohamedDhere-uw2ot
@MohamedDhere-uw2ot Месяц назад
Markii dadku adeegii 'uu nolosha ubaahnaa laguwareejiyay labada wadan ee dariska ah
@fosiasaleh5473
@fosiasaleh5473 Месяц назад
Somali iyadaa halkaas is dhigtay diyaarad ilaa yurub qabata ayaanu lahayn oo lagu faano. Jabhadihii lahaa 1991kii horomar ayaan keenayna waxay ku toosi waayeen in ay diyaarad qaranka soomaaliyeed leeyahay in ay keenaan. Wixi hore 30sano lasoo dhisay ayey dumiyeen.
@abdiqanimohamoud2158
@abdiqanimohamoud2158 Месяц назад
Somalidu from dawlad ilaa shicib waynu khaldanahay waayo intaan dalkeenii soo gubney ayaynu rabnaa inaan dawlado kale eedayno
@adamosman3613
@adamosman3613 Месяц назад
Gandhu waa in ay magdhow heshaa,soomaliduna waa in aanay ku safin Ethiopia airline
@mowtrucker3921
@mowtrucker3921 Месяц назад
Somaligii raaco Ethiopian airline iyo Emirates airlines oo aay wax kaqaldamaan asaga ayaa isqaldey wixii kudhacana dusha hasaarto u need to be updated.
@Rehaanadam9235
@Rehaanadam9235 Месяц назад
Maxay somalida uga goosanayaan ticket ethopian airline somaali daa khaldan 😳😳
@AbdifatahDAUDHassan-bb8zq
@AbdifatahDAUDHassan-bb8zq Месяц назад
Couldn't somaliya
@Maxamed-p9e
@Maxamed-p9e Месяц назад
Axmaar gumeysiga uu kuhaayo dalkeena iyo dadkenaba waa ujeednaa lkn waxbo kama badeli karno ilaa aan israacno mooyaane
@abdimusefidow615
@abdimusefidow615 Месяц назад
Aaway dadki loo door tay madaxnimda diinta iyo dalka dadka
@user-om9wu9nc7l
@user-om9wu9nc7l Месяц назад
😭🇸🇴 dadkii la doortay waxa ay ka shaqeyan Sidi Leysku diri laha somalida Qabiil Qabiil oo ay hubka isku dhiibanay💔😭😭💔
@jamacadan2200
@jamacadan2200 Месяц назад
Waxaan oga digaya somaaliyeed ineysan raacin marna eysan raacin itopia airline qofkasto oo soomaali ah waxaan dowlada soomaaliyedna ey ka mam nucdo somaali ineysan kaso degin itopia dalkeena
@abdifahabdi2758
@abdifahabdi2758 Месяц назад
Anigu waxaan dhihi lahaa soomaalida ayaa qaldan waayo soomaalidu way ogyihiin Ethiopian airline iyo Ethiopian inay cadaw yihiin adigu ama soomaaliland sheego oodiid dadkaaga ama soomaali nimadaada ahaw Ethiopian wa cadaw kugu maqan
@user-vm3os2rv9f
@user-vm3os2rv9f Месяц назад
Soomaalidaa qaldan,kuma jeclee maxaa diyaaradooda aad suuqa weeyn ugu samaynaysaan soomaaliyeey,waa run soomaalidu meesha laga neceb yahay bay baadi u noqotaa.😂😂😂😂😂😂
@coolcodeadamsuii7
@coolcodeadamsuii7 Месяц назад
Somalia aya qaldan lacagtodana nacabkoda siya,waxay raaci Karan diyaarado kale o badan, waxana kasi waalan kuwa kenya malgashanya iyo dalal shisheye Somalia ka wanaagsantahay dhulalka ey dhisayan Waxana dhicidonta malin xolohoda lala wareego.
@user-sk5je4tu7n
@user-sk5je4tu7n Месяц назад
Etiopien waa cadowga shacabka somaliyeed maxa look raaca diyaradahooda yan laga gosan tikit yan laracin halaga leexdo lacagtina aya leydin ku gumeysan waxasna waxa keeney dowlad ku sheega ee jilicsan muqdisho ka jirto oo shacabka somaliyeed aney amin saneyn iney dowlad rasmiya tahay ee shacabka somaliyeed difaacdo😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@abdullahimohamed4291
@abdullahimohamed4291 Месяц назад
Asc walal aniga waxeey ilatahay ineey somaalidu ku qaldantahay jarashada tickidka éthiopien Airlines, aniga iyo quyskeyga waxan raacnay sanadkii hore oo aanku bixiyay lacag gaareysa 10'000 $ hada kadib waa iga tufantahay éthiopien Airlines madama ay gabar somali ah oo jaratay mudo kahor ticket ay ugakiciyeen kursigeedii nin éthiopien ah asc.
@fatumadahir3253
@fatumadahir3253 Месяц назад
asc dhamman dadka ku xiran war sidah xaash waan salamyaa wallay soomali waxay noqootay hilb waran oo bahalo cunyaan marka aad iyo aad baan uga xunahay waxa dhacay waxaan meeshaa na dhigay raga soomaaliyed in itoobiyaan na guul gulo waa gar waxaan dhihi laah tugta lacag sacabka cunyoo waxab waxaa baa ka daran bal soo ibsad dhow diyaaradood oo aan idnka kiraysano waxaan ka baqaa sidda aduunka noogu bah disheen illah nooga xishood ilyen tuugo waa tug waxaan garan waaye miyenaa lahay wax wax garanaay damir xumadu waa waxa idiin gaysay malin walba inaad kitaab bena martaan waxaan idin ooran lahaa shemman yuo siddad u dhantihiin illahayna ha idinka qabto dalka iyo diinta
Далее
LAFTGAREEN IYO VILLA SOMALIYA 6 September 2024
20:04
Просмотров 3,3 тыс.