Тёмный
No video :(

WARAYSI SU'AALO ADAG LAGU WAYDIIYAY 'GENERAL' AYUUB 

BRIT SOMALI TV
Подписаться 520 тыс.
Просмотров 81 тыс.
50% 1

#subscribe
''GENERAL AYUUB NIN GUULAYSTAY MA SHALAAYO'': DFS | PUNTLAND | SOMALILAND | SSC KHAATUMO
Voting has begun in Russia's presidential election, which is all but certain to hand Vladimir Putin another six years in power.
Ballots will be cast over three days, even though the result is not in doubt as he has no credible opponent.
Polling stations opened in the Kamchatka Peninsula, Russia's easternmost region, at 08:00 local time on Friday (20:00 GMT on Thursday) and will finally close in the westernmost Kaliningrad exclave at 20:00 on Sunday.
It was at a grand military awards ceremony last December that Vladimir Putin, 71, told the Russian public he would stand for the presidency for a fifth time.
At the solemn event, held in one of the Kremlin's most opulent halls, Russia's leader of 24 years had just handed out top honours to soldiers who had taken part in Russia's "special military operation" in Ukraine.
He was chatting with a small group of participants when the commander of a pro-Russian unit in Ukraine's occupied Donetsk region approached him.
"We need you, Russia needs you!" declared Lt-Col Artyom Zhoga, asking him to run as a candidate in Russia's forthcoming presidential election. Everyone voiced their support.
Vladimir Putin nodded: "Now is the time for making decisions. I will be running for the post of president of the Russian Federation."
His spokesman Dmitry Peskov later described the decision to run as "absolutely spontaneous". But the Kremlin rarely leaves its choreography to chance.
DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )
Israel says it is studying Hamas response to possible deal
The Israeli government has issued its first official remarks on Hamas’s response to a possible truce deal, stating that the group’s comments are being studied by all parties involved in the mediation process, but offering few details.
“Hamas’s reply has been conveyed by the Qatari mediator to the Mossad. Its details are being thoroughly evaluated by the officials involved in the negotiations,” a statement from Israel’s foreign intelligence agency, the Mossad, said on Tuesday, per the office of the prime minister.
US, Israel believe up to 80% of Hamas tunnels intact after 114 days of war - report
www.timesofisr...
US, Israel believe up to 80% of Hamas tunnels intact after 114 days of war - report
Report: Bullish US negotiators draft phased deal freeing hostages for 2-month pause
The Associated Press confirms a New York Times report on a two-part plan for the release of hostages kidnapped from Israel and a pause in fighting of up to two months, citing two senior administration officials.
Like the New York Times, the AP report notes that CIA director Bill Burns is expected to discuss the contours of the emerging agreement when he meets on Sunday in France with David Barnea, the head of Israel’s Mossad intelligence agency, Qatari Prime Minister Mohammed bin Abdulrahman Al Thani, and Egyptian intelligence chief Abbas Kamel for talks centered on the hostage negotiations.
DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )

Опубликовано:

 

21 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 397   
@user-rm4wo4wp8w
@user-rm4wo4wp8w 5 месяцев назад
Mansh guulayso GENERAL Ayuup cabdirizaq
@aminajafar1987
@aminajafar1987 5 месяцев назад
GENERAL AYUUB VIVA"" LIBAAX LABO MAAHA ❤❤❤✅️✅️
@Cici_mimi
@Cici_mimi 5 месяцев назад
Boqor General Ayuub Abdirisaq!! Aleeylahee Inaad Tahay Nin Cumar maxamuud Ahoow Reer Mudugii Layaqiinay ah. Guleeyso Ina Adeer Oo Waligaa Xaqa Uhiili.
@halimayusuf4989
@halimayusuf4989 5 месяцев назад
AYUUB waa nin geesi xayi ah guulayso baan leeyahay
@dr.duulane1082
@dr.duulane1082 4 месяца назад
General Ayub Abdirisaq, waa madax waynaha soo socda ee Soomaaliya.
@najmanuraciid1045
@najmanuraciid1045 5 месяцев назад
General ayuub Abdirizak ❤❤❤
@farahmohamed6966
@farahmohamed6966 5 месяцев назад
❤Mansha Allah waraysi qurux badan genaral ku waa siyaasi wayn Geesi aan gaban oo hal adayga guulayso🎉
@umurayaanmahamed4057
@umurayaanmahamed4057 5 месяцев назад
Ayuub Guulayso, munaafaq ma tihid.
@farahmohamed6966
@farahmohamed6966 5 месяцев назад
Genaral ayuub waa geesi diiwaanka taariikhda galay oo in badan laga sheekayn doono mansha allah
@abdisharif8315
@abdisharif8315 5 месяцев назад
SALAAN GOBEED A.HAFID IYO GENERAAL AYÙUB❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdifatahhassan5561
@abdifatahhassan5561 5 месяцев назад
Hartiga ninkii ugu cuslaa baa manta muuqda general ayub
@fadumawarsamemumin4232
@fadumawarsamemumin4232 4 месяца назад
Generl ayuub abdirizaaq ❤❤❤❤❤
@deqaahmed4308
@deqaahmed4308 4 месяца назад
Absolutely kabtan boqortayada ayada lo istagay 😮😮❤❤
@abshircade4193
@abshircade4193 4 месяца назад
aad iyo ad
@adanbile4237
@adanbile4237 5 месяцев назад
Ganarall Ayuub ! Waa geesi,hal-adag leh.
@ahmed-nour638
@ahmed-nour638 4 месяца назад
General ayuub Abdi rizak iyo Mr Abdi xaafid waan idin salaamay 👍👍🫡
@user-gm4nr4lf1h
@user-gm4nr4lf1h 5 месяцев назад
Gen Ayuub ❤❤❤❤
@user-xz6jw2rq8k
@user-xz6jw2rq8k 5 месяцев назад
Guulayso jenal ayuup nin adag ❤️❤️❤️
@axmedyare2404
@axmedyare2404 4 месяца назад
Laandheerimo Generale Ayuub
@user-xc3qr9kd1h
@user-xc3qr9kd1h 4 месяца назад
Nin adag weeye
@xidiigtareersool2729
@xidiigtareersool2729 5 месяцев назад
Boqorkii Darood General Ayuub cadow jabiiye guulayso❤️🫶
@Raho339
@Raho339 5 месяцев назад
Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin Yaa Raxmaan
@ciidcaliciid698
@ciidcaliciid698 5 месяцев назад
Hartiga ninkii ugu cuslaa kabtan Ayuub legend
@aminajafar1987
@aminajafar1987 5 месяцев назад
Thanks Abdihafid waraysigaa aad ban ugu baahneyn"" beentii baa soo afjartay"" well done ❤
@ahmedkafi9864
@ahmedkafi9864 5 месяцев назад
Abqari abqari dhalay oo aftahan ah.. noolow intey nolal jidho jeneral
@hudaabdihuseen88
@hudaabdihuseen88 5 месяцев назад
Kaptan ayuub legend guulayso cadowga qac
@ahmedsamatar8380
@ahmedsamatar8380 5 месяцев назад
Thanks for promotion from captain TU General keep goodwork
@Rejoassociation
@Rejoassociation 4 месяца назад
Masha allaah geesi geesi dhalay Genarsl ayuub❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mustafaa2227
@mustafaa2227 5 месяцев назад
Kabtan Ayuub geesi hadalyaqaan ah if iyo akhiraba guulayso hore u soco walaalkay 🤲🕌🤲🕋🤲🤲🤝🤝👍🏽
@jammane3880
@jammane3880 5 месяцев назад
General Ayub guuleyso sxb
@ismailh6518
@ismailh6518 4 месяца назад
Well done ayuub
@AHMEDIbrahim-jb5yw
@AHMEDIbrahim-jb5yw 4 месяца назад
Subxanallah BAL KA UU KU SHEGAYA GENERAL BAL EEGA WAA WAQLEH CABAD BADAN WARYA ISLAYAAB OO ISLA HISHOOD
@mohussle415
@mohussle415 5 месяцев назад
General Ayuub Waa geesi Darood
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 5 месяцев назад
Anigu nin isaaq ah reer Somaliland ah baan ahay laakin général ayuub ma ka caqli badan Feysal cabdi bootaan, waayo ceeb weeyi in nin somali ahii reer dhulkoodi jooga u madaafiic la dhaco ceeb ka wayni ma jirto, waliba Feysal cabdi bootaan waa nin reer bari ah oo garanaya in Dhulbahante yahay reer balaadhan oo aan la qabsan karin, anigu isaaqa galbeedka ayaan ahay mana aqaan Dhulbahante laakin waxaa lanooga dhigay reer yar dhulbahante,
@xidiigtareersool2729
@xidiigtareersool2729 5 месяцев назад
Walal Dhulbahante tariikhdisa so Akhrii markas bad fahmaysa ciiday yihiin iyo waxay galan buugagta ka so Akhrii😂😂😂😂😂
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 5 месяцев назад
@@xidiigtareersool2729 anigu Dhulbahante waan aqaan inuu reer balaadhan yahay oo laandheere ah oo aan xabad lagu qabsan karin laakin dadka isaaqa aan kasoo jeedo ee galbeedka Somaliland baa looga dhigay 4 qof, laakin annigu nin dhulalka somalida soo maray baan ahay oo asxaab ku leh meel walba, dagaalka Goojacade bilow ilaa dhamaad anigu reer Sool baan la jiray waayo dhulkoodi baa loogu tagay,
@Raho339
@Raho339 5 месяцев назад
@@dalaisacgibril5899Maansha Allaah WaLee Adookale Hadey Soomaali Wada’Ahaan Lahaayeen leysmaba Khilaafeen Mahadsanid Wll👍
@musesaid5732
@musesaid5732 5 месяцев назад
Afar qof ayaad moodisay oo afartu miyaanay lamid ahayn kuwa tirada badan inaga sax hadalka,
@ahmedmamahed7454
@ahmedmamahed7454 5 месяцев назад
Iska aamus waa bil rabadaane ama khayr sheeg
@nasroali3279
@nasroali3279 5 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤ janaraale ayuub ❤❤❤❤❤❤qalas
@fabulous-dy7kq
@fabulous-dy7kq 5 месяцев назад
Somaliland guuuuuuuul
@hazazi-boy
@hazazi-boy 4 месяца назад
General ayuub
@MohamedHassanAbdille
@MohamedHassanAbdille 5 месяцев назад
Captain ayuub libaaxa D5 ❤️
@umusalaxudiinsuleyma6378
@umusalaxudiinsuleyma6378 4 месяца назад
Laandheere Kuma shalaayin dagaalkii laascood ku yeeee Alla muxuu libaaxa ragged yahay
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 4 месяца назад
Masha alaaaaah xafidulaahi ❤❤
@chukrisalah5932
@chukrisalah5932 5 месяцев назад
General Ayuub libaax libaax dhalay xaqiiqda kurafta ❤️🦁🫡🫡🫡🫡🫡✊
@deqaissa7045
@deqaissa7045 5 месяцев назад
Inuu dulmi ahaa dagaalkii sool shaki kuma jiro mana aysan kaguuleysteen haduusan xaq aheyn guul ssc khatumo sharaf kunoolaada inta nolol jirto
@libanahmed5297
@libanahmed5297 4 месяца назад
Janaraal ayuub. Guuleeyso
@batulasmail8261
@batulasmail8261 4 месяца назад
Ayuub waa ninkii laf dhabarka u ahaa in la xoreeyo Khaatumo State Viva Khaatumo
@adamsgroup1709
@adamsgroup1709 4 месяца назад
LAANDHEERE LAANDHEERE DHALAY GENERAL AYUUB👍
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 5 месяцев назад
Kaptan ayub xigmad badana,yaab
@cumarramos
@cumarramos 4 месяца назад
General ayuub ❤
@user-jo9iu2cm8c
@user-jo9iu2cm8c 4 месяца назад
QOF WALIGIIS SCHOOL SOO DHIGAN OO REER BAADIYO AH AYAA KABTAN IYO JENERAAL ISKA SHEEGANAYA SHAQADIISANA AY TAHAY MADAXDA SOOMAALIYEED INUU CAAYO SUBXANALAAH
@batulasmail8261
@batulasmail8261 4 месяца назад
Caqli yeelo cilmigu ha Ku anfacee Cilmiga waa la bartaa waliba mudo kooban Laakiin caqligu Waa hibo Ilaahay bixiyo ee lama barto.
@cousinbro1580
@cousinbro1580 4 месяца назад
Ma caqli baa jeneral lagu noqdaa sow kii Russia, Italy , Germany iyo wadama badan oo caalamkaa loo aadi jiray maaha walhi dadka qaar sideey rabaan beey rabaan ineey kaa gadaan
@dr.duulane1082
@dr.duulane1082 4 месяца назад
Xamar oo laga wareejinayo caasimadda Soomaaliya.
@cousinbro1580
@cousinbro1580 4 месяца назад
Riyadada miyaa😂😂😂😂😂😂
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 5 месяцев назад
Maashaa allaah general ayuub keep going legend ❤❤❤
@shukrijama4249
@shukrijama4249 5 месяцев назад
Soomaali xaasid naceyb special kuwa wadanka jooga ama wada mada dariska ah dhibaatadu jirtaa waa dhalinyadeena waliba kuwa dagaalada sukeeye joogey maskaxiyan caadi maha. Dhalinyarooy qeyrkiina raaca oo naftiina horumar ku soo kordhiya si aad bulshada u anfacdaan
@caraweelo2673
@caraweelo2673 5 месяцев назад
Abdixafiidow General Ayuub magaaca wa la siyee weliba Garaadka D5 ba siye markaa sidaas ulaa soco Mashaa Allah Ilaahay labidinaba ha ni barakeeyo Ramadan Mubarak ❤
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 5 месяцев назад
MA NINKII WALAA EE GALA CADAABTA EE HADNA CIMRADA JOOGEY ISAGOO DHIIG MUSLIM FASAXEY
@Cici_mimi
@Cici_mimi 5 месяцев назад
@@abdullahiomarali5241 Maxaa Idinka Idinkayaal Laascaanood Ma Hooyadiinii Qaarka Sarre Uweeyneed baa leh? Addeer waa mujaahid Garaad Jaamac Garaad Cali xaq Udirir ah waliba. Ilaahoow Barakeey Oo Cimradda Ka aqbal. Amiin Ya rabbi. Guul SSC Khaatumo State Of Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Cici_mimi
@Cici_mimi 5 месяцев назад
@@abdullahiomarali5241 Maxaa Idinka Idinkayaal Laascaanood idinka? Ma Nin Gurigiisa Kudagaalamay baa waxkasheegu? Jilicsan Fooqul idoor dabacayuun orami.
@Cici_mimi
@Cici_mimi 5 месяцев назад
@@abdullahiomarali5241 Adigu Idoor Dabacayuun Maxbuus Harti Ka Ahoow Arrimahaan. Xafidullaahi Garaad Jaamac Garaad Cali. Guul Iyo Gobanimo SSC Khaatumo State Of Somalia.
@batulasmail8261
@batulasmail8261 4 месяца назад
​@@abdullahiomarali5241 Xasuuqi loo haystay Laascaano 16 sano La isaga hari maayo
@ismailahmed1648
@ismailahmed1648 5 месяцев назад
kabtan ayuub gesi gesi dhalay budka ladulmar waxan kuhorfadhiya kkkkkkk❤❤❤❤❤
@Raho339
@Raho339 5 месяцев назад
General Ayuub Guulleyso Waligaa oo Cadowgaagu CiiL & Cadho Ha’Udhinteen Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin Yaa Rabi☝️
@abdiladiif1462
@abdiladiif1462 4 месяца назад
Cumar maxamuud jarmalku wa oqon sanyahy😂😂😂😂😂😂😂
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 5 месяцев назад
Jeneral Ayuub Afhayeenka beesha Daarood Geesi halgamaa ah guulayso idamka alle goor kasta iyo goob kasta from GK Garloogube ❤❤❤❤❤❤❤❤
@sharmaanbeek4696
@sharmaanbeek4696 5 месяцев назад
Salan gerlogube
@faadumobilal3963
@faadumobilal3963 5 месяцев назад
Yuu afayeen u yahay
@faadumobilal3963
@faadumobilal3963 5 месяцев назад
Tuugo waa tuug yuu yahay muxuu yahay caboogan afyeen ma tuug baa beel u talin karaa
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 5 месяцев назад
​@@faadumobilal3963Muxuu kaa xaday walal? Cabitaankase ma adigaa u shubay? Isku xishood waa bil ramadan ee allah ka cabso.
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 5 месяцев назад
@@faadumobilal3963 ceeb gabadh baad tahay inigu cid macaayin
@AbuSuldaan-qx7ut
@AbuSuldaan-qx7ut 5 месяцев назад
BUNTLAND MA WAXA LAGA TAAGEERAA QOFKA CAAYA NEBI MAXAMED CSW❤WALAAHAY WAA MEEL HOOGTEY RUNTII❤
@Mjfarah114
@Mjfarah114 5 месяцев назад
Niicda uma baahnin
@King-lp1my
@King-lp1my 5 месяцев назад
@@Mjfarah114nibigaagu waakan khamriilaha ah e ka waran labadii majeerteen ee iyago is wasaya saliida isu iticmaalay wuxu dabo madooba Kuwaasna caabuda
@futuresomalileader
@futuresomalileader 5 месяцев назад
Maansha Allah, Generalka waan salaamayaa
@user-dz1ix9xc6m
@user-dz1ix9xc6m 4 месяца назад
ayuub naag naag naag dhalay
@shukrishukri801
@shukrishukri801 5 месяцев назад
Kabtan Ayuub WA GEESI🌹🇸🇴
@saidmussa6461
@saidmussa6461 5 месяцев назад
BSTV MASIDAAN AYAA U DANBEYSEY INEY QABIIL BIL RAMADAAN BOORKA KA JAFAAN KUWAN ISWAREYSANYA WAA LABO JAAHIL AAN AQOON LAHEEN
@Am_abdalla
@Am_abdalla 5 месяцев назад
Janaraal ayuub cabdirisaaq guulayso ❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@fardowsaomer5910
@fardowsaomer5910 5 месяцев назад
General general ayuub Iyo Abdihafid salaan sare❤❤❤❤
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 5 месяцев назад
Hampalyo Ahafid iyo.General Ayuub.
@calisalad6301
@calisalad6301 4 месяца назад
Gen Ayuub Abdirizak waa geesi codkar ah allaha barakeeyo
@awoowalio1702
@awoowalio1702 4 месяца назад
Poqortooyo oo dal kale qaxooti u ah Somalia 🇸🇴 YaabUjoog
@Khadijo60
@Khadijo60 5 месяцев назад
Cabdi xaafid mooska Hal meel buu ka yimaadaa ma garoowaa moos lagu abuuray qeyr soo siyaaday waaye
@walirastaproduction5678
@walirastaproduction5678 4 месяца назад
General ayuup 🎉 ❤❤❤❤❤👐👐
@ahmedmahad3197
@ahmedmahad3197 4 месяца назад
Janaralku ma qoslo, munaafaqna ma ah👍
@hanasheikhdon2808
@hanasheikhdon2808 5 месяцев назад
Masha Allah Captain Ayuub Wellcome back bro!! Suxufi Abdihafid Salaan Sare Walaalkiis!! ❤️💯🫡✊✅
@ismailahmed1648
@ismailahmed1648 5 месяцев назад
kabtan ayuub gesi gesi dhalay
@mahadmohamed6647
@mahadmohamed6647 5 месяцев назад
A/Hadid magacaaga ayuu hoos u dhigayaa cayda Isaaq iyo Hawiye
@khadramumin262
@khadramumin262 5 месяцев назад
Wa Aadunyoo jahiilkii kor loqadayoo
@cousinbro1580
@cousinbro1580 4 месяца назад
Soo waxa nala haray maaha
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 4 месяца назад
Qof necbaan ayaad wadaa oo wiliba qabiilkiisa ayaad KU neceb tahay kawaran ayadu jahli maaha miyaa
@saharamuse1965
@saharamuse1965 5 месяцев назад
Cabqari weeye waxkala yaqaan ayuub jir oo joog
@hersonmalaque3865
@hersonmalaque3865 4 месяца назад
@user-gm4nr4lf1h
@user-gm4nr4lf1h 5 месяцев назад
Labo nin oo reer cigale ah iga dheh.
@amalali450
@amalali450 4 месяца назад
Masha allah kabtan ayuub noolow abti
@abdisharif8315
@abdisharif8315 5 месяцев назад
WAX QOOMAMO AMA SHALAAY AH MA JIRTO WUUNA GUULAYSTAY GENERAAL AYUUB❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤WAANA WADA GUULAYSANAY❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sudiissa5701
@sudiissa5701 5 месяцев назад
Gabtankayagii ayuub markaan Arko suuju iyo garacada dagaaladii ciidmada puntland lagalen Ayuu gabtanku ciidamada ayuu ku jiray kuwa ugu cad cada ayuu Allah isga goo yar ayuu puntland in cadoowga Naga daafaco qoriga dhagata u surtaaye waa halyeeyada ku suntan Nabada puntland ku naaloto Abihiisna waa noo baxaye markaye Gacanta na saartaye dowladdi kacanka waa geesi geesi dhalaye dhulkiisa dadkiisa dhiigiis u shubaye aduunka ciidamada puntland ugu jecelahay Allah Noo xafido ciidamadayadu Hospital ugaara qalabayesan u baahan yihiin taasna shacabka puntland Ayaa laga sugayaa inaa suubino waraaysi xiiso lehe❤❤❤
@user-yh3ye6vx9x
@user-yh3ye6vx9x 5 месяцев назад
War General kaa waan salaamy iga gaarsiita salaan gobeed
@amaalabdi7185
@amaalabdi7185 5 месяцев назад
Wow caawa waad asiibtay inaad Keentay the one and only ❤
@mohamedsodalabshiir
@mohamedsodalabshiir 5 месяцев назад
Walee siyasadeey adaa iska hoogay hadii qof walba ku xod xodanaayo
@lutfi9892
@lutfi9892 5 месяцев назад
Waa laba majeerteen ah oo isu camiraaya
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 5 месяцев назад
I​@@lutfi9892ilaahbaa ka dhigay ma danbi baa
@JamacFaadumo-kr1gc
@JamacFaadumo-kr1gc 5 месяцев назад
Lufti hadey mj yihin adiga cuqdada ku hayso maxey tahay ..allah baa u doorey in mj yihin ..yaa wax adiga ka wareysanayo .. masser iyo cuqdada jooji
@lutfi9892
@lutfi9892 5 месяцев назад
Beenta iyo jilida beenta ah naga daaya
@Cici_mimi
@Cici_mimi 5 месяцев назад
@@lutfi9892 Adigu Maxbuus Harti Ka Ahoow idoor dabacayuun orami. Raggaan MJ waa laandheere Maxbuus Daawo Uun.
@hodanabdi4308
@hodanabdi4308 5 месяцев назад
❤AYUUB GUULAYSO ❤
@deqamahamud1985
@deqamahamud1985 4 месяца назад
kibir badanaaa ninkaan ayuub la yiraahdo😊😊😅😅
@Raho339
@Raho339 5 месяцев назад
General Ayuub One Love♥️👌
@Abshaw6
@Abshaw6 4 месяца назад
Ayuub waa reer mudug hadal adayga laandherenimada 😂
@madhaafantv6596
@madhaafantv6596 4 месяца назад
Adi iyo isaguba khaniisyo ayaa tihiiin
@mahadmohamed6647
@mahadmohamed6647 5 месяцев назад
Walahi uma qalmo in aad umada Somaliyed hor keento
@ugaskabeesha4539
@ugaskabeesha4539 5 месяцев назад
Adiga hadlayo ina aderka aya garawe keenay saraakil itopiyan maxa marka ka hadle ilen idinka dabada kuwato tan kale ya idinka Qapilinmo badan darood
@Jualli
@Jualli 5 месяцев назад
Vila somalia ayaa Ethiopia dhex joogta iska saara doonfaarka ficil la’aan ayaa lagu cadaabaa
@user-rw3rt1dh1m
@user-rw3rt1dh1m 5 месяцев назад
Adheer hawiye ad galada uso adgesant jirteen maa Kan faarti ad qortan Aya qoreeyna.hadii Ethiopian Kenyan Turkish Aya no joga.
@user-fv6qw5wq8w
@user-fv6qw5wq8w 5 месяцев назад
Kk daroodka iskama war hayan xamar iyo haweyo ayey iska dhax arken
@cousinbro1580
@cousinbro1580 4 месяца назад
Hawiye Turub baray waa leys ku fahmay keyga waa mujaahid kaagane waa munaafaq 😂😂😂😂😂 tuugna sidiisa inta aadan tuug dhihin buu tuug ku dhahaa bahasha barbar dhac ha ahaato
@abdiiabduosman4746
@abdiiabduosman4746 5 месяцев назад
Mahadsanid shakh....
@karingarfod9151
@karingarfod9151 5 месяцев назад
Kabtan ayuub mashaa Allah geesi harti iga dhah nolaaw
@yasminjama2703
@yasminjama2703 5 месяцев назад
Generaal Ayuub Welkom 🤗
@mwarnerhighmarkcalibre6204
@mwarnerhighmarkcalibre6204 5 месяцев назад
Legend of his time I salute you!
@LonwaboMgweba-io9ql
@LonwaboMgweba-io9ql 5 месяцев назад
Wsc
@moubrekyare1829
@moubrekyare1829 5 месяцев назад
Abdihafid plss na ixtiram dadka noocan cml ah wakhtiga ha noga lumin. Wax aan ka faaideyno noo soo badi ama siyasadaha caalamka. Lkn kuwa stresse ka Yurubta ku qaaday wakhtiga ha inoga lumin insha Allah
@Cici_mimi
@Cici_mimi 5 месяцев назад
Annagaa rabnee gooy.
@fartunm7651
@fartunm7651 5 месяцев назад
Anaga rabna ayub
@moubrekyare1829
@moubrekyare1829 5 месяцев назад
Sug aan.idin so afurp
@farxiyofaarax9105
@farxiyofaarax9105 4 месяца назад
Lkn daahir calasow waad rabtaa somahan hhhh
@jmohamud8961
@jmohamud8961 4 месяца назад
Janaraalka waraysigiisa badi
@user-uo8kt2si4n
@user-uo8kt2si4n 5 месяцев назад
Cabdi xaafid dulmigu waa dulmi dhexna lagama noqdo ha isdidsiin xaqiiqda yaanay taarikhdu ku calaamadin dadkana haku gafin .
@fabulous-dy7kq
@fabulous-dy7kq 5 месяцев назад
Dirty muqdisho boy somaliland guuuuuuuul
@layloyaasinnuur6596
@layloyaasinnuur6596 5 месяцев назад
Hayaay maanta ma jenaraalkii baa soo qabatay Cabdixafiidaw❤❤❤❤
@sharmafarax
@sharmafarax 4 месяца назад
Codkar D5 kugu maalnay laandheere❤
@Ali-xr1gi
@Ali-xr1gi 5 месяцев назад
War general aaha ee waa kabten ayub
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 5 месяцев назад
Masha allah two legends
@AbuSuldaan-qx7ut
@AbuSuldaan-qx7ut 5 месяцев назад
ALA BEEN BADANAA MA JARMAL BAA WARQADO BUNTLAND LAGU TAGAA ❤
@aminohassan8919
@aminohassan8919 5 месяцев назад
Kuma dhihin hadalka si fiican u dhageyso
Далее
СЛАДКОЕЖКИ ПОЙМУТ😁@andrey.grechka
00:11
Zombie Boy Saved My Life 💚
00:29
Просмотров 7 млн