Тёмный

WARAYSI PROF AHMED I.SAMATAR OO ISKA CASILAY BAARLAMAANKA SOOMAALIYA 

somali media of minnesota
Подписаться 61 тыс.
Просмотров 33 тыс.
50% 1

WARAYSI PROF AHMED I.SAMATAR OO ISKA CASILAY BAARLAMAANKA SOOMAALIYA

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 40   
@biixi75
@biixi75 11 лет назад
Prof Samatar waad salaamantahay. Ninkani wuu fahamsanyahay waxa uu ka hadlaayo. He knows what he means, he really do. Dawladnimada sida ay u qabaan dadka madaxda u ah Soomaalidu meeshay rabtoba ha joogtee, sax ma aha, sidaas darteedna, wax ay keeni karaan baa iska yar. Siyaasadda bulaacadda ah ee uu sheegaayo ayaa meel walba taala. Thanks Samater, M. Haaruun
@fouadkhaireh4422
@fouadkhaireh4422 11 лет назад
oof wakaa nin wax yaqaan nin sidaa oo kale oosoomaali ah ood aduunku thanks prof samater ha noo laado cadowgiina alaha laayo aqoon laskuma qiro naftaada laakiin qayrkaa ayaa kuu qir nacasyahow
@ahmetdeeq3086
@ahmetdeeq3086 11 лет назад
Somalia qabiil baa dhalay i love my wadan kayga jabuuti 3
@saidkhaderhaybe4161
@saidkhaderhaybe4161 11 лет назад
samater aniga waxan ku o dhan laha waxad tahy qof is badbadal badan oo aan kalsoni qabi lakinse hargeisa aya laga sugaya DAGDAh u tag waayo waxad ku qasbantahy
@markus031098
@markus031098 11 лет назад
How did I get here?
@elninoo1986
@elninoo1986 11 лет назад
Xamar Musuq-maasuqa ka Jira & qabyaalada Indhihiisa aYu kuso Arkey Ninkan, JawaabTa uu rabo Inu ka bixinaya Waa Somaliland Tii uu shalay lahaa somaliyey ka Mid Tahey hada uu buun buuniyo oo Wax gaar ah Inooga dhigo Mucaarad Dawlad waa Lagu Noqdaa Laakiin Danbi qaran Lama Galo Isaaq oo gabigoodaba Burco & Hargaysa Dagana Wadan Laguma Sheego, Waad FashalinTay Axmedow
@abdilahigawlalale2730
@abdilahigawlalale2730 11 лет назад
PROF AHMED WAXAN KUGULAA TAALIN LAHAA KALAAY DALKAGAA SOMALILAND XAMER WAXBAA INOMAA YALAAN EE WAAN KUSOO DHAWAAY NAYNAA WALALO
@Abuzaid7905
@Abuzaid7905 11 лет назад
Ceerigaabo, Sanaag (warsan galo) Lasnaod, Sool (dhulbanate) Buuhoodle, Togdheer (dhulbahante) Boosaaso, bari ( MaJERTERTEN) Qardho, Karkaar ( Majeerteen) Garoowe, NUgaal( Majeerteen) Galkacyom, Mudug ( Majerteen) Cabduwaaq, Galgaduud (mareexaan) Kismaayo, Lower Jubba ( Ogaadeen&Harti) Buaale, Middle Jubba ( Ogaadeen) Garbahaarey, Gedo (mareexaan)
@MrCaydiidsange
@MrCaydiidsange 11 лет назад
Aaar maxay belo kaydsadeen, War Ilaahay ka cabsada wax wanaagsan u isticmaala maskaxdan aad u adeegsanaysaan waxan oo shax ah iyo qabyaalad ah. Allahu Akbar.
@almuhamadi1
@almuhamadi1 11 лет назад
Prof-ka wuu fiicanyahay, laakiin hadii maanta uu somalia xil kasoo heli lahaa Somaliland wuu ku adkeen lahaa , markii uu xil kasoo waayay ayuu bilaabay inuu wax eedeeyo . Taasna waa iska caadi oo qofwalba oo siyaasi ah ayaa sameeya .
@abwansuldanmuuseali
@abwansuldanmuuseali 11 лет назад
jaamicigan reer somaliland ee kacadhoodey dawlada dalkiisa somaliland katalisa haduu iscasilay muxuu iska casilee ahaa ma isweydiiseen, deewaa waxbaba waayo dee somali federal barofaysalku umuu dhalan ee malaa wuu ismoodey markii horeba ilaahayse ha hadeeyoo hatuso dalkii hayna bogsiiyo calooshiisa sida cali khaliif calool xanuunka qabyaaladu leedahay kagalay ilaah idankiis.
@halimamohamed3287
@halimamohamed3287 11 лет назад
NINKII IS DIID SIINAYOW SOMALILAND WAA QARAN....NO QABYALAD...DADWEYNAHA SOMALILAND WAA : ISAQ..CISE..SAMAROON...DHULBAHANTE....WAA DADKAYAGII ILAHAY HA ISU DAAYO..TARIIKHDA GASHADA...SOMALILAND WAXAY NOQON DOONTA GOBOLKA KELIYA EE SOOMALIYEED EE KARTI WAX LAGU HELO NO QABYALAD....INTA DOONAYSA INAY ISKU DIRAAN WEY DAALI KU GULEYSAN MAYAAN WELIGOOD DEBEDAHAA HA KA CABADAAN...XAQU XAQUU TAGI...SOMALILAND WEY JIRTAA WEYNA JIRI DOONTAA WELIGEED...ILAHOW NOO DAA..VIVA SOMALILAND.
@elninoo1986
@elninoo1986 11 лет назад
Khadarow waxey ILa Tahey inaad iLa Fahantay Sxb, Ee Gobolada & Qaba'ilka ha Ka Been Sheegin, Aniga XiTaa kuuma Xisabin Degmoyinka, Tuulooyinka, & Goblada mamul Goboleedyadu Magacaabeen Sida Karkaar oo Qardho Magaalo Madax u Tahey Sida Ceyn & Wixii La mid ah, ILaah baana 18-ka Gobol ee Originalka Qeyb Muhiim ah Daarood ka SiiYey Waxaana inTaasi Kuu Dheer Kilinka5aad oo ka Kooban 5 Gobol 4 Gobol & Bar Daarood baa Leh NFD Kenya oo ka Kooban 4 Gobol & Bar 4Taba Daarood baa Leh Yaan been Lagu Shegin
@khadarismail8623
@khadarismail8623 11 лет назад
Axmed Samatar si cilmiyaysan buu u hadlay. Ciyaalka Somaliland u haysta reer duday si fiican ha u dhuuxeen ninkan odayga ah. Axmed Samatar isagoo Somalia aaminsan ayaanu misna meeshuu ka yimi aflagadaynayn side Buubbaa iyo kuwa la midka ah ee mabda'oodii GAWS wax la geliyo dhaafsaday. Buubbaa waxan ka quustay markuu Khalfo Galaydh oo afka ka saxarooda meel la fadhiistay.
@cabdiraxman3
@cabdiraxman3 11 лет назад
Samatar,,,raac dowlad aad ka tirsanthay,,
@elninoo1986
@elninoo1986 11 лет назад
Khadarow adigu Isaaq ma Tihide maxaa waxaadan aqoon ku galiyey mase laqdabo & mucaarad hadalka Fernando bay ka tahey aan kuu sheegee 18-kii gobol ee Somalia Lo aqoonsan Yahy isaaq Wuxu ka dagaa Togdheer Awdal-na dadka dagan Samaroon ba La Yiraahda Sool sanaag & cayn oo aad Tirada ku buuxsataana Harti daarood ba iska Leh oo InTiisa badan gacanta Waxey ugu JirTaa PunTLand & KhaaTumo, awoowe Somalia Hadey mid NoqoTo runTa ayey Tagaysaa Isaaqna 1 gobol & bar kabadan kuma Leh Somalia
@elninoo1986
@elninoo1986 11 лет назад
Khadarow dee been & Sagaaro biya ma cabtaa miyaan ku jireynaa maanta dhan,& Tuulooyin la buun buuniyo, & Dad somalia % 70 Leh in Minorty lagu Tilmaamo, Miyaadan xishoneyn,W/galbeed waa 3 degmo berbera hargaysa gabiley, halkaas gobol baan isaaq u ogolahay, Togdheer waa ceynaba,buuhoodle & burco,waxaanad ku leedahay burco kaliya,waana qalad maanta dhan daarood & isaaq inaan isla sino, Majeerteen kaliyaa isaaq ka tira badan kana gobolo badan InTaas Halaguugu DhaarTo, soona akhriso geography-ga
@nimcanxoore8081
@nimcanxoore8081 8 лет назад
waa benaale samater
@elninoo1986
@elninoo1986 11 лет назад
bal inaad ruux yaab leh Tahey ma Gobol & Dhul weyni baanu ka hadleynay Mase dad, Xoolo, beero, & saxaro i.w.m, hadii aad qirsan Tahey Majeerteen kaliya inu ka dhul balaaran yahay Hawiyo Dhan bes InTaas uun baan rabay inaan kaa qanciyo, iyadana danTa kugu qasabtay inaad qaadato, sababto ah dayax muuqda gacan laguma qarin karo,arinTan kale eed ka hadlaysid waa Topic kale, oo aad rabtid inaad isku qarisid, laakin wax jira maahan hawiye baad ka hadlaysaaye somaliyo dhan Majeerten ba ka Tira badan.
@elninoo1986
@elninoo1986 11 лет назад
Madaxda & wax garadka hawiye ayaa maalin kasTa ku calaacal daarood 60kii ilaa iyo siyaad intu xukunka haystay waa naga dhul badsadey adigana inaad halkaan dhul ku faantid ayaad rabtaa, side isku waafajine 2daas arin?! galkacyo ilaa bosaso waa 750km waxaa bosaso kasii shishiiya bandar beyla, qandala, xaafuun, isku shuban gardaful, baargaal & tuuloyin kale marki la isku daro waa 1240km oo laami ah waxa daga majreten kaliya daarood kaleba iska daaye, xamar ilaa galkacyo na waa 750km Hawiyo dhan b
@shaadiyajano7023
@shaadiyajano7023 7 лет назад
raganimo
@elninoo1986
@elninoo1986 11 лет назад
InTadaan wax so qorin kahor waxaad u baahan tahey inaad so barataa ama ad ogaaTaa waxaad qoreysid inay sax yihin & 18 ka gobol e somalia % degmoyinka hoos taga waa kuwa rasmiga ah ee wax lagu qeybsan doono, ee mareeg & tuloyinkan aad idinku magacabaten mesha ma yalaan, galgadud waa 5 degmo 2 daarood ba leh 3 na hawiye, xarardhere & hobyo waa labda degmo oo ay mudug ku leeyihin hawiye ee galgadud kama tirsana,galkacyo wa kala qeybsan tahey miya tiri ahahaha nacas ku dhalay was, Maxaa doqon tahe
@saidkhaderhaybe4161
@saidkhaderhaybe4161 11 лет назад
Banaadiir waa bulaacad kulaha war culus
@afatarmo125
@afatarmo125 11 лет назад
SOW HADA GARAMEYSID BADANAA!!! waar Ninkaani wuxuu is mooday inuu Soomaali ugu aqoon badanyhay, horta Muxuu maamul kastaa u cambaareeyaa ? Negative buu kahadlaa positive ka marna ma sheego!
@ahmedali7811
@ahmedali7811 11 лет назад
prof kulahaa qabyaalba haduu ku dhaqmaayo muxu aqontisa wax ka badashey waxaa dhihi lahaaa hadan ku dhiiba laheyn wadan oo madaxweyne lagagaaa dhigi lahaa waan hoogi laheyd barlamankeena aad ayey u mahadsanyihin oo doortey madaxweyne dalkiisa jecel ruufiyaan somaliland aad gudomiya gabiley xata uma qalantid duli
@khadarismail8623
@khadarismail8623 11 лет назад
Fernand, waa lagu qalday br. Population ahaan Isaaq wuxu ahaa 22% halka Daarod ka ahaa 18%. Sidoo kale Somaliland Isaaq 85% weeye. Sanaag degmooyinka Ceerigaabo, Ceelafweyn & Garadag Isaaq baa leh. Badhan & Buraanna Daarood. Hargeisa ma gobolka togdheerbaa sxb? Miyaanay Hargeisa ahayn gobolkii W. Galbeed. Sool degmada Caynaba iyo half of degmada Xuddun waa Isaaq. Gobol Daarood keligii dego waa nugaal& bari. Inta kale waa ku minority
@khadarismail8623
@khadarismail8623 11 лет назад
Fernando, Been baa laguu sheegay. Isaaq Jiidali oo Ceerigaabo bari ka xigta Illaa Kalabaydh oo 35km u jirta Borama ayuu degaa. dhulkaasi waa Somaliland 75% buu ka yahay. toddobada magaallo ee ugu weyn Somaliland 5 Isaaq baa dega oo ay ku jirto Hargeisa oo 1 million ku nooshahay. 85% dadka Somaliland ku nooli waa Isaaq. Waa lagu qalday adeer ee Somaliland=Isaaq, Samarroon mooyee dadka kale waa "otherd" oo 100 kun ma dhamma haddii la isu geeyo.
@Abuzaid7905
@Abuzaid7905 11 лет назад
marka khadar Ismaail dhulkaas oo dhan ma dagaan isaaqo jaahil yhow jaahiku dhalay tan kale dhulkja somalia ugu kheyradka badan oo labadii badood bada cas iyo bada hindiyaba waa dhulka daarod wabigii shabeelee iyo wabiga juba meesha ay maraan wa dhulka daarod, soamlai daarodku waxuu ka talinayey 200sano kahor ila hada minority halkee darod ku noqdey shit fowqa shit
@youssouf200020
@youssouf200020 11 лет назад
abihi iya aqonyahan ahaa. konfur caqliga yalna so arag hhhhhhhhhh
@Abuzaid7905
@Abuzaid7905 11 лет назад
Khadar Ismaail.. LOL kulahaa darodku waa Minority,, war heedhe jaahil aan taarikh iyo geography midna aqoon baad tahaye iskadaa darod weyne dhulka Majeerteenku dago baa waxu ka weyn yahy isaaq iyo gudobirsay oo dhan oo la isku darey dhulkooda... dhulka darodka dagaana anaa ku tirinayaa jaahilow niyada ku hay::
@redwanmohamed9941
@redwanmohamed9941 11 лет назад
uu arkay ismacil waxay tahay wowwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww viva somaliland
Далее
Starman🫡
00:18
Просмотров 9 млн
XAASIDNIMADA IYO SOOMAALIDA Prof Samatar
4:45
Просмотров 51 тыс.
Axmed Ismaciil Samater iyo Aqoonyahanka Hargeisa.
1:19:54
Daawo Ceebta ku dhacday Prof Samatar
37:54
Просмотров 650 тыс.
Kaftanka Siyaasada 518 oo aad u xiisa badan
39:57
Просмотров 56 тыс.