Тёмный

Wararkii ugu Danbeeyey SSC-Khaatumo & Jabuuti oo u tashaday Somaliland & kulamada Xasaasiga socda` 

Dhacdooyinka Caalamka
Подписаться 610 тыс.
Просмотров 20 тыс.
50% 1

Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada
Subscribe Please | Share | Comments | Like
Please follow us :
Facebook : horufadhimedia

Опубликовано:

 

9 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 35   
@user-om9wu9nc7l
@user-om9wu9nc7l 18 дней назад
❤😂khaatuma waxaan uga digayaa in ay is ka ilaaliyaan Ismail geele iyo xasan iyo kooxdiisa 👍 Waa masiibo 🇸🇴😭💔
@SadikOmar-yq3tc
@SadikOmar-yq3tc 17 дней назад
Waa runtaa
@yusufosman4707
@yusufosman4707 17 дней назад
Waaku raacay sxbaw
@sahroali1196
@sahroali1196 17 дней назад
Weligey.aaminimaayo..djabuuti
@sekeriyeosman4498
@sekeriyeosman4498 17 дней назад
Mahadsanid
@faadumocali5574
@faadumocali5574 17 дней назад
SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@lutfi9892
@lutfi9892 17 дней назад
Farmaajoba waxii Djibouti kula colowdey waxuu ahaa heshiiskii Ethiopia ee afarta dekadood, Djibouti waxay cudhaadh ku haystaa Somalia, burburkaedana ka masuul ah
@ahmedgaas1881
@ahmedgaas1881 17 дней назад
Jabuuti waa mas
@Omarlibaax
@Omarlibaax 17 дней назад
Ssc yey iska ilaaliya dhagarta ismaaciil cumar geele
@munocadey9436
@munocadey9436 17 дней назад
Jabuudi isku dirka umada soomaaliyet sida loka shakheyo aye taqanaaa😢 7:42
@AsiyaFarax
@AsiyaFarax 17 дней назад
Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@malyunabdile9960
@malyunabdile9960 17 дней назад
Maraykan oo dhan baba melake kawada imid bidhan arland ayu ka imimid
@mhamedshucayp2076
@mhamedshucayp2076 17 дней назад
Utashaday waa ciidadii
@osmangure6040
@osmangure6040 17 дней назад
S/c meel aan rabey roob ma igu helay. Ciirciirka xassnnsheekh iyo ismaaciil cumar geeelle ma caruurbaa mise way maskax yar yihiin missen waa dammmino Madaxweyneyaal u dhaqmaya sida reer degan meel cidla ah oo kale ah. Miyaanay aqoon hadddanay waxba aqoon in la samaysto lataliyeyaal Aan eegno.
@Selelfiaxmed
@Selelfiaxmed 18 дней назад
Khatumo dawlad heshiisyo geli karta haday noqotay waan soo dhowaynayaa
@yusufosman4707
@yusufosman4707 17 дней назад
DJABOUTI lakulankaan ay khaatumo st ay usameysay FAR ayaa ii taagan, qiyaano ayuu maaganyahay ISMAIL, waxuu rabaa in uu lug ku yeesho, haduu ilaahay yiraahdo waxaa is wareysan doonaa
@RoblehR.a.j.
@RoblehR.a.j. 17 дней назад
Waxan sheeko hore ku maqlay inu yidhi siyad barre :;, waxan ciida iyo calankaba ka horjogo siyasinta issaq inay ibiyan. Waxa odhankara taas wa ruun madamon aragnay Bixi oo bilashku bixiyay baadi
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 17 дней назад
Jhon beeydhan iyo kooxdiisu ha dhisaano kamaalo haaris waayo aduunku taraam wax xiiso ah uma qabo
@MohamedAli-ew7sy
@MohamedAli-ew7sy 17 дней назад
Channel Darood
@xasanjamac855
@xasanjamac855 17 дней назад
Lawaseen lawaseen dhalay
@khadijaabdalla7192
@khadijaabdalla7192 15 дней назад
Ujeedatu u ka leeyahay Geele qaabilaada Firdhiyo ay tahay sidi uga siidayn lahayd Maxaabiista, iyo in Jabuuti ay iska dhaqdo demibigi ay ka gashay reer SSC oo ahayd in ay la soo safatay SNM. Saas darteed Geele wuxu ka baqayaa in dacwad lagu soo oogo. Ee kama ahan SSC iyo Soomaali jecayl. GEELE WAA CIIL WALAAL.
@aaa1211
@aaa1211 17 дней назад
Ma aaminikaro cumar geele Sharkiisa soomaaliya ilaahey Hadhaafiyo shacabka sitti Cafari baro kicisey wax howqabto firdhiye waxaas Haka feejignaado hawl weyn Baajirta iyo daaha dabadiisa SNM jabuuti waa joogata
@AbdiqaniJamac-g5w
@AbdiqaniJamac-g5w 16 дней назад
Iiiiiioo
@saleebaancali9690
@saleebaancali9690 17 дней назад
somaliland maxabiistan ay hayso ee 80 ka ah malaha iyaga maxkamad la saari maayo miyaa
@Filbiri
@Filbiri 16 дней назад
Qorshaha ismail waa mid fog eithopia iyo asaguna waa is ogyahiin firdhiyana waa la indhasarcaadinayaa waxaana laga shaqaynayaa qaabkii itobiya hub iyo ciidan kugaylahayd somaliland. Mahubo in Hassan sheikh qorshahaan wax ka ogyahay. Taasi waa fakarkayga. Ee iska jira.
@SOOMAALIY-1960
@SOOMAALIY-1960 17 дней назад
Laasacaanood Macadanta ku jirta ayaa loo socod dadka qaar ayaa dhinac kale wax ka eegay meesha siyaad weyan ayaa lag wata😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮
@cawaleibrahim968
@cawaleibrahim968 18 дней назад
Wax macna le male taasi hdaa nahay reer somalilnd dhib uma aragno
@abdiqanioomaar7285
@abdiqanioomaar7285 17 дней назад
Ismaaciil.geele.waa.dhiigyacab.illaahay.soomaalida Ka.qabto.daacad.maahin
@abdinasirabdizamad5135
@abdinasirabdizamad5135 18 дней назад
Hashiyiw markuu firdhiye tagay jabuti waad amanaysaa Ismaciil markaa Waa boqor miyaa Markuu muse iyo Hassan Sheekh Markaa ismaciil waa shaydaan miyaa
@abdiqanioomaar7285
@abdiqanioomaar7285 17 дней назад
Ismaaciil..geele Waa.ninkii.sameeye Irir.samaale Awdal.ested.waxay.u Taagantahay.midnimada Soomaaliyed
@mohammedabdul5923
@mohammedabdul5923 18 дней назад
Firdhiye siyasi mah wa xilka laga tuuro Geele wa Adowga SSC
@abdinasirabdizamad5135
@abdinasirabdizamad5135 18 дней назад
Beenaale beenaale Umada beenta iyo munafaqada kadaa 😂😂 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Firdhiye ayaa kaa dhax hadlaaya 😂😂😂😂😂😂😂
@abdinasirabdizamad5135
@abdinasirabdizamad5135 18 дней назад
Beenaal beenaale beenaale 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Ismacill cumar geele Waxaad kusheegasay cadawga somaliyeed!!!!!!!! Markuu firdhiye utagayna waad kufaraxsantahay
Далее
QVZ PREMYER LIGA
00:18
Просмотров 2,1 млн
Новые iPhone 16 и 16 Pro Max
00:42
Просмотров 1,6 млн
QVZ PREMYER LIGA
00:18
Просмотров 2,1 млн