Тёмный

Wararkii ugu Danbeeyey Turkiga oo Diidan in Masar kala wareegto Soomaaliya & Qorshaha Halista Masar 

Dhacdooyinka Caalamka
Подписаться 623 тыс.
Просмотров 16 тыс.
50% 1

Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada
Subscribe Please | Share | Comments | Like
Please follow us :
Facebook : horufadhimedia

Опубликовано:

 

16 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 53   
@maan_7_
@maan_7_ 6 дней назад
Oromadii meeshan ayee kusoo qulquleesa commentiyadi wey fahmeen inaa qof hool weyn haayo tahay horay u soco
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y 7 дней назад
guuuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴
@MunaHassan-m7r
@MunaHassan-m7r 6 дней назад
Majecli marka soomaali xayeeysiiso guri wadan kale ku yaala…illaahoow lacag khayr qabta isii aan soomalia dhiseee Aamiin ❤❤❤
@abdiahmed9094
@abdiahmed9094 7 дней назад
Warkaagu waa cadyahay sxb waana fahanay ee waxkale mahaysaa😀😃😄
@AbujarirAlbadawi
@AbujarirAlbadawi 7 дней назад
Somalia dagal dani ugumajirto ee damacas dib haloodawado duliyow
@Amir-Muse
@Amir-Muse 7 дней назад
Oromow bananka uso wada bax waxba somali ha iska dhigin😂
@sahroali1196
@sahroali1196 7 дней назад
Culumo.qabiileysan Oo Xasan.sheekh.abaabulay
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y 7 дней назад
Guuuuuul guuuuuul guuuuuul guuuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴
@saciidcabdilahi360
@saciidcabdilahi360 7 дней назад
Masar reer galbeedka iyo carabta iswadata ayaa dhabarka soo taabtay waxaanay diidan yihiin wax horumar ah laga gaadho somalia loona carqaladeeyo shidaalka Somalia ee turkigu qodayo.
@kaafiartan7788
@kaafiartan7788 7 дней назад
Turkey Dan noomahayo dhaqaalihiisa Eithopia ku haysto buu ilaalsanaya waxaana Daliil ah see wada xaajood iyobwadahadal ugagalnaa dalkeena macquul mahan in uu xitaa kufakaro Turkey taas baa khalad wayn ah , Turkey waalayaqaan waxaan dantiisa ahayn waligii ma qaban , tusaale isreal waligii sxb buu laha dhan milatary iyo dhan dhaqaale , markii hore asagaa dhulka falastiin bixiyay xiligii lajabiyah Othman Empire kii toos buuna udajiyay . Marka ma somaliya buu udaahayaa no way waxan qabaa dhanna halagala soco dhan danteena aan wadano.
@luulm4990
@luulm4990 7 дней назад
H media dheg jalaq ha u siin kuwan afaoomaaliga bartay. Dawladuhu ku mushahar siiyaan carqaladaynta iyo caynta idaacadaha wadaniyiinta
@CamuudAwed
@CamuudAwed 7 дней назад
Hawiye caqligii haku socdo culimo Soomaliyeed wax la yidhahdaa ma jiraan waa koox vila Soomalia abaabulatey
@abdidahirali7484
@abdidahirali7484 7 дней назад
Kaligi wadaniyow waan ku sugeynaa beentaada meesha ay ku geyso
@laylosiyaad-qm8uj
@laylosiyaad-qm8uj 7 дней назад
bismillah asc horta anigu waxan leyahay dhabaatadaan oo dhan waxa dabada kawada waa odaygaan xabaala qodka badan oo umada somaliyed kusii kala fogeeye iyaga oo ah hal jinsiyad oo somali ah markaasaa waxa arkee dad somali ah oo itobiya taageeraa isku soo duuduuboo odaygaan ayaa ka dambeeya waayo waxa soo dhan isagaa lagu xumeeynaa horta waayaabe yow mw uyahay inta isaga uu wato ayuu mw uyahay ee umada somaliyed uma ahan mw ama hogamiye
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 6 дней назад
Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤
@faadumocali5574
@faadumocali5574 7 дней назад
Horufadhi Media Horufadhi TV guulest Allah idin xafido Suleman xaashi eng yaasiin ❤❤❤❤🇸🇴
@farahige5488
@farahige5488 7 дней назад
War dadka wadankiina dhista ku dhaha sowdigii wadaniga ahaa maaha waa maxaxay keenya dhista
@MaxamadDahir-w8k
@MaxamadDahir-w8k 7 дней назад
Waa mxaay bac
@kaafiartan7788
@kaafiartan7788 7 дней назад
Turkey meel aan Dan ugu jirin ma aado Eithopia inlataabto ma jecla dhaqaaluu ka helaa Masariduna marabo in ay weerarto Eithopia waayo Danihiisa ayuu ilaalsan , lakiin anaga Dan miyuu noohayaa waa maya , sidii falastii uu ubixiyay oo uu usiiyay Israel ayuu nala rabaa madalkeen ayaan wadahadal kagalnaa , Islam mahan somalida qiira iska haysaa anaga danteenu masar Bay ku jirtaa masarna danteeda Bay wadataa anaguna taayada hasacoto hawshu cawana Aljeeriya baa ku soo biirtay oo ay Morooco ishayaan jamahada prosaariyo waan soodhawaynaynaa Alheeriye Turkey waa selfish filkiisa hoos hala dhigo.
@iidowmaxamalabeykalaahumal8480
@iidowmaxamalabeykalaahumal8480 7 дней назад
Adigu inuu tukigu soomaliya waxuqabto marabtid masar marabtid imaarad marabtid Qatar marabtid seedrabtaa is cadee
@aliosman1919
@aliosman1919 7 дней назад
Horfadhi oo ahayd idaacad warar lagu kalsoon yahay soo tabisa, balse hada u muuqata mid siyaasadda ku mulantay, talax tag aad u fog,
@luulm4990
@luulm4990 7 дней назад
Mahadsnid Hmedia. Warakii aduunak noo soo urursay. Idaacada keliya afsoomaaliga nagaga dhergisa aduunka oo dhan.
@nasirfarah3860
@nasirfarah3860 7 дней назад
Wararka bilaa nuxurka ah ee aan xambaarsanayn wax dan u ah umada ayaad maalinwalba nala hor timaada warkaaguna waa xagal daacin iyo niyad jebin umada somaliyeed
@ashawooo
@ashawooo 7 дней назад
Marwaanmahamud waa ceba inta Khabela oo dhan tirahadi daroda isamacil La hadal Qofaka Shaqasiga ha ada rabat magacisa
@ahmedismaciel5465
@ahmedismaciel5465 7 дней назад
WALASHI. WAXAA CAD IN DADKII. DALKA SOMAALIYA. LOO DHAARIYAY AY KAGA. LEXEJECLO. BADAN TAHAY. DAWLADA. TURKIGU. DHIBAATOO DHANINA. WAA KOOXDA. VILADA. FADHIDA
@subeermohamed3051
@subeermohamed3051 7 дней назад
Masar iyo itoobiyaa maku siman yihiin Xaashi? Jawaab baan kaa sugayaa
@abdiguuled4392
@abdiguuled4392 7 дней назад
Sxb waxaa masar keeney duulaanka Ethiopia
@aboubakermahamoudomar1022
@aboubakermahamoudomar1022 7 дней назад
ATMIS un bay masar badaoisa Ethiopia wax kaleh maha Turkiga waha ka horeya aya ogaladay wadahadalka
@CabdiqaniSheeqroone
@CabdiqaniSheeqroone 7 дней назад
❤SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤
@abdulahimaqadindullane
@abdulahimaqadindullane 7 дней назад
Masar waa dilaalka Yuhuuda taas ma ilaaween
@MaxamadIndhocol
@MaxamadIndhocol 7 дней назад
Culumadii macaa waakala qaybisay mindhaa kuma dhagaysto igatag
@subeermohamed3051
@subeermohamed3051 7 дней назад
Itoobiyaan miyaa noqotay? Xiligii Farmaajo Inaa wadan aheed baan ogaaye 😂😂😂😂😂😂
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 6 дней назад
Masar Dal nop difaaci meeysee aan dalkeena difaacano ama aan nabada ku dadaalno
@rafiq5722
@rafiq5722 7 дней назад
Saca igirka markey diidan tahay maqaarka meesha uraya bay sanka saarta Cali wajiis marki uu Farmaajo Muftiga u ahaa madaxuu kuu saarnaa lk maanta!! Caqli baad is moodeen lk waa kii fircoon oo kibir darti Ilah nimo sheegtay. Idinkase maxaad soo qabateen aan ka ahayn qalin ku xadid iyo Qabiil
@khadijasheikhali6955
@khadijasheikhali6955 7 дней назад
TURKI INTEY SOMALIDA AAMINEEN UGU JAWAABAY KASHEEKEYSTA IS WAAFAQA BADA SOMALIYA LABADIIN ETHIOPIA IYO SOMAL SU AAISHA MABADAAN WADA LEENAHSY TURKIGA MAXAA KAQALDAN
@momar6822
@momar6822 7 дней назад
Turkiga Somalia ma difaaci doono, balse taasi waxaa uga fudud inuu heshiis dhex dhigo 2da dal kaasoo aanan u hiilineynin Somalia; Ethiopia-na u ogolaanaayo inay galaagal u yeelato badeena. Marka Turkiga haddii aysan noo hiilineynd, hana dhaafto.
@CabdikariinMaxamed-f3t
@CabdikariinMaxamed-f3t 7 дней назад
Mucarad aya tahay saleman xashi
@Marwaanmahamud
@Marwaanmahamud 7 дней назад
Idaacada daarood ismaaciil xaashi ooyaaye?😂😂😂
@musseroble3199
@musseroble3199 7 дней назад
dadka somalidu iygaa isku muuqada oo xiinyo isu laha maraakaa gunimo ayay u xiiseene hala guursto oo xabashi hilib qaydhin kunaa ha guursado
@ShucaybHussein-h5m
@ShucaybHussein-h5m 6 дней назад
Wadaad siyaasi hoostiisa ku jira maxaa laga dhageysanaa😂
@WELOVEFANANIINTA
@WELOVEFANANIINTA 7 дней назад
Turkey soomaaliya dantiisa un buu kuwataa, waa walaal fake ah, turkigu haduu dan u hayo somaliya maantooy somaliya garab u baahantahay ayuu wax u qaban lahaa bal eega turkigu wuxuu nagu qasbaayaa in badeedeenii aan kalahadalno itoobiya, somaaliyeey turkiga walaal baad moodaan waa fake brother somaalaay taa igadaa.
@musseroble3199
@musseroble3199 7 дней назад
xayaysiiska kan ma umadaad ku dhiri galinaysaa inay dhistaan dal aanay lahayan halkaa dib ugu noqo hungiri yuu ku qaadine
@Omarlibaax
@Omarlibaax 7 дней назад
Oo ma culumo igu shubaabaa mase waa kuwo run sheegaya???
@Omarlibaax
@Omarlibaax 7 дней назад
Warbaahintii xiligii farmaajo dariiqyada la taagnaa farmaajo aaaa mareexaan aawey? Ma adeerkood baa arka cagka saarey?
@mohamedbarre2566
@mohamedbarre2566 6 дней назад
Beenale hadal badan o turuufatooro ah yahoo hadal badna o beena xita maba neefsanayo
@umumohammed6310
@umumohammed6310 7 дней назад
Masar hadeey rabto dagaal dhulkeeda hakula dagaasho xabashida wabigi niil maxey udifaaci weeyday dadku madhagoolaa turki ahana dhaafin masiibaa tahaye asiisi
@mohamedosman6000
@mohamedosman6000 7 дней назад
Xasn beenaale sidu ugu dul hundudsanyahy tuugonimo, musuq etc e u qarinayo ayey itobiya qabsan doonta xamar, somaley ninkan iska qabta
@mohamedbarre2566
@mohamedbarre2566 6 дней назад
Fake news
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z 7 дней назад
War waxan dowlad maha tuugada ah been
@bisharGellowMahad
@bisharGellowMahad 5 дней назад
Fake news
Далее