Тёмный

WARAYSI XIISO BADAN l AXMED CALI CIGAAL IYO HABOON UGAAS l 2018 

Jigjiga Tube
Подписаться 423 тыс.
Просмотров 117 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

27 окт 2017

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 159   
@maxamedjaamac150
@maxamedjaamac150 Месяц назад
axmed cali cigaal faanaan sare runtii shacabka somaliyeed way kugu faanaan allaha ku xafido aduun iyo akhiroba amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@aliahamedhassan8064
@aliahamedhassan8064 6 лет назад
haboon ugaas wlley waan Ku jeclahay ee Mel aan kala soo xariiro isheeg adoo raali ah 😍😍😍😍😍😍😍 IGA garsiiya fariinta gabadha dadkeydow
@aminasheegow8429
@aminasheegow8429 4 года назад
Fanan somaliah oo dhab ah mashaalah cimriga alaha ku dheyo mashaalah
@khalafyare1260
@khalafyare1260 6 лет назад
asxaan faanan waa ahmed big respect ✊️✊️✊️ nolow abaha jacaylkaa haboon gabar gob ah tnx walashay 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@burhaanabdiruur7611
@burhaanabdiruur7611 2 года назад
axmad cali cigal waa fanaan igu qaaliya cafimad iyo cimri dheer
@sowdakhalifa1466
@sowdakhalifa1466 6 лет назад
Manshallah Alow nabada Iyo xasilonida nogu Waad Umada dhibataysan ee walalahayaga ahna Alow nabad sii One Love DDSi 💖💖😘
@anascabdirisaaq1217
@anascabdirisaaq1217 6 лет назад
Ree doolo like iisaara iyo dhamaan inta taageerta Axmed Cali cigaal
@salmamoha9091
@salmamoha9091 6 лет назад
Masha Allah well done haboon ugaas walaashay aad ayaad uqurbadantahy waa shidantihiin adi iyo legend Axmed Cali g cigaal
@afrahjama8308
@afrahjama8308 6 лет назад
Very social person, I like this fanan because he has the most beautiful heart in the world Masha ALLAAh.
@biriqshow5820
@biriqshow5820 6 лет назад
Fanankena Mesha lgu casumay quruxbdna wllhyga ddsi reer abtiyashey masha.allh hboon wa mhdsntihin adi iyo teamkda
@anascabdirisaaq1217
@anascabdirisaaq1217 6 лет назад
maymuun maxamuud axmed Cali cigaal waa dalkiisii iyo dadkiisii marka waa waajib in lasoo dhaweeyo
@biriqshow5820
@biriqshow5820 6 лет назад
Wuu uqalma msha.allh Anas inla isqimeyo fcn wlhi dad nool waye dds
@maxamedjaamac150
@maxamedjaamac150 Месяц назад
mnshaa Allah qalas and faanaan axmed cali cigaal soo dhowow❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@axmedmursal9444
@axmedmursal9444 6 лет назад
Ninkii hadlayaaba ha iskahadlee anigu waan qiray fanaan nimadiisa
@Bashiradanbarre2024
@Bashiradanbarre2024 Месяц назад
From baydhabo janaaaay ❤ ano joga axmed cali cigal cimridher cafimad kurajaynaaaa aadbaan uga hellaaaaa xesaha uqado dhaman
@filfishajacalkalamariyowee9619
Taageeraha yackoo like igu qabta jigjiga ha noolato 😉
@Ramadan_Alif
@Ramadan_Alif 6 лет назад
yackoo wlhi anaa jcel
@filfishajacalkalamariyowee9619
yackoo nana hhhh
@ahmedciiltire2
@ahmedciiltire2 6 лет назад
Wariye Haboon Ugaas Oo Hadda Soo aroos baxday Ayaan halkan uga Hambal yaynayaa waar yartu soota Buskud soo noqotay ilayn xaaji la aan uunbaa haysay😂
@salmaqaali475
@salmaqaali475 6 лет назад
Codka Shacabka DDSI wall miyaaa la aroosay inanta
@umuabdulahi8975
@umuabdulahi8975 6 лет назад
Ugaasa masha aallah aad baad u qurux badnaatay hal kaa kasi wad
@nasraayaan7711
@nasraayaan7711 6 лет назад
Walaal mise adeer kkk axmed Cali cigaal inanta waad dhali kartaa ha odhan walaal e dheh adeer
@tigerentertainment1543
@tigerentertainment1543 4 года назад
Ku lahaa Danbayn maayse ii siidaa heesta.su'aashada dib u dhigoo Waa legend A,A,E
@isxaaqmaxamed854
@isxaaqmaxamed854 6 лет назад
Alle ha idin siyaadiyo nabada iyo barwaaqada walaaladay from somaliland
@sowdakhalifa1466
@sowdakhalifa1466 6 лет назад
Sir mohamed Wardi thanks Wllo 💖💖💋🙏
@sowdakhalifa1466
@sowdakhalifa1466 6 лет назад
Sir mohamed Wardi Amin 💖💖🙏
@anascabdirisaaq1217
@anascabdirisaaq1217 6 лет назад
Thanks wll sare
@salmaqaali475
@salmaqaali475 6 лет назад
Sir mohamed Wardi thanks wll idinkana sookale
@musedhere5561
@musedhere5561 6 лет назад
Sir mohamed Wardi idinkana sidoo kale wll
@dhemanlula4820
@dhemanlula4820 6 лет назад
haboon waad naxday wallo masha Allah
@qoobeeykaliilcawad8027
@qoobeeykaliilcawad8027 6 лет назад
Cigaal legend, Haboon ugas top wariye
@sadiahassan3449
@sadiahassan3449 6 лет назад
wwwww fanaan qaaliya wariye igu qaaliya walashay baboon ugaas 👏👏👏👌👌👌👌👌👌
@abdallejama7086
@abdallejama7086 3 года назад
Adeer cigaal allah haku xafido
@musedhere5561
@musedhere5561 6 лет назад
Axmad cali ciyaal soo dhawaw magaaladaadii We love you and all somalis
@Somaliprotv
@Somaliprotv 6 лет назад
Legend hore axmed cali cigaal Waabari hore mana gaboobo
@hibohassan8939
@hibohassan8939 6 лет назад
Somali Qurbe News mashalah mashalah udhaha
@anuushzain9497
@anuushzain9497 5 лет назад
OGOWNEWS say Mansha Allah
@kheirqabto3446
@kheirqabto3446 6 лет назад
Waaw my uncle lahjadiisa isma badasho hada inuu bookha ka yimid aa moodaaa ❤️❤️❤️👏🏿👏🏿👏🏿
@anascabdirisaaq1217
@anascabdirisaaq1217 6 лет назад
Bututuco Biyo carbeed magacaagan kahelay anoon ku arag inadeero dhaladeey dhankeed iga jirtaa
@ninbanaandegay7132
@ninbanaandegay7132 6 лет назад
Axmed Cali Cigaal Walee waa wiil hoog is nacay Ilaahow Cimriga iyo Caafimaadkaba U dheeree
@xayaysiskamas8806
@xayaysiskamas8806 6 лет назад
Ader cali cigaal inaba caadi maahan
@abdimaxamed3454
@abdimaxamed3454 4 года назад
Dhulka soomaaliyeed eecadowgu haysto dadka wax ku oolka ah eespoomaaliyeed eekasoobaxay xisaab malaha wardheer ookaliya cigaal bacalwaan cabditahliil
@abdihassan6765
@abdihassan6765 6 лет назад
Jigjiga 2 sano kadib inasha alah new York ayay noqon wlc alfanaan axmed ali cigal
@asmahappy5035
@asmahappy5035 6 лет назад
yuusuf Hassan hno haa insha allh way sii horumarysa insha allh thanks walalky yusuf
@sowdakhalifa1466
@sowdakhalifa1466 6 лет назад
yuusuf Hassan inshallah 😘🙏
@abdihassan6765
@abdihassan6765 6 лет назад
Sowda DDSI JiGJiGa 😍😍😍
@sowdakhalifa1466
@sowdakhalifa1466 6 лет назад
yuusuf Hassan 💖💖💖🙏
@M.Duran71
@M.Duran71 6 лет назад
I BELIEVE AHMED FROM JIGJIGA TO HARGAISA TO GALKAIO TO XAMAR ILAA BAYDHABO WAXAA TAHAY PEACE MESSENGER
@M.Duran71
@M.Duran71 6 лет назад
HOOBEEYOO HOOBEEYO SIDAA WEEYE Waa fariin soomaali ku socoto
@somalihanahilaa6891
@somalihanahilaa6891 6 лет назад
Wwwww walhy Ahmed waan kutaageera Waaa warysigaan sugaayay waxan islaha Axmed warysigii jigjiga giormuu imaan tolhy heesahagii makuluuweeya tolow axmdow nlow fananki wanaga gabobay lkn wanu ku tagera dhamn re dds
@hassanadam1373
@hassanadam1373 3 года назад
Waraysigaas dhan ee hal saac ka bdan waxay waydiissay laba heesood oo kaliya oo xitaa aysan waydiin qisada ay ku yimaadeen
@mayoowmuriidi7230
@mayoowmuriidi7230 6 лет назад
su aalaha xasaasiga ah horta maxey dumarka keliya u weydiyaan sida seynab cige qadra daahir maryan mursal mey weydiiyaan raga koley qofna qof uusan jeclaan guursan mayee sida ay ayagu wax u jeclaadeen ayuu isba u jeclaaday ileyne
@mohamedkawte5819
@mohamedkawte5819 6 лет назад
Fanaan sare Axmed ali egaal
@asmahappy5035
@asmahappy5035 6 лет назад
Ayay meel ad iyo ad uu qurux badan noqonysa wllo
@ubaxabdi2623
@ubaxabdi2623 6 лет назад
maasha Allah haboon way nuuraysaa waa gob gobi dhashay
@xamsexariir4375
@xamsexariir4375 6 лет назад
Fartun Abdi haboonugas
@mohamedmukhtaar10mukhtaar90
@mohamedmukhtaar10mukhtaar90 6 лет назад
niyow magaboobo axmed cali cigaal anoon dhalanbuu heesi jiray mantana anaaba la imodaa inaan kawaynahay ale haxafido fananka
@anuushzain9497
@anuushzain9497 5 лет назад
mohamed mukhtaar 10 mukhtaar say Mancha Allah
@rashidnaleye2002
@rashidnaleye2002 3 года назад
Nin jira.Cigaal
@daruuroahmed9442
@daruuroahmed9442 6 лет назад
QAAR KA MID AH HEESUHUU LAXANKA SAARAY 1 Ma salguuray caashaqu by Magill AUN 2- Ragga laguma diidee, ruuxii aan ku doonay by Kuluc iyo Magool 3- Beri hore waxaa jiray by Cumar-dhuule iyo Maryan Mursal 4- Weli gabar ma sheekeysataan by Samatar Iyo Aamina C/go 5- Doob qalanjadiisii gabay by C/Naasir Macallin, Hibo Axmed, Saalix Qaasim iyo Khadro Daahir. 6- Haldhaa baa lay dhahaa by Kinsi Xaaji AUN, Faadumo-haldhaa, Cadar Kaahin iyo Khadiijo Hiiraan. 7- Shafka kaalay igu qabo by Ciyaal iyo Sahro Axmed. 8- Hoo gacanta hoo gacanta hoo by Cabdi Muxamed Cigaal, Cigaal, Hibo Nuur iyo Maryan Mursal. 9- Dad Hargeysa soo maray haddiyadda iigu dhiiba by Cigaal 10. Cakuye hawl adduun badanaa by Cigaal
@blackboy-lf8rr
@blackboy-lf8rr 4 года назад
Thanks bro🙏❤️
@khabiirharnandez5664
@khabiirharnandez5664 4 года назад
oo heesahaas yaa laxamada saaray ma Cigaal? Mise Siciid xarawo? Anoo og in labaduba xaga laxamada looga haray
@abdirisaqjagtaofficialchannel1
@abdirisaqjagtaofficialchannel1 7 дней назад
Heesta caanka ayaad ilawday ee uu la qaadayo magool sida garoyo cawsha ee riwaayadii hagardaamada guurka haatan yaa ka masuula
@isterxaaji6151
@isterxaaji6151 6 лет назад
Masha’Allah Haboon waysii quruxay satay Allaha kuu siyaadiyo ❤️
@abdihayehansshi8804
@abdihayehansshi8804 6 лет назад
Ilaa.1965 buu heesayey muuqiisuna waa 20 jir
@aligamer-jp5ro
@aligamer-jp5ro 5 лет назад
wllhi wa RUNTA lkn 70tobatameeyadii in uu kasoo bira umalwynaa
@mohamuudkooshin5099
@mohamuudkooshin5099 6 лет назад
Faanan qaran Ahmed Ali cigaal noolow mudane.
@yusufmuntaz2787
@yusufmuntaz2787 6 лет назад
Wadada loo maruu wadyaalaa ee warder dal wanaagsanaa ax warder i miss my land
@bashirxasan6745
@bashirxasan6745 6 лет назад
Warku wani xaasid sanaa war udaygu intuu mirqaan jabayo may iyarkaadiyaan wataf iyo bare mirqaan aawadiiye AWADAYGA SAWKII LALAHAA WAALAJARAY
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 3 месяца назад
Cirkuu marayaa Waa ragedii iga wlee 😂😂
@yackoo2973
@yackoo2973 6 лет назад
Anoo yackoo ah like iisaara
@amiishalovely7646
@amiishalovely7646 6 лет назад
yac koo nana miyaa mise magacaad la share garaysey
@fartungure178
@fartungure178 6 лет назад
masha Allh ahmed California cigala
@mohammedomar5832
@mohammedomar5832 6 лет назад
Ahmed Ali Egal inuu wiil Reer cigale yahy waa ka muqata 😂😂
@geesigunirifayso305
@geesigunirifayso305 6 лет назад
Walaahi waa yaab reer tolkay reer baadiyahaa kubadan...cigale ayuun bay ku hayaan
@cabdiwaxidcali4659
@cabdiwaxidcali4659 4 года назад
Masha allah alakusiiyo cimre dher iyo cubado suban axmad Cali cigal
@asmahappy5035
@asmahappy5035 6 лет назад
Kkkkkkkk cali Axmed xasan wll aniga ku gadhsinye igu hale kkkkk
@kuulman9240
@kuulman9240 6 лет назад
Cimiri dheer iyo cafimaad ku noolaada insha allah
@abdisamedabdilahi8240
@abdisamedabdilahi8240 6 лет назад
waa fanan ka can ah dhamanba gayiga somalidu degto.
@qalidumar829
@qalidumar829 6 лет назад
Ader ahmed cali nolow
@safiyacimi3156
@safiyacimi3156 3 года назад
ax yaa fanaan qaliya allaya cisik
@suhaybomerr
@suhaybomerr 8 месяцев назад
Fanaan qaali ah
@aaribraahin6119
@aaribraahin6119 6 лет назад
GAR QAADOO JACAYL YOWOW, HARAWO ILEEN WAA KHATAR ODEYGA YAREE GABOOBE MUQDISHO JOOGAA , HADAL WAA INTUU RAGII HORE YIDHI,,
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 4 года назад
harawo 60kii wuu kujirey fanka harawo waa ruug cadaaa
@muhyadinmustafe467
@muhyadinmustafe467 6 лет назад
Alle ha unaxariiste suaashii cawkay ayay waydiisay wallaashay haboon ugaas oo aan isku xaafad ahayn isna naqaanay waliba asxaab ahayn
@hadhwanaaglocalngo1526
@hadhwanaaglocalngo1526 4 года назад
Jaceyl kaa ii dawa ah dadkuna wa iicayeyaano dookhoodaan farax ku dhalan
@jigjigailaaqabribeyax3446
@jigjigailaaqabribeyax3446 6 лет назад
Welcome Axmed Cali cigaaal Hoygii nabada iyo fanka Jigjiga
@abdihayehansshi8804
@abdihayehansshi8804 6 лет назад
Axmed waa caaqil
@dhiiranewadani7928
@dhiiranewadani7928 6 лет назад
Hhhhhhhh ahmed cali cigaal ahaa walee mirqan iga dheh xidigaha ayuu fananku marayaa
@ninbanaandegay7132
@ninbanaandegay7132 6 лет назад
Alfanaan Axmed Cali Cigaal Iyo DDSI waa la yaabay
@hafsadibad1009
@hafsadibad1009 6 лет назад
Love you haboon
@abdiqaniismaaciilismaaciil3849
@abdiqaniismaaciilismaaciil3849 2 года назад
Mucjisada fanka gayiga somaliyeed Wax halaga qoro taariikhda fanka
@moorganyare2501
@moorganyare2501 3 года назад
Cirkaasuu marayaa legend cigaal makusuu guray hhh
@ahmedabyad5691
@ahmedabyad5691 6 лет назад
Anigo kamida shcbka barkysn ee rer DDSI adbn idin slmey Mshlh★ Ahmed cali cigal fanan★ Ooo ah muwadin Dhba Oo rer DDSI Inaderty ruma ✩habon ugs✩ nlow inbdn
@abdirisaqali7344
@abdirisaqali7344 6 лет назад
WWAAAW JIGJIGA CIGAAL
@aadiyoaad7611
@aadiyoaad7611 6 лет назад
Fanaan wa kanaa❤ big legend
@faadumoeid4037
@faadumoeid4037 6 лет назад
Masha allh
@M.Duran71
@M.Duran71 6 лет назад
very respectfull to women from 13:40 amazing
@hajjizeykol98
@hajjizeykol98 6 лет назад
Rugcadaa , ree Magaal, Ree Mudug
@asmahappy5035
@asmahappy5035 6 лет назад
Kkkkkk 2 sano maha haa ingu fogayn waa 5 bilod kaa dib
@hafzaqueen530
@hafzaqueen530 6 лет назад
Oo habeen qalanjonimadii baad ku quruxsanayd calinkan sobooday muxuu ahaa
@Bashiradanbarre2024
@Bashiradanbarre2024 3 года назад
keligeyga qosol kadaalley x c cigaaal waw fanaaaan full ah
@XassanCigechannel
@XassanCigechannel 6 лет назад
wariye haboon ugaas kusoo dhawow shaashada
@geesigunirifayso305
@geesigunirifayso305 6 лет назад
kaalay gabadhu markii hore wariye may ahaan jirin miyaa
@rashkaboy2355
@rashkaboy2355 6 лет назад
Wooow haboon wada nuuraysa
@nimcaanabiib5063
@nimcaanabiib5063 6 лет назад
Hno haboon ma midhkii xumaa ayaad inagu liqday sidi hore ku shidneed
@cabiiralive
@cabiiralive 6 лет назад
walee in uu nin majeer teena yahay wuu qirtay dumar jacaylka hhhhhhhhhhhhhhhhhhh
@Bashiradanbarre2024
@Bashiradanbarre2024 3 года назад
fanaaaan full ah waaye axmed c cigaaaal
@khadarpk11
@khadarpk11 6 лет назад
Dad sharafle ayaatihiin ree ddsi
@asmahappy5035
@asmahappy5035 6 лет назад
Khadar Pk mahdsanid hno
@khadarpk11
@khadarpk11 6 лет назад
Asma Farah adaa mudan hno qaali
@sowdakhalifa1466
@sowdakhalifa1466 6 лет назад
Khadar Pk thanks wll💖🙏
@fahadibraahin1598
@fahadibraahin1598 6 лет назад
Legend jookar
@cabdiqaniosman9515
@cabdiqaniosman9515 Год назад
Xiligii uuqaaday iyo hada waa isku cod xiligaas oo uu ahaa tiirdhexaadka waaberi
@bulxanguuni4659
@bulxanguuni4659 Год назад
Msha Allah
@bashirahmedahmed6475
@bashirahmedahmed6475 24 дня назад
Legend
@abdihayehansshi8804
@abdihayehansshi8804 6 лет назад
Haboon adiguna waxaad isku darsatay caqli iyo qurux
@footballworld5384
@footballworld5384 5 лет назад
Al fanaan Ahmed cali cigaal legend
@nasroadan2221
@nasroadan2221 6 лет назад
Maansha alaah wiila shiisa isgaaba kayar
@faadumoeid4037
@faadumoeid4037 6 лет назад
Waaaaaaaaaaaaaaaaw guud
@aminahassan1764
@aminahassan1764 3 года назад
👐👏👏👏👏👏👏
@fadumoabdi1966
@fadumoabdi1966 6 лет назад
Wwwww yaaa salama
@xasanabdi4764
@xasanabdi4764 4 года назад
Dhibkaan qabo bal gaadhsii jacylkii faarax oomaar ku xasuus daa heestan
@ahmedjaamac7445
@ahmedjaamac7445 6 лет назад
👌👂❤
@maalinmaali8833
@maalinmaali8833 6 лет назад
Adeerow dadu kama muuqato iminkaba lagu ceshay dhalinyaro
@cabiiralive
@cabiiralive 6 лет назад
afsoomaaliga hodan bay ka yihiin walee majeer teenku yaanay been isugu sheekayn soomaalidu wada xaqiirka ahi oo aan waxba isu qirin haday soomaaliyu wax isu qiri la hayd manta heer kaaas may tag naateenee maan shaa alaah axmed cali cigaal
@ismaaciilwelidanab2020
@ismaaciilwelidanab2020 6 лет назад
haboon may yara carab la'adahay waayo laba kelmadood ma karto masrax oo ay tiraahdo mashrax iyo muusig oo ay tiraahdo muusiq mise anaa khaldan akhyaray
@asmahappy5035
@asmahappy5035 6 лет назад
ismaaciilweli danab may wad saxntay maa karto labda kalmdodba hno
@shaadiyajano4237
@shaadiyajano4237 6 лет назад
Kkkkkk. Walahi wad u fiirsatay. Haa. Waxay tidhahda musiq kkkkkk. But she's nice
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 4 года назад
Maya ma carab la'a ee waa lahjadeeda oo dds iyo jabuuti mashrax baa laga isticmaalaa. Sida Loogu kala duwan yahay "Waxaan ku idhi iyo Waxaan ku iri ; Waxa waaye iyo Waxa weeyi" Muusiq waa asalkii kalmada oo carabi ka timid.
@cabdullaahishire2474
@cabdullaahishire2474 6 лет назад
Way raac kkkk.
@cabdirshidmhmedhagi9365
@cabdirshidmhmedhagi9365 2 года назад
Sidaa igu dhoola cadeyneyso walee wuu arkaa iney ku maqantey Wareysigiiba wey khal khashee 1 saac 2 heesod keliyey kawareysatee Weriyda khadkey ka baxdee hhhh
@mubarakashkir9616
@mubarakashkir9616 6 лет назад
Waa
@ahmedonline2310
@ahmedonline2310 6 лет назад
wowoe
@garaadkaumadda
@garaadkaumadda 6 лет назад
masha alla noolow haboon sidaa ayaa wax loo waraystaaa
@dalla112
@dalla112 6 лет назад
axmed cali cigaal wali waba xayi ilaah ha u siyaadiyo wiilkisa siduu iskugu furtay anyway wa inaa taga dowlad deegaanka oo kuso mirqaama dhaantana so ciyaara ano ah wiil reer warshiik ah oo shirb kuso ciyaari doonajigjiga
@mahadljama4578
@mahadljama4578 6 лет назад
you always welcome walalo cidna kaama xigto waa dhulkaagi hadaad dhib kala kulantana maaha wax dadka kayimide waa dhul nalala maamusho Axmed waxuu ku soo caan baxay Muqdishu casimadii somalia.
@dalla112
@dalla112 6 лет назад
Mahadl Jama wll aad Ayaa kaga mahad celinya insha Allah waan booqan dhulka.
@TheLove0
@TheLove0 3 года назад
Ama Taa Garashusiyo Gargar Ka Aan sugaya Lama Galaan ii Taagtee Dhibkan Qabo Bal Gaarsi Gaar Qaado Jacal yahow Gaayi Laaga Hayamiyo Geeri Go’aan Salkeediyo Gabadh lii Ha Dhiigin Ama Taan Uu Go’ay Naftu Gacal ka mooda Ii Goohadiineyse Dhibkan Qabo Bal Gaarsi
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 2 года назад
Dhibkaan qabo bar gaadhsii ama badh noo qaybi weeye camal
@axmedabdulahikabsool5454
@axmedabdulahikabsool5454 6 лет назад
Mirqaan awadaybay ka dharjiyeen odayga
@asadaden
@asadaden 6 лет назад
Axmed Abdulahi kabsool Awadaay waa u xiisay walee
@axmedabdulahikabsool5454
@axmedabdulahikabsool5454 6 лет назад
Asad Aden haa azb odayga way sirqamiyeen cidiisi oo nabada ayuu joogaaa
@khalafyare1260
@khalafyare1260 6 лет назад
hhhhh ahmed libax waayo ilaahay haa xaafido wali waa yartahay reer jigga nasab waale
Далее
Qaybti Labaad ee Wareysiga Axmed Cali Cigaal
21:03
Просмотров 12 тыс.
RTN TV: CIIDA IYO AXMED CALI CIGAAL
11:53
Просмотров 23 тыс.
Your bathroom needs this
00:58
Просмотров 14 млн
Axmed Cali Cigaal Hees aad u macaan badan
4:48
Просмотров 80 тыс.
meecaad miigane
10:54
Просмотров 710 тыс.