Тёмный

Waraysi Xiiso Badan Cabdi Nuur Allaale Nuur Caraale Iyo Axmed Daahir Dalmar 

Jigjiga Tube
Подписаться 433 тыс.
Просмотров 67 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

2 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 48   
@yusufjama3122
@yusufjama3122 8 лет назад
asc cabdi nuur alaale waa fanaanka ugu heeso badan soomalida wuxuu qaaday 470 heesood masho allah noolaw best yusuf dheere
@OkOk-wy2qw
@OkOk-wy2qw 2 года назад
War manoshay
@yasserahmed8888
@yasserahmed8888 8 лет назад
Abdinuur Alaale waa fanaanka ugu heesaha badan waxaana u record garaysnaa .379 heesood sanadkii 2010 kii acording to.BBC da waana fanaam talent.u leh fanka
@yasserahmed8888
@yasserahmed8888 8 лет назад
479 heesood
@ZuhaipApdi-lj4sq
@ZuhaipApdi-lj4sq 4 месяца назад
5/28/2024. 23:34 hapenimo ❤ Ahmed dahir legend
@axmedmaxamuud2890
@axmedmaxamuud2890 22 дня назад
Masha Allah Cabdi Nuur Aleele, waa fanaan weyn, qalbi fiican, dad la dhaqan wacan. Noolow fanaan, Cabdi nuur.
@mohosman4089
@mohosman4089 8 лет назад
Carraale iyo Carraale-yare waxaad isoo xasuusiseen Aadan(goobe) iyo C/samad Cilmi Xaashi oo ah ama ahaa inta dhaanto tunta magaca Soomaaliyeed, labada ugu'sidata. C/samad waa ninkii lahaa "Allow iyo Aayadii ka'tagnoo. Afdiinlaan ku'aarsanaynaa." Awowgiis Xaashi Dhagay oo ana ah awoowgaygii 5aad xaga dhinacayga hooyo waa ninkii tiriyey "Wiil haduu 12jiro, haduu lalli ahaanwaayo. Marti layl-dhexe timid, haduu lool uqali waayo. Raganimo ludii kumajirtee taa hala'ogaado."Aadan(goobe)-na waa ninkii lahaa Dhaantadii kooxda Horseed ee "Cirka-Dhulka, Cirka-Dhulka" Mahadsanidin, Qore: oday soomaaliyeed, Maxamed Abshir (Dhalac)
@abdiraxmaanbarrecismaan1211
@abdiraxmaanbarrecismaan1211 4 года назад
Inanyahay jibote jeganta saran mmmmmmmmmmmmmmm👏💯🌺
@abdirahmaan3334
@abdirahmaan3334 7 лет назад
Waligey habeen baan la kulmay abdinuur alaale waa qof fiican oo qiimo badan
@achmedlander3123
@achmedlander3123 5 лет назад
Abdi rahmaan xageed kulaa kulantey
@alfonsoorr5263
@alfonsoorr5263 2 года назад
I love Abdi Nur
@bintisomaalchannel7069
@bintisomaalchannel7069 8 лет назад
huuno heer jigjigo nuur caraale aad ban u jeclahay ee see ula kulmi karnaa
@intaficanwalaalkood3346
@intaficanwalaalkood3346 8 лет назад
mashallah Fanaan lagu faano Abdi Nuur allalleh allaha ku barakeyo cilmigaga big respect
@HayayaabeQowrax10
@HayayaabeQowrax10 8 лет назад
cabdi nuur faanaan sare alha cirigaaga dheereeyo
@leonmuffett6552
@leonmuffett6552 8 лет назад
Abdinuur Alaale fanaan fanaan dhaley, noolow cimrigaaga ala ha dheereeyo.
@aadanosman8966
@aadanosman8966 8 лет назад
kkkkkkkkk haboon marka ad ledahay sida rageedi ayaad kukeentay awal maxow ahaay
@nuhpepenuh6980
@nuhpepenuh6980 8 лет назад
ahmed dahir heso shidan baa hadyad lagugu kenay sxb sogeli youtubka
@mustafabayle2792
@mustafabayle2792 8 лет назад
Caadi ma ahaan heestan liyuu police liyuu liyuu police jagnaa
@aadanosman8966
@aadanosman8966 8 лет назад
kkkkkkkkk haboon marka ad ledahay sida rageedi ayaad kukeentay awal maxow ahaay
@ahmedabyn3346
@ahmedabyn3346 2 года назад
Golden song sound lovely sounds tks
@Cartan7
@Cartan7 7 лет назад
waqooyiga somalia u dhashay Cabdi Nuur Allaale
@yasirilkacase43
@yasirilkacase43 8 лет назад
sida rageedii bay kaaga martay kulahaa tan yari waa ciyaalka xaafada lol
@xafsaabdixasan8585
@xafsaabdixasan8585 8 лет назад
kkkk cabdi nuur alale waa qosol wa iga qoslisy kk
@farhaandhawal6677
@farhaandhawal6677 7 лет назад
masha alla abdi nuur allaleh fanaanka fananinta waana ninka ugu heeso badan somali oo dhan
@mokhtarabdi5129
@mokhtarabdi5129 8 лет назад
maanshallah abdi nuur fanaan qaali ah
@jamalahmed9372
@jamalahmed9372 8 лет назад
fucking liyuu polis
@nasridigaalefcp2329
@nasridigaalefcp2329 8 лет назад
kkkkkkkkkm odaygu Caadi maaha
@hassanabdi7385
@hassanabdi7385 8 лет назад
cabdi nuur caadi maha
@hassanuk2084
@hassanuk2084 8 лет назад
Raxma roosi
@Waqaa99Baqaf1
@Waqaa99Baqaf1 8 лет назад
Madaxwaynaha hadi larido waan tagilahaa Jigjiga
@fatusha1368
@fatusha1368 7 лет назад
bf
@ibrahimabshir1466
@ibrahimabshir1466 8 лет назад
cabdi nuur alaale " aad iyo aad ' kkkkkkkk best songs
@OkOk-wy2qw
@OkOk-wy2qw 2 года назад
War manosha hay
@moustaphahousseinchideh8394
@moustaphahousseinchideh8394 7 лет назад
wayo wayoo
@Waqaa99Baqaf1
@Waqaa99Baqaf1 8 лет назад
Viva Jigjiga
@karooneali3700
@karooneali3700 8 лет назад
Cabdi nuur jilaa bu ku wacna
@bishaarosoomali2134
@bishaarosoomali2134 7 лет назад
Karoone Ali and
@funnyvideos7243
@funnyvideos7243 7 лет назад
fananka fanananinta top one
@luulaahmed5325
@luulaahmed5325 7 лет назад
Abdi nuur alaale waa fanana qaaali aha waa fanaan reer jabuuti aha laakiin waxuu ka soo jeed somali gaboolka awdal magaalada quljeed casimada awdal waaa boorama
@daganhassan7958
@daganhassan7958 8 лет назад
KKKKKKKKKKKK TANI LABISKEEKA IGA QOSLIYAY
@canababdi823
@canababdi823 8 лет назад
awoowgaa ku waas Maxa labisa Ma labiis Bad garan maa quruxda haboon ugaas haboon wacaan Bad kamasertay haboon adiga iyo awoowgaba kabaheda kaa qalisaan waa nag ab iyo awoogedba Ogaden yahay o Nabi mahamed CSW ehel la aaah hoomaserka waa masertay isqabojii 👿haboon sharaaf xidigtii degankena we love u huuno
@daganhassan7958
@daganhassan7958 8 лет назад
+Canab Abdi been baad isku sheegtay ya badawiya awawga ma kii sonkoray naayay wabiga ee timirta karsan jiray? xayawaan cag dheer uuf
@fadumaguure8479
@fadumaguure8479 8 лет назад
nuur caràale masha Allah kalay londan cadi maha 💞 💞
@hamdaqurux1440
@hamdaqurux1440 3 года назад
@@daganhassan7958 alla qosol badana 😂😂😂wll manoshay horta
@karooneali3700
@karooneali3700 8 лет назад
Kkkkkkkkkkkkk funy gay
@نصرهامفوزيه
@نصرهامفوزيه 6 лет назад
Karoon e Ali
@achmedlander3123
@achmedlander3123 5 лет назад
Karoone Ali funny guy dhee gay waa cay
Далее
fanka sugaanta axmed budul iyo kafeeya 30-07-05
1:07:24
Просмотров 297 тыс.
Teeth gadget every dentist should have 😬
00:20
Просмотров 1,6 млн
Haboon Ugaas iyo Fanaaninta Reer Jigjiga
1:05:44
Просмотров 62 тыс.
Waraysi Xiiso Badan Fartun Birimo Iyo Axmed Budul
42:12
Waraysi Xiiso Badan Xariir Heeso Cusub
31:18
Просмотров 235 тыс.
HEESTA JAWAAB l HODAN l SHOWGA l SANADKA CUSUB l 2018
11:14
Haboon Ugaas Axmed Budul Fanka & Fanaaniinta
53:00
Просмотров 375 тыс.
Xulka iyo Xidiga Ismaaciil Danan Hawraar Live show
33:15