Тёмный

Wareysi gaar ah: Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi 

Somali National Television
Подписаться 687 тыс.
Просмотров 40 тыс.
50% 1

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Опубликовано:

 

22 май 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 189   
@waheliye9427
@waheliye9427 Месяц назад
Pm Geedi xaqiiqdii waa runtiis Bari iyo wuqooyi siyaasadooda markaan arko waxaan u duceeyaa Jaalle Siyaad alla ha unaxariistee
@sahroxassan6814
@sahroxassan6814 Месяц назад
Masha alah libaax labo maahan jecliyaa mar uun inad ka jawabto warkas wad ku mahadsan tahay pm gedi
@gaaxa3847
@gaaxa3847 26 дней назад
nacaskan maanta waa uu og-yahay in labo cadow oo ummadda lahayd dhulka la dhigay 1. tigree ismaaciil oo oromo u taliso. itoobiya wixii loo yiqiin, oromo ayaa dhulka la sintay. tigree 3 million waa ka xasuuqeen, intii kalena qaxooti baa laga dhigay. amxaarana warkeeda haba-sheegin, iyagu waa hore baaba la daadgureeyey oo ay dibadda u carareen, intii ka soo hadhaya dhegtaa dhiiga loo daray 2. munaafiqiintii majeerteen ee abtirsiinayaha badan ku qaraaban jirey, iyagana, waxaa dhulkoodii loo dhiibay isis iyo alshabaab. cabdullaahi yuusuf wuxuu abgaal u soo xakaystay 150,000 oo tigree ismaaciil ah, ileen isagaa yey yemeni ismaaciil ahaa, canshuurtii iyo xoogii abgaalna iyadoo xamar madaafiic lagu garaacayo, oo dadkii sida aad u ogaydeen loo xasuuqay oo caruur iyo ciroole la xasuuqay, baa nacaskan afka duleela ee geedi la yiraahdo oo sheegta abgaal, runtiise aan ahayn, lacagta canshuurta xamar inta laga qaado ayaa puntland lagu dhisi jirey. maanta ILAAHAY muxuu qadaray??? in puntland gaajo loogu dhinto, oo iyagiiba la cuno. marka xayawaan geediyoow, nuux maxamuud baad tahay oo majeerteen ah, ee ma tihid abgaal dhalad ah. sida cali mahdi iyo salaad jeele u ahayeen nuux maxamuud, baad iyaga la mid tahay. waa in ABGAAL aysan weligood hilmaamin xasuuqii loo geystay, oo ay weligood ogolaan in hal qof oo majeerteen ahi xamar ku noolaado,. waayo waa gun , waana tigree ismaaciil walaalahood. nabadeey
@MigosBlack
@MigosBlack Месяц назад
Wlhi waysil waZare waxa runa waxa kaa dhamaday wakhtigi raysulwaZarenimo moye ee kama dhamatee ee kama dhamaan tii wadaninimo ❤❤❤❤❤
@user-yi4cn3nz6e
@user-yi4cn3nz6e Месяц назад
Cali geedi maanta xassan sheikh 4 sano hore. Iyo 2 sano ba burburiyey qabyaalad ku difaacaya. Nin. Ba laga sheegay nuuse waakaas
@halimahassan1981
@halimahassan1981 4 часа назад
Maansha allaah Guuleyso Raisal wasaare Cali Geedi Runtaad sheegtay Nasab run sheeg ah 🥰❤😊🥰👍👍👍
@xaajixasandigir273
@xaajixasandigir273 Месяц назад
Maashaa allahu mudane reeysalwasaare hoosha aad qabatay waad ku mahadsantahay aqoontaada iyo geesnimadada iyo wax qabadkaaga iyo sida aad ugu dadaaleeyso hoosha aad sooqabatay in aysan beeylahin marka ha ka daalin in aad ka hadasho arimaha wadankeena aad ayeey igu baahanyihiin umada soomaaliyed marka haka daalin mudane reeysal wasaare waxaan kuu rajeeynayaa cimri dheer iyo caafimaad in alle kusiiyo aamiin ❤❤❤
@gaaxa3847
@gaaxa3847 26 дней назад
nacaskan maanta waa uu og-yahay in labo cadow oo ummadda lahayd dhulka la dhigay 1. tigree ismaaciil oo oromo u taliso. itoobiya wixii loo yiqiin, oromo ayaa dhulka la sintay. tigree 3 million waa ka xasuuqeen, intii kalena qaxooti baa laga dhigay. amxaarana warkeeda haba-sheegin, iyagu waa hore baaba la daadgureeyey oo ay dibadda u carareen, intii ka soo hadhaya dhegtaa dhiiga loo daray 2. munaafiqiintii majeerteen ee abtirsiinayaha badan ku qaraaban jirey, iyagana, waxaa dhulkoodii loo dhiibay isis iyo alshabaab. cabdullaahi yuusuf wuxuu abgaal u soo xakaystay 150,000 oo tigree ismaaciil ah, ileen isagaa yey yemeni ismaaciil ahaa, canshuurtii iyo xoogii abgaalna iyadoo xamar madaafiic lagu garaacayo, oo dadkii sida aad u ogaydeen loo xasuuqay oo caruur iyo ciroole la xasuuqay, baa nacaskan afka duleela ee geedi la yiraahdo oo sheegta abgaal, runtiise aan ahayn, lacagta canshuurta xamar inta laga qaado ayaa puntland lagu dhisi jirey. maanta ILAAHAY muxuu qadaray??? in puntland gaajo loogu dhinto, oo iyagiiba la cuno. marka xayawaan geediyoow, nuux maxamuud baad tahay oo majeerteen ah, ee ma tihid abgaal dhalad ah. sida cali mahdi iyo salaad jeele u ahayeen nuux maxamuud, baad iyaga la mid tahay. waa in ABGAAL aysan weligood hilmaamin xasuuqii loo geystay, oo ay weligood ogolaan in hal qof oo majeerteen ahi xamar ku noolaado,. waayo waa gun , waana tigree ismaaciil walaalahood. nabadeey
@ambiyaxasan6082
@ambiyaxasan6082 Месяц назад
Masha Allah Reysawasarahi Hore Cali Maxamad Geedi Waa Geesi Waana Sharci Yaqaan Daba Dhilifna Maaha Mudane Horay U Soco
@mahadmohammudsh8957
@mahadmohammudsh8957 Месяц назад
Waa danbiile iyo dabodhilif
@khalifmahmud4770
@khalifmahmud4770 Месяц назад
Leeska ma dur duriyee sumcad yaa dalkisa iyo dadkisa ku dhaxleh guul dalxoreeye
@mazatoshi7501
@mazatoshi7501 Месяц назад
Raysalwasaare mahadsanid, laakiin caada qaatoo dhan hadalkaada wuu kanaxayaa
@mohamadomar4591
@mohamadomar4591 Месяц назад
Siyaasiyiinta dhamantood hadii sidaan ahaan lahaayeen marhore ayaan hormar gaari laheen❤
@nasserpokie
@nasserpokie Месяц назад
Waa Siyaasi Bisil , cabdilaahi yusuf+ Farmaajo wuu difaacay , Sheekh Shariifna wuu Dhaliilay , maaha nin qabyaaladu macno uleeday
@jamaabdulkadirmohamed
@jamaabdulkadirmohamed Месяц назад
Masha alllah😊
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 Месяц назад
Legend
@saidmm9953
@saidmm9953 Месяц назад
Mahadsanid mudane. Runta dad badan ayeey dhibeeysaa.
@meyremeyre8078
@meyremeyre8078 Месяц назад
Geesi wiil hoog run buu sheegay ex prime minister noolaaw runta ku dhimo waligaa ❤❤❤❤❤❤
@salmaansamadoon8035
@salmaansamadoon8035 Месяц назад
Q
@abdimagan3482
@abdimagan3482 Месяц назад
Maxaa will hooga miyaanu ahayn Xayawaankii Muqdisho ku soo Hagaamiyey Tikreygii.
@meyremeyre8078
@meyremeyre8078 Месяц назад
@@abdimagan3482 argagixiso iyo mooryaan iyo dowlad diid ayaa muqdisho ku habsatay waa sababtaas in ethiopia soo gasho caasimada indha cade soo kii ku dhawaaqay addis ababa ayaa ciida ku tukaneynaa waxaas miyaa la daawan karaa
@meyremeyre8078
@meyremeyre8078 Месяц назад
@@abdimagan3482 nacalaa ku dhalay ha caaytamin
@gaaxa3847
@gaaxa3847 28 дней назад
war midkan waa xayawaankii la isla yiqiin ee ummaddiisa xamar itoobiyaan u soo kaxaystay oo dadka uu sheegto inuu ka dhashay ee abgaal... madaafiicda lala dhacayey daawanayey, ma dayuuskii isaga ahaa baa la wareysanayaa????
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr Месяц назад
Akhiro wax waa jiraa!!! Muslimiin badan dhiigoodi waa qabaa kan
@abdihassan5963
@abdihassan5963 Месяц назад
❤️❤️
@mushtaaqhassanmohamed1867
@mushtaaqhassanmohamed1867 Месяц назад
Geedi waa libaax rag iyo rabi garanaayo 👍👍👍👍👍
@solokilimber3818
@solokilimber3818 Месяц назад
Ader xassan gurgurteh aya ka daxa hadlayo eeh xisabteh wa maqa? Imuso kusiya 1000 misa 2000 bishe?
@faisalsamow3565
@faisalsamow3565 Месяц назад
Hadii ay maxaakimta imaan laheyn, Adiga iyo xabashidaa wadatay wadankan Gumeysi ayaad galin lahyd laakiin rag baa idinka diiday,, Shame on you 😮..!!
@sahroxassan6814
@sahroxassan6814 Месяц назад
La gumeysto lee kuma ficninoo dowladi imaataba lugahan heysanaa
@xilaasnimuum7181
@xilaasnimuum7181 Месяц назад
كلامك صحيح والله
@gaaxa3847
@gaaxa3847 26 дней назад
nacaskan geedi la yiraahodo, maanta waa uu og-yahay in labo cadow oo ummadda lahayd dhulka la dhigay 1. tigree ismaaciil oo oromo u taliso. itoobiya wixii loo yiqiin, oromo ayaa dhulka la sintay. tigree 3 million waa ka xasuuqeen, intii kalena qaxooti baa laga dhigay. amxaarana warkeeda haba-sheegin, iyagu waa hore baaba la daadgureeyey oo ay dibadda u carareen, intii ka soo hadhaya dhegtaa dhiiga loo daray 2. munaafiqiintii majeerteen ee abtirsiinayaha badan ku qaraaban jirey, iyagana, waxaa dhulkoodii loo dhiibay isis iyo alshabaab. cabdullaahi yuusuf wuxuu abgaal u soo xakaystay 150,000 oo tigree ismaaciil ah, ileen isagaa yey yemeni ismaaciil ahaa, canshuurtii iyo xoogii abgaalna iyadoo xamar madaafiic lagu garaacayo, oo dadkii sida aad u ogaydeen loo xasuuqay oo caruur iyo ciroole la xasuuqay, baa nacaskan afka duleela ee geedi la yiraahdo oo sheegta abgaal, runtiise aan ahayn, lacagta canshuurta xamar inta laga qaado ayaa puntland lagu dhisi jirey. maanta ILAAHAY muxuu qadaray??? in puntland gaajo loogu dhinto, oo iyagiiba la cuno. marka xayawaan geediyoow, nuux maxamuud baad tahay oo majeerteen ah, ee ma tihid abgaal dhalad ah. sida cali mahdi iyo salaad jeele u ahayeen nuux maxamuud, baad iyaga la mid tahay. waa in ABGAAL aysan weligood hilmaamin xasuuqii loo geystay, oo ay weligood ogolaan in hal qof oo majeerteen ahi xamar ku noolaado,. waayo waa gun , waana tigree ismaaciil walaalahood. nabadeey
@omarahmed145
@omarahmed145 Месяц назад
Waa siyaasi ruug cadaaya,caruur iyo waraabe waa loo kala sheekeeyay,anagana maxkamadihii oo maanta hadhaagoodii la afgaran layhy ayaa raysal wasaarahan nagu diri jiray,lkn maanta wax kasta waa kala garanay,mudane hore usoco,from borama somalia.
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Месяц назад
PM Ghedi for president
@Abo_bilal511
@Abo_bilal511 Месяц назад
Waxaa Ayaan daro ah in qayanole cali geedi lugu waraysto radio mugdisho waxaan rajaynaya in uu xabisiga linta ku cabo akhirona uu naarta ku waaro insha Allah
@Abdiweli615
@Abdiweli615 Месяц назад
Reer Puntland waa ahay Runti ma fahmin khilaafka jira kolay farmajo waa ridnay xasan waa soo saaarnay haddana asaga sefta la galnay game jiro ma ogi
@rocky4066
@rocky4066 Месяц назад
Raiisul wasaare MA ahane iminka ee ugu yeedha Prof. Cali Maxamed Geeddi
@cumarxuseenchannel4732
@cumarxuseenchannel4732 Месяц назад
Prime minister your statement is correct 💯sharciga la xisaabtanka siyaasiga somaali aad ayanu ugu bahai qabnaa shacabka hadanu nahay sharcigaa barlamanka hala geyo si loo ansaxiyo ?wayo siyasiga marka laga guleysto safaradaha ajanibta sira badan dowladnimada somaliya oo asaga ka mid ahaa ayuu uga waramaya tana waa dambiyo qaran xukunkiisa barlamanka ha ansaxiyo sharciga ama qodobka oo noqonaya ansaxinta sharciga siyasiga kursi mar ku fariisto umad dhan ayuu dambi qaran ka galay insha allah waan rajeynaya
@gaaxa3847
@gaaxa3847 28 дней назад
war midkan waa xayawaankii la isla yiqiin ee ummaddiisa xamar itoobiyaan u soo kaxaystay oo dadka uu sheegto inuu ka dhashay ee abgaal... madaafiicda lala dhacayey daawanayey, ma dayuuskii isaga ahaa baa la wareysanayaa????
@abdullqaadir8409
@abdullqaadir8409 Месяц назад
Hg ifkee kuu necebtahy Inta kalaase madaxa u saaranthy Hadda nhy m.j tol siyaasadd baa nhy
@avv.yasinahmedosman1875
@avv.yasinahmedosman1875 Месяц назад
Naga tag MJ cirka haka soo dhacee
@abdiuudhirsi4963
@abdiuudhirsi4963 Месяц назад
Rag wada dhashay baa u kala xaniinyo salaaxeee Garacyahow Madaxa Xiiran . Nacalaaa madhaleyskiii Hooyadaa dhalay ku yaale!
@MashaAlllahAlhamdullilah
@MashaAlllahAlhamdullilah Месяц назад
Laba wadadhalatay dhexdooda kumaqaado. mj,ruufyaan somali wey idin baratay. Waxaana cadeyn kuugu filan sida maanta siyaasadda Somaliya banaanka la,idinkaga dhigay. Wabaa wabaa 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭.
@asiyafiican7206
@asiyafiican7206 Месяц назад
@@MashaAlllahAlhamdullilah cucccccccccc habr kintirey cuuuuuuuuuuuuc
@abdihassan5963
@abdihassan5963 Месяц назад
Mudane somaliland and Doubiti are democratic systems. Why you guys can’t get it together?
@KINGSO880
@KINGSO880 Месяц назад
Geedi=geesi ❤
@axmedqalbi1590
@axmedqalbi1590 Месяц назад
shalay xaa usheegi wayday
@user-mh4bb4er5u
@user-mh4bb4er5u Месяц назад
Siyaasi Waa Munafaq Adaana Ugu Weeyn
@abdiahmed6624
@abdiahmed6624 Месяц назад
Geedi waad garatay
@mohamedgacamey4331
@mohamedgacamey4331 Месяц назад
Professor Geedi ha loo xilsaaro in uu edbiyo reer puntland iyo Soomaliland.
@gaaxa3847
@gaaxa3847 26 дней назад
nacaskan maanta waa uu og-yahay in labo cadow oo ummadda lahayd dhulka la dhigay 1. tigree ismaaciil oo oromo u taliso. itoobiya wixii loo yiqiin, oromo ayaa dhulka la sintay. tigree 3 million waa ka xasuuqeen, intii kalena qaxooti baa laga dhigay. amxaarana warkeeda haba-sheegin, iyagu waa hore baaba la daadgureeyey oo ay dibadda u carareen, intii ka soo hadhaya dhegtaa dhiiga loo daray 2. munaafiqiintii majeerteen ee abtirsiinayaha badan ku qaraaban jirey, iyagana, waxaa dhulkoodii loo dhiibay isis iyo alshabaab. cabdullaahi yuusuf wuxuu abgaal u soo xakaystay 150,000 oo tigree ismaaciil ah, ileen isagaa yey yemeni ismaaciil ahaa, canshuurtii iyo xoogii abgaalna iyadoo xamar madaafiic lagu garaacayo, oo dadkii sida aad u ogaydeen loo xasuuqay oo caruur iyo ciroole la xasuuqay, baa nacaskan afka duleela ee geedi la yiraahdo oo sheegta abgaal, runtiise aan ahayn, lacagta canshuurta xamar inta laga qaado ayaa puntland lagu dhisi jirey. maanta ILAAHAY muxuu qadaray??? in puntland gaajo loogu dhinto, oo iyagiiba la cuno. marka xayawaan geediyoow, nuux maxamuud baad tahay oo majeerteen ah, ee ma tihid abgaal dhalad ah. sida cali mahdi iyo salaad jeele u ahayeen nuux maxamuud, baad iyaga la mid tahay. waa in ABGAAL aysan weligood hilmaamin xasuuqii loo geystay, oo ay weligood ogolaan in hal qof oo majeerteen ahi xamar ku noolaado,. waayo waa gun , waana tigree ismaaciil walaalahood. nabadeey
@jibeise1
@jibeise1 Месяц назад
UJEEDADA WAREYSIGA WA LA FAHMEY
@luulhassanawaaleluullubi9648
@luulhassanawaaleluullubi9648 Месяц назад
Wilkan bari waxaa jirty hadaaba idaacada kawaayo aan dhihi jiray tolow intee aaday tolow maxaa I hayay
@somaliaoutlet
@somaliaoutlet Месяц назад
QOoq
@abdihassan5963
@abdihassan5963 Месяц назад
Waa runtaa
@katar443
@katar443 Месяц назад
Diiwaanka Ethopia waxaa ugu qoran in ay Mogadishu qabsadeen adiga iyo C/laahi yuusufna waxaa u diiwaan gashan in aad tihiin Halyeeyo Ethopian ah Diirka Soomaali ka ahaada lkn Amxaaro ayaa tihiin Naarta Allaha idinku fogeeyo
@khalifmahmud4770
@khalifmahmud4770 Месяц назад
Ethoipian ku manta wa kale barteen xiryihii dowlada and meel walbo xarun dowladeed ah wa khaa inu wadanimo waxa sabay nin iska dhicin aduun macankii ka dhamadey
@sharmaarkecabdimocoow3843
@sharmaarkecabdimocoow3843 Месяц назад
Cali Mahdi & Cabdi Qaasin hadii village somalia hadii aad geey laheedeen soomaalinimadaa sheegaheysaan waa aqbali laheen balse hada sheydaan Careysan inaa tahay mamoogin
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr Месяц назад
Mujrimiinta somalia kan ugu mujrimsan oo ahayd in qoraxda laga qariyo.
@abdihollandshow2147
@abdihollandshow2147 Месяц назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@hheehhee5579
@hheehhee5579 Месяц назад
Waa xarun uu leeyahay alqabyaala ee ma aha tv qaran weli tv waxa uu ku jiraa gacan mooryaan
@faatihfaatih3398
@faatihfaatih3398 Месяц назад
Ciidankii. Itobiyaanka. 2007 diii shacabka somaiyeed. Xasuuway. Hadaaa ki faneysaan. Waxaaa balan. In. Aan idin ka aar gudano ubshalaah. Gaaaloy
@abdikariin5471
@abdikariin5471 Месяц назад
Hhhhhh
@halimaomar7967
@halimaomar7967 Месяц назад
Tendho qof kunaqameeyso e waa iska baxayan cidan dowladnimo rabin
@maxamuudmaxamedcabdi7938
@maxamuudmaxamedcabdi7938 Месяц назад
Mahadsanid mudane reysul wasare hore Cali maxamed geedi doowlad nimadii oo qof ah
@abdihassan5963
@abdihassan5963 Месяц назад
Mudane ku raacsani dhamaamtayo.
@avv.yasinahmedosman1875
@avv.yasinahmedosman1875 Месяц назад
Masha Allaah Hambalyo
@engcosoble174
@engcosoble174 Месяц назад
War kan wax laga waraysto malahane xoga quruxbadan kan laguma xasuustee naga aamusi aaway hee ciidamadii shasheeye oo ku baarayay aaway hee?
@macruufmaxamedcisman7467
@macruufmaxamedcisman7467 Месяц назад
Maxaa siyaasi ah taliyaashii ciidamada ayaaba lakulmaya safirada shisheeye Taas xal,ukeena horta
@muxudiinxuseen1344
@muxudiinxuseen1344 Месяц назад
RW. GEEDI WAXOW TAAGAN YAHAY DOWLADAAN DIB DHISAY CIDNA KA YEELI MAAYO DUMINTEEDA WAA NIN MOWQIF LEH GUULEYSO MUDANE.
@abdihassan5963
@abdihassan5963 Месяц назад
Mudanaha waxaan weydiin lahaa macnaha siyaasi?
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv Месяц назад
Aniga kamuwadin ahaan dartuurka hore iyo midka lagu bedeley hada isku dudub waxba kama qabo dedelkiisa wayo kii horena imashaqeynin kan hadana kama sugayo in uu shaqeyo qofkasta iyo dastuurkiis bey rabaan shacabka
@garaarwabari1208
@garaarwabari1208 Месяц назад
Weel maran waxaa leh ninkii wax kushubta kkkkkk duli aan xishoon
@sharmaarkecabdimocoow3843
@sharmaarkecabdimocoow3843 Месяц назад
Garaad kaaga ayaa ka hadashay 😊😅😅
@Cadar49
@Cadar49 Месяц назад
Nasiib daro shacabka Putland waxeey u badan yihiin reer miye reer miyina waxeey wax ku saleeyaan war maanta maxaa la yiri sidaas darteed ma arkaan dhibka madax dooda eey ku haayso dowlad nimada Somaliyeed Somaliland na waa la mid nasiib daro waa in madaxdaas talaabo laga qaadaa adigoo kale ayeey Somali u baahan tahay Mudane
@ibomohamud
@ibomohamud Месяц назад
Mudaneyaal Aad baa umahadsantihiin🙏🏾
@halimaomar7967
@halimaomar7967 Месяц назад
Itopiya waxba kama ogen resulwasaaraha geedi iyo madaxweeyne cadulaahi yuusuf waa loo wacay asaa layiri noowaca itoopiya
@faisalsamow3565
@faisalsamow3565 Месяц назад
Ummada kaliya ee mujrimiintooda wali la sharfo waa somali, Ninkaan iyo kuwa la mid ah waxey aheyd iney is dilaan, inta aan la dilin..!!
@MaxamedSoofe-ve8qz
@MaxamedSoofe-ve8qz Месяц назад
Cali maxamed gedi nun ragi waa ogyahay waxuu somali ugalay nacasna yeelkiis
@shiilshiil5671
@shiilshiil5671 Месяц назад
Ali mohmed geydii hadalka waxba ha cuncunin libin Adan laheen ha I sisiin Puntland waxa ay soo dirtay 10 kun oo ciidan ah Dhaqalana 5milion doolar bilwalba Dhaqalihi somaliya beesha calmka ugu deeqdayna waa tii ad dhacday oo wiilkaga nrbi ugu aroosisay oo xata dadka aroooska wiilkaga ka qeeb galayay diyarado xamar looga soo daldalaayay 35:49
@abdihassan5963
@abdihassan5963 Месяц назад
Arinta isaaq amaba Dir sidee soomaalida kale u aragtaa?
@faisalsheikh5682
@faisalsheikh5682 Месяц назад
Geedi dawladnimada ayuu difaacaa eecid gaara Manebca ,
@bossiebadass9890
@bossiebadass9890 Месяц назад
Maya naceybka darood buu ku tirtirayaa shacabka u xamar ku laayey dawladnimo la difaaco ma jirtee dheh danta beesha hawiye difaacaa
@abdullahimohamed6208
@abdullahimohamed6208 Месяц назад
Nikan wa danbiile umadiisa xasuuqay una adegsay Tigrey duligan maxa laga waresana
@MohamedHassan-ky3lu
@MohamedHassan-ky3lu Месяц назад
Shalay Hassan ayaa sidaas lahaa.
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv Месяц назад
Hassan sheikh Mohamud ninkii. Guntan baaloo gargaraye isagu horta wada tosan maqadey mitaawiyow
@user-hs3zk8mo5o
@user-hs3zk8mo5o Месяц назад
50,000 amxara aya ku keenay fila Somalia 500 qofna xamar aya lagudilay maxaad kufantaa xolayahow
@abdihassan5963
@abdihassan5963 Месяц назад
Mudane waxaad leeday somaliland , Djoubiti
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 Месяц назад
Kkkkkk qaran kulaha ma tvga Alqabyaala?
@mahadmohammudsh8957
@mahadmohammudsh8957 Месяц назад
Nagama aadina xishoon
@user-pr8fj5vt3n
@user-pr8fj5vt3n Месяц назад
PM Ali M Geedi qabiilkiisa waa qaran
@solokilimber3818
@solokilimber3818 Месяц назад
😂 😂 beenteh dhay
@kayhass2510
@kayhass2510 Месяц назад
Waraysiga waxaad ka arkaysaa inay Puntland dawlada lacag iyo Dhiig ku bixsay inkasta oo geedi hadalkisa hagrasho kujirtay.. Maanta 2024 dawlada somalia waxay cadow ku tahay dadkii dhisay… halkaas waxaa ka cad dawlad somalia waxaa laga burburinayaa Muqdisho
@sadaqabdulahiahmed2321
@sadaqabdulahiahmed2321 Месяц назад
Hadii lashegay wanageda waa sax lkn in qalad keda la shego waa qalad miyaa?
@diniodawaa1705
@diniodawaa1705 Месяц назад
Noolow mudane
@rocky4066
@rocky4066 Месяц назад
Prof. Cali maxamed geeddi waxa uu u egyahay qof dacaayad isu sameeynaayo maxaayeelay marwalba oo wareeysi lala yeelanaayo ama uu bixinaayo waxa uu ku soo celceliyaa in ka badan 100 jeedh waagii uu raisulwasaaraha ahaa. Oo keliya.
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro Месяц назад
Dowlada iyo tiviga qaranka Uu ka shakeynayo horta Xge ka shaqeyan Dalkii Somalia wxuu noqdey seeb d jabuuti tusalle dalka d jabuuti casimada d jabuuti Sidas oo kle ayey muqdisho noqodtey
@gaaxa3847
@gaaxa3847 28 дней назад
war midkan waa xayawaankii la isla yiqiin ee ummaddiisa xamar itoobiyaan u soo kaxaystay oo dadka uu sheegto inuu ka dhashay ee abgaal... madaafiicda lala dhacayey daawanayey, ma dayuuskii isaga ahaa baa la wareysanayaa????
@wadanihashim1934
@wadanihashim1934 Месяц назад
Nin baahani gob maaha kan xassan dhiiqo ayaa markii cid wax ka dhegeysata waayey ayuu kan kasoo dhex hadley
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 Месяц назад
Tv gii Qaran ka hadday waa meel qabiil mudane
@ibrahimhassen9450
@ibrahimhassen9450 Месяц назад
geedi xil muu rabaa,xasan isku fikir maba ahayne
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr Месяц назад
Ethiopian Ethiopian dhalay!!!
@abdihassan5963
@abdihassan5963 Месяц назад
Mudane ninka soomaalino kula sheegta hadana sadex oo gini jeebkiisa ku jirto see la dhihi???
@abdihassan5963
@abdihassan5963 Месяц назад
Baadida kulamayn deedanayd
@liivazza
@liivazza Месяц назад
Waa iska dhaqan gumeysi eey cadaanku wali ku hayaan Afrika oo dhan anaga waaba u sii daranahay siyaasi aan kala jecleyn in asaga iyo dalkiisaba la bahdilo ayaa loo wacanayaa.
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 Месяц назад
Madaxweyne ayuu ku fiicnaa, allow xasan ganacsade na daafi
@kacanheji5560
@kacanheji5560 Месяц назад
Madaxda kursiga iyo shacabka kala fahansan
@abdihassan5963
@abdihassan5963 Месяц назад
Dol dhaladho Irir? Ma aqoonsantey?
@xilaasnimuum7181
@xilaasnimuum7181 Месяц назад
Adiga muuse muusaaba ku dhaama saa adigu intaa soo hogaamisay ayaa tiri kaalaya naqabsada maatada yadana laaya calankiinana madaxtooyada yada kataagta duliduli ahaaday inta cadaalad lahelayo iska hadal
@MaxamedSoofe-ve8qz
@MaxamedSoofe-ve8qz Месяц назад
Sax
@axmeddabacsane
@axmeddabacsane Месяц назад
Adiga mahane waa gunada
@mohammedabdul5923
@mohammedabdul5923 Месяц назад
Gedi wa Jeeb Taraq kushubo igu shobo wan shega 2dolar kunaxe
@saadhussein5466
@saadhussein5466 Месяц назад
Primeminister Geedi waa madaxweynaha mustaqbalka soomaalia isaga salka udhigey dowladnimada soomaalia lkn maalinas maalnta ayaa Geedi loogabaahibadanyahey ninkan waa geesi dalka kadulqaadikara maamul beeleedka naladagey
@abdulkhadirmahamud2838
@abdulkhadirmahamud2838 Месяц назад
ma jagada manta hassan shiikh siiyey miyuu Ali mahamed gedi is kala wareejiyey
@kdribro5397
@kdribro5397 Месяц назад
Ninkani ma caqli badna ...
@saladmohamed8894
@saladmohamed8894 Месяц назад
Waxay aheyd Aqalka golaha in ay ka jawaaban waxay tabanayaan maamulada gobolada.Maxay u fadhiyaan meesha.
@bossiebadass9890
@bossiebadass9890 Месяц назад
Wht a asholes here.. cuqdada iyo naceybka qabyaalad tv ka reerka hawiye saan buu u shaqeeyaa .Kan tv qaran maahee waa tv qabiil. Somalia inay isku soo noqoto waa ka dhamaatay. Cid cid u baahan ma jirto nn walba tuulo iyo dagaan waa leeyahay Geedi kaa saarimeyso shacabka xamar ku leysay. ..cayda iyo naceybkaaga iska wado
@mohamednur6628
@mohamednur6628 Месяц назад
Ali mohamed geedi dib isku dhageso mesha ad waresiga ku bixineso in dad hestan ada no shegay hadalki ad ka tiri barlamanki baydhabo marki xilka laga qaday dowlada ad shegeso bad tiri halagu yaaco mida kale awooda aad sheganeso o rerkaga ad ku mataleso maxa u diday kan hada jogo hada is xiraya balayo bad mas ul tahay
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 Месяц назад
CIRKUU MARAYAA
@MohaMs-km3fi
@MohaMs-km3fi Месяц назад
Madfac Ethiopian ba kubaabisay media iyo shacaba Ninkan ogeen usheeg. You will be in jail inshallah 😢
@user-wg4tz6cd1g
@user-wg4tz6cd1g Месяц назад
Ina cali geedi xaqqii bakaaraha meel ku sheeg
@Abdiyusuf490
@Abdiyusuf490 Месяц назад
RW GEEDI WAA DHAXAL DALKA IYO DADKA SIMAALIYED LEEYIHIIN WAANA IN LAGA REBAA XUSUUS QORKIISA WAAYO UMADAAN IYO DALKAAN AYAY ANFACAYSAA. PRO RW WAA XIDIG DHALAALWEYN WAXAN ALLAH AGRIISA KAAGA RAJEYNAAYAA NOLASHAAN IYO MIDA DAMBE NAXARIIS AAD UBALARAN AAMIN
@abdihassan5963
@abdihassan5963 Месяц назад
Wadankeena
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr Месяц назад
Balaayo buuweeso bogga ha kaa gasho Qadaad Weyne
@marxaba1253
@marxaba1253 Месяц назад
aragti siyaasi waayo arag ah
Далее
ХЕРЕЙД БОИТСЯ МОЕЙ СОБАКИ!
37:08
아이들은 못말려 〰️ With #짱구
00:11
Просмотров 541 тыс.
XUSUUS REEB AMBASADOR CAWIL PART 6
52:50
Просмотров 245 тыс.
Barnaamijka Gungaar Dhaqtarkii dilaag ahaa
26:10
Просмотров 214 тыс.