Тёмный

Wararkii ugu Danbeeyey Turkiga oo Kubiiraya Shiinaha Ruushka & Iiraan Maraykanka oo Kahadlay 

HORUFADHI TV
Подписаться 298 тыс.
Просмотров 24 тыс.
50% 1

Subscribe | Share | Like Comment

Опубликовано:

 

1 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 28   
@FadumaAbdullahi-j9s
@FadumaAbdullahi-j9s 3 месяца назад
😭💔Dunida horey aye u socota 😭💔🇸🇴 Dawladna waxay ku mashquul ku tahay 😭💔Xabaalihii umada somaliyed 😭💔💔🇸🇴 ILAHAYOW u naxariiso 🤲🤲🤲
@rafiq5722
@rafiq5722 3 месяца назад
Weyba ogyihiine inuu Turkey Babada ka shaqeeyan maxay u cadowsanayan? waa Munaafaqnimo iyo Islaam Nacayb
@faadumocali5574
@faadumocali5574 3 месяца назад
Dal wanagsan illahey waa nasiiyay lkn Madax majirto
@HASSANSUHUFI
@HASSANSUHUFI 3 месяца назад
Bal ninkaas xarameynka dhisay iyo xassan shikh yeydiisa qaadka daldalanaayo farqiga udhaxeeya 😢 Niyow dadka in lalaxisaabtami maba rumeysna baan umaleeyay
@mohamedosman6000
@mohamedosman6000 3 месяца назад
Xasn sheikh waxba kama jiraan wuxu sheego wa beenaale shabaabna waxba kama qaban karo? Ciidanki Farmajo dhisey mee? wa baabiyey, war ninkan somaley iska qabta intan wadanka lala wareegin
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 3 месяца назад
Meesha ciidanka tagayaan sababta loogu sii sheego argagixisada lama garankaro,far AYAA ku taagan.
@FadumaAbdullahi-j9s
@FadumaAbdullahi-j9s 3 месяца назад
😭💔👍
@kamalhussein5603
@kamalhussein5603 3 месяца назад
Wayba la sii bbaxaan meelaha ciidamada xoog ay ku soo wajahan yihiin jawaasiis baa ka dhex buuxda
@MohamedAhmed-k1f7m
@MohamedAhmed-k1f7m 3 месяца назад
Waa sax kacbada hoose ee biyaha zamzamka ah ee bacbada ah waa qaboow cagaha u fican 20 years baan joogay jumca kasta badanaaba waa so dukun jiray halkaas,masha alaah mantana waxaan ka fogahay in diyaarad u socot 14 saac california usa
@FadumaAbdullahi-j9s
@FadumaAbdullahi-j9s 3 месяца назад
Meshan dawlad ma joogte😠😭 dagaalka u sheego xasan waa mashruuc 😭💔 Lugu shirqoolayo ciidanka 💔😭 inta ka hartay 😭💔😠🇸🇴
@HassanWarsame-si6cz
@HassanWarsame-si6cz 3 месяца назад
ALLAHA U NAXARIISTO ENG MAXAMED KAMAAL. CAMALKIISIINA ALLAHA KA AQBALO.
@faadumocali5574
@faadumocali5574 3 месяца назад
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤
@osmannur9901
@osmannur9901 3 месяца назад
Xaashiyoow sidaas fiican kuwad ,waxaad heysataa taageero aan caadi aheyn. Noo soo bandhig maxaa ka soo cusbaanaaday aduunka. Allaha ku xafido.
@abdullahoidirisnur5415
@abdullahoidirisnur5415 3 месяца назад
Good News +Education
@SaacidAli-rg7tn
@SaacidAli-rg7tn 3 месяца назад
Asc maga ceega waa saacid waxaa manta iskudhac kadhacay 2 ciidan oo jubalan ka mid ah marki dhaxdooda shabaab xabad ee karideen ee ka carareen ayaa lawada ciidan is rasaaseen xoogan kudhaxmarat mar danbe ayee ogaadeen in lawada ciidan ee yihiin shabaabne dha dooda kabaxay waxaa ku dhimaatay 6 ruux ciidanka dhaxdiisa 20 wee kudhawacmeen ciidan waa ciidan cusub oo waligooda dagal galin 2 qeeb ayaa lakala dajiyay dhaxdooda ayaa laga faa ideeesatay. Mardanbo ayee ogadeen in shababka xabada riday in dhaxdooda kabaxeen sidaas derteeda ayaa is rasaseen kudhacay
@abdiganidagane3567
@abdiganidagane3567 3 месяца назад
Suleiman Hashi. Qorshaha Badhadhe anigaaa war fiican oo faah faahsan kaaaga haayaaa. Wax jubaland iyo dowlada federalka shaqo ku leeyihiin ma ahaan. Anigaaa ku dhashay Badhaadhe eee ila soo xiriiir war suggan ayaaan kaaaga haayaaaa
@XassanMaxamedxasan-e4s
@XassanMaxamedxasan-e4s 3 месяца назад
BRICS WAA HaNaN DHAKHALE WAXANA SOO DADAJIYAY ISMAHDINTII MARAYKANKA WADAN GUUNA OOW FARAHA LAGALAY WAA RUUSHE
@cabdimajidibrahim9217
@cabdimajidibrahim9217 3 месяца назад
Maasha alaah ilaahay naxaristiisa hakumaneysto injinerkaas nasiibkauhelay nashqadeynta labada masjid ekala ah masjidka suubanah scw iyo kanxaramka ah onwaliba waxlacaga kaqaadanin taasokale weye shaqada ilaahay dartiis loqabto ajarkiisa jano ilaahay hakadhigo insha alaah
@rafiq5722
@rafiq5722 3 месяца назад
Ilaahow Janatul Fardowsa ka waraabi
@abditajirali5702
@abditajirali5702 3 месяца назад
allahu akbar ya rabil calamin
@kamalhussein5603
@kamalhussein5603 3 месяца назад
Allah ha u naxariisto hawl adag buu qabtay❤
@Abdulkhaadirahmed
@Abdulkhaadirahmed 3 месяца назад
Barara ma ahan taliye waa badhaadha
@mahadaadan8727
@mahadaadan8727 3 месяца назад
Mashllh
@osmanaden4035
@osmanaden4035 3 месяца назад
Badhadhe not baraale 😂
@nuradinabdi5192
@nuradinabdi5192 3 месяца назад
Degmada badhaadhe
@carinohope3117
@carinohope3117 3 месяца назад
Aamiin yaa rabbi
@CABDIMAJIIDCABDIQAADIR-vr8vs
@CABDIMAJIIDCABDIQAADIR-vr8vs 3 месяца назад
Scw
Далее
Teeth gadget every dentist should have 😬
00:20
Просмотров 1,1 млн
Caawa iyo Dunida
59:31
Просмотров 34 тыс.